R. wasare Xamze inuu iska Aamuso ayay ahayd Wallahi caqligenu caayay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 48

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    DAX❤ JAAMAC KULA FIKRAD BAANU NAHAY.
    SIDAADA OO KALE BAANU U ARAGNAA DULMIGA IYO MUNAAFAQADA XASAN DALKA KA GEYSANAYO.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xamse waa horgalkii ugu liitey

  • @anab9951
    @anab9951 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wixii jira maalintaas ayey analysis ku sameeyaan jamac iyo saaxiibkii guuleed hore u socda

  • @AbdiwaliAhmed-d1y
    @AbdiwaliAhmed-d1y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Absolutely xamar dad dowladnimo dad u diyaarsan maahan Reallaty😊

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runta ee allow ugargar dadkega aaamin aaamin yaarabi

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walee waa yaab Xamze wax walba waa kudee ay Xasan😢😂

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan Tuug iyo Xamsa dhaandhaan Ilaahoow na dhaafi

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse Biixi is coming back 🎉🎉🎉

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaasi mustaqbal danbe kuma laha siyaasada Somalia

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sayid axmed islaan waa nin wanaagsan aabaha jubaland kismaayo waxaa joogi jiray kooxo kala duwan oo dadka dili jirtay dhici jidhtay kufsan jirtay wataa kismaayo oo nabad ah dadkii oo dhan kuwada nool yihiin somali oo dhan alxamdu lilaah sayid axmed waa yaqaan cadwgiisa waana yaqaan waxa dadka udan ah

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War Xamze waa na ceebeeyey.
    Waa Marxuum run ah.

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ogaadeen meesheey mudnaayeen ayaa la fadhiisinaayaa axmed madoobe dartiis.

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamza waa nin karti leh ee xasan wadanka inuu wadanka talada la wadaag ee falastiin kursigaaga kucaawi inta kuu dhiman

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cawa ma raysal wasarii hii baa usoo dhigateen waa laydin kafilayeey

  • @abdia9872
    @abdia9872 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamze waxuu iska dhigay magac u yaal. Waa nasib daro innu saas u hadlo.

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jubaland axmed madoobe ma xukimidoono ee waxaa xukumaaya dadka xaqa u lahaa ee u badnaa deegaanka.

    • @nasirmahdi5905
      @nasirmahdi5905 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaad akhridaa historyga jubalan markaasaad garan cidda u badnayd
      The East Africa Protectorate
      The East Africa protectorate. Author: Eliot, Charles, 1862-1931. Published: 1966. General information as to the East Africa Protectorate

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamza waa ku saxsanyahay, dabayaaco waxay doonayaan kursiga xamza.
    Majeerteen kursiga daarood haddii aan la siinin dowladda ma taageereyaan.

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkk war ninkaasi RW maaha waa brank meesha la ogyahy

  • @CaliHadafow
    @CaliHadafow 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xamza waa saxanyahay

  • @guledsm
    @guledsm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marxuumka waano lagala quusey.

  • @AbshirRaagecali
    @AbshirRaagecali 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cuqdad ayakuheyso jamacow

  • @ubaxabdulle7059
    @ubaxabdulle7059 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    idinkoo kale weeye waxuu dalka ka dhismi la yahay galadow xamza iyo xasan waa hanqaraarac ĺugna uma dhutiyo adigaa arki doono ee ka fuqa madaxdeena

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa Soomaali Tiri Walaashaa iskuma hubtide Seedigaa hala Kala dhiman
    Nimankaani hoostay is Kala xiriiraan oo beesha caalamka ayaa isku haysa haday heshiiya tiraahdana haben madow ayaa madaxtooyada laysugu yeeri xataa puntland ee ha fududaan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XAMSE MAALINKII UU XASAN SOO MAGACAABAY, BUU BILAA NASIIB NOQDAY. XASAN OO DULI AH MARKUU IS YIRI LA SHAQEE?, BUU NACAS NOQDAY

  • @nourahmedhalanewakiil_caas433
    @nourahmedhalanewakiil_caas433 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂 Jasmac Galad Caadi Maaha 😂😂😂

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    doqontu walaalkeed bay u dabwentahay war orda oo xabashida iskaceliya doqonyahay cidlawareegaa 🤮🤮🤮🤮🤮🤮😡😡😡😡😡😡

  • @fardo1fardo227
    @fardo1fardo227 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jamacow xamse waad la saayirtay

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Agah eegada maxaad u maagteen raisul wasaaraha ogaadeen.

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaahuu ogaadeen waa ogaadeen balnimankaan dhageeysta qaraabo kulahaa cuqdada waa xanuun war yaa idinkaga futa xun galadoow hadaa baxdaan walaahi adinkoo baati kajilicsan aa imaaneeysaan

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaan idin caddeynayaa in axmed madoobe uusan markale jubaland xukumidoonin.

    • @nasirmahdi5905
      @nasirmahdi5905 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa xunkumaya?

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk kkkkk kkkkk yaan lagaa fahmin cuqdada hadii aad tahay. D 5 HADII LAGUU JOOJIYO OGOW DALKA INTAAD KA DAGTO HEYSO

  • @AliHassan-si5me
    @AliHassan-si5me ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waryaa War xumo tashiilbaa tahay Biyaha Bada oo cusbada leh ka cab

  • @xamdicabdi-y8t
    @xamdicabdi-y8t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wale waxad tihin munafiwin badtin madobe o kismayo bisbu xukuma

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War kan weriye ma ahan

  • @luulsharib
    @luulsharib 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hamze waa na ceebeeyay inuu aamuso ayay ahayd

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar somaliyeey, madaxda somaliya waxy xilka u joogaan inay xoolaha dadkaan somaliyeed oo tabaalaysan ay dhacaan, dad iyo dal shaqo kuma leh. Inta ay boobayaana way joogayan, xamsana intaas ayuu la mid tahay.
    Waxaana taas kaaga daran intuu siyaasigu xoolaha dawladda xado, dadkana xasuuqo, markuu shaqada ka tagona uu noqdo ninka ugu mudan qabiilkiisa mar walba lagu soo dhoweeyo red carpet.

  • @frank77w
    @frank77w 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Idinku malinba wax iska sheega 😅

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    حمزه عبد بري شيخ عفيف لايصلح كمثله سياسة الصوماليه القبيلة والتعاصب

  • @NasroAli-fx1lg
    @NasroAli-fx1lg ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khabyaalaydayste weyn ayaad tayhy hadaad tagtaan iyo hadaad joogtaan midna looms joojinayaa maamulada asd sheegayso waa kuwo u shaqeeya cadiwga Umaga Soomaliyed iyo gumeystaha

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dibjiriinta ma fahmikaraan

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya irir samaale ayaa iskaleh ee ha ogaado ninkaan ogeyn.