- 36
- 59 310
G-Muse
เข้าร่วมเมื่อ 23 ก.ค. 2023
Life Style - Relationships - Vlogs.
วีดีโอ
3 Calamadod oo Raguu Dumarka Ku Dortan
มุมมอง 1.8K22 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#gmuse #gmusefam #guur #jacayl #somali #salmariana
10 Siyabod oo Guur Kaga Ku Wanagin Kartid
มุมมอง 4.4Kวันที่ผ่านมา
#guur #somali #jacayl #salmariana #gmuse #gmusefam
NINKAGA WAD TABABARI KARTA
มุมมอง 1.9K2 หลายเดือนก่อน
#somali #gmusefam #guur #aroos #farax #dumar #hablo #gmuse #dumarland #somaliland
SAAXIB MISSE CADOW
มุมมอง 3412 หลายเดือนก่อน
#somali #gmusefam #guur #aroos #farax #dumar #hablo #gmuse #dumarland #somaliland #saaxib #cadow
NIN KAWEYN HA GUURSAN
มุมมอง 1.5K2 หลายเดือนก่อน
#somali #gmusefam #guur #aroos #farax #dumar #hablo #gmuse #dumarland #somaliland #guurajnabi
RAGU GAROOBTA MAXAY UU JECEYL YIHIIN
มุมมอง 5962 หลายเดือนก่อน
#somali #gmusefam #guur #aroos #farax #dumar #hablo #gmuse #dumarland #guurajnabi #garoob
Ma JACAYL BA MISSE RIYO WAXAN KU HAYAA
มุมมอง 1.2K2 หลายเดือนก่อน
#somali #gmusefam #guur #aroos #farax #dumar #hablo #gmuse #dumarland #jacayl #guurka #guurkaajnabiga
Luqadaada Jacaylka Ma Taqaana
มุมมอง 1.6K2 หลายเดือนก่อน
#somali #gmusefam #guur #aroos #farax #dumar #hablo #gmuse #dumarland #jacayl #guurajnabii
NIN NARCISSIST MARKA CARUUR LA KORINEYSO SIDEE UUGA BaXSAN KARTAA
มุมมอง 1.2K2 หลายเดือนก่อน
#somali #gmusefam #guur #aroos #farax #dumar #hablo #gmuse #dumarland #kalsooni #hooyo
NIN NARCISSIST SIDEE UGA TAGI KARTAA
มุมมอง 3.5K2 หลายเดือนก่อน
#somali #guur #aroos #gmusefam #dumar #hablo #farax #guurkaajaanibta #dumarland
ISKA ILAALI NIMANKA 3 DAN CALAAMADOD LEH
มุมมอง 5K2 หลายเดือนก่อน
#somali #guur #aroos #waar #dumar #farax #hablo #waxbarasho #dumarland #gmusefam #guurkaajanibta
KNAAN OO KUUFSI LAGU EEDEYEY
มุมมอง 5892 หลายเดือนก่อน
#somali #guur #aroos #jacayl #guurkaajaanibita #kaynaan #kuufsi #guurkacaruurta #duumarland
Guurka ka hor Su’aalahan Weydi Niinka Mustaqbalka
มุมมอง 2.8K3 หลายเดือนก่อน
Guurka ka hor Su’aalahan Weydi Niinka Mustaqbalka
Maxa Caruurta Loo Qaata - sidee uga hortagi karna
มุมมอง 1.4K3 หลายเดือนก่อน
Maxa Caruurta Loo Qaata - sidee uga hortagi karna
Saamaynta furiinka ku leeyahay carruurta
มุมมอง 6243 หลายเดือนก่อน
Saamaynta furiinka ku leeyahay carruurta
part 1 Ila dhageysta Inantan la khiyamey
มุมมอง 1963 หลายเดือนก่อน
part 1 Ila dhageysta Inantan la khiyamey
6 Calamadod oo Kuu Ogan Kartid inu Kuu khiyamayo
มุมมอง 1.4K4 หลายเดือนก่อน
6 Calamadod oo Kuu Ogan Kartid inu Kuu khiyamayo
Tik Tok Live Marka ado cajis ku hayo lagu dhibo wa tano kale #somalia #somaliland #somalitiktok
มุมมอง 3.8K9 หลายเดือนก่อน
Tik Tok Live Marka ado cajis ku hayo lagu dhibo wa tano kale #somalia #somaliland #somalitiktok
Abdurahman Kahin, Psychotherapist - cafimadka maskaxda (Part 1) #somalia #somaliland #somalitiktok
มุมมอง 24510 หลายเดือนก่อน
Abdurahman Kahin, Psychotherapist - cafimadka maskaxda (Part 1) #somalia #somaliland #somalitiktok
Abdurahman Kahin, Psychotherapist - cafimadka maskaxda (Part 2) #somalia #somaliland #somalitiktok
มุมมอง 40410 หลายเดือนก่อน
Abdurahman Kahin, Psychotherapist - cafimadka maskaxda (Part 2) #somalia #somaliland #somalitiktok
Abdirahman Dilib dadka inu qasab dinta kaga saro ayu raba #somalia #somaliland #somalitiktok
มุมมอง 4.5K10 หลายเดือนก่อน
Abdirahman Dilib dadka inu qasab dinta kaga saro ayu raba #somalia #somaliland #somalitiktok
❤
Abayo mcn side maserka sa idka sidey leskaga yarey kara aniga wa dhib sadey farxadeyda iyo nolosheyda aqabad ku yahey shaki iyo maser an dhamad lehen aya i dhibey😢 talo isi abayo mcn❤
war gabadhanu fariid sana dumarku hady sas yeli lahayen boqorady noqqon lahayen
fromsalma
From Salma raina
Gacalo casharadaadu waa muhiim please timaha soo qarso markad nala hadlaysid oo na ixtiraam codkana dalac ❤waanu ku jecelnahay ❤
Timaheeda maxaa kaa galay jaahil ad yaheey wax ka faa ideeyso gabadha
شكرا لك أختي lkn soo asturo markad vedio ino soo gudpineyso wllshey 🤍
Thnks abaayo from salmO rAina😊
From salma riana❤
Hadda ma sheekesto lkn 😂waxan kala tagney nin ah 😂nooca jecel iney nagta kabaha la dul maran😂 ee wada amarka ah 😂 iiso bax, wxaan iisameee, waxaa i dheh😂😂😂yaap i dhamadey😂wx lagu weydisnyaba ma jiraan 😂waxkasta wa same hadi anad samenena waba lagula dagalamya😂kibirr leee😂nocas wa nooca ayeeyo koriska ah ama kaligiiz la dhaly bn u malenya😂😂
Mashalah qli firficonidada aya waxlo dhiga jirinba❤❤❤❤❤❤
Tan neefta habeenki markan si seexanayo ayan sameeya waxad dareemaysa raaxatu nafsiya halagu dadaalo
Abaayo panic attacks kaso hadal, please
Wllo❤
Thank u
Alle haku xafido walal mcnto❤
❤️❤️❤️❤️
Qoftan ma lagu cajisayo wanka helaya abyo wana marki igu ka horeysay arman kula saxiba❤😂
Thanks qali ♥️♥️♥️
From salma❤❤❤
From Salma Riana 🥰
Walee hada lee aan ogaadey faham ma jiro labadeena. Daal iyo madex xa nuun.
Nosobadi qalbiyeey 7:34
Haye waa so badina ❤️❤️
Frome salma riana
Thanks qali ❤️
Masha alh wllshy mahadsanid ❤From Salma riana
Thanks qali ❤️
Yaaba wax kaa maqlo si fiican codka kor ugu qaad wllo
From Salma &salma😂😂😂
Qofka intaso dhan leh lakin qof xun gursada kawaran isaga
Ado uu wanagsan hadu kugu xumado waa dhiib . Sorry abayo
From salma raina😂❤
From salma
Ani wnku dhacay dabinka 3 sano ayn lanoola nin iga ween markn guur sanayay 27 jir ayn aha hadne 30 sana jira markn aqliyestay o full noqday waxn dortay ina kaso tago sababto ah isku faham manihin isku dabeecad manihin isku dhaqn manihin xita isku hadal manihin 😢😢 hda wxn kuso labtay guriga hooyadey iyo aabehey wxn sugoya warqadeydi wlh wanku farax sanahy nin an isku facnahy len lajan qadi kara mardambe yelima nin kawen ku dhaqi kara now😢
Frome salma riana
From salma
From salma ka socdaaH.❤😂😂
From salma
From salama iyada na soo tilmaamtay 😂😂😂😂😂
Fro salma
From salma
Taladaan waxa ay anfacaysaa inta qurbaha qaar jooga oo haysta system caawinaaya lkn kuwii dalka joogay oo garab iyo dhaqaale heysan badankooda waalidkiina ku celiya bahalkii iyo guryaheey kasoo carareen ama markay ugu roonaato ilmaha ka siiya asaga kuwaas baan u walwalaa allah ka dhigo naago adag oo waxbarta dantooda iyo naftooda difaacda oo guuleysta❤
Thanks sis ❤❤❤
From salam raina
Musiibadii oo lasoo duuduubay wlh so funny😂😂😂
❤❤❤❤❤❤
From salma
Codkaga waa gaabanyay ee wx isticmaal wlalo
Haye abayo waa hagajinayo Kuwa dambe
Thank you
From salma 🩷
Abayo kasow hadal qofka xanaqiisa to much ka yahay sidu isku dajin lahaa ana emotionkiisa u xakamen lahaa
physical touch i dont like 😂gift, acts of service, and quality time
Thx hon 🌹
Side emotions kaga lo kontarola ka so hdl abyo xanaaaqa wa iga so horeya waxa tabanaya kama Hadli karo xtaa
Abayo video ayan so galiye an emotional control ka hadlayo
From salma❤❤