ความคิดเห็น •

  • @faankakamaheloasalreerqard5583
    @faankakamaheloasalreerqard5583 7 ปีที่แล้ว +160

    Hahahahahha maanta yaa iga fiican first comment waa aniga plz like ii saara laki iyo Ilhan iyo xuseen shire waan idinka qeyliyey

  • @qalbiuron2422
    @qalbiuron2422 7 ปีที่แล้ว +8

    Ala nin moxo balayo yahay nagti iskutirtirto lee ujedaa.Ilahow ninfican naguwada soadi Amiiin

  • @fatimaahmed9097
    @fatimaahmed9097 7 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah Masha Allah gabadha yar ayan kahelay waynow habo
    👍👍👍👍👍👍👍👍👍
    film Mcn wan kahelay jilayal jira hore usocda

  • @ckariimmaxamudsamatar4323
    @ckariimmaxamudsamatar4323 7 ปีที่แล้ว +3

    Alla aabow sxb sdan cml wax laso dhaweesto ma ahan inta igu raacsan like iga daba keen

  • @ahmedjarati6449
    @ahmedjarati6449 7 ปีที่แล้ว +24

    War Somalay Hadad Toltihiin Like isartan walige waan arkaye bal ha la iisaaro aniga markayga
    Ramadan kariim

  • @fatoumaosman7271
    @fatoumaosman7271 7 ปีที่แล้ว +3

    wow ilhan reer jabuti miya, kartier 4 iyo jago buldhuq ku laha guudka mashallah one love for you and u2 laki my best fanaanad waan idin salamaya

  • @Guusho
    @Guusho 7 ปีที่แล้ว +167

    filinkan waaa mah mahadi ahed niinkeda haysan waydo saxibteda uhaynaysa inta igu racsan liketa hayla dhafin 😃😃😃😃

    • @nimcosalah813
      @nimcosalah813 7 ปีที่แล้ว +4

      ila soco
      waxaasi maah maah
      mahee reer xamar maah mah xumada iskadaya hhhhhhhhhh

    • @Guusho
      @Guusho 7 ปีที่แล้ว +8

      Nimco Salah hahahab baye mindhen reer xamar ba ku walacday mise mid reer xamarba kudaduyay mise runta iska sheeg daadka waxey donan iskaga hadlad tahay anyway ani mahmahadan reer xamar mahan jclhy wax iaka sax

    • @hanacabdilaahi1013
      @hanacabdilaahi1013 6 ปีที่แล้ว

      ila soco 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sahrajamacghj347
      @sahrajamacghj347 6 ปีที่แล้ว

      ila soco jdlhfrnhrl

  • @khaliilkbcomedian6418
    @khaliilkbcomedian6418 7 ปีที่แล้ว +5

    QAAD QAAD baY igu WareerisaY IYDAAA la qaadaYaaaa kumaLooo Dhag Dhag allow alle

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 7 ปีที่แล้ว +3

    reer somalia dad waal~waalan iga dheh nin jeclaah wuxu

  • @TheBlueEmpire-20
    @TheBlueEmpire-20 7 ปีที่แล้ว +4

    watching from Kenya

  • @nafisodahirhussein6239
    @nafisodahirhussein6239 7 ปีที่แล้ว +16

    mashaa allah shekadaan mudo aaan sugaayay hada eey iisoo dhacday walee jilaaa hindi iyo turki laga maarmay laki iyo ilhaan iyo xuseen shire axla jilaaa

  • @libanhassan8809
    @libanhassan8809 7 ปีที่แล้ว +5

    Laki we love you Adiga Jilayaasha qaaliga ah

  • @sabaaxibraahim3973
    @sabaaxibraahim3973 7 ปีที่แล้ว +3

    masha allah gabadha yarta k hely ilhy ha xafido

  • @malihamohammed6471
    @malihamohammed6471 7 ปีที่แล้ว +3

    waaware best actors laki xaji ilhan xarago xusen shire maysa yarisey wad kabaxsaten

  • @TheAyaanle11
    @TheAyaanle11 7 ปีที่แล้ว +10

    sheekadu waa top, jilayaashuna waa khatar, laakin siday kusoo af go,aday inay sii yara socoto ayeey ahayd, labada naagood is arkaan isku yara banaan, iyaduna aanay koomo galin.

  • @bishardhere
    @bishardhere 7 ปีที่แล้ว +36

    shaaruukhaanka soomaalida waa ciyaar jecel kaajasha soomaalidana laki baan u qiray

  • @nasiibaabdikariim9332
    @nasiibaabdikariim9332 7 ปีที่แล้ว +1

    best actor's wlh mxn arkay iyado dhabdhaba qisadan naagsxbtinimadeed sxb laanta dhaanta nina ku qabana aamin maba laha qalbigiina hawada siinina dumarow raga idinqaba

  • @ifkasmilinggirl7220
    @ifkasmilinggirl7220 7 ปีที่แล้ว +2

    shakadan weey iidhax gashaay laki xaaji siideey niinkeda ula hadleso iyo sideey isku jilceeneso ayanba ka heela I like it dumarka ragoda sida ula hadlan o macan

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 6 ปีที่แล้ว

    ma mashiinkii baaa kharaabay inta Ku qososhay LIKE isaara wlhi wan qoslay

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 7 ปีที่แล้ว +124

    Dumaroow qalbigiina rag hasiinina.Wakaas Saaxibtaana haku tashan.😡tani waa sheeko dad bey run ugudhacday

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว +3

      waleee yaab labadi ayab isku dayay lakiyey kaliye walagadolqaadi raba laraga dib badana

    • @qadriinaabdi4079
      @qadriinaabdi4079 7 ปีที่แล้ว +7

      Salaado Omar
      haa walhi waa xaqiiqda daagan

    • @farhiyafarhad1235
      @farhiyafarhad1235 7 ปีที่แล้ว +5

      balaayo naag hala saaxibto aamin. magasho wlhi caawin iska daaye xataa kuma dhibcinayo haday dhimanayso waa naagtii ninkeeda uqasabtay kwran waxay saas ugashay

    • @kawsarfarah5547
      @kawsarfarah5547 7 ปีที่แล้ว +3

      Salaado Omar iyadaba siisay oo uu amantay e miyey ilowdey raga damac iyo dareen inaaanu ka dhaman

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 7 ปีที่แล้ว

      Kawsar Farah waa runtaa midaasa kahoos baxday

  • @TheBlueEmpire-20
    @TheBlueEmpire-20 7 ปีที่แล้ว +4

    Gaaar ahaaan Garissa we love u Laki iyo Ilhaaan xaraga

  • @abdillahihamda9039
    @abdillahihamda9039 7 ปีที่แล้ว +1

    waw qisoo cajiib ah wa sida ka dhacda somalia djibouti xagagii oo kale

  • @ilwaadinaabdalla1790
    @ilwaadinaabdalla1790 7 ปีที่แล้ว +44

    pleaze haddi aad laki tagerto like igu caawiya asxpye xasidnimda halyska dhaafo

  • @khdrmuse1778
    @khdrmuse1778 7 ปีที่แล้ว +6

    waaaw caadi maahan lakiyeey guul wll hore usoco❤❤❤❤

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare7277 7 ปีที่แล้ว +1

    xusen shire nolow fanan qaali ah kkkkk kulahaa "aax carafta saan markay sanka igamarisay waa saaqmay "

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +10

    Jecliyaa afaarahaan oo kale 😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😂😂😂😂😂😂
    Film ka hadlaayo reeraha isqabo wan jeclahy
    Mahadsanidiin laki my love.iyo abwaanka qaaliga eh xusein shire 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘👄👄👄👄👄💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍
    Ilhaan cadey

  • @ubaxmohameddiiriye8027
    @ubaxmohameddiiriye8027 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxandaawanayaaa 2018 /05/14 kii hadad igadambeyso iisaar suulka

  • @macmacaan6394
    @macmacaan6394 7 ปีที่แล้ว +28

    ninkaaka naag looma amaano gabdhoow logamana sheekeeyo naag kale

  • @saidoilyas5891
    @saidoilyas5891 7 ปีที่แล้ว +73

    riwaayad iga dheh qofkii ka helay like ha igu qabto

  • @mandeeq-on1zu
    @mandeeq-on1zu 6 ปีที่แล้ว +2

    Qeybta kuxigtay aaway plz nosodhiga nabarna kuso qora si aan ufahanno sida ey iskugu xigto waa cadsi wana mahadsantahiin walalayal

  • @nagmainaxaji4887
    @nagmainaxaji4887 7 ปีที่แล้ว +2

    anigiii baaa hagaasayooo basaasay hhhhhhhh xusen shire waa qosol wlhy

  • @goodvibes.464
    @goodvibes.464 7 ปีที่แล้ว +8

    I never laughed and cringed so hard in my life 🤣😂🤣

  • @suubansaxarlasubansaxarla9877
    @suubansaxarlasubansaxarla9877 7 ปีที่แล้ว +9

    saaxiibka naaguhu waa bishoo sadexa .women dont deserve to be friends with .toos anaaba u garanaya naagay taasi ku dhacday oo jaarkeena masiibo weeye

  • @TheBlueEmpire-20
    @TheBlueEmpire-20 7 ปีที่แล้ว +1

    haaaa San ayan rabay lucky wacaysey don't stop keep it up

  • @deqaisse2188
    @deqaisse2188 5 ปีที่แล้ว +1

    ala damac badana kala daran lawadoda caku nin io damicisa saxib naged wa iska sidan maser ayan udhiman laha bilahi inti ila maser san like isara

  • @ismahanismahaan1720
    @ismahanismahaan1720 7 ปีที่แล้ว +19

    xuseen shiire kulaha dhag dhag dhag kkkkkk shaxari waalle nin isku hallen malaha nagne saxiib malaha hora lo yiri saxiib nageed siil weyn ayaa ka dabeeyso inta igu racsan like ta lacag mahe iguso hurguufa kkkkk

  • @ismailissa2904
    @ismailissa2904 7 ปีที่แล้ว +3

    naktii ninkeda dayacda waa sidan sxbtana ha isku haleen

  • @rosamohamed8185
    @rosamohamed8185 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallah gabadha yar fariida ah wa gabadhi laki xaaaji habo so barbaar

  • @fardowsahassan541
    @fardowsahassan541 7 ปีที่แล้ว +11

    walle naag asxan maleh nin aamin ma galo ruwaydu sisas beey ku socta nagaha saxibda ha liska jiro

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 7 ปีที่แล้ว +2

    wlhi laki waa gabar wcn sidaa inogubsoo jil

  • @saffaomar2251
    @saffaomar2251 7 ปีที่แล้ว +1

    😇😇😇😇
    rag aaaminAad maleh wllhi
    nagina zhp magasho waaaa film loo pahnaaa😇😇😇

  • @umuhanan2577
    @umuhanan2577 7 ปีที่แล้ว +4

    alla lakiyeey waad hoogi weyday carantiiyeey ninkaagii adaa naagta siiyay ka xaaxaabi hee

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 7 ปีที่แล้ว

      lakiyeey ninki naag ayad ku daar tay maxa se ka qabsa day naag bila nin ah miya ninkaga la bara walaga ilashadaye

  • @queendagan2359
    @queendagan2359 7 ปีที่แล้ว +13

    alla hoyoy saxiitinimo saaan maaa u dambesay wlh waba isku naxay😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdiwahaabnoorarjantiin5917
    @abdiwahaabnoorarjantiin5917 7 ปีที่แล้ว +3

    musiga yar ee mcn waa ka helay This life

  • @raqiibali8269
    @raqiibali8269 4 ปีที่แล้ว +1

    kooxda laki dhamaantiin somaliya,imaada magaalada moqdishu

  • @ayaanitaaayaanitaa3529
    @ayaanitaaayaanitaa3529 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaaa xanun badana san xey ehed nin wakasaa bala damac badan haqate

  • @kunkaroon530
    @kunkaroon530 7 ปีที่แล้ว +7

    Naag saaxiib maleh uff Alla necbiya sxb Naageed.

  • @xaawolaki9273
    @xaawolaki9273 5 ปีที่แล้ว +2

    naaguhu si macaan isu habsiyaan
    qofki igu racsan laki igu qabo

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalh walaaley ilhaaney timaha qarso ooo xibaata

  • @aminobashir6917
    @aminobashir6917 7 ปีที่แล้ว +3

    😀😀😀😀😀😀qaad qaad beey igu wareeerisee haka saarto kulaha laki😂😂😂😂😂xusen shire caadi maahin

  • @deqaadan2532
    @deqaadan2532 7 ปีที่แล้ว +4

    Laki gabarteeda maiza goobe cadi ma ahan wlhi laki ayba noqotay jilayad yaro cajiib ah

  • @osmanidil7533
    @osmanidil7533 7 ปีที่แล้ว +5

    waaw laki iyo jiilaa fiican 👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 7 ปีที่แล้ว +2

    plz qabteda kale inu soo duba aad ayey umcnthy riwayadu laki ,,, hussien ,,, ilhan

  • @namelos2963
    @namelos2963 7 ปีที่แล้ว +2

    laki & xusen shire🤗😍😗😘nolada walhi gob baa tihine

  • @asiyacabdilahi2572
    @asiyacabdilahi2572 7 ปีที่แล้ว +1

    lkn ma sidaa bay ku dhamty part two ma leh ?miskina waxba hely gabadha

  • @maahirhaajimohamoud9489
    @maahirhaajimohamoud9489 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhhh laki sida uu maseyrka uga soo kor dagyaa la qoslay wlhi marna naxdin baa iqabatay bal like igu qabta

    • @quruxbadan4505
      @quruxbadan4505 5 ปีที่แล้ว

      qosol aa waaban naxay wlhida

  • @sabpretty506
    @sabpretty506 7 ปีที่แล้ว +278

    Qofki asigo airphone ugu jiro fiirsanaye plz like ii saara inta iga danbeyso

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว +1

      farxiya farhad xabiibti hala saxiibin wax la aamino mahaan naag saxiibta ah oo aad cawineyso misena ninkaadi la wareegtay soo dib mahan Marka iska illaliyo xitaa ha cawin

    • @sabpretty506
      @sabpretty506 7 ปีที่แล้ว +2

      Xassan Cawil kal iyo lab wlh same cml

    • @queenofqueens7152
      @queenofqueens7152 7 ปีที่แล้ว +1

      aster pretty walahi waku saare airphone baaa igu jiray hhhhhhhhh

    • @sabpretty506
      @sabpretty506 7 ปีที่แล้ว +1

      Nacima Haji hhhhhh

    • @queenofqueens7152
      @queenofqueens7152 7 ปีที่แล้ว +1

      aster pretty walahi comments kan cml waligeey ma arag gacana ku taagay👋hhhhhhhhh

  • @inansoomaaliyeed8123
    @inansoomaaliyeed8123 7 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭 Alloow yaan sxp Aaminin saan lee miyaa sxp laki Ayaaba iga sii daran oo usoo dhaweysay ninkeda naagtu

  • @maidadayib3003
    @maidadayib3003 6 ปีที่แล้ว +1

    kkk the best film Somali I ever see tlhi I like when she cuts here xirac 😅😅😅😅

  • @sahrayar2525
    @sahrayar2525 6 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂waxan ugu jecelay riwaayada inta yare ay isla tirsanayaan xuseen iyo laki 😂😂😂xuseen dhalmadaysbaad tahay
    Laki kan yaa dhalay hadde kun jerbaan ku ceshtaa intaa yar

  • @stayblue759
    @stayblue759 7 ปีที่แล้ว +5

    5 ka rooney mxaa ka danbeeeeye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣. Diraca cad wn ka hela Xuseeen shire sidii aan yeeli lahaa ayuu sameeeye 👌👌👌👌👌🔝🔝🔝garoob isu roona horta

    • @mutaarshaaw1555
      @mutaarshaaw1555 7 ปีที่แล้ว

      stay Blue siir nageed lamasiil garooo

    • @mutaarshaaw1555
      @mutaarshaaw1555 7 ปีที่แล้ว

      stay Blue wlhi waan kahelay ruwayadan markale biz

    • @mutaarshaaw1555
      @mutaarshaaw1555 7 ปีที่แล้ว +1

      stay Blue anigeey igu dhcdi tano kalee

    • @mutaarshaaw1555
      @mutaarshaaw1555 7 ปีที่แล้ว +1

      stay Blue love you laki iyo ilhaam iyo xusen shire

  • @zahrujam1846
    @zahrujam1846 7 ปีที่แล้ว +2

    saxb hhh sxb majiro sanadkan

  • @fatumasqueendom4867
    @fatumasqueendom4867 7 ปีที่แล้ว +3

    walle mudo badan waan sugay

  • @yunisfarey8230
    @yunisfarey8230 6 ปีที่แล้ว +1

    Wa darise Marba mid baan tiimbanayaa kulahaa ar xuseen shiraa

  • @aminaadam7053
    @aminaadam7053 7 ปีที่แล้ว +5

    The lesson of this film is never let your husband pick a beautiful woman otherwise he will date her

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 7 ปีที่แล้ว +6

    Laki Xaaji wacays god keedi bay biyuhu ugu soo galeen ka xaa xaabi hee kkkkkkk

  • @anzaquen5546
    @anzaquen5546 6 ปีที่แล้ว +1

    Nagba uma bdni intas kuronhy viva wilshen somliyed😍😎

  • @jamalnurabdulle2130
    @jamalnurabdulle2130 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhh thnkes abwaan xuseen shire nolaw wadanigena

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare7277 7 ปีที่แล้ว

    kkkkk ani iyo ina kuus nuskeydaa kulahaa kal ilaab waa iga qusliyay xusen shire like ha iladhafin sxb

  • @jabariali5368
    @jabariali5368 7 ปีที่แล้ว +3

    aniga like yaan la ii saarin. mahadsanidiin.kkkk

  • @fardawsaabshirahmed8614
    @fardawsaabshirahmed8614 7 ปีที่แล้ว +12

    hhhhhh nice walhi asxaabta qaliga ah mar bay kala duluuqan hhhhhhhh

  • @nnnfdnnfesbok3266
    @nnnfdnnfesbok3266 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk iga dheh Laki xaji hore usoco Wll mcn

  • @aliyadigriyow4455
    @aliyadigriyow4455 7 ปีที่แล้ว +1

    Salaan saree laki xaji cadi matihid aktaraad ful masha Allah 😍

  • @nasrashacni430
    @nasrashacni430 7 ปีที่แล้ว +10

    ragu iiman la,aa mid kasta hunguri miya ka galaya alla anigu waan walan laha hadan laki ahay kkkkk

    • @MohamedAhmed-bq2tr
      @MohamedAhmed-bq2tr 7 ปีที่แล้ว +1

      nasra muxumed
      naagtii ninkeeda hagaaso waa loo soo nuurinaa

  • @khadraiid5680
    @khadraiid5680 7 ปีที่แล้ว +1

    horta azxbeey maogtahay cadawgaga kobad waa Zxpada waay meel anad kafulanaynin kaga zobaxaysa wlhi waan arkay anigu

  • @isramustafe492
    @isramustafe492 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ilhaan xarago waan taageeraa

  • @faadumoqalanjo1511
    @faadumoqalanjo1511 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxaad aragtaan kuu dhalaye ku laha hhhh

  • @saabiriinsiman6333
    @saabiriinsiman6333 7 ปีที่แล้ว +2

    Best riwaayadaan oo kale waa loo baahanyahay

  • @samiyahusein8261
    @samiyahusein8261 5 ปีที่แล้ว +2

    ina kuus isu kaayo daa kulaa aar ninaa😂😂😂

  • @ahmedjaanen8727
    @ahmedjaanen8727 7 ปีที่แล้ว +1

    waa loo bahna Filinkan oo kale oo San Ah ee liga halasaro Azxbt

  • @dagandahir9357
    @dagandahir9357 7 ปีที่แล้ว +2

    waligay filim ma daawan xataa qooto lasheegayay magaca filimkaa isoo jiitay laakiin laki soo dhamaytir ma dhaman

  • @فرؤؤحهيوسف
    @فرؤؤحهيوسف 7 ปีที่แล้ว +21

    hahaha cajib wlalayalow like igu qabo Un bn arkaye maxa laga faida ana dhehe😍😂

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 ปีที่แล้ว +7

      kkkkk xuseen Shire kulahaa ceeb walaba afmaroojis uba ku caad cadye kawaran Laki ninka.qabo yaqey tagye

    • @rahmacabdiraxman7648
      @rahmacabdiraxman7648 7 ปีที่แล้ว +4

      فرؤؤحه يوسف k

  • @namelos2963
    @namelos2963 7 ปีที่แล้ว +2

    jecliyaa laki walhi waan qoslay

  • @abdikarimmuqtar6997
    @abdikarimmuqtar6997 6 ปีที่แล้ว +1

    wah ruwayed mcn fananki dhibjiir baan ahayo top 10 haha

  • @sumayahassan7258
    @sumayahassan7258 7 ปีที่แล้ว +2

    xuseen shire kkkk dalaq 2 dalaq kulaha guryuhu waba isku dhowyihin cml 😂😂😂

  • @quranquraan7225
    @quranquraan7225 6 ปีที่แล้ว +1

    filimkaa wan cabarenayaaa anigaa cod malahaa

  • @shaimamohamed4540
    @shaimamohamed4540 7 ปีที่แล้ว +36

    horta mamoyinka somalida waxan kala yaabay cuntaa karineena ee ku dhahayaan kadib adiga lagu dhahaya hilibka iisaar tuunta iitun bashasha siijarjar mxa kariseen hooshii odhan lagu qabtay bee yaab ilahay hanidhafo😂😂😂😂

    • @sharfonosman2390
      @sharfonosman2390 7 ปีที่แล้ว +3

      shaima mohamed kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk wlhi wan qoslay waxadba isoo xasusisay too dumashidey aheyd waxay iga bilabi jirtay dabka iishid diksi iso qabo midida iken salada ilaa ilaa dhamadka milixda keen cml 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @ayanomar4414
      @ayanomar4414 7 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @omaryare404
      @omaryare404 7 ปีที่แล้ว +1

      shaima mohamed you so lusy

    • @kunkaroon530
      @kunkaroon530 7 ปีที่แล้ว +2

      shaima mohamed 😂😂😂😂😂😂😂 wlh been maadan sheegin

    • @mamasomalia4013
      @mamasomalia4013 7 ปีที่แล้ว +1

      shaima mohamed hhhhhhh

  • @hodanabdiraxman227
    @hodanabdiraxman227 7 ปีที่แล้ว +1

    gabdhii laki soo barbaar habo mayzo yarey Film shidan iga dheh

  • @komarocksinkhan3048
    @komarocksinkhan3048 7 ปีที่แล้ว +1

    laki xaaji wacys funny adiga Ku dhaqfay one love nolow

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 7 ปีที่แล้ว

    waaaw cadi ma aha wallahi waa qisoyinka jira waqtigan lajoogo

  • @dekaally4350
    @dekaally4350 7 ปีที่แล้ว

    xusseen saxibow wayahn wathssppka wanba kawaye xagee ka dhacde

  • @ubaxcadey2909
    @ubaxcadey2909 7 ปีที่แล้ว +4

    woooow waa ruwayad inaaba caadi aheyn

  • @queen_rasmiqueen_rasmi8237
    @queen_rasmiqueen_rasmi8237 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 San miya saxib tinimada sacan laka bilabo forget wlh sxb wll aradsana oo sfcn ULA saxibo fdlan like isar

  • @kkkkk695
    @kkkkk695 6 ปีที่แล้ว +1

    War somalida filin iyo xaqiiq makala saari karaan miyaa

  • @gabadhahooyomaariyo3926
    @gabadhahooyomaariyo3926 7 ปีที่แล้ว +5

    Wuxuu alle igu nimceyey in Ana naag saxiib la ahayn hada kadibna mabarabo

    • @marioyaska5609
      @marioyaska5609 7 ปีที่แล้ว +4

      cadar cuud gabar iyo garoob saxiib lalama noqdoh midlaqabo ayaa lala noqda olagu nafisa naftu nafisaad ayeey ubaahnthy

    • @fathyoo4074
      @fathyoo4074 7 ปีที่แล้ว

      gabadha hooyo maariyo kkkkkkkkkkkk wlhi wada iga qoslisy maxa waxani wa filim ee ma waxa jira miya mody maseer badni daa nag kaa dheer ayu kula guursan kara so ma ogiid

  • @Ismili
    @Ismili 7 ปีที่แล้ว +1

    nin waligaa ha Isa wada siin. nagna saxiib magasho

  • @khadarmubamex9440
    @khadarmubamex9440 7 ปีที่แล้ว +3

    this is nice film

  • @faankakamaheloasalreerqard5583
    @faankakamaheloasalreerqard5583 7 ปีที่แล้ว +6

    Ruwaayadaan waan ka raali la ahay dadoow marna waan qoslaa marna waan ooyaa waxaan la cajabay waxaa ka mid ah wiilku ha iga hindiyeeynin waa soomaaliyeysan yahay kkkk iyo waxaan kaloo ku qoslaa mishinkii wuu qaraabay waxba dhali meysid kkkkk iyo diyeeshahaan ka qufacayaa kkkk iyo qaar kaloo badan iyo waxaan ku ooyey laki markey dhaceyso waa dhimatay baan is idhi intii ila jeclaatay like ii saarto plz

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 7 ปีที่แล้ว +1

    sheekadaan part2 ma Leedahay somali maryooleey waanba Ka Helay Anigee

  • @mohammedqanyare63
    @mohammedqanyare63 7 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhh aniga iyo taan buug nasku kaaya daa maxa Ka Dan beeye tol beelaye maxa iigeeye Xuseen shir Waa iga qosol siiye