Maxa kala qabsaday masuuliyiin caawa madal ka wada qayb galay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 142

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 28 วันที่ผ่านมา +13

    Mansha allah
    Shacabkayga somaliland waxan ku jeclahay Ololaha iyo kaftanka bilaa turxaanta ah ee ilbaxnimada ku salaysan ❤❤❤

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 28 วันที่ผ่านมา

      KUMIYE SHEEKKO BEEN WUU KAKORAY

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 28 วันที่ผ่านมา +1

      ISBADELKU MA 400000MIYAN OO LAGU FAANAA CUSUB MA HAWO DALBAA CIDDII IIBISAY COD DOONTAA ISBEDALA KULMIYE WAAD QURXISEEN XAQAANA SHAQAYNAYA

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 28 วันที่ผ่านมา +7

    Guul daro wadani bay dultaala ee Allah umada haka qabto.

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 27 วันที่ผ่านมา

      Kaltuun wadani sowtaa ummadii oo dhami ku bìirtay eedo, doonida yay kaa buuxsamin naga soo daba basbaasayso, aniguba sanad ka hor kulmiyaan ahaa kkkkk maantana doonidii wadani baan ku biiray, idaa jaa nasru laahu walfatxu waray ayta naasa yadkhuluuna fii diini laahi afwaajan

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 27 วันที่ผ่านมา +4

    Insha allah guul kulmiye

  • @user-fz8ds2vz3n
    @user-fz8ds2vz3n 28 วันที่ผ่านมา +18

    😂 kuye way tashatay bulshadu war anaku kulmiye ayanu nahay from somliladers

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 28 วันที่ผ่านมา

      War maxamed kahin maxu la cala caley waxan arkey odagi o leh wadanka wano iska jogana hadi nagala gulaysto basaporki djabuti way naga cashatey msrka ani iyo muse mel ano u difi karna ma jirto ...isu diysri in markaga lagu gumaysto ..dadki ad hargysa ku laysen...hablo jailka la digey hablo suga lagu garacey ..berti iscisman dacas.... wa la arsanya manshalah hadi badaporki laga gatey hargyse uno dex fadiya wa guul

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 27 วันที่ผ่านมา +8

    Mar kale iyo kulmiye

  • @abdigouled
    @abdigouled 27 วันที่ผ่านมา +2

    Kan xiiran ee dhukani wa ay nacas ah mmtv wa faqash ayaan al dawan inshallah mousse bixi cabdi so noqonaya no faqash ciro from habarjeclo

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7yk 28 วันที่ผ่านมา +8

    hadhaw ha odhan dad dhintaa codeeyey

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 28 วันที่ผ่านมา +2

      Guul waddani insha allah

  • @suldanhamzehazzan4675
    @suldanhamzehazzan4675 28 วันที่ผ่านมา +3

    Xooghayaha wadani hadalkiisu ma cid soo socota ayuu celinayaa mise sidan ayaa soo dhawn iyo kaftan ka ah ba 😅😅

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 28 วันที่ผ่านมา +5

    Faysal baa sanadkan loo hiilinayaa

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 23 วันที่ผ่านมา

    The Somali people are very happy and supportive of both Awdal State of Somalia and Khatumo State of Somalia 🇸🇴. Both states are crucial for Somali unity and have demonstrated their readiness for a united Somalia, which brings us great joy to witness this approach. Currently, Somaliland comprises only three cities: Hargeisa, Burco, and Berbera, and it is primarily represented by one clan, the Isaq. Therefore, they cannot claim all of northern Somalia. It is important for this clan to respect peace and avoid creating any new conflicts in northern Somalia.

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 27 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdi naasir guulaysda adiga iyo soomaalilanba

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 27 วันที่ผ่านมา +3

    Ciro hurdaye Ciro baxsade Ciro amusne Ciro farimbi 😂 ILAAHAY noo ma keeno. Faisal ha la tijaabiyo sanadkan INSHALLAH 🎉

    • @Dugsiiye2002
      @Dugsiiye2002 27 วันที่ผ่านมา

      Faysal imika ayuuba waalan yahay

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 27 วันที่ผ่านมา

      @@Dugsiiye2002 waalida daaba loo bahanyahay

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 27 วันที่ผ่านมา

    Asalamu Caleykum
    Maansha Allah Kaftan baa ka dhacey Goobta 👏🏽👏🏽👏🏽🥰
    Somalidu waxey yidhaahdaan
    Reer Magaalku kaftanka bey runta isagu sheegaan 👏🏽👏🏽👏🏽well done

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 28 วันที่ผ่านมา +3

    Garbahaaray codyar niiqniiqniiq

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 28 วันที่ผ่านมา +2

    Isbedal aad haysaan waa maxay!!!.

  • @NasirMo-fh3ff
    @NasirMo-fh3ff 27 วันที่ผ่านมา +1

    Khayr alle haka dhigo.

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 27 วันที่ผ่านมา

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 28 วันที่ผ่านมา +5

    War kulmiye ma dhuumanateh huwanay kabaxa golaha

    • @nasirhudleh2682
      @nasirhudleh2682 27 วันที่ผ่านมา

      Hablahu in ayey raaga la yoytaman laga ficaan. Geelagi indocadee ka sheeke

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 27 วันที่ผ่านมา

      @@nasirhudleh2682 war dumarku waxay ujawaaban qashinka wadani ee dhiigyacabkaha ee cadowga gudaha yaa iska gadaysan laydinbaray dumarkow aamusa shicibkaanunay uf wadani meeldaran kadhaca allaahuma aamiin wadni inta xumaanta wada hogaa qodaysan laydinku dabool xirsi howgu horeeyee alow naga aqbal wadankey duminayane

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 28 วันที่ผ่านมา +2

    Wadani xin iyo eed xag xagsho aflaqado canjarafaysaysn moyane wxba siyaasad iyo hogaamin mina malaha Wlee

  • @user-rl8ol2dh2c
    @user-rl8ol2dh2c 27 วันที่ผ่านมา +1

    Kulmiye ilaahey baa doortey❤❤❤❤

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 28 วันที่ผ่านมา +2

    Isbadalba baay bagacisu miyanay ahaynkuwii wadanka dhacay baabiiyay ee marlabad umada kala qaybiyay jabhadah samaystay huwanta garab siiyay xusbiga wadani iyo xulufadooda maxakabad dadwayna sugaysa qaran dumiska faqash ushaqeeyayasha walahibanay hal cod heelayn somaliland cadawgoodu waa wadani umaduna way aragta labanin ayunba tartanka loo kala codaynaya nin iyo nasibkii faysal cali halgamaga qaran iyo madaxwayne muuse bixi labada cid an ahayni umada codkama heeli dontoi waa ino dorashada iyo codkayaga guul somaliland cadawgeedu hajaboo xaran qutayasha

  • @axmedjamac5125
    @axmedjamac5125 28 วันที่ผ่านมา +2

    Indha adayga wadani koobka ayuu qaaday

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 27 วันที่ผ่านมา +2

    Alla maxa munaafaq isagu yimid meesha mid ba mid kale bu ku maqan yahay waa wada dhuuni raac allow somaliland ka bad baadi tuugtan

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 28 วันที่ผ่านมา +2

    Inaqodax... kulmiye guuul

  • @rm7087
    @rm7087 28 วันที่ผ่านมา +2

    MASHA'ALLAAH TABAARAKA ALLAAH 🎉🎉🎉🎉

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m 28 วันที่ผ่านมา +2

    Wadani.wuu dhacayaaa ... see diisioi

  • @user-ug9zc1kv9f
    @user-ug9zc1kv9f 28 วันที่ผ่านมา +4

    Qudhmiye wuu sii socda waanu tegeya ilashey iyo umadiisuba raali ayey kayihiin bari iyo galbeedba shacsbku wuxu halgan ugu Kira deadaalna ugu jira sidii u dooran laha c.m.c ciro guuleyso

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 28 วันที่ผ่านมา +1

      Mayd garaaca cawaaqibkaaga ha sugi waayin gacanlibaax filmkii dhagar ciidan eed matasheen dib baa loo daawanayaa
      Cadawga gudaha ee ka dibada kunjeer ka xun waa u dhamaatay

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 28 วันที่ผ่านมา +1

      Xisbiga huwanta la tagerimayo faycal baaa labada qaraanka u danaaa afartaan caloshadaa u shaqeystashaa isbedel ma wadaneee qaraan dumis Bay wadaan down wadaani

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 28 วันที่ผ่านมา +1

      Caac no ciro caano fadhi , no huwan faqash kalkaal yaa dooranaya buurtii baa iidn sugaysa sidayni yeeli

    • @bashirmohamed474
      @bashirmohamed474 27 วันที่ผ่านมา +1

      Qudhmiya waa ku daayay ciidan jab toban qolo xuduudo xidh waa laga baxayaa

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 27 วันที่ผ่านมา

      @@jamaadnuura10Cadow aan aheyn Kulmiye ma jiro Soomaaliland Huuno

  • @user-ui7ff4rq5l
    @user-ui7ff4rq5l 26 วันที่ผ่านมา +1

    Guusha iyo guuldaradaba waxa og alaah hadanbaadin

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 28 วันที่ผ่านมา +4

    Kulmiye waa wax laga khajilo hadal qaadkiisu.viva waddani ❤🎉🎉

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 28 วันที่ผ่านมา +2

    Xusbiga waddani intii ugu jilicsanays ayay xaga hore so mariyeen bal eeg cirro bal reg ku xigeenka bal eeg khadar yare waan yaabay waa duur mee tolow

  • @user-nc7dz4eh5s
    @user-nc7dz4eh5s 27 วันที่ผ่านมา

    Wadani in the building ❤

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 27 วันที่ผ่านมา

    Awrta jooji Maxamed Abiibow ❤

  • @yassenabdallah2143
    @yassenabdallah2143 28 วันที่ผ่านมา +1

    Ragani way xanuusanayaa waana lag khasaaray soo saaridoodii

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 28 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi wadani cidiyahay kudagalamayasn

  • @user-lu3yt3ec1r
    @user-lu3yt3ec1r 27 วันที่ผ่านมา

    Ilaahy amar abiib mooyane inta kle mn dhagaysan

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 28 วันที่ผ่านมา +2

    Ooyaaye waa basaas waloo sarbeebay dhagwayn

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 28 วันที่ผ่านมา +1

    Illahey dartii isoo booqo zxb 😢

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 28 วันที่ผ่านมา +3

    Waddani jidkii guusha ayuu cagta saaray!.....dadkii xildhibaanadii way ka xishoonayan in Kulmiye lagu shaambadeeyo!

  • @Zakhiya
    @Zakhiya 27 วันที่ผ่านมา +1

    Niiqniiq raga sidooda uhadal

  • @mukhtarhussein3209
    @mukhtarhussein3209 27 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan qodax ,intaasaa ku filane ugu daaya!

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 27 วันที่ผ่านมา

    Xisbigan wadani xaguu iska macaash siiyay miyaanu taariikhdiisa lasocon waxaan odhanlahaa sididaada mooyee dhuldhacaaga hubso waleearkay doorashadu dhamaato waalaydin abaalarin inshaa allaah

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 28 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan qaran guuuuuul

  • @SahraDaauud-o2b
    @SahraDaauud-o2b 18 วันที่ผ่านมา

    Caliyo cuuuuuuc

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 28 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidagale doqon badanaa

    • @mohamedahmedmohamed9606
      @mohamedahmedmohamed9606 28 วันที่ผ่านมา

      Ciidagale Fariid ba laha oo aan ka ahayn ilma Mooge iyo Kood buur , iyo Ibraahim Caydiid
      Sida uu Ciidagale ku socdana dhawaan waxa dhici doonta in Ciidagale ayaan ahay amase waa Abtiyaaladey iney Ceeb iyo wax isku caayo noqoto .

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 28 วันที่ผ่านมา

    Cod iyo cudud kulmiye

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 27 วันที่ผ่านมา

    Cabdi naasi waaxil dhibaanka kaliya enlagukhasaarin marwalba waanuducayna haguulaysdo akhiro iyo aduunyaba

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 28 วันที่ผ่านมา

    Walaa xowla walaa quwata ma sidan ayey Somaliland ku dambaysay…
    Waa Khayran Katiiran

    • @abdirahmanhussein6230
      @abdirahmanhussein6230 28 วันที่ผ่านมา

      muse bixi ayaa dhiig islaam galiyey oo inkarihiiba ku qarxaya

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 28 วันที่ผ่านมา

    Kolay qofba miduun buu taageeri doonaa kuligoodna waa Guul kaad raacdaba. Sharciga dalka ayuunbu ku dhaqmayaa.

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 28 วันที่ผ่านมา

    Ragan waa qosol way iska Farax sanyihiin waa Jaadka iyo mirqaanka

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 28 วันที่ผ่านมา

    Waxaanu idiinkuducaynay inaan allaah soomaalilaand gacanta idiingalin allaahuma aamiin aallaah idiinma fududeeyo huwanay abaal xaaroow xaabayay lagu tacab qasaaray ee xasandhiiqo wataa ala idinka qabay wadanka wamaqaariibe aloww naga aqbal shicibkaanu nee dhiigyacabkan wadani

    • @abdirahmanhussein6230
      @abdirahmanhussein6230 28 วันที่ผ่านมา

      Majority ayaa sanadkan odihiisa soo jabsaday oo qof buka ducadiisu waxba tari mayso

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2m 28 วันที่ผ่านมา

    Waryada 3 xiisbi meel kale kama imaniin waa reer somali land ee laa kii niimaan catamaya oo xilaal haya cada hadayan waa shraf daro😢

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 27 วันที่ผ่านมา

    Cabdi naasir ningaranaya wixiilodoortay kuwakale inyar moye waa afkanol iyo hungurikanool

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 28 วันที่ผ่านมา +1

    Lori faqashta jabtay rumayso ama ha rumaysan

  • @rm7087
    @rm7087 28 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 28 วันที่ผ่านมา +1

    Kulmiye muxuu kudhaamaa wlee

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 28 วันที่ผ่านมา +1

    Waar meesha ma xaflad huwan bay aheyd

  • @user-xr6wu4cx4y
    @user-xr6wu4cx4y 27 วันที่ผ่านมา

    markuu wadani la doorto waxaan codsanayaa in madaxtooyada la maydho oo biyo lagu nadiifiyo ileen qudhmiye ayaa qudhmiyee uuff

  • @AdanAxmed-gp6ct
    @AdanAxmed-gp6ct 28 วันที่ผ่านมา

    Waryaa macaaceey

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 28 วันที่ผ่านมา

    Uf makuwii dhiigyacabkaha ee wadani ba hadlaaya war xishooda oo dhuunta huwanta laas caanoodat

    • @ashanor8035
      @ashanor8035 28 วันที่ผ่านมา

      Kulmiya waa fuley Irbad dhuub magelisaan afkun wayden dheeryahay

  • @user-pj7ge1zx1b
    @user-pj7ge1zx1b 27 วันที่ผ่านมา

    Kii abiib kamirada la ciyaari jiray😂😂 dadka uu wax U yahay ayan darana qof cadiya oo matala oo aqoon Iyo caqli leh oo dadka matali Kara may wayen😊

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 27 วันที่ผ่านมา

    Wadani isagaba dalkaduulimaad ku ahe yaadooranaya

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 27 วันที่ผ่านมา

    Cadawga Gudaha (Waddani)

  • @gogaysatv4783
    @gogaysatv4783 28 วันที่ผ่านมา

    Ma cudhaybaa ducaynayya ? Waa cajoib

  • @saffsuff
    @saffsuff 28 วันที่ผ่านมา

    Nin wayn laguma adkeeyee nasir sidaa ka daaya wadaniyow

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 28 วันที่ผ่านมา

    MAXAA SIRO LA QAYBSADAY SALAAM AAN NIYO AHAYN GACMO LA ISA SAARAA
    RUNTA LAGA SIQAAYA BEENTA SACABKA LOO TUMAY
    MIDHO GEESI BEERAY HAWL-YARI KU GURATAA LAKIIN MA SII SOCON DOONTA
    JAMHUURIYADA SIDII MUJAAHINTII QORI CAARADII UGU XOREEYEEN
    AYAY SHACABKA JAMHUURIYADU
    MAANTA DIYAAR UGU YIHIIN INAY FARTOODA DABADHILIFTA KAGA XORREEYAAN
    NO XIRSI NO XAASHI CIRRONA HA SHEEGIN

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 28 วันที่ผ่านมา

    Niic miidhan iskugu yimid meesha

  • @mohamedfarah1058
    @mohamedfarah1058 28 วันที่ผ่านมา +4

    Reer wadani waxba islama hayaan ee beenbay isku madadaalinayaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 28 วันที่ผ่านมา

    Jareexa Kadhacday😂😂😂😂

  • @mohamedAbdillahiElmi-ni7md
    @mohamedAbdillahiElmi-ni7md 28 วันที่ผ่านมา

    Wadani dhamaantood waa hadhaagi ama ludadii kulmiye iyo ucid markaa adeer wadani waa cadow dalka uma naxaan shacabkooda

  • @museali8972
    @museali8972 27 วันที่ผ่านมา

    GURUUJE KHASABKA KADAA

  • @abdit8270
    @abdit8270 28 วันที่ผ่านมา +1

    Ala maxaa meesha tuug iyo huwan isugi timi. Hadaabad guulaystaan Mee dalkii iyo dadkii aad xukumi lahaydeen? La ogaayoo goroyo haad bay noqotay!

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 28 วันที่ผ่านมา

      Dalka intii kulmiye kasoo cararay anaga raadin doona ee Hanoo warwarin.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 27 วันที่ผ่านมา

    aar isma dhaamaan 3musharaxba se muusuun bal hana dhaafo dal iyo dadba way naceene

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 28 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan kani waa nin wadankiiss u daacada eemaaha af hsyeenka geele ee passporada dadka ku bahdila

  • @museali8972
    @museali8972 27 วันที่ผ่านมา

    KII CODKA NAAGTA LAHAA OO CANDHUUF TUFAYA CEEB

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 28 วันที่ผ่านมา

    Maxaa qudhun iskugu yimi meesha

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 28 วันที่ผ่านมา +2

    War waxaa wali layaabanahay xisbiga wadani ma hayo wadadii lagu dooran lahaa waayo dalkan sida cadaanka ah loogu soo duulay, ayay iyagu la saftaan dadkii ku soo duulay, markaasi ma Somalia iyo Djibouti ayay codka doonayaan maa daama ay shacab koodii ana la dareen ahayn

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 27 วันที่ผ่านมา

      Codi kumey soo duulin Dalka
      Ee Illahey ha laga baqo

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 28 วันที่ผ่านมา

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 22 วันที่ผ่านมา

    Akhas dukur

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 27 วันที่ผ่านมา

    Niin kaa moolada ah waa fagaash ee maa fagash taa aya daanno ah

  • @ayanomar1913
    @ayanomar1913 27 วันที่ผ่านมา

    Ileentuugtu waa tuugoiyin abidkiiba waa tuug midwaliba waa maxan cunaa maxan cabnaa maxan dhuunta marina midwaliba wuxu Kiwi ayuu uguntayahay allehe hanaga qabto kuligoodba

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 28 วันที่ผ่านมา

    Qabyaaladii ooo qaawan ceeb waynaa

  • @fdama
    @fdama 27 วันที่ผ่านมา

    Republicans of Joke-land.

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 28 วันที่ผ่านมา

    🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 28 วันที่ผ่านมา +1

    Beeeeenaale dhukur isbedelkee tuuugtii kulmiye iska qabtay imika huwan isubedelay

    • @Dulmi_diid123
      @Dulmi_diid123 28 วันที่ผ่านมา +1

      Rooda dhukuro.waddani wuu soo baxayaa miyaad dilaaci doontaa guuul waddani

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 28 วันที่ผ่านมา

      Waddanigu waakee mèesha waxaa ka muuqda tuugtii kulmiye laga eryay kollay waa laba kulmiye ka jooga ayaannu dooranaynaa​@@Dulmi_diid123

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 28 วันที่ผ่านมา

    Huwaney hakayabina inlaydindorto yusra harti miyad ilowden burafulkini adraga kulaysen mañana ilawine takudarsada

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 28 วันที่ผ่านมา

    WAA IN YAR OO ISTAQAAN OO ABTI IYO ADER ISKU AH.
    BAL DHAGAYSO MAR WALOO HAYDLAYAAN WAXAY YIDHAAHDAAN
    INA ABTIGAY INA ADEERKEY. TAAS KU TUSAYSA TIRA YARIDA ISAAQ LAND.

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u 27 วันที่ผ่านมา

    Ebersment

  • @maxamedcabdi60
    @maxamedcabdi60 28 วันที่ผ่านมา +1

    Meeshan waxa iskugu yimid cadowgii gudaha yusra harti iyo xildhaab ooyaaye oolaangaaba kkkkk adeer kursi aad heleysaan majirtee naftiina hafaraada kadaaya

    • @MohamedAhmed-bd4ug
      @MohamedAhmed-bd4ug 28 วันที่ผ่านมา +1

      Ragiii ama qoodhii ayaa iskugu yimid dhediga Isaaq hayska hadlaan.

  • @axmedmacalin3344
    @axmedmacalin3344 28 วันที่ผ่านมา +1

    Kan xiiran ba ugu hadal xun

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 28 วันที่ผ่านมา

    Wuuu anbabixiyeen odaygii

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my 27 วันที่ผ่านมา

    Xisbiga ugu lita xisbiyada oo wadani aa iyo xildhiban kaa ugu lita xildhibanada wa ina abib 😢oyaye wana huwanta gudaha somaliland ninka ana ogayno manta ogow g36 huwan f***k

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 27 วันที่ผ่านมา

    Anagu kulmiyaanu nahay

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 28 วันที่ผ่านมา

    Guul wadani 🧡🧡🧡🧡🧡🧡💯

  • @user-of8ok7cf5u
    @user-of8ok7cf5u 27 วันที่ผ่านมา

    somali si kostay doorosho ama olole ugalaan xukuumad kasto timado dadkaiyo dalka waxba kabadali maayaan oo noloshii aasaasiga ahaa ee dadka waxbadal lagu sameen maayo laydh qaaliya biyo la"aan waxbarasho qaali xirfad aanu wadanku lahayn waxsoosaar aanu wadanku lahayn shaqo la"aan aan usuuro galinaynin qofku inu mareeyo noloshiisa gudaha wadanka markaasay intay melahaas iskugu imadan been noshegayan anigu aakhiro ku cafin maayo siyaasiga raba inuu talada dalka ku fuulo been iyo khiyaali...........

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 27 วันที่ผ่านมา

    ISBADALKO. WAA. IN LXADAA. WADANKA. TUGTII. XADAY. WADANKA. HURI. AYAY. WADANKA. WAX. OMAYGABAN. XABAAL. KURIDIIN. MARKAA. ISBADALKA. WAA. MAXAY. KKKKKKĶKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 27 วันที่ผ่านมา

    Kalmadi cabdinaasir kunoqotay waran wadnaha kagayaala munaafiqiintii

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 28 วันที่ผ่านมา

    Oo huwantii gudaha ee laascaanood ee dhiigyacabkaha aya isqarin waydaye makulmiyoo idiinmatdhaay dhar idiin xidhay wadankiinii wakaas idinyidhi ee idin xoreeyaya aya dhuumanaya akhas ilatn ma xishootan huwanay

    • @ashanor8035
      @ashanor8035 28 วันที่ผ่านมา

      Yaadalka xoreeyey C/Raxman tuur Alaaha hawnaxariisto no muuse fuley no muuse

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 27 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk dabajirti baa iskugu timid

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 28 วันที่ผ่านมา +1

    Kulmiye waa wax laga khajilo hadal qaadkiisu.viva waddani

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 28 วันที่ผ่านมา

      Maxa laga qajilata kulmite waka kuumaydhay dharkuugaliyay kuyidhi shaqatso wadankagiina wakaas dhinacakagal abaal xaarow akhas mawadanigii dhiigyacabkaha aya hadlata war xishooda is qariya huwanta laas canooday

  • @MohamedQooje
    @MohamedQooje 27 วันที่ผ่านมา

    Gusha so racaa rer kulmiyaw 7 sano khasara ayanu so marnay

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 28 วันที่ผ่านมา

    Waar ummadda ka hor taga waxaa badalaysanba iska yar, Muse jaahilba turi lahayden!