DEG DEG ABTI LIBAAN OO DIINTA KA BAXAY & CULUMADII OO KACDAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏www.instagram....

ความคิดเห็น • 143

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

    • @mohamednur2163
      @mohamednur2163 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wax ka hadleysid waa diin midkle culumda aaway

  • @halimobare2891
    @halimobare2891 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Inaa llillaahi wa inaa ilayhi raajicun

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Jazakallahu qeir illaahey qaatumada ha kuu toosiyo wallasheen Zahra UK Amiin ya rabi ❤

  • @Ayaanahmed4Ayaan4567
    @Ayaanahmed4Ayaan4567 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allaahu akbar Allaahu akbar

  • @MACALINFADUMO
    @MACALINFADUMO 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Inaalilaah waa inaa ilaahey raajuun subxaanallah

  • @barlinmacalin9411
    @barlinmacalin9411 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Subxaana llaah ilahoow gafkeena Geeri deeyna ha kulminin illahoow xaqa nagu suk😳😭

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    subxanallah ilahayow khatumada nosubi 🤲🤲🤲😭😭😭🙏

  • @SaciidAbdirashiid
    @SaciidAbdirashiid 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kaatumada allaha noowanajiyo

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxaan Allah, astaqfurullah illahoow na Astur💔😭aamiin ya rabbilcaalamiin

  • @Ayaanahmed4Ayaan4567
    @Ayaanahmed4Ayaan4567 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxaanalaah

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaana llaah

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Meeshaan kiii soo galaa waa waalanaa somali badan la arkaa illaahow nahadee

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alhamdullillaah hamdan kathiira illahow caafi

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Illaahow unaxriisto islaamka Allaah nagu Dillo😢😢

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    SubhanaAllah SubhanaAllah

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inaalilaahi wainaa ilayhi rajicuun diinta islamka aaa

  • @Shamax177
    @Shamax177 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inaa lilaali wa inaa ilayhi raajicuun

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Innaallilaahi wa inaa ileyhi rajacuun yaa rabbi yaa rabbi no denbi dhaaf yaarabbi😢😢😢😢

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    اللهم يامقلب القلوب ثبت قلو بنا علي دينك

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenan 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subaxana laah

  • @Ayaanahmed4Ayaan4567
    @Ayaanahmed4Ayaan4567 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxaa isku kenay Diintena mcn Ee islaamka Ah io qadiyayada somalia ka tagan

  • @Apdirizakali-k1p
    @Apdirizakali-k1p 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subaxanllah 😢

  • @MaslahBoor
    @MaslahBoor 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxaannallah

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ale ha qalbigiisa ha kugadiyo Diinta islaaamka dhamanteeen Ale ha nasohnuniyo❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaanallllaah allaha soo hadeeyo abti Liibaan

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanallah

  • @samiraissa-cn3pz
    @samiraissa-cn3pz 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Innalillahi waina illayhi rajicun subhannallah

  • @AyuubYare-d7x
    @AyuubYare-d7x 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanal lahi inaalilahi Allahu akbar zxb sonuqo

  • @abdinoorosman-p5s
    @abdinoorosman-p5s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maliibaana weeye oo hoogey Aduun iyo Akhiro haduusan ka solaaban wa finish

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs wrb

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subahan Allah 😭 😭 😭 😭

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subaxanllah🥰🥰🥰🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allahuma inii acuudu bika minal kufri walfaqr😢😢😢😢😢😢

  • @fadumoisse6634
    @fadumoisse6634 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inàlillahi wa inaa illahay rajucin. Lahaw waxas oo kle hanaga dhigin o kle.

  • @HibiCumar-l7h
    @HibiCumar-l7h 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Subxanalaah subxanalaah

  • @AshaaAlimohmed
    @AshaaAlimohmed 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inalilah wa inalilahu rajacun subxanalah

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaanalaah Kassie waa gaal

  • @nimoabdi5909
    @nimoabdi5909 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Audubillahi minashaydani rajiim Allahuma majaana

  • @UpdirshidYusuf
    @UpdirshidYusuf 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    subxaanallah😅😅

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxaab alaa ilaahay ha soo hadeeyo

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaahu akbar
    Gabadha leh Tinta iyo gowsaha waa
    CIBRAD ALAAH SWT
    WAXBA LAGAMA SHEGI KARO YAAN LAGU DAMBAABIN
    REERKU HADAY DAN YAR YIHIN HALA CAAWIYO

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subaax laah subxaan laah subxaan laah allahu ma najeynaa illahayow gaal ka na jeceleysiinin

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sahrooy shradii rakta allaha kadhigo alahakuxifdiyo adi iyo awlaarada gabadhana allaha caafiyo

  • @Zaidulkhair2023
    @Zaidulkhair2023 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sobxanallh ilahay ha hanuunio

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc zaki jimco mubaarak

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanallh Subxanallh

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subxanalaah😢

  • @aslinoormuse6394
    @aslinoormuse6394 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan ma fiyooba ama waa cabsan yahay.Somalidu waa dadka keliya oo dadka waalan dhageysta subxanallah

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILMAHA MARKA U DHASHO OU QAYLINAAYO WAXAA LAGU SHEGAY DIINTA IN U ILMUHU SHAYDAAN TAABTO
    GAFKAY KU DAHDAA WAA CILMI MAADI
    CILMI DIINI SHAYDAN TAABTA LAYIRI
    HADAY QOSO SHAYNA WAA CILMI ALLAAH

  • @SaaroCali-xz4to
    @SaaroCali-xz4to 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    حسبي الله ونعم الوكيل 🥹

  • @sahuursahuur396
    @sahuursahuur396 13 นาทีที่ผ่านมา

    Bismilah

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SUBXAANA LAAHU WATACAALAA CAMAA YUSHRIKUUN
    WALILAAHI CIZATI WALMUMINIINA WALLAAKINA LAAHU LAA YUFQIHUUN
    ILAAHAYOOW INTA MUSLINIMO KU SHALTAY E QULUUBTA KA BUKTA KUSUG DIINTODA O CAAFI YAA ALAAH YAA ALAAH ALOOW NASUG😢😢

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeer 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa odayweyn Galloway wasaqwaayo bilaa Diin ah😊

  • @bdimalik4010
    @bdimalik4010 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabdha quraanka kuaqirya haben iyo maliba Allh caafiyo

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaal Allihii sameeyay ayaanba jecleen wadankooda hadaan joogno inaan jeclaano miyaa macneheeda subxaanallah xasbunallaah wanicmal wakiil.
    Ashahaadka in looqabto inuu Rabaa kahoreyso

  • @NoorMohamed-m5p
    @NoorMohamed-m5p 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haddu live ku jiraa bee😂😂😧

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa la dhibteen

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu Akbar waan kanaxay wlh miskiinta

  • @MohamedAli-zs9vf
    @MohamedAli-zs9vf 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Kulli Somalia yaaaan abti Libaaaan lahabaren yaaaan laga qussan kow qabiiil Mataaaaan labo Somalinino kuweyn eee gabadh hallugu daro waaa dallanyahay Hanna loo duceyo

  • @HawaOsman-x6w
    @HawaOsman-x6w 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa sacuudiga jecel. baytka ilaah baa ku yaalo ayaan ku jecelnahay, laakin boqortooyada sacuudiga hada ayagaa islaanimadooda Qatar ku jirto fiiri palastiin aaway Iraq aaway Siriya aaway yemen aaway libiya aaway kuligood sacuudiga ayaa ka masuul ah gaalo ayaa u taliso sacuudiga cunuga xunkaa diin uu haysto ma jirto, waxuu ilaashanaayaa boqortooyadiisa. Liibaan alaha soo hanuuniyo asaga iyo anaga oo dhan Ma uusan dhihin diinta waan ka baxay abti liibaan.

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله

  • @Ayaanahmed4Ayaan4567
    @Ayaanahmed4Ayaan4567 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abti liibaan waa xoolo

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abti Libaan wu xanusanaya stresska aya ku batay Ilahay ha caafiyo

    • @AishaAxmed-i4d
      @AishaAxmed-i4d 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ha ucudurdarin waa gaalnimo hadalko ku hadlay

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Acudùbilahi minashidani rajim ninkas allah hasohadeyo

  • @FutoXar
    @FutoXar 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Diinta miyuu kabaxay markaa anba gaalada ka jeclahay kuwa muslimka munaafaqiin weeye 😂😂😂

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 56 นาทีที่ผ่านมา

    Waa Hunguri jaceel. Yaahuu. Nacas.

  • @MunishDaud
    @MunishDaud ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanalax 😢😢

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    نعوذ بالله منك ومن شرك وفتنك
    Allaah ayaan kaa magan galnay, shartaada iyo fitnadaadana waan ka magan galnay

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    30 sano why hada loo ogaaday 😂Abti Liiban hadaladiisa waa la jar jaray!!!

  • @hodanmohamed3784
    @hodanmohamed3784 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka diinta hakasaarine amaan usiiya umada illahay Saad malinba qof diinta kasaara hade

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 57 นาทีที่ผ่านมา

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qasab maahan in ashahaadka loo qabto nin diinta sidaas ugu jeesjeesaayo diinta in laga baxo maanta waala fudu deystay hadaysan jirin ciqaab maanta looga aarayo gafka uu diinteena ugeystay waa sharaf daro nahaysato maanta, ninkaan ma,ahan caruur waa nin wayn oo diinta islaamka lagu soobarbaariyay haduu baxaayo lama barbaryaayo وَقُلِ الْحَقُّ مِن رَّبِّكُمْ ۖ فَمَن شَاءَ فَلْيُؤْمِن وَمَن شَاءَ فَلْيَكْفُرْ ۚ إِنَّا أَعْتَدْنَا لِلظَّالِمِينَ نَارًا..... الخ ha,igu soo ordin aniga madhihin ee Alle baa yiri

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenan 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaah so. Hanuniyo ninkaan weyn. O diiinta. Ka baxay

  • @hanaaxmed3489
    @hanaaxmed3489 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaahuu

  • @abdullahihassan6223
    @abdullahihassan6223 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallaahi sidaas buu gaal ku yahay

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NINKAAN ISAGOO 50 JIR QULUUBTA KA BUKAA WYO DHULKA ALLAAH AYAA LEH OGAALO MALEH 35 SANO HADII LAIS DILAAYAY UMADU ALLAAH KU IMTIXAAMAYA XASAD NIMADODA ANAGAA IS XASADNAY
    TEEDA KALE XAGEEN GAAJO KU ARRAGNAY
    BADA UGU DHEER ADUUNKA AYU ALAAH NAGU GALADAY WABIYO DUR DURAAYA
    BEERO BUURO DAHAB AH XOOLO NOOL SHIDAAL IYO DIINTA KALIYA E SAMAAWIGA AH HAYSANAA MAXAA NAGA MAQAN AANKA AHAAYN INAAN ISKA DAYNO XASAD NIMADA AAN IS XASDAYNO????
    GAALO BURYO QAB ALAAH U CARODAY KA CAQLI BADISAY 50 JIRKAAN FAARUQA AH ALAA ILMIHISA IYO WALIDKI MURUGAA UTAALA KA SOKOW SOMALI 😢😢😢

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 53 นาทีที่ผ่านมา

    Markii la xanaaqo DIINTA maxaa loogu gafaa yaab iyo yaab

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan meshi lgu arko wla dilaa naclad hkgu dhacdo

  • @AxmedCabdi-ol5rd
    @AxmedCabdi-ol5rd 41 นาทีที่ผ่านมา

    Somalida canka ah markay dhadada is ka so badiyan wa sidan

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliyeey idinkaa dadka albiyada ka dila.Idinkaana Caaya dadka oo diintana ka soora.Libaan kow iyo labo ma joogo ee amaan siiya wiilkaas.Cawaanta waxba ma dhaano hadaan Soomaali nahey.Subxaanallha.Umad aan aaqiro iyo aduun aan midana la socon.baan nahey???????

  • @MaxamednaasirSayid
    @MaxamednaasirSayid 21 นาทีที่ผ่านมา

    Soomaalay maalmo yar oo aadan ogayn inaad siijoogayso dunidan dhamaadka yeeysan idanla tagin walaahi waxaan layaaba dadka dhalinyarada ee gaalada isu akeeysiinayo!War halasoo noqdo intay goori goor tahay galiya nimcada eebe kusiiyay jidhkaada basa kafikir qaabkuu eebe u abuuray allahu akbar

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Magacey wa ye

  • @AmranIman-i7o
    @AmranIman-i7o 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxanallah Diintisi macaaned ayaa wuxuu kugatey nuskilo baris ah ninkaas waa chafu wasaq ah halkaas ayuu iigasoo uraaya takataka waxaan ushegi madaxdena dadka nocaas ah kumaxad gudbikaraan Diintena mcn iyo Culumadena ee nin iyo nag wuxuuyahay manaqaane dagax halugudilo

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa laga yaabaa in uu khamro cabsanaa ama wax ku raadsanaayo ama waali ayaa ku jirta ilaahay ha soo hadeeyo hana caafimaadiyo

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤲🤲😢😢😢😢😢

  • @FaizaAli-s1b
    @FaizaAli-s1b 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xiligan xilli la galowo mahn galadi musibaaba ku dhacday illahy hog io halag ku ride weli waxa u dhimn

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maybe wuu cabsan yahey markeey cabaan cantrabaqash ayey shubaan wixii uurkooda ku’jirana ban’naankeey keenaan 🤷🏽‍♀️

  • @SaadNour
    @SaadNour 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxal lahi allahu akbar zxb sonuqo

  • @hanansaid7394
    @hanansaid7394 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢waxbuuran ocaqlileh ma arkin

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War runta ayuu sheegey soomalidu waa Qaaimiin islaamna wey sheegtaan ...Gaaladuna wey caayaan ...why

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadha marhore maxey dhaqtar ugeeywaayeen Saacaan markeyy geeynayaan

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war la yaab ma leh waayo majeerteenka dhaqankooda waa gaalo jecel yahiin meeqa majeerteena oo gaaloobay dhaqan iyo hido ayey u leeyahiin

  • @سعيدمحمدسعيدمحمدسعيد
    @سعيدمحمدسعيدمحمدسعيد 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    lilbaan. waxn. iilaaheey. naart.. iilaaheeykuugbiishaareyo

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abti liibaan alaha. Soo hadeeyo

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abty liibaan waa dhaadhaan aan aqoon wixii u fiican iyo wixii u xun wofkii calooshiisa ween ubuuxiya ayuu dabada udhawaa iimaanka lagaa qaad