Maxay iitahay Amiira? - ArimaHeena Vlog #6

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • social media:
    Amiira: / amiira.qaali.18041
    / amiraqurux7
    snapchat: amiiralove7
    Arimaheena : fb / arimaheena
    / arimaheena1
    snapchat: arimaheena

ความคิดเห็น • 1.4K

  • @Hodanhassan222
    @Hodanhassan222 9 หลายเดือนก่อน +271

    2024 inta dawanaysa 😂😂😂

  • @hambasgang
    @hambasgang 9 หลายเดือนก่อน +130

    2018 ayaa lasoodhigay anigana waxan daawanooya 2024😢😢😢😢

  • @kafkaluley3252
    @kafkaluley3252 9 หลายเดือนก่อน +200

    Who is here 2024😢😂

    • @raxmoibraahim1557
      @raxmoibraahim1557 6 หลายเดือนก่อน +4

      Talow maxa raadinow naaa 😂😂😂😅

    • @KeceKece-g6k
      @KeceKece-g6k 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@raxmoibraahim1557 yaa og hee😅😅

    • @user-amiisha
      @user-amiisha 6 หลายเดือนก่อน +2

      😂ma ogni

    • @caashosomali620
      @caashosomali620 6 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@user-amiishawaasoo afurtay mahino😅

    • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
      @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 6 หลายเดือนก่อน +2

      me😂

  • @ZAKARIE44
    @ZAKARIE44 5 ปีที่แล้ว +948

    Videogaaan mar horaa dawaday balse waa u xiisay hada 2019 dawatay lets hit the like botton👍😂

    • @Abuubakar-Mohamed
      @Abuubakar-Mohamed 5 ปีที่แล้ว +1

      Pleas substribe

    • @nocenase5617
      @nocenase5617 5 ปีที่แล้ว

      Aax h sgv ensg

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 ปีที่แล้ว +1

      Walal yasheey subscribe Hadi ii sarti waxabo kama halabayo walahi

    • @nasroaxmed2739
      @nasroaxmed2739 5 ปีที่แล้ว

      Hye arimaheenaa Ani xitaa uxiisay lkn meel lagaa helaayo malahan

    • @umuilyaasmedia5684
      @umuilyaasmedia5684 5 ปีที่แล้ว

      Arimaheen asad hajoow aan ku bartay mahadaama aan maqlay in youtopar ahaa mudo badan

  • @anisacadey7324
    @anisacadey7324 4 ปีที่แล้ว +471

    Intii 2020 dawaneeso like ha ila dhafina plz

    • @sophiashariif5818
      @sophiashariif5818 4 ปีที่แล้ว +8

      Wlhi mar hore dawaday lkn wan uxisay

    • @leylaladan2397
      @leylaladan2397 4 ปีที่แล้ว +5

      aniba sidoo kle walipa hadda waa soonkii 2020

    • @SunShine-md3yd
      @SunShine-md3yd 4 ปีที่แล้ว +3

      leyla ladan haha me tooo wallahi lkn isku meel majogan hada miya

    • @ayaanjaamac1710
      @ayaanjaamac1710 4 ปีที่แล้ว +2

      Ani wxn dawanayaa 2020 /july/ 19

    • @sheeqnuurabaa8802
      @sheeqnuurabaa8802 3 ปีที่แล้ว

      Zxp subscribe iisar

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 6 หลายเดือนก่อน +15

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw❤❤❤

    • @muniiromaxamed-qh6gb
      @muniiromaxamed-qh6gb 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yuuzeyhajji6338
    @yuuzeyhajji6338 2 ปีที่แล้ว +183

    2018 aa laso dhigay anna. 2022 aan dawanoyaa yaa ilamid ah yaase IGA Dan beeyo..😂😂

    • @sharmavich
      @sharmavich 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani kula mid eh😅😅😅

    • @jawahirjalaqsn9584
      @jawahirjalaqsn9584 2 ปีที่แล้ว +3

      Waalaga dambeya 😂😂😂😂

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 2 ปีที่แล้ว +3

      aniga kaa dambeya 1 bil 1 September 2022 ayaan daawanayaa

    • @Hamtha_
      @Hamtha_ 2 ปีที่แล้ว

      @@xamdaqueen3706 anaa kaasii dambeeya😂

    • @waliidaxmed1036
      @waliidaxmed1036 2 ปีที่แล้ว

      Anba kula mida ahay caawa dawanaya 17 sebtenbar

  • @ikramdiini9278
    @ikramdiini9278 ปีที่แล้ว +59

    Flashback who’s watching 2023? 😂

    • @naasirdaahir6886
      @naasirdaahir6886 10 หลายเดือนก่อน

      Me😂

    • @teammaster7952
      @teammaster7952 10 หลายเดือนก่อน

      Me wlhi

    • @happydiamond3904
      @happydiamond3904 10 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂me
      midkale amiira qosolka iga dhameysay caawa siday khamaarka u xidhantay😂😂

    • @Najma.Naleey
      @Najma.Naleey 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga😂😂😂hadaan fiirsanooya 😂

    • @ena_dayip
      @ena_dayip 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@Najma.Naleey2024😂

  • @naleeymuqtaar292
    @naleeymuqtaar292 ปีที่แล้ว +34

    dadkan waxey tagan yahin videogan wan kuso ceshte balse ani hda igu horeso 2023😂wabaaa

    • @FaradowsoThis
      @FaradowsoThis ปีที่แล้ว

      Seme😂

    • @Sacdiyokushakusha
      @Sacdiyokushakusha ปีที่แล้ว +1

      Sem 2023 seb 1😂😂

    • @iftiinkanolasha1
      @iftiinkanolasha1 11 หลายเดือนก่อน

      same😂😂

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 10 หลายเดือนก่อน

      Ani xita😂😂2023

    • @Mandeeqa
      @Mandeeqa 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ani xataa hada ayn dawnyaa

  • @SafiyoHareed
    @SafiyoHareed 9 หลายเดือนก่อน +25

    2018 aa la soo shigay ana 2024 aa daa wanooya ya ila mid ah😢😢😢🎉🎉🎉🎉

    • @MukiCllaahi-eo8mj
      @MukiCllaahi-eo8mj 8 หลายเดือนก่อน

      Aniga xitaa 😂😂😂

    • @xalimocumar6149
      @xalimocumar6149 8 หลายเดือนก่อน

      Me😂😂😂

    • @NasriinXasan-ik1qc
      @NasriinXasan-ik1qc 7 หลายเดือนก่อน

      Same😅😅

    • @nadiraabdullahi
      @nadiraabdullahi 5 หลายเดือนก่อน

      Soon ba laso dhigay ana son baa dawanaya😅

    • @qalishire8119
      @qalishire8119 4 หลายเดือนก่อน +1

      Anige horta markan asim abihiis maqaby mise

  • @ridwantimo4164
    @ridwantimo4164 4 ปีที่แล้ว +14

    2020 yaa ila daawanaya ayadoo Amiira la guursaday asad hagio chanelkii laga jabsaday ck show ku qabtay malaysia arimaheena velogi iska daayey wlhi vedioyadiisa dib ayan ugu ceshtaa

  • @Siyad20
    @Siyad20 ปีที่แล้ว +16

    Vedio keliya aan aduun ka ugu jeclahay 😢❤❤❤❤❤ Ramadaan kariim 2023👋

    • @HalanePro
      @HalanePro 6 หลายเดือนก่อน

      2024 ramadaan kariim 🎉

  • @AyaanMohameddahir-up3bd
    @AyaanMohameddahir-up3bd 9 หลายเดือนก่อน +9

    2024 aadaawanoooyaaaa 😂😂😂😢😢😢

  • @muminhussein4261
    @muminhussein4261 5 ปีที่แล้ว +76

    Soonka soosocdo caafimad iyo qeyr Allah nagu gaarsiiyo

  • @Ayusha243
    @Ayusha243 3 ปีที่แล้ว +28

    Watching this on December 2020 and I’m curious if you’re is still in relationship/married to the same girl that sent this gift. I hope you are 🤲🏼 and I hope you and Amira are still good friends

    • @Anharmohamett2870
      @Anharmohamett2870 9 หลายเดือนก่อน +1

      Watching this on 26 december 2023❤

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 10 หลายเดือนก่อน +5

    2023 dawanoya mid kamid ah vellogs ugu qurxda basna an dawano yaa iga danbeyo😂😘

  • @altianoelchapo6456
    @altianoelchapo6456 6 ปีที่แล้ว +56

    Mansha allah walaahi noloshanyar ee quruxda badan ee aad Malasia ku nooshiihiin ayaan ka helay ilaahay ha idin siyaadiye 🤲🏽

  • @mustafemiami7520
    @mustafemiami7520 6 ปีที่แล้ว +44

    😂😂😂Arimahenaa Ku tageera bro Wlhi Funny baa tahay Niin furfuran💑💓😅😅
    Amiira waxay dhahdey booska wallkey uu itagan yahay lkn Realy Wa isku eegtihin Woxoga Indhaha iyo ilkaha
    Anayway jacelka Ayaba wlltinimo ka bilawda ee Isku Qabsada 💏🏆

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 4 ปีที่แล้ว +2

      Subscribe 39ayaan kga dhigy eee.adiguna subscribe igu caawi pls

  • @maizamohaan
    @maizamohaan 6 หลายเดือนก่อน +15

    wHo is watching in 2024😅😅

    • @Fardawsacc
      @Fardawsacc 5 หลายเดือนก่อน +2

      Me 😂😂

    • @wllmahir2425
      @wllmahir2425 3 หลายเดือนก่อน +1

      Me 😂😂

    • @xamdicabduwahaabsiraaji754
      @xamdicabduwahaabsiraaji754 3 หลายเดือนก่อน +1

      Me😂😂

    • @YuusufOmarDayib
      @YuusufOmarDayib หลายเดือนก่อน +2

      😅😅😅😅 waa iqabatay nolosha iguso qabatay

    • @JeonMiney7
      @JeonMiney7 หลายเดือนก่อน

      😂​@@YuusufOmarDayib

  • @maxameddheeg2251
    @maxameddheeg2251 5 ปีที่แล้ว +22

    Sida raga like igu dhac siiiya dhalinYaro ❤❤

  • @ayaanxusen4551
    @ayaanxusen4551 ปีที่แล้ว +5

    2018 ayaa kasoo dhigay vediogan ana waxAn daawanayaa 2023 yaa ila mid ah❤❤❤

    • @calasocabdi4221
      @calasocabdi4221 ปีที่แล้ว +1

      Anaa kulmid ah waxan islhaa amiir 5sno miyeye caan aheed

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 6 ปีที่แล้ว +2

    Arimaheena well done sxp marka chance hesho dalxiis u bax oo soo gali meelaha ugu fiican ee Malaysia leedahaday i.e genting highland, lankawi, portdicson, pulau penang iyo kuwa kaleba..i miss Malaysia..give me a heart bro.

  • @hamdamoha8153
    @hamdamoha8153 4 หลายเดือนก่อน +3

    2030 inta dawnysa wan idinsalamy may be inan nolen iso duceya❤

    • @Khadruuzh
      @Khadruuzh 3 หลายเดือนก่อน

      2030 waa la gaaray ma noshahay😭🏃🏼‍♀️👌🏼😂

  • @suhanahpipeh7401
    @suhanahpipeh7401 6 ปีที่แล้ว +20

    Arimahena ku tageraH Bro!😍Keep going❤❤

  • @abuyaska4607
    @abuyaska4607 6 ปีที่แล้ว +4

    ar kanaalka maanta ayaa iigu horeysa youtuber na ma ahi laakin arimaheena your vlogs are lit..keep repping us.🙏🏽🙏🏽👍🏽

  • @Abdirahman_03
    @Abdirahman_03 ปีที่แล้ว +5

    Waqtiga wuu isguray
    Yaadawanaya 28/2/2023 waa uu xiise video yadii macaanaa lknsi hada social media ha Somalida wuu halabay

    • @zuhureyyyy
      @zuhureyyyy ปีที่แล้ว

      8/ 3/ 2023 daawanoyaa😂

    • @Zakily-tiktok
      @Zakily-tiktok ปีที่แล้ว

      ​@@zuhureyyyy11/5 kaa soo salaamay😂

  • @saraasheikhali5002
    @saraasheikhali5002 2 ปีที่แล้ว +18

    2022 ayaa kuso ceshtay video gan yaa ila mid ah😂🔥

    • @anisomohamed34
      @anisomohamed34 ปีที่แล้ว +1

      Ani 2023😂😂😂😂

    • @Tuludyare-dr1rr
      @Tuludyare-dr1rr ปีที่แล้ว

      Aniga xitaa waa sidaas 2023

    • @Caishocumar-c2j
      @Caishocumar-c2j 9 หลายเดือนก่อน

      Ani 2023 bisha 12aad yaab

    • @Mrleexo
      @Mrleexo 4 หลายเดือนก่อน

      2024😂😂😂

  • @nadyaqueen-p8d
    @nadyaqueen-p8d 4 หลายเดือนก่อน +4

    sidoo kale 2024 aa daabanooyaa Like 😂😊saar

  • @mohammedsultanali1134
    @mohammedsultanali1134 5 ปีที่แล้ว +4

    ArimaHeena sxp funny aa thy VLOG gaga laguma caajisayoh horey u socoh wll

  • @Amiiramahamed-p8w
    @Amiiramahamed-p8w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Lee amiira wee yareed from 2024 😭❤

  • @dragonpanda4807
    @dragonpanda4807 6 ปีที่แล้ว +276

    777 like ayaan ka dhigy qofka 888 kadhiga like ha ii dhaafo😂😂

  • @zubeerosman2120
    @zubeerosman2120 3 หลายเดือนก่อน +1

    2018 marki ugu horeesay waan daawaday maanta oo 2024 baan dib u daawada aduunyo orod badanaa💔🥺😭.

  • @MaqsuudCiise-s3c
    @MaqsuudCiise-s3c 6 หลายเดือนก่อน +4

    Flashback who’s watching 2024 😭😂😂💔

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa daawanaya 2021 Amira oo hooyo noqotay maasha allah

  • @buujagabadhacajiinkagaadob4621
    @buujagabadhacajiinkagaadob4621 6 ปีที่แล้ว +10

    Amiira arimaaheena waaan idhin salamay❤💯

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 6 ปีที่แล้ว +12

    Wow! Manshallah tabarakallah
    Arimaheena iyo Inanta Amiira Wacan Haka reebin Dumaashideena mustaqbalka dhaw Allaah haydin sharfaan idin leeyay ramadaan Kariim dad qalbi nadiifa baatihiin noolaada yaakh

    • @asmayomar1469
      @asmayomar1469 6 ปีที่แล้ว +1

      Zuhuur Adem 😂😂😂 ma iska camirane abyo abayadey waye uuba ku dhahee scml adih

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 ปีที่แล้ว

      Zuhuur walal subscribe in ii sarti rawa thnx

  • @najmalibanahmed768
    @najmalibanahmed768 6 ปีที่แล้ว +50

    videogaada laguma caajiso waa mid mar walba na farxad galiya Arimaheena wlkeyna waligaa farxad ku rijeenaa 👌👌😊😊

  • @abdifitahmacalin6604
    @abdifitahmacalin6604 5 ปีที่แล้ว +2

    Arimaheena i see you after 7year may allah protect you sxb sare wa ismail cali codey walalkiis oo kuleh keep going

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +14

    2019 inta dawatay like me

  • @sakariyehusein3629
    @sakariyehusein3629 6 ปีที่แล้ว +2

    احلى شىء فيهم انهم محجبين إلى فى البلد كلهم ماشاء ألله.

  • @hangoolgudinmasar4087
    @hangoolgudinmasar4087 6 ปีที่แล้ว +250

    Aar Gabadha haday inaan tahaay madax banaan meel igu sheega way iga dhex baxdee 1000 like ahna waan ku meeheerina ee igu tageera like ta si aan u heelo quruxleeyda hadii aan la qabin hadii la qabona commetigu ha batoo

    • @hizamhasa9189
      @hizamhasa9189 6 ปีที่แล้ว +2

      Hangool ood h

    • @cayuzhqurux8293
      @cayuzhqurux8293 6 ปีที่แล้ว +4

      😂😂😂madax banaan mahan wll rer ayey ledahay

    • @ruqiyamaxamed2609
      @ruqiyamaxamed2609 5 ปีที่แล้ว +2

      Gabadui maa walaashabaa

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 ปีที่แล้ว +3

      Walalaheg an jecelahay Hadi subscribe ii sarti waxa ween kama qadanayo lakin aniga waku faraxa

  • @sundusmoha8792
    @sundusmoha8792 5 ปีที่แล้ว +90

    Wiilasha yar yar laakiisa adna sooma dhalin intii ila araqta like ii saara

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 ปีที่แล้ว

      Sundus walal subscribe isaar shukran

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 4 ปีที่แล้ว

      Anigu like waxn kuugu saary
      🌹Isku magac nahay wllshay MashaAllaah🥰

  • @ceyni-luul8151
    @ceyni-luul8151 6 ปีที่แล้ว +400

    like ta igu sharfa

    • @adnanderossi8406
      @adnanderossi8406 6 ปีที่แล้ว +3

      Ceyni- Luul fuck wx sheegto maa weyday baaaac

    • @ahmed-wg6uv
      @ahmed-wg6uv 6 ปีที่แล้ว +3

      Ceyni- Luul walaal diinta like laguma gato ee hadalka iska sax

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 6 ปีที่แล้ว +1

      Ceyni- Luul aan ku saaree sariirta na saar adne 😂

    • @hiirale4046
      @hiirale4046 6 ปีที่แล้ว +1

      Ceyni- Luul diinta like ha siisaan dulliyahow waxaas ma fiicno

    • @dhalintakacdomkasomaliyede3633
      @dhalintakacdomkasomaliyede3633 6 ปีที่แล้ว +2

      Ceyni- Luul muslimku maahan kalmad ama wax lagu qaraabto like na lagumaraadsado war sida iskudhaam like wax qiima kuumalahan diinteena sharafta leh hakadhigin wax lagu tuugdado

  • @miskidiyeeshe
    @miskidiyeeshe ปีที่แล้ว +3

    Bisinkow 2018 aa ani nah hadda dawanoyaa 2023 yaa ilamid ah 😳😂

  • @naftauroon1468
    @naftauroon1468 6 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi guys mallinta xnaqsanhy leenba dawadaa video ginaa xanaqaba wa iska ilowaa keep it up 🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @ismailhirsi2871
    @ismailhirsi2871 6 ปีที่แล้ว +7

    OMG 🤤 waa amiira manshallah i like her wallah snapka ku arkaa waa so smart,genius,brilliant.. alleh yahfidkum sisto..😍😚😚

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 6 ปีที่แล้ว +223

    Anu waan ku fanaa ArimaHeena
    Yaa Iguraacsan Like igu raaca

  • @ahmedsahal3641
    @ahmedsahal3641 6 ปีที่แล้ว +13

    King Arimeheena And Quen Amira Full Resbect Wlhi Keep Going Zhpayaal 🙏💖

  • @ismailfiidow4879
    @ismailfiidow4879 6 ปีที่แล้ว +103

    Amira wey xishood badan tahy kkk mashalah gabar fcn waye 😁😂😘

    • @mohamedadow4244
      @mohamedadow4244 5 ปีที่แล้ว +4

      Ruunta waye wlhi Amira wey xishod badhantahay wey quruxbadhn tahay Soo cute Love u siZ

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed iyo Ismail kheer Allah nisiyo subscribe isara

    • @sheeqnuurabaa8802
      @sheeqnuurabaa8802 3 ปีที่แล้ว

      Zxp subscribe iisar

  • @jacfarxasan9106
    @jacfarxasan9106 6 หลายเดือนก่อน +4

    Flash back who's watching 2024😂

    • @Maryan632
      @Maryan632 4 หลายเดือนก่อน

      Aniga 😅

  • @warsanclaahicabdi1316
    @warsanclaahicabdi1316 ปีที่แล้ว +2

    Ya joogo 2023 wllhi waay isku qrxnayeen😢❤❤

  • @zuhaipomer8903
    @zuhaipomer8903 6 ปีที่แล้ว +4

    Legend hore soce bro
    Mnsha allah wa ku xidhanahy channel kaga barnaamijyo fcn wad so galisaa runti lkn wxad samaysa isku day in vedio go ugu badnan 6min

  • @safiyohassan8432
    @safiyohassan8432 6 ปีที่แล้ว +4

    Waxaa tahy wila aada u qosala badan mash allah markasta waan firasadaa video iyo heeshaaga wiligaa farxad ayaan kuu rajenaa ii nolaawa

  • @nashaadwehliye262
    @nashaadwehliye262 4 ปีที่แล้ว +7

    Yaadaawanaya 2019

  • @nouradinemed8458
    @nouradinemed8458 6 ปีที่แล้ว +10

    oohhh j'aime trop ce gars il est drôle et charmante wlh sxb continué comme ça dans ses élan sxb

  • @jamacchassan4361
    @jamacchassan4361 6 ปีที่แล้ว +14

    Amiira iyo arrimaheena waan idin salamay great people 🔥✅

  • @mohavicofficials6585
    @mohavicofficials6585 6 ปีที่แล้ว +165

    nolashuu barkediyo
    hooyo weeye
    intey buuxiso
    naga baahi tirtoo
    lama soo bandhigi karee
    kolkey dhalan tahey
    adigeey ku dhowrtaayo
    mugdiga ku dhafisaa
    habeeno dhowra
    ku soo dhibtootaye
    ubaadkee dhali laheed
    marba dhinac u sexataye
    caraduu dhibtaayoo
    hooyo weeye
    nolasha barkediyo
    iyadoo dhuntu qalaltahey
    caloshuna bahalku
    ka dhawaqaayo
    adigee ku dharjisaayo
    dhibteedi heystaye ilowdaa

    • @nastahomar2353
      @nastahomar2353 5 ปีที่แล้ว +1

      m.a allah dhowro every mother xaqeeda lama gudi karo

    • @ummalikchannel7154
      @ummalikchannel7154 5 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe igu cawi in les cawiyo wA sadaqo okale oo baxasati

    • @ahmedcanadian6239
      @ahmedcanadian6239 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😏🙄

  • @sucaadsiman9407
    @sucaadsiman9407 6 ปีที่แล้ว +7

    nice one arimaheena ar ani lee ma ii soo dhiibtiino aa taaganahay my brother allaah ku barakeeyo

  • @ogaalkacaalamka5694
    @ogaalkacaalamka5694 4 ปีที่แล้ว +12

    Inta muqalkan 03 December 2019 fiirsaneyso Isi soo muujiya 👋

  • @Nanuo10
    @Nanuo10 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah amira love quruxley alle haku xafido queen

  • @AyaanMohamed-nn4ru
    @AyaanMohamed-nn4ru 6 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka dawanaya 2024😂😂ma dhimanahay😂😂

  • @caamirxasan8303
    @caamirxasan8303 5 ปีที่แล้ว +3

    Vedeogan markii 5aad aan daawado waaye❤I like arimaheena

  • @hamzekadir2421
    @hamzekadir2421 5 ปีที่แล้ว +10

    Arimaheena vive
    Bon chance frère en avance !!!🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @liibaandoskey5522
    @liibaandoskey5522 8 หลายเดือนก่อน +1

    2018 la soo dhigey ane 2024 fiirsanoyaaa😢😂😂

  • @sagalaragsanchanel8426
    @sagalaragsanchanel8426 4 ปีที่แล้ว +2

    Baraka Allh . Inshallah xaska mustaqbalka io arimahena ❤❤❤

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 5 ปีที่แล้ว +62

    2019 Video waan ku soo ceshtay yaaa ilamid 😂😂

    • @munaali6703
      @munaali6703 5 ปีที่แล้ว +1

      Yaas Keyow Vlogs me hahaha

    • @ugbaadcali6499
      @ugbaadcali6499 5 ปีที่แล้ว +1

      Anigaba waan soo ceshtey kkk

    • @queen_s5197
      @queen_s5197 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂☝️☝️☝️

    • @hanitaa777
      @hanitaa777 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe 319ayaan kga dhigy eee adiguna igu caawi pls

    • @queenofdream3675
      @queenofdream3675 3 ปีที่แล้ว

      2020

  • @mohahappy7766
    @mohahappy7766 9 หลายเดือนก่อน +4

    Watching 2024 😂

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 ปีที่แล้ว +2

    2018 ayaa Lasoo dHigay ana November 2022 daawanayaa inta iga danbaYsa like iisaara bal

  • @maarisaabdikadir6563
    @maarisaabdikadir6563 ปีที่แล้ว +2

    2023 yaaila daawanaya😂😂

  • @maandeeqmohamed1683
    @maandeeqmohamed1683 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah amira qurux mcney ilove you so much wllh Nolol mcn kunolow❣Vidiogan December 2019 ban dawanaya

  • @farhanmohamed9439
    @farhanmohamed9439 6 ปีที่แล้ว +6

    Mazuul arimahenaa

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 หลายเดือนก่อน +1

    Who still watching this video ❤😊 waan idin Salaamay in 2023 /10/26 inta iga dambeysa waxaan ku dhihi lahaa nabad iigu nooloow wllkeey ama wllshee ❤😊

  • @4ishamohamett
    @4ishamohamett 9 หลายเดือนก่อน +3

    2018 la soo dhiga and 2024 dawanayaa😂😂

  • @nn-gc7hj
    @nn-gc7hj 4 ปีที่แล้ว +1

    ramadanki kale 3kadhiman idin dawanoyaa masha allah💞

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 5 ปีที่แล้ว +14

    2019 yaa daawanayaa aniga 2018 waan dawaday hadan anigoo TH-cam iskaga jira iga soo hor baxay waa dawday arimeehena bro vlog 6 iyo vlog 57 farqi weyn baa u dhaxeeya

  • @ubahmohamed7109
    @ubahmohamed7109 ปีที่แล้ว +1

    2023 inta dawaneyso videogan 😂🙌🏻

  • @QueenNaciimo-sy3dj
    @QueenNaciimo-sy3dj 6 หลายเดือนก่อน +3

    I watching 16/march/2024😢🎉😂

  • @hassanharet5764
    @hassanharet5764 5 หลายเดือนก่อน +3

    Intii 2025 daawan doonta Like ta hayla dhaafina❤

  • @muscapgold6
    @muscapgold6 6 ปีที่แล้ว +3

    mzha Allah
    Ariimaheena Iyo Amiira
    thnks❤❤

  • @xalimomaxamed5168
    @xalimomaxamed5168 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inta dawaneysa 28 April /4/2024 wanisalaamay🤣❤🤣

  • @DreamBoY-rp6kn
    @DreamBoY-rp6kn 6 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah arimahena sxp iku qali ah lkn gabadha wey u qalantaa in ee garabkaada thy walaalna aa iska dhigateen keep going arimahena

  • @sumayayusuf9636
    @sumayayusuf9636 6 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira sii xun u aheed leee 😂😂😂😂 iga tag dheh from 2024👍❤️

  • @farhanjama573
    @farhanjama573 6 ปีที่แล้ว +17

    Arimaheena kind rapper

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 หลายเดือนก่อน

    Arimaheena Ninka amiiro qurux na barey August 2024

  • @Zackhaggi21
    @Zackhaggi21 3 ปีที่แล้ว +3

    Iɴᴛᴀ ᴠɪᴅɪᴏɢᴀɴ ᴅᴀᴀᴡᴀᴛᴀʏ 2021 Lᴏᴠᴇ Dʜᴀᴄ Kᴜsɪɪ❣️

  • @RahiiN71
    @RahiiN71 6 หลายเดือนก่อน +1

    Markii ugu horeesy aan arko videogame. Oo ahaa 5years 😅means aad ban uyara xiligas😅

  • @mohamed-ii3th
    @mohamed-ii3th 6 ปีที่แล้ว +7

    25,265k views wooow 2days only
    good job Arimaheena

  • @HamzaOmer-n3s
    @HamzaOmer-n3s 6 หลายเดือนก่อน +1

    Who’s there 2024 ramadan

  • @blacktyga252
    @blacktyga252 6 ปีที่แล้ว +15

    Your vlogs going 🔥
    Make more vlogs bro

  • @NasiimamahamuodAli
    @NasiimamahamuodAli 5 หลายเดือนก่อน

    2024 ba arkay lkn manta m.a way shidanthy ❤ wax kastab waa is badalka. Amira is not easy 🎉 900 manta gashay congratulations 🎉

  • @BilanAbdullahi-xy4xz
    @BilanAbdullahi-xy4xz ปีที่แล้ว +3

    Inta2023/7/23 deeda daawanysa waan idin salaamay😂😂😂

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 8 หลายเดือนก่อน

    2024 daawanoya videogan amiiro hiligaas TH-cam ma aheynin miyaa m.a arimahena io amiiro waa dad kudeyisho mudan wye really ilaa hadani wax isla duuboyaan m.a wllnimadi wngsana❤❤

  • @mantatechnology5162
    @mantatechnology5162 6 ปีที่แล้ว +2

    War Arimaheena gabadhu waa gabadh shidanee u cimaamad micnihii guurso👍

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 2 ปีที่แล้ว

    25 dec 2021 amiira qurux mark ninki xuneyy yaa daawyo qoftan maskiinta kii xumeyayw meel xun alle haku danbeysiyo

  • @salmaansaid7802
    @salmaansaid7802 6 ปีที่แล้ว +2

    maacha allh adiga iyo labada hablodba amira iyo inantakale insha allh farxadinu hawarto❤💯

  • @cademahamed4710
    @cademahamed4710 ปีที่แล้ว +1

    2023 aan daawaday

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 5 ปีที่แล้ว +5

    Hadii Ad Amiira iyo Arimaheena
    Isla joogoda uxiiste Like me
    Sxbo is waaye 💖💋👍💝

  • @Layaaany
    @Layaaany 8 หลายเดือนก่อน +1

    Flash back 15_1_2024 😂😂😂😂 wanii salaamaya ❤❤

  • @abdallahajiali7671
    @abdallahajiali7671 5 ปีที่แล้ว +3

    yaa dagan xfda gombak ee Malaysia in KL
    specially idman sutera😍 I miss that place walah

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 5 หลายเดือนก่อน

    Arimahena big legend