Hadda ma sheekesto lkn 😂waxan kala tagney nin ah 😂nooca jecel iney nagta kabaha la dul maran😂 ee wada amarka ah 😂 iiso bax, wxaan iisameee, waxaa i dheh😂😂😂yaap i dhamadey😂wx lagu weydisnyaba ma jiraan 😂waxkasta wa same hadi anad samenena waba lagula dagalamya😂kibirr leee😂nocas wa nooca ayeeyo koriska ah ama kaligiiz la dhaly bn u malenya😂😂
Wlhi ben ma ahan mid hoyadi la xifaltamo isku dhagan yahin xolo adunyo lagu habara i qabo anigane i ogolen hal dolar ilmo an u hayo xita yab ilahow iga sar 😢
wad qaldantahay allaha kusoo hanuuniy ninka aad ubahantahay wa in uuyahay Muslim wa in uuyahay somali si aad udhasho ilma xalal ah oo soomaal ah kuwaasaa ku anfacaa barito
@@G-Musefam Hatane said aan u yaraay that time, alxm qaf aad u kalsooni badan aan ahay markoo stresska said igu noqday waan waalan rabay aan fikiray ka dib waxaan goaansaday inaa caruurta dhaxda u xirto aan korsado iyaka intaa ku waalan lahaay nolosha guurga. Goaan aad u adag oo adkeesi badan leh oo igu noqday laakiin waad ku adkeestay si kasto u calaacalo nafta iigu keeno naag goaangeeda ka laabanin aan noqday waana ku guulesday!
Dhaqankii shiishey waxasay ku soo bareen in raga lugu mashaquulo aduunyada waxa dadka loo keeney kow cibaado iyo adeecida diinta Sidad yeeliso nolosha aduunyada sidaynu u dhaqmayno ilaahay baa inoo sheegay laakiin darawal xun hadii gaadhigaaga u dhiibto wadada saxda ku marinmaayo meelo xun xun ayuu ku sii marin oo shaydaanku ka adeegto ta rabina waa ka fogayn waano is astura kuma siinayo si khaldaana kubada u laagi aakhiro seeg kuma aan facayso
Mahadsanid qalbi kuguma qasarin dawashadada from salmo ❤
haa wllhi ani xita hada kaso racay ❤
Raga gacanta adag kasohadal qli please Thank you
Thnks abaayo from salmO rAina😊
From Salma riana❤
Thx hon 🌹
Thanks balsi wan hestay aniga xumeyay qaladkina waa qiraya maqrib fadligesa yarabi igu sonoq 🥺🤲
From salma thanks sis
Thanks Qalpi from Salmo 🔥🥰
Thanks abayo from salma❤
From salma
From riana ❤ thnks wllo
No soo badi wa Ka helay Thanks wllo qaali
Kuwa benta badan kaso hadal abayo
From salmon abyo tnx❤
Mid sidu yhy aan garn wyey ban la shekysta calmdo qaarna leh waa inan ka taga hda😂
Than you abaayo
Mahad sanid qali
M.a sister adah umad santahay
From Salma 😂😂thanks abayo
Allah sideey ukala taqaano iga darn channel ka ma hore ma arkin cwa arkay noo soo badi bal aan ka faidnee😢
From salma❤
Wll mcn aad ayaad uquruxbadantahey ee xijaabka kasii qurxan ee gasho
Thanks qali❤❤❤❤
Hadda ma sheekesto lkn 😂waxan kala tagney nin ah 😂nooca jecel iney nagta kabaha la dul maran😂 ee wada amarka ah 😂 iiso bax, wxaan iisameee, waxaa i dheh😂😂😂yaap i dhamadey😂wx lagu weydisnyaba ma jiraan 😂waxkasta wa same hadi anad samenena waba lagula dagalamya😂kibirr leee😂nocas wa nooca ayeeyo koriska ah ama kaligiiz la dhaly bn u malenya😂😂
You are smart hoyo
From salmo
From salma waqti laguu baahnaaya timid
Wlhi ben ma ahan mid hoyadi la xifaltamo isku dhagan yahin xolo adunyo lagu habara i qabo anigane i ogolen hal dolar ilmo an u hayo xita yab ilahow iga sar 😢
Xalad adaag meyee nin hoyadi la xifaltamaya cidkale wax ma utarayo 🥲 sorry qali♥️
wad qaldantahay allaha kusoo hanuuniy ninka aad ubahantahay wa in uuyahay Muslim wa in uuyahay somali si aad udhasho ilma xalal ah oo soomaal ah kuwaasaa ku anfacaa barito
😂
Wakaa caqligaagu dadka aan somliga ahyni ma xaraanba waar ninkasta oo muslim ah oo na anfayacayaa wuu na gayaa😂
@@zallaama walal ilmaha somalida ah hooyadood ma inkiraan ilmaha somalida ah dal kale kaa aadiman ilmaha somalida ah waxeey bari dalkeenii kanoqonaan maxweyne iyo wasiiro madax sere ilmaha somali iyo ilmaha ajnabiga isku dadnimo ma ahan kuwaasaa ku anfacaa wixii kunfoco ayaa xalal ah
guurka ajnabiga boqolkiiba 95 waxuu kudanbeyaa qasaaro raga ajnabiga ah oo muslinka waxey unoqdaan dalkoodii ilmahoodana way wataan kuwabadana masoonoq daan xisaabta kudarso
@@MohamedWarsame-lm3cn ilmana hoyadii ma inkiro kuwo habaaran cidkasta wey ledahay somaliduba waxay dhalan kuwo hoyadod dila ama abahood ta kale somalia ma ajanib aya madaxweyne iyo wasiiro ka ah sow nin somali ahi kama aha hadana waka burbursan ilmaha ajanabiga ahi dal ayuuba leyhy lkin ilmaha somaliga ahi dalna maleh dadnimada aad ku sheegeyso somali dhulkooda ayaa laga garan laha ee faanku waa waxa qeyrkeen inaga reebe amus ajanabiga horumarey wax dhama lawaa iley rag malihine waa inanu doonano raga dalkooda iyo dadkoodaba horumariyey
Aniga waxan la socodaa number 4 😊
Mashallah waa ka la radinayo ❤❤❤
My girl ❤
Waa runtaa walaal tinta yara asturo
Wlhi mid aan xidhidh lhyn hooyadii iyo aabihii wuu caayi jiray mrksta uu Isoo waco wuxu isku dayi jiray inuu hooyadii wxyaabo xun ka sheego block bn saarayba acudubilah
Qof aabihi iyo hooyadi cayaya ma cidkale ayuu uu naxarisaan
Walaal qof wen baatahay isastur
Narsistig baan lajogaaye wll kasoo hdal sidaan uga carari lhaa
Haye wll next video ayan kahadlaya ❤️
Wllo sidee looga baxsan karaa kaso samee video
Haye macanto wa sameyna
Gabarey cawa igu kaa horeeso lkn fariid baa tahay cawa ilaa dhowr vedio aya ka tawaday❤ wax bdne wa kaa faaidey❤ yaareet hda marhore ku arki lahaaa😢
Thank you qali. Aad ayan ugu faraxsanahay inad kafa’idey
Mid narcissistisk Ahay kala tagnay ilahey aya Ka magan galay Qof dambe Xun ila ma kulmiyo 😢
Aniga xataa but luck me markiiba kacararat
@@yasminisahaq8645 hambalyo ABayo horay usoco
Ilahay aya ka badbadiyey abayo ❤️❤️
Islaantan weyn ee isciyaalaynaysa ee madaxa qaawan, Hooyo is hooyo mar kasta waxay mudantahay ixtiraam, Hooyada ninkayga waa hooyadayda labaad,
Islaantay Adigu waxaad u baahantahay waano,
😂kkkk you are right
Number3 aan kala tagnay after 1 sano oo guur ah ka dib! Wax sanadkaas ka dhirir badan waligeey ima soo marin🤣🤣
Alxamdulilah hadabad gacantisa kabaxdeey. Weey dhib iyo dagal badan yihin
@@G-Musefam Ma sahlaneen walaal, hatane caruur aan u dhalay, but alxm hata nin kale aan guursade amaan waan ka helay.
@@G-Musefam Hatane said aan u yaraay that time, alxm qaf aad u kalsooni badan aan ahay markoo stresska said igu noqday waan waalan rabay aan fikiray ka dib waxaan goaansaday inaa caruurta dhaxda u xirto aan korsado iyaka intaa ku waalan lahaay nolosha guurga. Goaan aad u adag oo adkeesi badan leh oo igu noqday laakiin waad ku adkeestay si kasto u calaacalo nafta iigu keeno naag goaangeeda ka laabanin aan noqday waana ku guulesday!
Waa. Mam. Boy. Waa. Ka. Uugu. Liita. Mar Hadaad. Guurasaday. Waa. Inaada. Xoor. Ka. Noqoota. Maasaxaksxad. Laakiin. Hooyo. Taalo. Waay. Dii. Iyo. Abo. Laakiin. Gurigaaga. Hooyo. Shaaqo. Kuma. Leh. Gurigeeda. Haaku. Eekaato. Qaar. Nimanaka. Magatay. Qaaban. Waay. U. Diidaa. Marakay. Aaragaato. Inuu. Jilicisana. Yahay. Aad. Bay. U. Ilaalisaa. Gaala. Gaaro. Xagaaga. Iyo. Xaaqeeda. Iyo. Faamligaaga. Haanooqon. Nacaas. Lootaaliyo. Siida. Caruurata. Bis
Waxan kacabadayo mahane waxyalakalr iskumashqulinabo kan waxyalahaqarne makudhahin umalrna dhaha iyosaeiryar hadu isodiro manto dhan ina amano raba iyo midha naga socilay mise abahi sibu tartan ugujira ah malin un dadbadan we idhihidonan hebel malin naqanay cml so maxakaga baxay ninkan
Inaa hoyoo aya date gareya 😢 wanka carara 😢😢
Adiga naagay ma dameer ayaa ku dhashay
Fariidba tahy wlhi 😂
3....narcissistic yaahuu
Amaan......jeceel
Dadka kale ( 0. )
Wax majeclaado waligiis yaahuuu .........ilitna yaxaaska. Hayeey .......
Mr right. ........respekt ......
Abaayo ka sohadal Mr narcissist sosheg abaayo
Videoga kan kuxiga dawo Narcissist ayuu ka hadlaya
Sax😂
Caadu. Reeban. Nacaas
Middle twaneyska waye
Hijabsoqado.kadibnowaran.???
ma nin ba kugu xumeyay
Dhaqankii shiishey waxasay ku soo bareen in raga lugu mashaquulo aduunyada waxa dadka loo keeney kow cibaado iyo adeecida diinta
Sidad yeeliso nolosha aduunyada sidaynu u dhaqmayno ilaahay baa inoo sheegay laakiin darawal xun hadii gaadhigaaga u dhiibto wadada saxda ku marinmaayo meelo xun xun ayuu ku sii marin oo shaydaanku ka adeegto ta rabina waa ka fogayn waano is astura kuma siinayo si khaldaana kubada u laagi aakhiro seeg kuma aan facayso
Asma daauus ayaad actionka ka soo xaday bisinka..
Kuwasi.muslimba.mis.wagalo.ayakoriye.
Somalidu waxay ku mahamahda dhilo war male dhabasana ka daran ok
Katag.iyo.latasho.midkebaniron.hablu.wadaf.??????
NIN wanagsan waa lala tashankara lakiin kuwaan kahadlayo talo kama qadanayan.
From salma❤❤

From salma❤❤❤