Wlhi waligay inaanam culimada wax ka sheegin kana sheegi doonin xitaa haduu jiro sheekh yara qaldamay aniga waa iga amaan heleen qofku danbi ama wanaag waxa uu gaystana alle swt ayaa ka xisaabinaya inaku nasteexay ama waano ayaan wax ku leena hay
horta gurow Marka loo noqdo xilligii khulafada 4 ta ahaa nio may jirin nin yidhi Ani idoorta oo afrtaa ka mid ahaa waxaanay udoori jireen iyagu ( khulafadu) iyo taabiciintuba ninkay u gartaan inuu hogaamin Karo ummada sidaa awgeed ninka yifhaahda ha lay doorto anaa idiin talinayee shareecada waa mamnuuc waana ladiidayaa culumaduna ta ay diidayaan wataa mida kale in ummada islamka ah madax loo noqdaa waa arrin aad iyo aad u culus 💫🙏
Sheekh Mustafa wuu ka horeya somali dhan qabiil iyo qashin koda
Waa faysal cali waraabe mar walba oran jirey isha allahu tacslaa walaalayaal ninkaaas waa shiikh wayn shiikh faysal
Been maha
Horeta filmkii xagedgaysay mad noga baxday balanti filmka guri barwaaqow
Maya wllhi somali kitaab in lagu xukumo ma ogala sheekh mustafe waa Runtiiiii ✅️lkn ilhy xaqa hana tuso
Waa biyihii gaastariga anigu waan dareemey ❤😂
ismaaciil danan Woow 🎤❤Goat 🐐
اللهم💚ﷺصل💚ﷺوسلم💚ﷺوبارك💚ﷺعلى💚ﷺنبينا💚ﷺمحمد💚ﷺوعلى💚ﷺاله💚ﷺوصحبه💚ﷺاجمعينﷺ💚
Maansha allaha
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤️❤️📱
Salalaahu calayhi wasalam
Guri barwaaqo, car hala soo helo cid ku gaadha reactionka. Alfanaan Danan waa fankii oo nool❤
Ismail abdilahi ali guri barwaaqo our legend guuleyso
Wallahi sheikh mustafe nihaayadii ayuu ka hadlay
Waayo soomaali hadaad layidhaa kitaab halagu wado weel daloola ninlayidhi dhaami dhangadna laladultaaganyay ayuu noqon
Biyaha gaas tariiga inta cabtay waan salaamay 😅😅
Ehelka marxuum ka ayuu yiri anaa dhegaystay waa jarjareen codka
Guri barwaaqo todobaadlaha lasoo dhakhso shb
Wlhi waligay inaanam culimada wax ka sheegin kana sheegi doonin xitaa haduu jiro sheekh yara qaldamay aniga waa iga amaan heleen qofku danbi ama wanaag waxa uu gaystana alle swt ayaa ka xisaabinaya inaku nasteexay ama waano ayaan wax ku leena hay
Dr mukhtar maxamed sayid,
Waa musharax madaxweyne.
Waa wadaad iyo dhakhtar.
Sharciga ahaan ama marka maxkamada lajoogo wakiil kaagu aduu kumatalaa ama nooloow ama dhimo ❤
Shiikh salad ali jele umlena from xamr 😂😂
Waa faysal cali waraabe hal cod helay 😅😮😢😢
😂😂😂😂😂😂😂 I am also single, with a small room Wollahi 🙉🙊
Gurow naga dhamooow dee😂😂😂
Waa biyo kulule waa dawo gaasta iyo faaliga
Ismaaciil Abdullahi Ali Qori cas ayaad thy from borama jano salaaan sare ❤
2025 legend kii guray ahaa af-hindigii ayuu inoo turjumayaa.. wàa sanad horumarkiisu soo degdegay
horta gurow Marka loo noqdo xilligii khulafada 4 ta ahaa nio may jirin nin yidhi Ani idoorta oo afrtaa ka mid ahaa waxaanay udoori jireen iyagu ( khulafadu) iyo taabiciintuba ninkay u gartaan inuu hogaamin Karo ummada sidaa awgeed ninka yifhaahda ha lay doorto anaa idiin talinayee shareecada waa mamnuuc waana ladiidayaa culumaduna ta ay diidayaan wataa mida kale in ummada islamka ah madax loo noqdaa waa arrin aad iyo aad u culus 💫🙏
😂😂😂😂😂mnoli aqalka Mel an ahyn garanmyan faraxydu 😂
Waa faysal ali warabe
Sheikh mustafa ❤❤runtis waya
Maamada xanunsan qisada nolosheda so ogaday rer waxa qabay guryaha dadka dhaca hda rerki badankoda ma nola qaarna way waasheen Dulmiga waligiin iska ilaaliya somaliyey 😢😢😢
Aniga cabay oo iga kexeeyeen gaastariga
Waa xiligii Farmaajo madaxwwynaha noqonayey
Markaas wadaadd aya 1 cod helay
Gurow koley adna marxuuminta wad ku biireysaaye ma lawyer bad sii qabsan mise adaaba sii hadli doona😂from iskaabulo
Ismaciil danan waaw hoygii fanke hargeysa ninkaso baxay ciyaar miyaa wa fanan buuxo somalilandr ❤❤❤🤍🤍🤍🤍💚💚💚
Gurayow naga xishood dee waaku sidee sibad noogu socotaaye team is kaabulo
Culimada somlida barigii hore waa la ixtiraami jiray waana laga danbayn jiray lkn hada qof kasta waxa ayuu ka sheegayaa culimada somlidu intaas waa hadlayaan lkn qofku sida uu rabo uma hadlaan ee sunada rasuulka scw iyo dariiqii alle swt inoo jeexay ayay inoo sheegaan hada iyaga oo xaga diinta iyo wacyiga wada ayay inaga amaan waayeen oo la caayaya bal kwrn haday haday qofka qalda ama reerka qaldan cadi uga hadlaan gacan ayaa la saari lahaa
WARYAA AAD BAN KU TAAGERAA GURI BARWAAQO SXB
Guriyoow halkaa hindiga inaga hubso 😂😂😂😂
Nagadaa karbaashka nio waan kabixidoonaaye guribarwaaqo 😮😮😮
Waa walaal kii maxruumka
Wr Guraw Dee Hanagu DHamaaaN NiO diinTaaadu Waa NoocMa 😂😂😂
GURI BARWAAQO SXB WAAN KU SALAAMEY
Wllhi caawa anoo xanaaqsan baan qoslay😊
Dee gurayow haduu ilaahay kaa saaray iskanbulada ha nagu digan zhp
kadaa guri bar waaqoow is kaabulada xagashada xanuu kale zxb
Aduu maa guursa tahay aduu ba waa nala mid tahay
😂😂😂😂 guri sax io qalad pa de
Sheek mukhtar robow Ali mansuur
Niyaduu kadhintay sxp waa naxdintee halayaabi inaa maxkamad lagukeenin
Aree ina Barwqo Lph ee Inoo dheera Vediewda 😊😊
Kasina waa nafar qadad weyn ah oo landers is dhigaya😂😂
Qamar iyo ilshisha
Kwrn
Wadaadkaas waa
Dr mukhtar,
Mukhtaar wa kuma inader
Waa guri barwaaqo
Wadaadka halka cod helay waa Cabdiraxmaan Cabdishakuur😂😂
Kaa wadad ma ehee
Isha katurtay😂
😂😂😂🙆 waa isaga waana wadaad marka loo eego Xasan Baraf, Dani iyo Shaarbaha
Haayede abti naga hadh hadaba naga adkaate taniyo qoxootigiii daraymacaaane uunbaad na mayd garaacaysaaye. iskaabulo lives matter😂😂😂😂🙏🏿🫶
Waa biyo kulule
😂😂 Markasto qamar ka hadasho aadba u qoslaa, iskaabulana nagamaad xishoon maalmahan, jijiga kaso salaamayaa legendow
Wadaadku waa faysal😂😂
Guri barwaaqo ciyaalkii hore
xalimo qosalka iga haagaajii 😅
Legend guri barwaaqo 1m u qalantaa
❤❤😂😂😂😂 I love you are ri agshan😂😂😂
waa dadki xabaalah xamar laga bixiyay oo cadalad raba😂😂
Waa reer aakhireeD 😅😅
Guriyow filmkii aaway
Ismaaciil Danan Alle Ayaa Power kiisi Usoceliyey❤
Big legend😂😮😮
XALIIMO WAA QOSOL BARADEH KU QAADO 😂😂😂😂 WAYNA FASHILIYEENEH
Guuri barwaqo caayda naga daa nafar iyo badh ayaan Ku seexda😂😂😂😂😂😂😂😂
Gurayow indr kowsar Maxaa kugu qatay plz magac ii daaa😂😂😂😂😂
Waa islantisi😂❤
Kawsar cabdi jaamac ma adigaa😅
Waa faysal😂😂😂
War Gurow Iskabulo Maxa Laga Siiyo Ina Cabdi Jamacow 😂😂😂
Ninkan walalkii
Ayaa ladilay
Gurow imaka tukaan bad naga furatey de😂 from iskabulo
Ma noli walhi 😊
Guri barwaqo wax dadyahayba wanehe iskabulada hakudigan😂😂
Waliigeey waaxaan sugayee islaantan waax réaction 😂😂😂kabixiyaa waalahi islaantaa weeyne 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wadaadku wa sheick cabdiraxman bashiir ee reer jabuti Ah dorashadana wuxu ka galay jabuti.
Waa Cumar Binu Khadaabka Hargaisa
Waa barnaamij Kii macmiisha ahaa
Faysal cali warabe
May xalaashan😂🎉
Kadaa gureyow hakuwada odhane 😂😂😂
sheekh shariif buu aha malaha
Wall codka waa la jarjarey
Imisaa madaxu qaraxsan yahay 😅😅
War waa handhar😂😅
Bas waayeh anaigu wakabaxey 2025 iskaabulo layguma oga wale hada waagu igu cadaday nio habenki 9 mar qubestaa😂
War gurey iskapulada ku soco zhp naso karbaash😂😅😅
Waaa Faysal cali warabe😂😂
Wll guri iskabulaada ku soco réaction
Waa faysal cali waraabe baan filaya wa siyasiga kaliya ee odhan jiray kitaabka ayaan idinku xukumaya
Waa berbera meeshaty ku yaalaan biyo kulule ayaa la dhahaa
Sheekha doorashada halka cod celahay waa dr mukhtar sayid 2017 kii
Xaalimoyy qosolka hagaaji😂😂😂😂😂
Waa faysal c.waraabe, " insha allahu tacala ". 😅😅
Wa run somali ma o gola inaa kitab lagu xukumo
Alla guriyoow Alle kuma caddaabo wan qoslay wlhi
Asc
wadaadku waa faysal Cali waraabe watii laga codeeyay
Marxuun maxuu ka wadaa ma anoo dhibanae ah buu ka wadaa
😂😂 marxuun baa hadlaya miyaa. come back pro max
Waa FaysaL CaLi waraabe 😂