Anagu jabuuti waanu weeraraynaa gar iyo gardaroba waliba sidii eratariya ayaanu dumar u diraynaa..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 109

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 7 วันที่ผ่านมา +2

    🎉🎉mashaa alaah cali qaran geesi guul somaalilnd guul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 7 วันที่ผ่านมา

    Caliyow reerkaaga dhibaato ha la doonan horaad sool ugu halaagtaye

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 7 วันที่ผ่านมา +2

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 7 วันที่ผ่านมา +3

    AABO MUSSE IS NOT EASY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Lagubaray
    @Lagubaray 7 วันที่ผ่านมา +2

    Caliyow raga ku waraysanayaa waa icti-saam kii wadani iyo ina xaashi ee huwanta ahaa,habaac sanaata muse iyo inaa kahiin ay wadani,ina xaashi,xirsi iyo argagixisada guudaha siiyey jaaniis,aay S/L ku buur-buriyaan,taasi waa liidasho iyo fahan la aan, barqaat batuun iyo ooyaaye iyo dhamaan golaha wakiiladu waxay rabaan buur-buurka S/L,
    Incumar geele wuxu sheegay in ereateriya iyo turkigu ku jiiraan hawsha larabo in S/L ciise iyo samaroon oo new police cagjar taagerayo kadagalaman awdal gudaheeda,xasan iyo huwan daroodna dhinaca ceerigabo ,
    Dagaal waa inlagukala baxaa oo argagixiso iyo wadani ictisaam wadanka Qabsadan,ama lagu jeebiya oo S/L jiirtaa, dalkana laga safeeyaa, tuugaada dhiibka badaan,

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 7 วันที่ผ่านมา

    This is absolutely right Mr. Cali Duul Duul said it well.

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 7 วันที่ผ่านมา

    Calow indr madal ku shaaci si dhalinyaro badan oo siyaasi ahaan iyo hayb ahaanba kuu taageerta jabhada ugu biiran
    Inshallah

  • @abdullahimuhumed5526
    @abdullahimuhumed5526 5 วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc 7 วันที่ผ่านมา +1

    ❤cali duldul law taliyaha difaaca
    Furimaha galbeed❤somaliland Guuuuuuul ❤❤

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 7 วันที่ผ่านมา

    ZAYLAC LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 วันที่ผ่านมา +2

    Huwan iyo hadhaaga gudaha joogaa waa safaarad uga furan cadawga dalka waana cadawga 2baad wadani iyo buulalada noo fadhida wakiilada hadaba shacabku waa inay baraarugaan

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 7 วันที่ผ่านมา

    CADAAMADII QABIILKA. CIISE. EE
    DEEGAA. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. IILAA. 9000 KUUN .AYAA. MAQLEEY. GUDAHAA DALKEENA JAMHUURIYADDA SOMALIA 🇸🇴 ♥️ ❤️ 😍. AYEEY. JOOGAAN. MAN. SHA ALLAH

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ali guuuuuuuuuuul❤❤❤somalilan

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 7 วันที่ผ่านมา +2

    GUUUL SOMAILAND

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 7 วันที่ผ่านมา

    Inay Dib u dhacayso Aniga iyo adiguba waynu ognahay ee caloow ha inagu habsamin

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 7 วันที่ผ่านมา +3

    Geesi qaran

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 7 วันที่ผ่านมา

    Magacaagu Cali qaran weeye jabuuti hadaan weera raynaa

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 6 วันที่ผ่านมา

    ...Sawirka isha ee Doorashadu waa in Dadka indhaha laga rido... sida aanu xog ku helayno Qalab liita, ayaa la Keenay.. Dadku ha iska ilaaliyaan

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa dad riyo maalmeed ku nool

  • @garada6921
    @garada6921 7 วันที่ผ่านมา

    VIVA❤ KHA❤ATUMOST OF SOOMALIYA❤ MAAN SHA ALAAH DHUUSO WAYNE KAN FAQIIR KA AH EE HABAR JECLO EE HOWD SALKII KASOO TANA DHACEEYA KAN KU WARAYSANAYA KAA WAALAN

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dad futo xun u hadlayso kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa meel dad laga waayey allow alle iyagii ayaa gidaarada ku jira illaahay hadaanaan ka baqayn dusha ayaamu ka mari lahayn futaxuntan xabashida ah

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 7 วันที่ผ่านมา

      kkkk sidaasaa isaaq u danbaysay

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 7 วันที่ผ่านมา

    175 SANDUUQ waaweyn oo rasaas kala duwan ku jirto ayaa laga gelay god Ku yaala GOOJECADE..... Waa rasaas lagu dagaalami karo ilaa 6 BILOOD

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 7 วันที่ผ่านมา

    WAR. JABUUTI. WADAN. .MAHAA. AAF KAA. LAGAA SOO WEEBRAROO

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 7 วันที่ผ่านมา

    Well done mister cali reerdjabuti waxay arkayaan iyo waxaa dhabtu tahay ayaanay fahmi karayn waayo dhaqan soomaaligu waa ku adag yahay inay fahmi karaan waana waxyaabaha ay u malamalaysanayaan sheekadan jsld iyo somaliya walaahi in djabuuti lagu mirqaami doono waanay garanayn xeer djabuuti maxaa nooga gidhiish ah

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 7 วันที่ผ่านมา +1

    WAAN. SOO DHOWEYN. IN. JABUUTI. WEERAR. LAGU. QAADO. SI. LOO. TUSO. ITAALKOODA

    • @dayahaden3370
      @dayahaden3370 7 วันที่ผ่านมา

      Dhulbaantee ayaad iska celi kariwayday oo hubkii oo dhan kaa furtay
      Goojacadee miyaad ilowday hhhhhhhh
      Jabuuti goojacadee ayeey kugu noqon

  • @neimadjama7125
    @neimadjama7125 6 วันที่ผ่านมา

    Ala berka walahi 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 7 วันที่ผ่านมา

    ADEER. REG. IINDHAA. CAAS. CAAS. AYAA JOOGEEY

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 7 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 7 วันที่ผ่านมา

    Hadal muxuu iiqaban aah soomaaliyay toos

  • @CadeGude
    @CadeGude 7 วันที่ผ่านมา +1

    War ucid wanaag uma hayside
    Inaanu doorashada saanayn😂lahayn baad aragtay
    Raga kuhayaa waa wadani
    Khatartoodana waad aragtaa
    Cukuse
    Cadaani
    M xaashi
    Samatar
    Saylici
    Dhegaweyne
    Cali gurey
    Maxed c/lahi abokor
    Suldankii habar awal
    Faratoon
    Yaa dhamaynkara kkkk Aaway garbaha ii kulmiye
    Ma cay iyo Iljo la’aan baa meel
    Lagu tagaa oo rag kaa celin

  • @jamaadam3049
    @jamaadam3049 7 วันที่ผ่านมา

    Walee waxa jeegaantu u yeedhaneysaa waa bafarson xaafada jigjigaya la soo dhigidoono iyo Miirajta faransiiska oo guuxeeda hargeysa looga qaxo hada waa guuxa oo keliya

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 7 วันที่ผ่านมา

    HORTA. .MAA XORREEYSEE. GOBOL KII. JOOGAA CAADEE. MAA ADIIGA. OO.DHUUL. KAA MAQAAN. YAHAY . AYAAD. JABUUTI. SOO. WEE RAAREEY SAA

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 6 วันที่ผ่านมา

    Show Ciisahana umaba ogolid dhulkooda miyaa

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 6 วันที่ผ่านมา

    Madaxweynihii ssc u ogolow title

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 7 วันที่ผ่านมา

    Wakhtigiisa ayaa dhamaaday geele

  • @CadeGude
    @CadeGude 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wadani codkii doorashadii hore
    Waxbaa ukordhay
    Muusena garbihiisii waa kuwa
    Wadani hoganaya waakaga yaabay
    Doorashadana waa lagu shubanayaa
    Kafibna dagaal baa diyaar loo yahay
    Waxaad kaheshaan😂cidna waxba haka siinina
    Bal ninka wax ka daataan hala arko

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 7 วันที่ผ่านมา

    Bilow gii burbur kii jabuuti

  • @garada6921
    @garada6921 7 วันที่ผ่านมา

    WAA KAAS CAQLIGA INA KAAHIN REER KIISU KKKKKK

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 7 วันที่ผ่านมา

    Inabiixi qaadimaayo talaabo ka dhana cadowga dalka walaahi inaanu qaadayn haka sugina wuu ku daawan doona yaafasixi ciidamada qaranka ma taani mise isaga ? ..waliba way soodayn waanay soo galbin sidii ay usoo galbiyeen garaadkii duliga ahaa..oo waliba nuux ina odhan ciidankeenaa waday...

  • @jellehassan215
    @jellehassan215 7 วันที่ผ่านมา

    Chaat baa dilay. Bismillaah kulahaa. Sitaasad bisinka malooqabtaa? Waa marki qofka ALE kacabsado markuu dhaho. Laakin qeeynuun gaalo bisinka malooqabtaa.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 7 วันที่ผ่านมา

    Komishanka jsl hambalyo
    Firdhiye dj firixfirix madhan
    Maca xasan dufle diginta laga

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd 7 วันที่ผ่านมา

    Filmk wxa kaah danbye waa isse

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8r 7 วันที่ผ่านมา

    Wuu baqayaa adeer ina biixi..

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 7 วันที่ผ่านมา

    KKKKKKKKĶKK. ALLAA. YAA. QOSOL. UU.BAHAN

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 7 วันที่ผ่านมา +1

    inageel waa markii ilahay ka qabanay dadka reer jabuti

    • @user-qq2ll6zs8h
      @user-qq2ll6zs8h 7 วันที่ผ่านมา

      Halaga.joojiyo..mushaharka..Cadawga..gudaha

    • @user-bj5px8sm3j
      @user-bj5px8sm3j 7 วันที่ผ่านมา

      War ina guelle shaqakumaleh hawshane hawshina ku tosa

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 7 วันที่ผ่านมา

    HADDAA. WAA LAGAA. XORREÈYEE. GOBOLKII SOOL. SANAG. IYO. CAYN. SSC. KAAHTUUMOO STATE.OF. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 วันที่ผ่านมา

    Mucaarid ku sheegan waa in sharciga horgeeyaa.

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 7 วันที่ผ่านมา

    😅

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 7 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk maxaabiistaadii maad soo furatid af-ku-xooglow. Horaa loo yiri "Afku waa idin dheer yahay, irbadna dhuub ma galisaan"😂

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z 7 วันที่ผ่านมา

    Isha dhaqale ee woqoyi waa dakadaas carabta xaqul qalinka laga siistay
    Hadii dagal kale dad makas ah galiyaan masiibo weyn

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 วันที่ผ่านมา

    Caliyow adiga iyo gudiyada bulshadu abaabula 10000 kun oo saxiix oo la horgeeyo maxkamada maalin ku balama khayriyada halkaa halaga bilaabo looyaro idin la shaqeeyana doonta. Guul Somaliland Inshallah.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 7 วันที่ผ่านมา

    Imisa jeer buu idin taageeray ismaaclii ilaa sool buu naf iyo maalba idin siiyey ma haduu xumaaday jabuuti

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 7 วันที่ผ่านมา

    Ileyn DAWACADU laab jeex madeyso 😂

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 7 วันที่ผ่านมา

    Niyow habar yoonis iyo indr xisbiga wadani aan kale saarno calow
    Sababta oo ah dee xirsi gaab waa qaran dumisa hadana waa habar jeclo ee maxaa tuuga reerkaas dadka oo dhan loogu shanbadaynaya

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 7 วันที่ผ่านมา

    They turn against their duty which is to protect their country

  • @FarxaanIbraahim-hn9ey
    @FarxaanIbraahim-hn9ey 7 วันที่ผ่านมา

    Ma fahmin

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 7 วันที่ผ่านมา

    Jawaabtuu ka bixin karaa maxay tahay xabashigani futa xunta ahi xaar wayne

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658 6 วันที่ผ่านมา

    Caloyoow, Naftaada Been baad u sheegaysaa...Xoogsatada Kulmiye, waxay diyaar u tahay in ay Boorama ku wareejiso Ciidamada AWDAL STATE ee lagu soo diyaarinayo Djibouti..

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 7 วันที่ผ่านมา

    Baxarku hadal.ninba ma.lahayn

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 6 วันที่ผ่านมา

    iidoor afqudhmuune waa la idin qabqabanayaa goor dhow ???

  • @cabdiqadirqaasim9044
    @cabdiqadirqaasim9044 7 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 jabuuti miyaynu weerar naa sowtii la mabnuucay

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 7 วันที่ผ่านมา

    Iidoaarkii waxaa ku bilaabmay cadaw jabiitiya oo hada sii walanayaan afarata Noone

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 7 วันที่ผ่านมา

    Ilowsha dhowaa iidoorku ma umul baa ma jabuuti baa xumaatay waar talo Keena oo xaqiiqda wajaha oo iska daaya waalida

    • @dayahaden3370
      @dayahaden3370 7 วันที่ผ่านมา

      Kolba meeel ha weeraraan lkn meel kasta goojacade ayeeey ku noqon kkkkkk

  • @user-oj6kk5ii6p
    @user-oj6kk5ii6p 7 วันที่ผ่านมา

    Qaaaaq idoor dabo dhoofshe

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 7 วันที่ผ่านมา +1

    S/L waxa kala firdhiyey waa Muuse Biixi, car Muuse Biixi hadduu nin yahay ha soo furto ciidamadeena ku silcaya xabsiga Laascaanood. Caliyow adigu Habarjeclo ayaa tahaye Jabuuti waxa ay tahay Sacad Muuse ka warayso. Car I tus nin Sacad Muuse ah oo Ina Geelle u jawaabaya.

    • @user-vp6xv2xv5r
      @user-vp6xv2xv5r 7 วันที่ผ่านมา

      Adiga ma huwanta gudaha tahay waadigan ka galgalanaya xaqiiqda dhabta ee cali sheegaye

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv 7 วันที่ผ่านมา

      Kkkkkk, miskiin aragti gaaban ayaad tahay. iyaga waxa laga hayaa 325 maxbuuse maxay kuugu muuqan waayeen eed kuwaaga uga dhigaysa masiibo qayr caadiyai inagu dhacday. warkaagu waa warkii cadawgu ku baalxuufteyn jiray.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 7 วันที่ผ่านมา

    Awdal waa somalilan dhibna kama jiro imaacil garaca

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 7 วันที่ผ่านมา

    Caliyow jabuuti waa ok waa afarta tiijaarta kala baxa way dumiyee maxaa laga yeela 4barlamanja huwanta

    • @user-bj5px8sm3j
      @user-bj5px8sm3j 7 วันที่ผ่านมา

      Wakheti inu nigatagine kalabaxa tujarta ad shegeysane hala arko dadka nigajota

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 7 วันที่ผ่านมา +1

    Jabuuti ma goojacadaa?kkkkkkkkkk

  • @garada6921
    @garada6921 7 วันที่ผ่านมา

    GOLAHA BAARLA MAAN KA WAXAA HAYSTA GARXAJIS OO GACAN TEENA WAA KA BAXEEN HADAAN NAHAY JEEGAAN TII WAA IN LA MUB BURI YAA OO LAKA DIRAA OO AAN LA DHEGAY SAN WAXAY KU HADLAAN GOLAHA BAARLA MAANKA KKKKKKKKKKK NABADEEY

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 7 วันที่ผ่านมา

    Maxaad jabuuti gabdho ugu diri ragaagiibaa sidii cawsha loo qabqabtaye kkkkkkkk

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 6 วันที่ผ่านมา

    Maxaad weerari kartaa beenaale somali oodhan waa inaan weraarna idinka qabanaa amxaarada sacad muuse dadka xalaasha ah ee 30

  • @awgeele
    @awgeele 7 วันที่ผ่านมา

    doorashada somaliland waa afti somaliland cida daacada u ah iyo inta ka soo hor jeeda somaliland.
    Kulmiye iyo ucid waa somaliland xisbiga wadani waa cadowga somaliland.
    Qofka somaliland jecel inay sii jirto haw codeeyo kulmiye iyo ucid.
    Qofka burburka somaliland doonaya how codeeyo wadani.

  • @saeedyusuf7329
    @saeedyusuf7329 7 วันที่ผ่านมา

    Somaliland is not going to do anything 😂😂😂

  • @user-oj6kk5ii6p
    @user-oj6kk5ii6p 7 วันที่ผ่านมา

    Jabuuti halmaalin ku qaadan mayso inay qabsato hargeisa waayo waa awood aaad u wayn

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 7 วันที่ผ่านมา

      ANAGAA REER DJIBOUTI AH!!!!!.WAA ARBACA NAFAR.,MA TAQAAN INTA LOW YACADO U JIRTO DJIBOUTI IYO INTA LOWYACADO U JIRTO HARGEISA?????.JAAHILYOW, SOO YAR BARO!!!!!!.

    • @aminaqali7767
      @aminaqali7767 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@mustafahassan2555reer jabuuti ma yixib, basas u fadhiya idoor dalka jabuuti aya taxay

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 6 วันที่ผ่านมา

      @aminaqali7767 ADIGA DJIBOUTI MAXAA KAA GALAY????.ADIGA FIDNADII DAAROOD AYAAD WADAA!!!!.SHACAB KA DJIBOUTI WAA IS DHAX SOCONAA!!!!.

  • @abdimuse3583
    @abdimuse3583 7 วันที่ผ่านมา

    ee u xadarada ku hayo

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 7 วันที่ผ่านมา

    You have to know somaliland president have the privative power to dissolve parliament and call new patlemantry date of election for the b/c they failed their duty as legislative body

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 7 วันที่ผ่านมา

    Awdal waa somalilan dhibna kama jiro imaacil waa lgaraacayaa

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 7 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhhhhh ar dad cabsan badanaa soomalida

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 7 วันที่ผ่านมา

    Abwaan kulmiye miyuu dorashada ka baqayaa

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 7 วันที่ผ่านมา +1

      Mayee cadawga gudahaa ka baqaya waxay geysteen iyo card-adhkii laascaanood oo kiishash uu ugu soo guray cabdirisaaq khaliif been ku dhaarte oo ay caqligooda is leeyihiin waydiin ku codaysan karaysaan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 วันที่ผ่านมา

    Madexweyne kala die baarlamaan ku sheega.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 7 วันที่ผ่านมา

    Soomaalilaan maxaa uga meelyaal mucaaradkii geele miyaanay ahayn in saldhik loo diaariyo ?

    • @user-bj5px8sm3j
      @user-bj5px8sm3j 7 วันที่ผ่านมา

      Wade riyo macarade iyo maxafade reer Djibouti ma hogala ine laweraro hanilikhaldine

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 วันที่ผ่านมา

    Daba dhilifyadii difaacayey Diktatarka Jibouti sida Hersi Huwa, Ooyaaye, Midganka, Tuug Mohamed Hashi waa in reer Somaliland meeshay ku arkaan ba shaaraca ku garaaca an kilaab ta .

    • @user-bj5px8sm3j
      @user-bj5px8sm3j 7 วันที่ผ่านมา

      War hadu diktater yahay iyo hadikaleba reer Djibouti hayey utala dagaale faido maleh malo kena sc

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 7 วันที่ผ่านมา

    Waar yaa u miyir qaba iidoorkii waashe caqli majiro waa cali caac oo miidhan muuse waa kii idin rogilahaa inta hadhay waar ka tashada inta hadhay

  • @moussadjama7641
    @moussadjama7641 7 วันที่ผ่านมา

    adeer hadeed sadaqadii way dhamaatay ciise iyo samaroon way tashadeen dhool koogabala ibiin maayo samal8land ma jiirtee isaaqland ayaad tihiin 4 inan oo dhuulma hante ah ayaadka caraar teen ee ma jibuuti ayaad waxka tari kartaan

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 7 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk ohintu jabuti bay ku dambeynay

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 7 วันที่ผ่านมา

      Allaba og yahay

    • @user-bj5px8sm3j
      @user-bj5px8sm3j 7 วันที่ผ่านมา

      War malineta hay Djibouti hoydo haso gurmanina Allah huguma yimane

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 7 วันที่ผ่านมา

    Cali Siilmadow sac lagu qabtay ka sheekee adigaad afka ku maali jirtay.

  • @garada6921
    @garada6921 7 วันที่ผ่านมา

    GARXAJIS DOORASHADA HHHHHH JEEGAANTA KKKKKKK NOFEN BAR BAAN SUGNAA WAA NAAQ DAYN DOONTAAN HABAR JECLADA HABAR AWAL KULA HESHIISAY IN GARXAJIS LAGU GUMEEYO ISAAQ DHEX DII WAR GARXAJIS TOLOW MA MAQ LAYAAN KAN MISKIINKA AH EE INA KAAHIN U HADLA KKKKKKKKKKKKK

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 7 วันที่ผ่านมา

    Waar tolkaa ma weerarbaa mise waa difaac tolow habarjeclo wax ka FAAN badan ilaahay ma abuurey?.
    Waar tuulooyinkii la idinka gubey iyo kuwii dhulbahante idinka qaadey iyo saddexdii jeer ee buuhoodle eeriyadiisa maxaabiista la idinkaga qabtey talo ma u haysaa kolley talona ma hayside KAARI baabuurta caano diiqda burco kireeya ayaad ahayde.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 7 วันที่ผ่านมา

    Labadan doofaar ee Jibouti iyo Muqdisho miyaanay ogayn in Somaliland tahay khaniisada ka sida Jabhada loo sameeyo Africa.

  • @CadeGude
    @CadeGude 7 วันที่ผ่านมา +1

    Caloow waxba jamaahiirta iyo garxajis haku mewraysane badheedh
    Qaybsi ma ogolidin hadad jeegan
    Tihiin waayo kuraas baa layska
    Kicinayaa
    Tuubooyinka malabka❤iyo canaha ah marabtaan inaad
    Ka fuqdaan
    Dal iyo dad midayaana marabtan