Budget two families oo Nairobi 🇰🇪 degaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #dhiirigelin #budget #savings #moneymindset

ความคิดเห็น • 11

  • @user-kh2lh5gs2x
    @user-kh2lh5gs2x 25 วันที่ผ่านมา +1

    waaw ❤

  • @Hawo-lula
    @Hawo-lula 25 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤❤

  • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
    @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  25 วันที่ผ่านมา

    Asw, waa idin salamay khair iyo cafimad idin rajayn, video gaban weeye oo labo family oo kala duwan budget koodi. Thanks ❤️❤️

  • @zamzamabdilahi7887
    @zamzamabdilahi7887 25 วันที่ผ่านมา +1

    Wll nadaay Alle hku barakeyo anuu wan sugyaa barnamijkga

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  25 วันที่ผ่านมา

      Thanks habibti Ameen sharafey dhamanteenba,,qaali Allah ha ku dhowro❤️❤️❤️

  • @raxmacail
    @raxmacail 23 วันที่ผ่านมา +1

    Walaale jazaakiAllahu khayran xabiibti wax badan ayaan kaa faaiday Allah haku barakeeyo
    Waliba waxaan jeclahay oon ka helaa markaad soo galiso reer buget koodu sifiican ugu socdo oo wax dayn ah lagu lahayn maanshaAllah anigana saas ayaan jeclahay inaan noqdo hadda muddo yar ayaa. Ku daawanayey
    Buget kaygii waa ii toosay bishan sidaa reeekan danbe ee fiidiya kujira
    Walina aniga waxaan jeclahay caafimaadka iyo waxa la xidhiidhana inaan meel wax udhigo
    Waxaanan ku noolahay Nairobi

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  22 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah macanto ilahay ha ku barakeeyo, aad bad uu fican tahay inaa cafimadka iyo wixi uu bahan tahay budget gareyso, taas waxay ku sahlin inaa marka uu bahato haysato wax yar ku bilow iyadoo badata arkaysa adoo gadhay goal bad arkin Insha Allah. Allah yaa barik habibti ilahay ha ku fududeyo dedalkaga 👏👏. Thanks qaali❤️❤️

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 25 วันที่ผ่านมา +1

    Abaayo afrika kaliya ayaad y badan tahay inaad ka hadasho aaway reer yurub iyo ameerika kama hadashid badanaaba.

    • @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219
      @dhaqaleiyodhiirigelinchann4219  25 วันที่ผ่านมา

      Macanto meelo kale wan soo geliya, lakiin qofkii ii ogolada oo raali ka ah uun ban soo geliya. Kuwo dadka qurbaha waa ku jiraan . Thanks❤️❤️