Waxwalba wakhti ayay Leyihiin Nimankii Keenay Geedka ayaa soo wada ayaa kenaye xagaas may ueryaane.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 156

  • @nooralihussein2445
    @nooralihussein2445 ปีที่แล้ว +28

    Wallahi wa abe somaliyed oo lodarsanayo hadow manta umada kabaxo Allah hano xafido

  • @hassanhussein9602
    @hassanhussein9602 ปีที่แล้ว +38

    Ninkan war been kuma hadlo. Illahay ha barakeyo 🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️✅✅✅

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 ปีที่แล้ว +35

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 taliye shub waa funny walahi... Kulahaa xagaas gaalkacyo maueryaano, ilaa hargaysa mageeyaano..kulahaa 🤣🤣🤣🤣

  • @dahirmahamed2564
    @dahirmahamed2564 ปีที่แล้ว +19

    Ayagaa keenay waan iska eryeeynaa kulahaa😅😅😅😅

  • @zeynabisxaaq4264
    @zeynabisxaaq4264 ปีที่แล้ว +16

    Wax la rabaa in la dhiinto😂😂 funy taliye mahad

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah adeerka warkesa wa cadyahay iska bure adigana

  • @yasminmaai6625
    @yasminmaai6625 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhhh...Taliye Shuub....Wlhi Funny Waye🤣🤣🤣🤣

  • @user-mk4eh3yy6h
    @user-mk4eh3yy6h ปีที่แล้ว +8

    Waa sax taliye wankugu raacsanahay waa inan iskaso saarna anaguna

  • @najax156
    @najax156 ปีที่แล้ว +11

    Ma anagaa lagu balimaysaa marka shubow 🤣🤣🤣, Puntland isaga filan intaas

  • @elyazheybe70
    @elyazheybe70 ปีที่แล้ว +13

    Guleed warka jooji hadii kaleh 100 wareeg oo orod ah 😂😂

  • @maxamedcalicabdi8160
    @maxamedcalicabdi8160 ปีที่แล้ว +1

    Taliye waan Ku wadanaa allha Ku xafido horay u soco waligaa

  • @amiinyusuf42
    @amiinyusuf42 ปีที่แล้ว +10

    Alaberga kan mataliya mise shactarole😂😂🤣🤣legend ba tahy taliye shub🤝🏽 Ben kama shegin ine hargeisa laga so abaal bulay

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @ayala1627
      @ayala1627 ปีที่แล้ว

      Adeer yaa waxaas kuugu sheekeeyay?

  • @mohamedabdulqadir4354
    @mohamedabdulqadir4354 ปีที่แล้ว +9

    walihi wa wataa odaygaan run bu ku dhintaa kkkkkkkkkkkkkk

  • @bashiyare4582
    @bashiyare4582 ปีที่แล้ว +7

    Ninkan run bu shegay alshabab waxa laga as asay hargeysa bal firi sheikh adan suni wuxu yiri waxan u adkeysan wayay fisqigan hargeysa ka socdo wuxuna ku biiray alshabab hadu runshegay mu mesha uu fisqiga ku shegay ka dagaalamo marku dadka rer konfured rabo inu halago kuwo badane oo maalgaliyo wey jiran.

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 ปีที่แล้ว +8

    Talaye shub waa daacad
    Maxaa heli ninkaan meeqaa jeer aan ku qore
    Qarxiye waayi

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 ปีที่แล้ว +2

    Ninka run ugu imow, wax la qari maayo ma leh mnsha allah saasaa la rabaa

  • @amii86
    @amii86 ปีที่แล้ว +11

    Adeer funny lama rabo wax qabad la imaada,
    I.a guul idin rajeynaa☝🇸🇴

    • @odeysport5803
      @odeysport5803 ปีที่แล้ว

      Us adeer waxy qabataan maad ogtahay guriga hooyada baad comment negative kasoo qore

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 ปีที่แล้ว +2

    Arsinal Waxaa ugu Badan
    Waa Taliye shuub Cidiisa
    Waa raxan wayn Eyle Iyo Jareer
    Xataa Kuwo indhola oo raxan wayna ayaa ah

  • @abdiali9870
    @abdiali9870 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan video badan ka sameeyey oo ciyaaraha ah wlhi funny waye😅😅

  • @Amlaaz
    @Amlaaz ปีที่แล้ว +7

    Runlooow😂😂😂iskaceliyaa ❤🎉🎉

  • @abdifatahali7341
    @abdifatahali7341 ปีที่แล้ว +6

    Giridhi ma Ahoo Ninkaas maxaa helay hhhhh

  • @theiceman9247
    @theiceman9247 ปีที่แล้ว +2

    Taliye shub you are funny al shaydan dadbaa taagersan ooh ooh messhey joogan oog ilaa shacabku daacad noqdaan wax is bedeleya maleh al shaydan dadbaa deris la yihin ooh og laakin masheegeyan sheekadu kow ma joogto

  • @MA-vu8vt
    @MA-vu8vt ปีที่แล้ว +2

    Adeer war hantatac loma bahna iskaceli waa wilashadii weeyeh waxa aad lacabaneesid hadii aad kaxuntahay amiga garowe iyo Hargeisa waad cebesan tahay waxaad tahay xildhibaan ama askeri somaliyeed hadanah waxaas baad kuhadleesaa sxb xishood oo jaceeban dadka aad mataleesid 😊

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 ปีที่แล้ว +1

    Runtiisa waaye Taliye Shub laakiin runta dadka ma jecla. Soomaaliya waxay ka degi ladahay Majeerteen, Habar gidir,murunsade, abgaal, isaaqna inta dalka bur buriyey ayuu iska baxay.❤

  • @mohamedelmi6206
    @mohamedelmi6206 ปีที่แล้ว +1

    Waar Hargeysa ha usoo eryin shadaadiinta.

  • @dahirmahamed2564
    @dahirmahamed2564 ปีที่แล้ว +7

    Majeeqa jeer aan iskari kuuqoray kulahaa 😅

  • @daahirabshir3943
    @daahirabshir3943 ปีที่แล้ว +4

    Asc kahariweeysee
    Waakuhaysataa .!!!

  • @hassenhero1745
    @hassenhero1745 ปีที่แล้ว

    Taliye Shubka✊

  • @caashajeylani6828
    @caashajeylani6828 ปีที่แล้ว

    Adeer Runta Rabiyaa kugu jecel Runtaa Kahadashay Wllhi Waxkasta Ayagaa Keenay Lama Goodlayaalkan

  • @Kassimyare
    @Kassimyare ปีที่แล้ว +4

    HAHAHAHAHAHAHA Wlhi funny😭😂

  • @keyman6017
    @keyman6017 ปีที่แล้ว +4

    Alla taliyehan jecliyaa markuu hadlaayo🤣🤣🤣

  • @abbazahmed2847
    @abbazahmed2847 ปีที่แล้ว +1

    Taliyo shub wku wataaaa 👋

  • @abdisalamroble3119
    @abdisalamroble3119 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan comedian 😅manoqdo

  • @usmailaadan1765
    @usmailaadan1765 ปีที่แล้ว

    Nin kan war been kuma Hadlow illahay barakeyo 💪💪💪💪❤️❤️❤️💥💥

  • @maxamednuur5479
    @maxamednuur5479 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah kkk

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 ปีที่แล้ว

    Hargeisa waxba haku waalanina Argagixiso aan eelay iyo jareer iyo reer Koonfur ahayn majirto

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 ปีที่แล้ว +2

    waa nin raga walahi

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว +2

    Taliye shup runtis waye lkn run wax qabad la heen waye

  • @hani7940
    @hani7940 ปีที่แล้ว +1

    Shabab hargayso Aya dhashay ee halkas ha la geyo

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 ปีที่แล้ว

      Hargeisa Idinwastaye ordoo afartaan wiil ee aad idinku dhasheen nolosha ku soo qa'qabta oo nabadsamaysta xayawaaninyahy Qadaadwayn Bilaa Caqli laydinku Ogaa wlhi la heshiiya inamadiina hadaydaan u taag helayn

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 ปีที่แล้ว +2

    guuul love kkkkkkkkkk

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 ปีที่แล้ว +5

    In ladhintaa larabaa kulahaa, 🤣🤣🤣

  • @idilcaliidilcali2466
    @idilcaliidilcali2466 ปีที่แล้ว +1

    Taliye shub 😂😂😂😂😂 umadeena maaha

  • @Quraanka_Raaca
    @Quraanka_Raaca ปีที่แล้ว

    Balo idinku dhacday! Waxaas ba masuul Somaliyeed iyo general lagu sheegaya!

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว +1

    Nin waa nin qosol miiran waana dacad. Hhh asgu dad ka qosli isma laha. Lakiin waa dabeecad geesi waaye walaahi ani xadaa deegan kaygu wax ka sheegay lakiin waan ku qoslay waa suufi

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 ปีที่แล้ว +3

    Waaxaa iigu daran xadaa kaamira baa ku duubaysa shaqadiis mahan mid mesha marayu yiri hebel maxaa ku dhacay. Cuqubaa hhhh waa nin qosol miiran ah

  • @nurowehliye23
    @nurowehliye23 ปีที่แล้ว

    Hore loyiri wiil kofureed iyowelmudug ba isla aqli eg

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtiis lakin shabaab wax aad ka sameysern. Waana ubadantihiin

  • @fawziyadahir4123
    @fawziyadahir4123 ปีที่แล้ว

    runsheg waa ceebsheg❤

  • @zakarieabdirizakaliwarsame7391
    @zakarieabdirizakaliwarsame7391 6 หลายเดือนก่อน

    Isaaq ayaa keenay waxan wuxuune waxayne rabaan ineey ku laayaan caruurta hawiye

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 ปีที่แล้ว +1

    Runta ayuu la hadlay Alle ayaan ku dhaartay

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 ปีที่แล้ว

    Yes Sir

  • @mohamedabdullahi9362
    @mohamedabdullahi9362 ปีที่แล้ว +1

    Giridhi waa xariif malin walbe oo ciidan la qoraayo lacag ayuu soo doonta kadibna waa goaysa😅😅

    • @abdikhadar7534
      @abdikhadar7534 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 in uu dhinto marabo waa xariif giridhi. Waa legend.

  • @sugowbarre4206
    @sugowbarre4206 ปีที่แล้ว

    xildhibanka waa nin iska saafi Ah

  • @xuseenmaxamedayaanle4500
    @xuseenmaxamedayaanle4500 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay aa joogey dhahaayaan🤣🤣🤣

  • @shaaibamir5604
    @shaaibamir5604 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaba keentay elay foqol elay

  • @Caaqilka656
    @Caaqilka656 ปีที่แล้ว +1

    Taliye Shub waa Laandheere😂

  • @xuzenkartizame2642
    @xuzenkartizame2642 ปีที่แล้ว

    Tuug baa tihiin universal tv.

  • @AhmedALI-yd5wn
    @AhmedALI-yd5wn ปีที่แล้ว +2

    Waa runtiis, dhibka waa in laga tashadaa intuusan kugu faafin gudaha

  • @laakaale8399
    @laakaale8399 ปีที่แล้ว +3

    giridhi cuqubo miyaa ku dhacday maxaa ku dhacay 🤣🤣🤣🤣

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan waa libaax

  • @brawdwachick
    @brawdwachick ปีที่แล้ว

    Alle Run badanaa waa geesi
    Noolow

  • @khadartawane276
    @khadartawane276 ปีที่แล้ว +2

    Geedka naga erya hawiyoow🤪🤪🤪

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 ปีที่แล้ว

    Waaba dhiman la.dihiin

  • @abdiali2312
    @abdiali2312 ปีที่แล้ว +1

    Muqdisha lo jeeda haegeisa maxaa lagala dooni

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว

    Laadheere kulu fidna cinta geel waaye

  • @podSnippets_10
    @podSnippets_10 ปีที่แล้ว

    Hadaynu sidaa runta iskugu sheegayno malaha waxba hagaagi lahaa

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 ปีที่แล้ว

    MAHAD AADEN WAA IN MAXKAMAD LA SARAA HADII KALE WAA IN TOBAN KUN OO AH RAXAWEYN AH LAGA SAARA PUNTLAND WIXII AAN ILLOOWNEY MUSBAAKII MADAXA KALA DHAC DOOFAAR KHAA IN AH BAA TAHAY. ........

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 ปีที่แล้ว

    Hawiye & daarood beerka uga dhac

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 ปีที่แล้ว

    Meeqa jeer ayaan askari kuuqorey

  • @qalinleman7551
    @qalinleman7551 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk walahi ninkan wa runtis

  • @fartunabdialiabdiali6290
    @fartunabdialiabdiali6290 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk hada waxaa larabaa inladhinto

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 ปีที่แล้ว +1

    Oh lol kan wa funny. 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 ปีที่แล้ว

    Ayaga yey ahaayeen, adeer dadka dadka qaraxa ku dhameeyey kuwa ugu badan oo la qalday waxay ka yimadeen k galbeed, ee aan iska qaadno duliga

  • @daahirabshir3943
    @daahirabshir3943 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalahaa ma,ahinoo???

  • @IscoBuilder
    @IscoBuilder 11 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk 🤣 🤣 🤣

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 ปีที่แล้ว

    Idinkay ugxanta idindhigteen caruurtiinii iyo odayaashiinii qarxiye noqdeen

  • @hawdpoy9590
    @hawdpoy9590 ปีที่แล้ว +2

    Abey abaay rijalkan wan wataa 🤣

  • @yusufuk9925
    @yusufuk9925 ปีที่แล้ว

    ok

  • @ilyescadeilyescade8851
    @ilyescadeilyescade8851 ปีที่แล้ว

    Waryaa duqa miyuu fiyow yahay mise wuu cabsan yahay maxaa ka qaldan miyuusan masuul aheyn mise waa waalida dhaqanta

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan walhi inta badan xaqa ayu ka hadla wan jeclahay qabka cabsi la anta uu uhadlo gesi iga dheh somalida runta usheg ano wil cali cisman ah.. (abgal)

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 ปีที่แล้ว

    Run badanaa

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 ปีที่แล้ว

    Waanadhimanla.yihiin

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 ปีที่แล้ว +1

    Odayga waa dhibeen

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq ปีที่แล้ว

    Xaasid Weyn weeyi😂

  • @jaamacmahdi5220
    @jaamacmahdi5220 ปีที่แล้ว +1

    mahadi j

  • @azuumabdirahman9493
    @azuumabdirahman9493 ปีที่แล้ว

    Alshapab hadda cida ku hadhay waa raxanweyn iyo jareere maxay hargeysa kasoo dooni koonfur galbeed meelan ahayn ma aadayaan

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 ปีที่แล้ว +2

    😅😅😅😅😅

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 ปีที่แล้ว

    ratan weeyn waa dadka qaraxyada lugu fuliyo

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 ปีที่แล้ว

    Gacanta dhig khainyahow 😂

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 ปีที่แล้ว +1

    Ala reeer xamrku codxumaaaaayey😂😂😂😂 dadaka koonfuurtaaa dhaaama 100 kiiba 1000😂😂

  • @musea.jimcale2014
    @musea.jimcale2014 ปีที่แล้ว

    ODAY SHUUBO GAROWE HADII AY KHAYR KU OGYIHIIN KAMA MAQNAADEEN HASOO HALIGIN
    RRA DA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 ปีที่แล้ว

    RUNTIIS WAYE WEXEY KAYIMADEEN GARAWE IYO HARGEYSA KUWA ISAAQA IYO KUWO MAJERTEENA WAYE AYAGA QAFASHEY DHALINYARADA O QARAXYO U DIRI JIREY QAWARIJIINTA WAXA KENEY RER JARGESA IYO PUTULAND WA AYAGA HALEYSKA XOREYO WA MAFIA

  • @xirsi.ducaale
    @xirsi.ducaale ปีที่แล้ว

    Horta ninkaan ciidan miyaa mase waa majaajilayste

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 ปีที่แล้ว

    Giridhi

  • @SalahAhmed-le8sp
    @SalahAhmed-le8sp ปีที่แล้ว

    Ee idinkaa u dagaalama iyagana maskaxda bay keeneen marka dad cawaan ah oo u dagaalamaya haystaan waana dadkiina

  • @user-ds5zr8qy8s
    @user-ds5zr8qy8s 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk

  • @laakaale8399
    @laakaale8399 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 ปีที่แล้ว

    Caadi mhn🤣