Sayidka iyo Siduu u kala Faaleeyey Isaaq Dhulbahante Warsengeli Ciise Ogaadeen majeerteen &Hawiye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 69

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aad baan ula dhacay sheekooyinka uu hayo ee xigmadaysan soo badiya❤

  • @libaxsoftware4807
    @libaxsoftware4807 7 หลายเดือนก่อน +3

    Abwan cali tariikhda Sayidka wuxu kasheega tii gumayseegu dajiyey iyo suur xumeen tii xile.

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 5 หลายเดือนก่อน +1

    Habar foorar jeclo

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 7 หลายเดือนก่อน +3

    General Caydiid ayaan anagu wax ka qoraa, Soomaali waa Hawiye iyo Dir iyo in yar oo marti u ah !!! Hadal iyo Faan waa dhamaaday, Somalia Unugaa iska leh Minaad Edeb ku dhex noolaanee, Hubkiina waa la fasaxay !!!

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 7 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh Dameer hawiye.ah oo cali yusuf gumaysan jiray baad tahay Adoon Yohow hawiye🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@awiladen7814
      Xaarood dameerka aad sheegtay iya ka sharaf badan wayo adigu nooleba kuma abtirsatiid😂😂😂

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 7 หลายเดือนก่อน

      @@dhashisheekhisaxaq9514 hhhh nayaa waxbaa baalahayga yaa cay wali miyad hadlaysaa ka shekee wixii baalahaaga yaacay jajaban yahay🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 หลายเดือนก่อน

      @@awiladen7814
      🤣🤣🤣🤣🤣Naaya Ku leha ina af xakaamooy anigu hadan adiga ahan laha maba hadleen wayo labadi qoomoluud ee somali uu horeeyay iyaba ku dhalay iyo naagi eryga dhilo ku baxay ee somali igu horeeyay naago dhaadheer oo dhulmahanta oo dhilooyina iya dhulki so galay jajabnta iyo waxani wa shalay🤣🤣🤣🤣miskin marka hadal kuma banaana ee is ciiji ta labaad inaad sixir noo qabaten inad markad wax iska celin weeydan inad ku faanti mar labaad waa ceeb hada anako quran so aqrisanay oo sixirku na kareyn iya so socone hhhhhh markanu wax kale aanu samyon garan weeyna wanu sixirnay firdhiye iya laga Haye erayga ilmo sixirlow 🤣🤣🤣🤣taa kale calnka buluga 🇸🇴🇸🇴 hawiye aad ugu tuugsi Ama dawarsi tagi jirtay ma ihi ee ilahay wax haku siiyo🤣🤣🤣

    • @user-ct3jh2iz2k
      @user-ct3jh2iz2k 7 หลายเดือนก่อน

      @@awiladen7814 cali yusuf qaniis talyaani u fuulo baad ka sheekenaysaa isaga futadiisa ilaa shan waayey

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 7 หลายเดือนก่อน +3

    Dhulbahante hal kooduu dhigaya😂😂😂😂

  • @ahmedsaid-hu5qs
    @ahmedsaid-hu5qs 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Somali soo yaal ah .xigmada haaga Somali UGA faaiideee

  • @user-ii8mn5gx4k
    @user-ii8mn5gx4k 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan cilmibaa ku duugan badan 😂😂😂😂

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp 7 หลายเดือนก่อน

    Well said the wise man, it is about time we Somalilander forget about all these Kabo qabil, suladins and. So called elders, Somaliland has a government that was elected democratically by the majority of the people, and just remember our enemies are trying to control theses kabo qabils , suladins in order to destroy our beloved country of Somaliland, please listen to the advice of my brother who gave you historical advice, and I am very grateful for the advice, Somaliland for ever.

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hawiyaa lagaa hayaa miyaa maantana, xaggay isku arkeen
    Sayidka iyo hawiye.

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 7 หลายเดือนก่อน

      Dee hawiye waa adoon daarood

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 7 หลายเดือนก่อน +2

    Cali duul-duul iyo Maxamed Xasan Cali (Waji) maxay isku yihiin?

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 7 หลายเดือนก่อน

    horta anaku hadaanu dhulbahante nahay (shirshoore) Waalida waligeedba waa nalagu xaman jirey, ujeedkeeduna waa inaanu ahayn dad sal fudud oo seeflabood ah, fudaydka xaddhaafka ahina waa wax jirey. taariikhdayada markaad baadho 2 baa dhulbahante mideeya, Somaalinimo, iyo jihaad (gaalo ladirir). maanta waxa namideyay waa somalinimo oo ahayd halka hadafkayagu daarnaa. iidoor waxay garanwaayeen dhulbahante inuusan marabiyoobeyn sida beesha, ciise iyo samaron.
    ingiriis baa isku deney marku daraawiish jebiyey indu bal soo xero geliyo oo marabiyeeyo dhulbahante wuj u caaliwaayey. 3 buu kadhigay, wax uu musaafiriyo, wax uu caydheeyo ilo wax uu laayo. waa ta amanta ay iidoor damacsanaayeen maadaama ay u laylsamiwaayeen.

  • @garaaseosmandahir565
    @garaaseosmandahir565 7 หลายเดือนก่อน +1

    War nin hawiyaha ma kudhacsan yaha

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 7 หลายเดือนก่อน +1

    Harti iyo habarjecle dheh warsangali dhulbahate waxaas ma shaqaynayaan flimkaa wuu qarxay hhhhhhhh hadaalina

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 7 หลายเดือนก่อน

    DAD MAAHA HAWIYE

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qof dhintay in lagu been abuurto dambi ka wayni ma jiro Oday saaqida oo beenaale ah oo ma aan cunaaya ayay Abwaan ku odhanayaan

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 7 หลายเดือนก่อน

    Caqli Isaak inuu isagu waalanyahay

  • @user-hf9rv2se4m
    @user-hf9rv2se4m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inan gumweed afkiisa eeg

    • @noahD1636
      @noahD1636 7 หลายเดือนก่อน

      Cayda maxaad ka heli. Ha dhegaysantaan haddaadan rabin

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 7 หลายเดือนก่อน

    ******Maxamud Faarax***** isaga miyaanay isasoo gaadhin misa qoladiinka firdhatay ayuu ahaa.

  • @Halgame334
    @Halgame334 7 หลายเดือนก่อน

    GOOD POINT SIYAASI CALI ALLWAYS...

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 7 หลายเดือนก่อน

    Habar foorar jeclo maxay taarikh been ka sheegtey

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 7 หลายเดือนก่อน

    Waa qosol

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 7 หลายเดือนก่อน

    isaaqu soomaali diidnimona madaayaan, hadal hayn darawiish iyo soomalina madaayaan. ama taga oynu kala ceeb la aano, ama somali jirta noqda. dhan uun ubaydha. intaasi ma hadalxunbaa?

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 7 หลายเดือนก่อน

      Somali ma waxay noqonayaan markey xamar u sujuudaan wax caqliga gala keen ama iska aamus fuckman

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 7 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqada ilaahay ayaa og

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 7 หลายเดือนก่อน

    DUQAAN😂WUXUU RABUU ISKA SHEEGAA😂HEEDHE😂WAA KU SIDEE😂QABYAALADII OO 90 jir😂ah😂!!

    • @mustafahmed1690
      @mustafahmed1690 7 หลายเดือนก่อน

      WAA NACAS BEEN UGAAS AH

  • @ismailahmed2640
    @ismailahmed2640 7 หลายเดือนก่อน

    War yaa aamusiya dilaal miskiina

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waryaa aammus jaahilyahow😂

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 7 หลายเดือนก่อน

    Waar wax qarniyo hore hanagula meeraysane dhibta wadanka taal ka hadal

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkan ma bahasha dhacdo ayuuh cabah. Sidan kuma fiyoobo. Maad cayaarta ka deysan

  • @w410921
    @w410921 7 หลายเดือนก่อน

    Muxuu abwaanku taariikh hayaa, waa taxane fiican

  • @HooyosareedoCige-wv9fs
    @HooyosareedoCige-wv9fs 7 หลายเดือนก่อน

    Axmediya

  • @gorgornews-dc8uh
    @gorgornews-dc8uh 7 หลายเดือนก่อน

    Kani waa nacas
    Cabdillaahi suldaan timacade wuxuu yidhi duul-duul duriyad isaaq inuu yahay marhorey habar jeclo dood kakeeneene, waa dowdar diin iyo aan duruus dhigane
    Dumar wixii qajila ayuu duhur kufaanaaye waa dameer labo daan iyo carrab ducufa looyeelay
    Adkaatay
    Kkkkkkk

  • @saeeddjama5020
    @saeeddjama5020 7 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah wisdom man

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 7 หลายเดือนก่อน

    Imika dawlad baynu leenahay aynu ka gudubno saladiinta.. sharci mesha ka sarana hala sameeyo.. kaliya waxaynu u bahanahay Cheif caaqilo magaha iyo resident ID inoo saxiixa… dhakhataradwnana halagu bixiyo warqadaha dhashada caruurta… waxan lahayn dhalashadoodana ee hore cheif caaqilka reerku xafiisyo haloo sameyo laga siiyo…. Dawladnimo waa taa hala burburiyo systemka saladiinta

  • @adamali470
    @adamali470 7 หลายเดือนก่อน

    Ma dhiiranid tolkaana libib this ma sheegtid

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 7 หลายเดือนก่อน

    Salaan sare

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 7 หลายเดือนก่อน

    WARYAA AFXUMADA JOOJI. NAAGYOW

  • @MohaAbdi800
    @MohaAbdi800 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aliy duul duul waa sac barwaqo😂😂😂😂😂😂😂

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 7 หลายเดือนก่อน

    Maxa idinka siya maxa uga shekeynaysan odaygi wala baa u samaynaysan suuq naga amusa

  • @user-ct3jh2iz2k
    @user-ct3jh2iz2k 7 หลายเดือนก่อน

    ina abdule qaniis buu ahaa alh ha cadaabo duliga

  • @AminaAli-kt3db
    @AminaAli-kt3db 7 หลายเดือนก่อน

    Bal waxa ku hadlaysan ma waxa naga dhadhacinaysan sayid baa diin noo keeney

    • @MustafaAbdirahman-oo9eu
      @MustafaAbdirahman-oo9eu 7 หลายเดือนก่อน

      Sidaa uma jeedee sayidku cidaan isaga lasocon islaam umuu aqoon ducadaa uu saalixiyadee uu usheegayna isaaqoo qaadiriya ahaa may isticlaai jirin sayidkuna quxuu ahaa saalixiyo

  • @bilehproflms1389
    @bilehproflms1389 7 หลายเดือนก่อน +1

    Af xun afxun dhashay🤮🤮

  • @ahmedhashi7209
    @ahmedhashi7209 7 หลายเดือนก่อน

    Beenaale Qabri baa kaa dambeeya

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 7 หลายเดือนก่อน +1

    Duul Duuloow wax badan ayaan maqlayey H/J waxaa jebiya laba BARRE
    Maxaaa kuu diidey inaad tidhaahdo sidii INA FADAL
    Nimankii waddaadkii bannaa baacsadaan ahaye
    Ninbaa nin ku yidhi Boqor oo weliba ku celceliyey
    Nin lataagnaa baa yidhi waar intaad isleedahay hebel ku xumee ninka haysku dilin waayo berrina waa kaaga fadhiyaa
    Tan kale maxaa Hawiye kuu geeyey
    Tani waa Gojacade 2
    Kkkkkkk

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 7 หลายเดือนก่อน

      Waar hawiye waa adoon daarood ee saa ula soco

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @saiddheeredheere9072
    @saiddheeredheere9072 7 หลายเดือนก่อน

    Mujaaaaahid cali duuuuul duuuul wlhi ninkaaas sifcn baaan udhageystaaa taaariiikhdiìisa kkkkkkklabbo dhakhoood meel mawada glaaan kkkk

  • @abdirashiidahmed5382
    @abdirashiidahmed5382 7 หลายเดือนก่อน

    Waa bilaa cod

    • @caliduulduul6346
      @caliduulduul6346 7 หลายเดือนก่อน +1

      Mahe moobilkaga weeye jaale hhh

  • @a.salaana.salaan4014
    @a.salaana.salaan4014 7 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @ahmedabdirahman3042
    @ahmedabdirahman3042 7 หลายเดือนก่อน

    Si fiican bad u dhigtay xalay

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 7 หลายเดือนก่อน

    War Maxa iga sheekaysa waxan ma ogaenba tahay

    • @NimcoAbdi-us7hs
      @NimcoAbdi-us7hs 7 หลายเดือนก่อน

      😂😢😅😊

    • @xasancarab7405
      @xasancarab7405 7 หลายเดือนก่อน

      OGaden cidina kama dowladsana dirr iyo daroodba

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 7 หลายเดือนก่อน

    abwan agoonyahan cali duuldul iyo wariye mahad Adam Dirir kaftankiina runtaha ee habeenlaha aad baad uu gu mahadsantiin labada diinuba 😂😂😂