WAR DEG DEGA:DHIMASHO IYO DHAWAC WEERARKA MADAXWEYNAHA|LAASCAANOOD OO GACANTA LAGU DHIGAY 3NIN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 3 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 3 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxariso ,amiin

  • @sudihersi9028
    @sudihersi9028 3 วันที่ผ่านมา

    Allaah haunaxariisto gabadha.dhamaan ehelka samir jamiila hakasiiyo Allaah

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 3 วันที่ผ่านมา

    Baarlaamanka ayaa soomaalidu eeday

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 วันที่ผ่านมา +2

    NIMCO ALAAHU RAXMA RAAXIMIIN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SiradHussien
    @SiradHussien 3 วันที่ผ่านมา

    aamiin yaarabi

  • @MohamedMaame-y6x
    @MohamedMaame-y6x 3 วันที่ผ่านมา

    Allow janatul firdows haka waraabiyo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 วันที่ผ่านมา

    Allah wariye Been Badanaaa

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha naxariisto gabadha aamiin

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 วันที่ผ่านมา +1

    Shacabka Sscoow U Deeya Gabdhaha ku Dhintay dadaallka Minida u.mmadda Soomaaliyeed

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา +1

    madaxweyne kuxigeenka ssc kjaatumo wa geesi firfircoon oo reer ssc wax badan utaray wana ninka sabab u ah in ssc iskutashadan oo hore usocoto

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun Alaha u naxariisto marxuumada Aamiin iyo dhamaan muslimiinta Alaha u wada naxariisto Aamiin

  • @abaaleymaxamud9484
    @abaaleymaxamud9484 2 วันที่ผ่านมา

    Asc dhulbante qamriga wa xaran

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 2 วันที่ผ่านมา

    Dhulbahante miyaa iskubilaabay

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa daciifnimada SSC oo aan aargudan ugu yeera cadowgooda ina adeer ilaa her madaxdiina la damco in la dilo hadaad horey u soo afjari lahaydeen ina adeerkiina wuu idinku koray goor dhow cadowgeeni ina sdeerkiin iska celiya.

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay haw naxariisto nimco askariga dhaawacana ilaahay haw booga dhayo
    Maxay tahay sababta dhulbahante jidka ugu gelayaan madaxdooda &weftigiisa ?
    War inta la hayo & inta lagu daba jiroba hala laayo tira kastoo ay yihiin

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ameen Yarabi 🤲

  • @Umo580
    @Umo580 3 วันที่ผ่านมา

    SUBXAANLAA INAALIAAHI WAA INAALIAAHI RAAJUCUUN

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา

    horgalada lashaqeyna argagixisada snm wa laga dhameeyo dhulka ssc oodhan

  • @roodamahamed6138
    @roodamahamed6138 3 วันที่ผ่านมา +3

    Waa khatar iyo ceeb hala qabto wiixi.falkaa xun ku kacay hana laga waransiiyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 วันที่ผ่านมา +1

    oo yaa sameyay saas oo kadambeeyay war dila horgalada kudhex dhuumanaya

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 วันที่ผ่านมา

    NIMCO WEFDIGA MEY AHAYN DARAWKADA MID KSMIDA BEY XAASKIISA AHAYD ALKAHOW NAXARIISTI

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 วันที่ผ่านมา

    Haaro haaro xasan Marna Tuugsada Marna caaya waji malaha Falastiin😂😂😂😂

  • @AminaALI-y6w
    @AminaALI-y6w 3 วันที่ผ่านมา +6

    maxay ahaayeen musiibo ha ku dhacdo idam illaahay adhaxda ka jaba kuwa sadaa sameeyey gacan birah ha lagu qabto naclada

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 วันที่ผ่านมา +1

    Shacabka Sscoow Guulwacan

  • @AdamAli-s5g
    @AdamAli-s5g 2 วันที่ผ่านมา

    Beriba ma iyagii ayaa is ugarsanaya. Waa bilawga burburka khaatumo

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 3 วันที่ผ่านมา

    Adancarab waa taxyahii

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 วันที่ผ่านมา +2

    Nijaastu ma horgallo ayay ahaayeen

  • @SayidAbdirasaq
    @SayidAbdirasaq 3 วันที่ผ่านมา

    Walee buur madow dhulbahante wuuyaqaanaa lacag lavage baan isticmaaleynaa taasoo macnaheedu tahay waan iskudileynaa wey bilazbatay

  • @abdinur9475
    @abdinur9475 3 วันที่ผ่านมา +2

    asc talo fiican ayaan u haya ssc waa in la ilaaley madaxda sare iyo garadada khaasa garad jama oo looyaqaan gala dagaalka gala ,khasa ahan waa in la baara babuurta iyo satafka madaxda

  • @amalmohammed5944
    @amalmohammed5944 3 วันที่ผ่านมา

    War adigu is sa sax

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 วันที่ผ่านมา

    waa horgalo hala dilo kuligood nacalada yaan la cafin dhulbahantoow walaahay hadii lacafiyo kuwa kaloo badan baa saa samaayn doona walaahay

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 วันที่ผ่านมา

    war kan hadalkisah ha lah hubsadoh markah horeh waxan u shegayah horgaladah buhodleh waa in lah so Afjerah horgaladah welih u shaqeyah Argagixisadah snm

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 วันที่ผ่านมา

    Aamiin Aamiin yaa rabii🤲🤲🤲

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 3 วันที่ผ่านมา

    Shaqadii way bilaabatay ,Lacagtii la qaybinayeyna bilaash ma aanay ahayn mid kalena waanu sugaynaa ,markana yaa dabka saaran oo la dubi doonaa .

  • @Abdi-hx7zq
    @Abdi-hx7zq 3 วันที่ผ่านมา

    Kuligood hala laayo wasakhda hhhhhhhh 😮

  • @museosman8296
    @museosman8296 3 วันที่ผ่านมา

    Ma durba idinkoo dhibtii weli jirto taas khubaraa ka hadashay

  • @KeyseAbdi-s8t
    @KeyseAbdi-s8t 3 วันที่ผ่านมา +1

    Media yaha hakala hadana EE tilifoonka Ka waca

  • @abdifatahientertainmentn9982
    @abdifatahientertainmentn9982 3 วันที่ผ่านมา

    Waan ogaa dhulbahante in ay islaynayaan waayo dowlad mayaqanaan waa wada horgalo somaliland kama maarmaan

  • @MohamudHirsi-b5s
    @MohamudHirsi-b5s 3 วันที่ผ่านมา +1

    Wax wayn ma dhicin

    • @Mideye157
      @Mideye157 3 วันที่ผ่านมา

      Dalxa mar walba wuu weyneya wax kasta

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 3 วันที่ผ่านมา +1

    See kudhacday in Gudaha ssc madaxwena lagu weraro see wax ujiran halakala sifeeyo dadka manta la isticmalayo waa in gacan bora lagu qabtaa amaanka ssc ma aqbalayno in jajuus lagu dhex berto

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 วันที่ผ่านมา +3

    Malleeshiyadaka horogalada ah ee u shaqeeya cadoga SSC khaatumo ee werarya madaxada waa in tallaabo deg deg llaga qaada 🥹

  • @YUUSUFMuuse-h4f
    @YUUSUFMuuse-h4f 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa barkad jamac siyad cali geri iyo hayag miduun. Haday qaab qaybiil ku abaabulaayeen ayey ila tahay maxay kula tahay adiga

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 3 วันที่ผ่านมา

      Waxay ilatahay in aad adigu ibliis tahay oo weliba idoor biiqay badhyowayne tahay

  • @lii7560
    @lii7560 3 วันที่ผ่านมา

    WAAR. BEENTA. ISKA. DAA. ILAHYE. KA. BAAQ. VIEWS BAAD RABTAA. SEYE. WAX. UU DHACEEN. SHEEG

  • @mohamudcabdi3773
    @mohamudcabdi3773 3 วันที่ผ่านมา

    Dablaydu maxay ahad waa yabe

  • @Mideye157
    @Mideye157 3 วันที่ผ่านมา +1

    wax aad ka dhigaysa wax weyn. Nin sakhraan ah ba wafdiga xabado ku ridey isna Waa la qabtay. Gabadhana Alla ha u naxaristo
    Ciwankaga sax waan kugu daaley.

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 3 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya waa in Soomaaliya ay ka baxaan waa cadaw bad raadis ah masar hala diido Itoobiya ha baxaan xasan dhiiqo ayaa wata Itoobiya vilada ayey la joogaan diyaaradihii itoobiya military gii itoobiya safiirkii itoobiya xasan dhiiqo ayey isla joogaan vilada xasan munaafuq