Wlhi Waxa tahy naag nola baad tahy xita waad dhaftey Aniga Wn ku qirey role model ayad itahy guri qer qabo oo aad ku nagato alle ha kaga dhigo abyo masha Allah ❤🎉
Jah alla jecliyaa naagaha kartida badan ee geed dheer iyo mid gaabanba u kora si ay hamigooda u rumeeyaan ayaaney ilaahy hakugu amaansadp nimcoyinkaga haku ziyaadiyo abaayo
mash allah xppti ayaan allah hakuu barakeyo horumar wanagsan ku rajayn abayo mcn aniga iyo inta ku taamaysa inay malin uun guri ay leyihiin helana allah ha na siiyo meel anan ka filanayn ha naga siiyo❤❤
Ayaa neey naag nool oo karti badan oo qurux badan baad tahy hppti aadne waan kugu mahad celinyaa sababtoo ah wax badan baan kaa faa ii day aqliga maanta aan lee yahy maa lin kaan adiga kubaranaaye mala heen walhi thank you hppti ❤
@@fowsiyonuur8990 aakhiro a la adaa reerki Daarood laga dhacay 1991 wali we nolyahin iyada farimaha we tir tiree si kasta wax lagu sheg e qabil ahan ha u hiilin
th-cam.com/users/shorts9HWuvF06G4g?si=-kZns0YgGE8IRK5M waakan subscrib usaara abaayo meesha yaan laygu ceebeyn plz asxaabta lamabarka abaayana waa kan kla xiriir hadaa dhul ubaahantahay 00252615801443
Tanaad makuqoran abayo
Ayaney channel wa booqday
M a
Ayaangodoon̈324
❤❤❤❤❤❤❤
Waxan ku riiyoodaa oon ilawhey weydista malin walba ilaahey ha isiiyo lcg aan ku taago xaramka ilaaheyow i kas beedkaga in aan ku so ciibadeysto❤
Abaayo ayaan waxan ahay gabadh 21 jirto waxaan leyahay riyooyin badan isooduceya in aah hamigayga iirumeeyo 40qaf ducadooda waala aqabalaa adigana Allah haku barakeyo
Allaha kuu rumeeyo riyadaada inshaallah amiin
Allaha kuu rumeyo waxkasto jeceshahay insha'allh bayo
Waay ku rumobin lkn istiqfarta bilow
Alle hakuu sahlo riyadaad
Masha Allah
Wlhi Waxa tahy naag nola baad tahy xita waad dhaftey Aniga Wn ku qirey role model ayad itahy guri qer qabo oo aad ku nagato alle ha kaga dhigo abyo masha Allah ❤🎉
KOKO hada xamar joogta dhul soo gada insha Allah
Allaha ku barakeyo habo anagana ayago xalal ah Allaha nasiyo😢❤
Aamiin
MashaAllah allahuma baarik
Waa run hati waa maguuraan waliba markaad wadankaaga kasameysato 2007 Aayaan sameystey hanti mansha allah
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Masha allaah allaahuma bariiik ❤❤❤❤
Jah alla jecliyaa naagaha kartida badan ee geed dheer iyo mid gaabanba u kora si ay hamigooda u rumeeyaan ayaaney ilaahy hakugu amaansadp nimcoyinkaga haku ziyaadiyo abaayo
Maansha Allah tabaaraklaah alaahumaa baarak
M.a ayaaney naag nool in aad tahay qofkii kuu qiri waayo waa xaasid xabiibtii hanblyo hanblyo 🎉
Shukran alpii
@@ayaangobdoon3254 mash allah waan aaminsanahay in ay hooyo hadaatahay iyo hadaad gabadhwelitahay aad leedahay dhaqaale ❤
Abyo mcnto bils isoo jawb cayin@@ayaangobdoon3254
Ayaney.sethy
Masha Allah guuleyso walashey macan
Masha Allah Allaha ku barakeyo adiga & qofkasta oo islamah wuxuu leyahay Allaha uxafido Alx dheh abayo markasta Rabi uga shugri nimcooyinka uu ku siiyay Alx yaa Rabi anigana nimca kasta oo xagaada iiga ahaatay
MY SISTER MAASHA ALLAH. ALLXAMDULILAAH. ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🏼 ♥️. HORE U SOCO GUULEYSO MAR KASTA INSHA ALLAH 🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️
Mansha allaah hambalyo allaah ha ku barakeeyo quruxey
Mnsha allah hamblyo hamblyo naag nool ayaan gobdoon
kusali liya n n k scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Mansha Allah tabarakalaah
Masha allah abayo Ayan
Man sha Allah illahey haku barakeeyo 16 iyo bar ka maqna wadanka waku boqanaa shaah isla cabeena waxaan naya ayaaney hormar fican
Msha allh wll guusayso
Masha Allah 🎉❤❤🎉🎉🎉
Hanbalyo ayaan abyo mcn ilaah haku saqiro nolasha intaa hartay. Karti badan guleyso mcnto ❤❤❤❤❤
Shukran ina adeertay gacalo❣️❤️❤️❤️😘😘😘
Mashallah Mashallah Mashallah Allah Allah aa barekeyo
Wow mansha Allah ayanteenj
Guryahan dadki laha o Daarood a nool waxa laga yaba in adi ogen 1991 a la dhacay radi inta a dhiman xogtan wa muhim
Walaley darod malinku xamar jogayay xamar wakobned boosaskana goofleyda dagan ee dagan ayaa lagagataa waxaladhacay maaiska maqashay
Hawiye xamar leh wax darood la dhaho meshan lagama yaqano nayaa
Masha Allah Ilaahay ha kuu barakeeyo
Maashaa Allah ❤❤❤❤
Masha allaha tabarak allaha allaha ku ziyadiyo ❤❤❤
Sax sax saxiix sida ad shegtay waye abayo guuleyso gavalo gabdheniyeey
Mansha Allah my queen
MAASHA'ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الله 🎉
Maansha Allah xbbti alle ha kuu barakeeyo
Wallo wan kusalamy mashallha walahi mark aan arko qof aan jeclahy oo guulo gaadho wan kufrxa wallo ilaahay tacbka hkuuxasliyo❤❤❤❤❤❤❤
Masha allha ❤❤ayaan quruxay
ماشاء الله ❤❤❤
Really marqaati ayaan kanahay inaa qofnool tahay qofnool aa kunooleeyo walee been mashegin ❤❤❤❤❤ halkaa kasii wad Insha Allah
ayaanee nabarkaa iisoodir waxbadan ayaasugaayey abaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢
Masha allh tabarakalaah 🎉🎉 keen going Ayaan qurux
MashaAllah Tabarakallah ayan qalbi fiican jazallah kheyr qaaliyah
MASHA ALLAH, TABARAK RAXMAN ALLAH haa kuu barakeyo. Allahumma amine 🤲
Mashaalh ♥️ barakallah Allah ku barakeyo
Manshallah wllshay Ayaan
MASHA ALLAH
mash allah xppti ayaan allah hakuu barakeyo horumar wanagsan ku rajayn abayo mcn aniga iyo inta ku taamaysa inay malin uun guri ay leyihiin helana allah ha na siiyo meel anan ka filanayn ha naga siiyo❤❤
Walashey hanbalyo waan ku farxay farxadada Allahuma baraak
Mashaalaah adiga iyo awladaada alaha nii xafida
Masha Allah Masha Allah
Masha Allah gaari dumar ❤🎉😊
Wcs masha Allah guriga nabad iyo bararo Allah kaga dhigo inatan kabadan ku rajeynaa
Masha Allah Abaayo ❤
Masha Allah Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
❤❤masha Allah guul wcn quruxey ❤❤
Masha allaah tabarakallaah ❤❤❤❤❤
Ayaaney walhi aad ayaan wauga faiidestaa wax yabahad soodhigto
Abaayo wax iitahay hormuud aay iitahay qaali❤❤❤❤❤
Mans sha alaah walaalo❤
Ayaa neey naag nool oo karti badan oo qurux badan baad tahy hppti aadne waan kugu mahad celinyaa sababtoo ah wax badan baan kaa faa ii day aqliga maanta aan lee yahy maa lin kaan adiga kubaranaaye mala heen walhi thank you hppti ❤
Masha Allaha tabarakallah Allaha kuu barakeeya xaafada magaceeda noo soo sheeg
Mashaallah barakallahu
Masha allah masha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Maasha Allah
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤
Mashallaah tabarakallaah allaahumma baarik🎉🎉🎉
Alla ah ikväll barakayo mam nickads waa laa qarsaada wayo kuwa badan ku farximayn
Mashalah xbbti karti badan
MAASHA ALLAH ANAGANA ALLE HANOOKASO
Mashallah Mashallah guuleeso habo ❤❤
Jah naag nool guuleyso xabibti
Shukran qaali
Masha Allah
Mansha Allah abyo
Masha alha Aya a walha waxatahya naga nolo kartia lha alha kuu xafido my quyo quruxa❤❤❤❤🎉
Dadki laga dhacay meshan London e jogan wa na Daarood gabartan marar badan a farin lo qoray lakin we tir tirta qoralkan arinta ka so hadal
Meshan waaba duur baadiya gorme daarod dagay yaab
@@fowsiyonuur8990 aakhiro a la adaa reerki Daarood laga dhacay 1991 wali we nolyahin iyada farimaha we tir tiree si kasta wax lagu sheg e qabil ahan ha u hiilin
Mash allaah guri qurux badan waaye مبروك alle haku barakeyo❤❤🎉🎉🎉
Maasha allaah taparaka rahmaan hpptih ayan qurux nasabkamilaaa
M.a ayaan karti badaney rabi riyooyinkada hakuu rumeyo xajigadana rabi hkuu xafido m.a anagana inoo soo duceey ❤xbbti
Shukran xbbt dhamaanten riyooyinkeena alaha noo rumeeyo
@@ayaangobdoon3254 amiin abayo
Masha Allah naag nool iyo 2 naal nool kaligeed codkar kaliged naag ❤❤❤ kartidii oo qofaa ayaan bqaali
masha allaha dhulka allaha kuu barakeyo
Mash allh allha Kuba rakeyo
Masha Allaah Allaaha kubarakeya
Mash alh wll ale haku barakeeyo Anagana ilahay waxan jecelnahay hanasiiyo amiin
Maasha Allah
Allaahuma baarik
Allaha kuu barakeeyo abaayo intaa heysan allaha siiyo ❤❤
Manshaallah alah ku barakeyo xabibti ❤🎉❤🎉
Mansha Allah ayan qurux ❤❤❤ ina gobdon nasab kamila allow cafimad iyo cimri dher haku siyo
Wcs Ayaan quruxay xbbt muxamed SCW masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jah ayaane anugu isma cununayeye adan waxatahy inan kulahay ayaan ileyahay❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤ilhay hakubarakeyo❤
Masha alaah abaayo hambalyo
mahadsanid, waad ku fiicantahay inaad aragto. Waan seexan doonaa, caways fiican, ina abti wanaagsan
Mansha allah hooyo karti leh❤❤
Masha Allah ❤️ alhum barik 🤲🎉❤
Mnsha Allah abayo ale ha ku barakeyo❤
Mnsh allh hno allha ku barakeeyo ❤
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Ilaah haku barakeyo❤
Maasha Allah ayaan allaahuma baarik
Masha Allah abayo 🎉🎉🎉
Maashaa Allah allahuma baarik
Xabiibti geesinimo ayaa loobahanyahay naag nool intaa iska dhigey guri dhisan ayaa gatey 2024 bishii 8aad 28keeda alx jiigad intaa kasoo wareejiyey albab dhab kusiiyey ayaa qof kukireeyey
Meeqa ku dhistay
@Hana-yo5bl guriga asoo dhisan ayaa gatey carishaan ayaa kadhisan yihiin lkn darbiyada ever ayey ahaayen 4ta darbina anaa lahaadey marka jiigad ayaa kuwareejiyey 770$aya iiga baxdey darbiyadiisa tuutal guud 4430$ ayaa isugu aruureen
Masha allah abyo hambalyo❤❤❤