ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Dhirigelin Lacagtu bisha dhexdeda ma ka dhamata? Friday iyo Faido saving week 25

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2023

ความคิดเห็น • 49

  • @zamcali7868
    @zamcali7868 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ma.quruxdydii allah inoo fufudeeyo congrt❤❤🎉

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah gacalo gulayso ❤❤❤

  • @FarxaanHaybe
    @FarxaanHaybe ปีที่แล้ว +1

    Dadka ufaa idee lacagtood mother

  • @Abdhulahihassan
    @Abdhulahihassan ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaahey xaku barakeeyo waanku wareernay lacagta mesheey aado manaqano waan save garen weynay

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Ameen walal, thanks , waa wax meel kasta oo tagto ka rabto, so ma sahlana weliba hadii kharashkaga badan yahay. Hadana wax kasta waa qaali garobeen. Thanks ❤️❤️

  • @user-hw2us8zq9m
    @user-hw2us8zq9m ปีที่แล้ว +1

    maansha allah nadiya ha la dhiirgaliyo waa gabadh qali ah

  • @fufnfjdjfurhf7746
    @fufnfjdjfurhf7746 ปีที่แล้ว +1

    Anigun la mid baan ahay

  • @fufnfjdjfurhf7746
    @fufnfjdjfurhf7746 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @user-kh2lh5gs2x
    @user-kh2lh5gs2x ปีที่แล้ว +1

    ❤xbibit nadiya. Quruxley.

  • @mariaabdullahi5681
    @mariaabdullahi5681 ปีที่แล้ว +1

    Habo see kuhelikaraa warqada budgetks

  • @caashamaxmed7650
    @caashamaxmed7650 ปีที่แล้ว +1

    Jazak allah kul khayr nadiya❤❤❤

  • @salmohappy1198
    @salmohappy1198 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ilahay haiku xifdiyo abayo❤

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 ปีที่แล้ว +1

    Sax wlhi abayo warunta ❤❤❤❤

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว +1

    Away hilibkii iyo qudaartii

  • @zamcali7868
    @zamcali7868 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nadiyow qli Anigu somaliya wan jooga gaar ahan dg,burtinle Waxan la noolahay Familykyga wali manan Guursan balse qeyska Ayan hayaa bilka waxana habenksta aan qataa oo ley diraa 5$waxana Budget Gareeysta .ani ahaan malinksta,1.3" waxeyna inoo qota bisha dhan 19.5$ayan faidaa oo aan creamkyga ka dhigta iyo wax barashadeyda,

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  11 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah macanto fariid baa tahay Allah xoga iyo caqliga ha ku siyadiyo iyo irsaqadaba. Sii fican bad yeshay sidaa wax uu mamusho waa Mansha Allah. Thanks habibti ❤️❤️

    • @zamcali7868
      @zamcali7868 11 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid qali adna allah ku Mamuuso,halka aad joogtana ah allah kugu amansado,

  • @user-jr1gf3oy7s
    @user-jr1gf3oy7s ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

    Asw, wan idin salamay dadkaygiyow ilahay waxan idinka rajayn a barwaqo iyo cafimad. Thanks ❤️❤️

    • @umuamiira3083
      @umuamiira3083 ปีที่แล้ว +1

      Abayo mel aankala soo xariiro iso sheg

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      @@umuamiira3083 Macanto snapchat waa Naturally Nadia isoo message garee Insha Allah. Thanks ❤️❤️

  • @fardowsahussein6886
    @fardowsahussein6886 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo intee kala soxarira wax save Garey bas isdhaha hada anigii oo waxkale kuqabta arla

  • @umuamiira3083
    @umuamiira3083 ปีที่แล้ว +2

    Abayo xagee kaso xariira iso sheg

    • @umuamiira3083
      @umuamiira3083 ปีที่แล้ว

      Quruxay whats upkaga maiso sheegi kartAA ADO MAHADSAN

  • @haigumashqulin7292
    @haigumashqulin7292 ปีที่แล้ว +2

    Asc mcnto wllhi wax badan ayan kafaidey intan kubartan wax meldhektey lkn hadana dib ayan ugu noqda hadu rerkeygu wax ubahdan waxkale uma awodo ilatali❤❤

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Ws wr wb,
      Masha Allah macanto I’m happy for you, habibti rerka ma biil kasta mise waa kor socod iyo wixii soo kordha? Thanks ❤️❤️

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 ปีที่แล้ว +1

    Waakaa qaadnay Nadia cadey waku ficanahay

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 ปีที่แล้ว +1

    Haa wllhi anaa ka kow ah bisha 15kedaba😪😪😪😪😪😪

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Wax kasta a waa qaali garobeen hada, lacagtana Allah ha inoo barakeeyo ee way iska bixin. Thanks ❤️❤️

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 ปีที่แล้ว +2

    Kenya waa jeclahay inaa ku noolaado waayo wanba ku heestaa nolaal ahaan .
    Kenya wax walbo guriga loo isticmaalo hadaa nacdo waxaa jiro rag kaa qaadanaayo oo Alaab cusub kuugu badalaayo.
    Waxaana ladhahaa ragaas Maalimaali. Hhhhh

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว

      Masha Allah waba niman ficaan, alabta guriga miyaa? Kenya hada nolosha waa qaali garowday, qofkii awooda waa Mansha Allah. Insh Allah inan imado waa jeclahay. Thanks habibti ❤️❤️

  • @MemeAhmed-px9ft
    @MemeAhmed-px9ft ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbtiti aniga waxaa isku arkey budget markaa sameestey inee Wax meel II dhigman alx
    Hadana bilaha qaar maciishadii weey is badalee oo fx, halkii Awal caanaha uu ahha 21 dollar wuxuu noqona 23 dollar rashinkii kale sidii oo kale o waxaa dhici karto 70 dollar ziyaada inee kugu baxdo ileen maciishadii meesheeda Mar walbo Ma joogeyso
    Lacagtiina laguma kordhinaayo
    Bal abyo mct arintaas seen u xalinaa
    Bil walbo soomaliya Wax unbaa qaaliyoibo biyo ama adeeg ama gas

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa macanto Rashinka iyo wax kasta waa qaali garobeen, marka hadan lacagtii la kordhin karin, melaha kale wax ma uga goyn kartaa, sida wax ibsiga, wadankii lacagta ma uu bahan yihiin mise waa wax korodhsi? Rashinka sidoo kale hilibka ma yarayn karta week hal mar, chicken waa ka raqisaysan yahay hilibka cas, tuna, fish, vegetables. Waa ku fahmaya malin kasta wixi wax ba lagu daraa alabtii Waa yaab. Anigoo kale hada hilibkii waa yaraynay qudrada ayan badsanaa oo more health ah, weekly waan uu adegta oo taas way ii cawisa madama only wax week la cunayo soo gada. Thanks ❤️❤️