Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Part 4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 876

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 5 ปีที่แล้ว +134

    Wlhi hada ano barnaamijkan raadinaya uu iso dhacay kwrn marka balanbalis qoray anyway thanks bahda balanbalis cawada dad aaad u codmacaan ba jooga♥️wiilka indhooleaha ah waaa ku qirrooode

    • @hodo624
      @hodo624 5 ปีที่แล้ว +1

      yeah waaw cod macan mansha Allah

    • @mxmdaqadir8088
      @mxmdaqadir8088 5 ปีที่แล้ว

      💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍

    • @fadumamaxamud4305
      @fadumamaxamud4305 5 ปีที่แล้ว

      Meesha ma dhismaa kasocda sanqadhbadana

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 5 ปีที่แล้ว

      Wlhi been ma sheegin aad u qiiroodey
      Sxb key waxaan u rajeynaa i.a nolol wcn

    • @fadumofarah4579
      @fadumofarah4579 5 ปีที่แล้ว

      @@fadumamaxamud4305 p

  • @Sadikshibka
    @Sadikshibka 5 ปีที่แล้ว +122

    Wiilka indhooolka ah wacadalee heesta nimcaana halkeeda ayuu dhigay inta jecel inee wiilkaas nimcaan wada kulmaaan wax badan u qabto oo u garabsiiyo farta taaag

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 5 ปีที่แล้ว +1

      SHIBKA SOMALI SHOW wallaashaa miyaa ku darsanee?

    • @Sadikshibka
      @Sadikshibka 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @axmedindho737
      @axmedindho737 5 ปีที่แล้ว +1

      SHIBKA SOMALI SHOW 😂😂😂 muxuu uqaban karaa

    • @Sadikshibka
      @Sadikshibka 5 ปีที่แล้ว

      Waxa u u qaban kara wax walba uu wilkaasi jecelyahay madaama uu nimcaan yahay masuul qaran

  • @abuukarcarab6824
    @abuukarcarab6824 5 ปีที่แล้ว +169

    Waa wax aad loo xumaado in heeso lagu tartamo ilaahey ha idin soo hanuuniyo quraank halagu tartamo😭😭

    • @nasraabdi1524
      @nasraabdi1524 5 ปีที่แล้ว +2

      ABUUKAR CARAB sax wa wa wax lagu xumado runtiii ee quraanka halagu dardamao

    • @fbidreamofficial1046
      @fbidreamofficial1046 5 ปีที่แล้ว +1

      amme ammen adna alle haku so hanuuniyo 🗣

    • @shugriadam4991
      @shugriadam4991 5 ปีที่แล้ว

      Walhi waiilka indholaha waa fanaan sax aah nimacan haradiyo ohal kulmo wiilka

    • @HornAbdulle
      @HornAbdulle 5 ปีที่แล้ว

      Abukar carab adigaba fanaan heeso ayaad tahay ayaan filaya hadii kale magaca ayaad iskaga egtihiin fananka qaadaya siibi maayo tuutaha

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 4 ปีที่แล้ว

      Markad so galaysey ma quraan bad uu so gashey misee hees? Munafaqada iska daaya

  • @richhome3678
    @richhome3678 5 ปีที่แล้ว +82

    Faladagan yadu wey is yaqanaan bal eeg kan yar wa xariif markuu cod iska waayey buu sxbkii faladagan ku tuurtay😂😂😂😂😂

    • @nimcaandeeq6748
      @nimcaandeeq6748 5 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkk

    • @masumchannel7624
      @masumchannel7624 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂🤣🤣

    • @edabsanaadam1608
      @edabsanaadam1608 5 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅

    • @manawiifto-xm9yi
      @manawiifto-xm9yi 5 ปีที่แล้ว

      😍😍😅😅😅😅😅😅😅

    • @ruuneyppeh7236
      @ruuneyppeh7236 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 5 ปีที่แล้ว +61

    waaaw💯💯 Axmed wiilka heesta Nimcaan qaaday Qiiro igaliyay kalsoonida ka muuqata masha Allah ma ogtahy indho ilaahay uma waayine balse Waa tusaale la inoo soo diray wllo Noloshu kuma xumayso 👌👌👌👌👌👌

    • @AsAs-kz3gq
      @AsAs-kz3gq 5 ปีที่แล้ว

      Saxiix wle

    • @maryamaruunchannel6176
      @maryamaruunchannel6176 5 ปีที่แล้ว

      Wlh aniga xitaa aad baan ula qiroday nolosha qaybaha iiharay alla qaniyaan baryaa inaan qayr kaga gudbo intaas laqiiroday

    • @saamiyaxasan6614
      @saamiyaxasan6614 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @husseinalikerrow5762
      @husseinalikerrow5762 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah nuurkisa Allah hau so celiyo

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 5 ปีที่แล้ว +62

    Waa dhalinyaro wada cod macaan wllHi Wiilka indhaha la wllHi waan ka qiirooday inta ka heshay codkiisa like ii saara saami cadde walaal waxaad nootahay model waan kugu dayanaa..

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 5 ปีที่แล้ว +52

    Alla inanka indhaha la.a nolosha qaybaha ii hadhay allaaha qaniyan baryaa inan qurux kaga gudbo😭😭 wax halooo qabto inankaas wuu sooo baxayaa

  • @mariaadey3868
    @mariaadey3868 5 ปีที่แล้ว +112

    Soomaliyey mid sifcn uarka gbdhii xijaabka wadato oo cod macaan waa laxasdaaa midii kalena oo aan xijabneyn haaa ayaa ladhahaa war muuqa hafiirininee codka fiiriya inta igu raacsan like👈

    • @maryansharaf9319
      @maryansharaf9319 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh wlhi waaa yaab

    • @kaysesilfa184
      @kaysesilfa184 5 ปีที่แล้ว +1

      Abti xijaaab lagama hadlayn waaa codka ilahay fahanka hakaaa xumiyeee

    • @teamdanab3624
      @teamdanab3624 4 ปีที่แล้ว

      Gabarta waa cod fiicantahay wala xasde qurux xata wey heysaa iyo xarako kuli waka xumahay inta xasiday

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 5 ปีที่แล้ว +39

    Africay hurudooy gabadha qaaday masha alh❤💯

  • @farhiahussein2391
    @farhiahussein2391 5 ปีที่แล้ว +50

    waw wilka indholka codkisa mnsha allah weye alle nurkisa ha uso celiyo wallken

  • @hargeisaboy6045
    @hargeisaboy6045 5 ปีที่แล้ว +66

    Like saar hadaad wiilka indhoolaha ah codkisa aad numberka 1 aad siisay

  • @ilhaanitamxmud2873
    @ilhaanitamxmud2873 5 ปีที่แล้ว +49

    wiilka indhoolaha waan la qiiroday heestisa wlh codkiisa🎤❤💯

  • @saaromohamed3990
    @saaromohamed3990 5 ปีที่แล้ว +31

    Dadkaani af xumaa wiilka magaciisa ugu yeeera ama heesta nimcan ku tilmaama waxay erayga qaldan ad ugu yeeraysaan

    • @mariaahmed2166
      @mariaahmed2166 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha alaah wad dhaqan fiican wlhi

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 5 ปีที่แล้ว +58

    Masha allha wiilka indholaha waa wiil qalbi fican cod mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋🌹🌹🌹👑👑👑

  • @hamsemuhsin2035
    @hamsemuhsin2035 5 ปีที่แล้ว +50

    Gabarta Afrikay Hurudooy Qaadaysa Cod aad U Macan ayay Ledahay🙌😱

  • @cishqiman5804
    @cishqiman5804 5 ปีที่แล้ว +62

    Kac kac jaceel ukac igaqosliyey wllhi 🤣🤣 keep going pro hore usoco qod qurxoon ledhy

  • @shariifcalimacalincaliseer7929
    @shariifcalimacalincaliseer7929 5 ปีที่แล้ว +59

    Wiilka indhoolka walle wuu ka baxsady allow hamigiisa u rumeey

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 ปีที่แล้ว

    Wilka araga la wa fanan iyo badh wa wiil kasi cod mcn nimcan waxan u rajeynaya guul iyo nolo farxad leh iyo mustaq bal wanag san waxa tahay qof ey ku dayan donan dadka araga la kuna dayan donan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @miteshjr6093
    @miteshjr6093 5 ปีที่แล้ว +32

    Wiilka indhoolka ah heestisa wala qiirooday👏

  • @hassanarwax6477
    @hassanarwax6477 5 ปีที่แล้ว +9

    Wiilkan aya ku guuleyste baramijka so aff jara....inta igu raacsan like dhaac kasiiya👍

  • @yooniskapul4416
    @yooniskapul4416 5 ปีที่แล้ว +27

    Wariyaha dhexe eberkiiza waaye yaa igu raaczan midaa qofkii igu raaczan like ha isaaro comment 😜😜😜

    • @boqoradainaabukar5828
      @boqoradainaabukar5828 5 ปีที่แล้ว

      Yoonis Kapul nin la dilo raba cml geesaha oo fiiranaa

    • @hassanlampard3755
      @hassanlampard3755 5 ปีที่แล้ว

      Comment gan raadinaayay waa ila aragtay wlhi gudiga kaas aa qiimo tiray.

    • @yooniskapul4416
      @yooniskapul4416 5 ปีที่แล้ว

      Anaa kula arkay bro

    • @gulledbhai
      @gulledbhai 5 ปีที่แล้ว +1

      Kulama qabo, waxeyba ila tahay isaga inuu ufiicanyahay sida uu usababeynaayo waxa ka qaldan iyo sida lagaaga baahanyahay.
      Ninka dhexe qalad malahan runtii.

    • @yooniskapul4416
      @yooniskapul4416 5 ปีที่แล้ว

      Anih fikradeyda anaa gooni uleh midaa lasoco adneh kaape😜😜

  • @Yaseenhaji2315
    @Yaseenhaji2315 5 ปีที่แล้ว +5

    Yarkaan camoolka ah mustaqbal iyo hibo faaneed ayaa ka muuqato ❤❤
    Fanaaniinta somaaliyeed in ay garabqabtaan ayaan so jeedin lahaa

  • @ahmedxajimuse392
    @ahmedxajimuse392 5 ปีที่แล้ว +12

    2:55 nimcaan iska fadhiiso aya la dhahay, wabu i badalay shucurtayda. Allah araga wiilka ha u so celiyo ameen.

  • @arliyaanwar2350
    @arliyaanwar2350 5 ปีที่แล้ว +5

    ax way huuno axmed uu u qalmaa wlhi miskiinku way ka naxa huuno oo inankaa siiiya hadii aad somalinimo ku naxatsaan miskiinka nafada ah wll form gabiley somaliland

  • @hamdiibrahim2949
    @hamdiibrahim2949 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wiilka indhaha wuu iga ilmaysiyay 😭😭😭😭❤❤

  • @fadumofarahmohamed7909
    @fadumofarahmohamed7909 5 ปีที่แล้ว +13

    Wiilka faladagan heestiisa qaadaya funny weeye wllhi inuu guuleystaba mesha umababa imaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @halimamahamud1995
      @halimamahamud1995 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh wan islaa aragnay wlhi dheeldheel ayu imaday wlhu

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣 ninka yesta siiyay na layaab darteed KKK yes

    • @naimaali2501
      @naimaali2501 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh 😂😂😂😂💀

  • @boojoow2
    @boojoow2 5 ปีที่แล้ว +76

    Wiilka Indhoolaha Codka 100%✅✅✅

  • @zakariamohiadinahmed1995
    @zakariamohiadinahmed1995 5 ปีที่แล้ว +1

    Anisa...Afrikaay hurudooy...qoftaas ii raadiya

  • @abdiwelihassan3068
    @abdiwelihassan3068 4 ปีที่แล้ว

    Reer waqooyi oo sita calanka maamulka Soomaaliland oo Muqdisho joogaa, MashaAllah. Muqdisho waa hooyadii Soomaali idilkeeda. Hawiye amaan buu ka mudan yahay Soomaali Maxamed.

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +31

    Are they holding the show at construction site? So much noise is going on the background

    • @cibaadomoalim4366
      @cibaadomoalim4366 5 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @siciidadan616
      @siciidadan616 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh what you hearing is a gunshot hhhhhhh

    • @reo9475
      @reo9475 5 ปีที่แล้ว +2

      Siciid Adan
      Very possible that you ain’t lying 😂
      Somali got talent soundtrack should be the sound of gunshots 😂😂

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 5 ปีที่แล้ว +2

      @@siciidadan616 wallahi? I don't think so wll bisinka

    • @siciidadan616
      @siciidadan616 5 ปีที่แล้ว +2

      @@safiyanuura2954 hhhhhhh sis am kidding

  • @elmiabdi8911
    @elmiabdi8911 5 ปีที่แล้ว

    Heestii cumar dhuule nin habeen jeclaaday inanka qaaday ma fanaan buu ahaani jire wlh nin aad ucod macaane weye

  • @fardowsoxusen9138
    @fardowsoxusen9138 5 ปีที่แล้ว

    masha allah waa barnamij loo bahna wxaan ka heley ixtraamka iyo asluubta ad dadka ugu gala qadeysan masha allah horey usocda ilaa goormu soconya wall hdan wadanka jogi laha waanba ka so qeb gali laha lkm ma joge fadlna ila gormu soconaya

  • @mshiineofficial3468
    @mshiineofficial3468 5 ปีที่แล้ว +28

    Alle wiilka indhoolkaa waa u naxay waxaa wacneed in lagula taliyo in ow dhanka cibaadada kula taliyaan

    • @odayjama1829
      @odayjama1829 5 ปีที่แล้ว

      Qofkasta waa inuu xaga ilaah unoqdaa kan indhaha aan qabin dadkuu kala midyahay danbiga

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 5 ปีที่แล้ว

      Somalidan wan la yaabay ma qofka naafada ah bes baa cibaado laga rabaa dhamaantena ayay cibaadadu wajib nagu tahy so stop jahilnimada

    • @mshiineofficial3468
      @mshiineofficial3468 5 ปีที่แล้ว +1

      @@somalitv9331 wll anigu heesaha ma dhageysto mana jecli alle ayana mahadaas iskaleh lkn waxaan ka yabay wilkaa aad arkeeysee lixdiisa lixaad halkii ugu darneed la waa aragee hadana loo sabcinaayo oo lagu dhiira galinaayo rux walbo waxaa koonkaan loo kenay in alle ow ka baqo raacana wadada toosan ee alle na faray adna deg dega iska daayo noqo qof meel dheer wax ka eego thanks

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 4 ปีที่แล้ว

      @@mshiineofficial3468 halkan markad so galaysey maxad uso gashey? Miyanad imaka hees dhagaysanen

  • @fatimasaed6838
    @fatimasaed6838 5 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka indhaha naafada ka ah waan I ducaynayaa....
    Gabadha afrika qaadayna woooow.

  • @hoodomohamed2925
    @hoodomohamed2925 5 ปีที่แล้ว +12

    Maansha allah wiiilka araga naafada ka ah 100%

  • @ruuxiiraap3053
    @ruuxiiraap3053 5 ปีที่แล้ว +4

    fananin bdn buuka cod mcn yahy ahmed cabdule xasan masha allh❤

  • @abdiwalidhabbake
    @abdiwalidhabbake 5 ปีที่แล้ว

    gabadha qaadaysa afrikaay hurudooy love kugu ahay kkkk

  • @raxmarose1847
    @raxmarose1847 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi somalida wan nacay inkastoy ku jiran dad wangsan maa wada dhalili karo lkn wad qaldantihin intina badan wayo waxad ledihin indholka ogoow illahay indho umusan wayin ee adigan indhaha leeh Ku cibiro qado aya lagu dahay wayo adigo indho leh ayad isla markiba wayi karta eee inan. Ka Ahmed aya ladaha eee ka dhafa casinimada ku casineysan illahay subxana watacala

  • @nuradiinAbeey
    @nuradiinAbeey 5 ปีที่แล้ว

    Heesaha allaha u naxariistee maama magool copigooda wuuw dhib badanyihiin ha ku tartamina

  • @fathiyahassan5087
    @fathiyahassan5087 5 ปีที่แล้ว +4

    Wiilka heesta nimcaan qaadaayo codkiisa💯👏🏻

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 5 ปีที่แล้ว +11

    Gabadha Africa hurudoy qaaday barteydeey dhigte😱😱💕💕

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 5 ปีที่แล้ว +9

    3:00 Inanka Indhoolaha ah Wa *Nimcaan* two😍🔝
    8:12 Inantaaz codkedu wa Best voice mya uma qalanto xqqdi❤

    • @djibra7724
      @djibra7724 5 ปีที่แล้ว

      Miyaadan magiciisa maqlin walalo🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @caways_carrabay
    @caways_carrabay 5 ปีที่แล้ว +10

    "WIILKA , JACEYLKII QABYOOBAY
    QAADAY NIMCAAN WUU LAKEENAY.❤

  • @sumayosiman6772
    @sumayosiman6772 5 ปีที่แล้ว

    Midkan hesta Nimcan qady Codkiiba wu keny Nimcaan baba la moda Keep going

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 4 ปีที่แล้ว

    Wiilka Araga Ilaahay ka qaaday iyo inanta Afrika hurudooy iyana si wacan bay u qaaday waana ay soo dhawaysay👏👍🙌lkn wax kale oo qurux badan in wax kale oo khayr ah lagu tartansiiyo dadka.🙌

  • @catooshyare6841
    @catooshyare6841 5 ปีที่แล้ว +1

    Axsan cod axsan faanan mustaqbal leh
    Allaha qaniyaan baryaa inaan qurux kaga gudbee
    Wiil idhoolaha aad io aaad wllhi fanan mustaqbal leh🥰♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @nuurjeenyochannel1979
    @nuurjeenyochannel1979 5 ปีที่แล้ว

    Aniso dadala wuu gaara waxan ku leenahey horey usoco fanka kuu bahaan wlh waa diyaarsan tahey apyo

  • @fardusmacalin9376
    @fardusmacalin9376 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah axmed inanka heesta nimcaan hilaac qaday heesti axmed cabdulaah

  • @dheemandhaladofficial6018
    @dheemandhaladofficial6018 3 ปีที่แล้ว

    Masha alllh wilaka ku tara tamaya heesta nimacaan waaaw fanku waa u dhalasho

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allh Dadkan Waalaalaheen Lama Niyad Jabiyo Way Cod Macaanyihiin Waana Dad Nool Gudiduna Waa Rag Karti Leh Guul Iyo Gobanimo Reer Muqdisho Calankiinu Mudh Mudh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @xawoxashi2845
    @xawoxashi2845 5 ปีที่แล้ว +4

    😰😰😰 wlhi wan qiroday markan wiilka indhaha la.a markan codkisa maqlay keep going 😰😘😘😘

  • @somali7378
    @somali7378 5 ปีที่แล้ว +25

    Maxaa kudoratay inaad hesto ❗
    Su'ashaas qalad ayee ila tahay
    Inkasto heesaha xaraam tahay lkn
    Waayo Su'aal aadan waydiinin dadka kale inaad weydiso
    Indhool iyo qof caadi ah nolashaan waa lo wada siman yahay xisaabta allahna waa lowada siman yahay

    • @digriyoowchannel481
      @digriyoowchannel481 5 ปีที่แล้ว +1

      Wariyahaasi professional maaha

    • @laaleyschannel2711
      @laaleyschannel2711 5 ปีที่แล้ว

      Maaha weriye waa suaal aan qurux badnayn oo ka dhexsaaraysa wiiLka indhoolaha ah dadkiisa

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 5 ปีที่แล้ว

      Yusuf Abshir sax wan kula qaba fikir kaga nolosha iyo allah wa lo siman yahay

    • @safianor1008
      @safianor1008 4 ปีที่แล้ว

      Haaa lkn adooo indhool ah mafiicno inaad heesto wxaaa fcn inaad wx wngsn sameeso waayo wxaaa laga yaabaa inuuu allle indhihiiisa usoo celiyo

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 5 ปีที่แล้ว +9

    "Adoo ah nin aragga naafo ka ah maxaad ku dooratay inaad heesto"😢 Su'aal xumaa qofkan liita. Ma cid indhaha ka heesta baa jirta. Dadka nafsaaniyadooda hala dhowro.

    • @fadosamuhammad6098
      @fadosamuhammad6098 5 ปีที่แล้ว

      Walhy runweeye wll dadka mafahmayaan ixtiramka war qadariya dadka

    • @abdikhaniofficial5153
      @abdikhaniofficial5153 5 ปีที่แล้ว

      Cumar siciid waaa xishmad daro qof in camooolo ahna in sidaaas lagu dhaho dadkana waaa jahiliiin dhiiiro galin mA aqaanan

  • @hamzaleyl3939
    @hamzaleyl3939 5 ปีที่แล้ว

    Meesha ma dhismaa ka socda. Wax le lagaracayaaye. Bismilaah.

  • @ayaanarwaanaganixiseyahmed6452
    @ayaanarwaanaganixiseyahmed6452 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wilka camolaha ah hesta uuqadyo ayaba hes ayba kalay arg ah qeyrkan sugaya nolosha qeybaha iihary inan qurux kaga gudban

  • @sashaomar2307
    @sashaomar2307 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hore u socda mida kale kuwa wax garacayo joojiya dheh dhagaha i xanuunay 🙌

  • @aminmowlid4502
    @aminmowlid4502 5 ปีที่แล้ว +12

    Wiilka Indhoolka ah 💓💓💓

  • @mahamedmahdi8411
    @mahamedmahdi8411 5 ปีที่แล้ว +2

    WIILKA....INDHOOLAHA....FANTASTIC....MNCHA....ALLLA...HORAY...USOCO..

  • @fatumaabdi9945
    @fatumaabdi9945 5 ปีที่แล้ว +3

    Walahi wan onyee markan argeey aboowe keep going mnshallah waxaa natusaneeysaa enaa wax gasto laqabsanigaro

  • @ubaxiinaagbrpuntlander3418
    @ubaxiinaagbrpuntlander3418 5 ปีที่แล้ว +50

    Indhoolka❤️❤️❤️❤️

    • @fartuunmaxamedalmaz4413
      @fartuunmaxamedalmaz4413 5 ปีที่แล้ว

      Kadaa magacaas wll mcn

    • @raxmarose1847
      @raxmarose1847 5 ปีที่แล้ว

      Iilahay indho uma wayin ee manka ku haay

    • @princesshoodo105
      @princesshoodo105 5 ปีที่แล้ว

      Naa caadi iska dhig indhoool ma magac baa inanka indhaha la'a mad tidhahdid 😎😎

    • @kadriinaoffacial304
      @kadriinaoffacial304 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlh waa sax Allh hadaaye wiilka wa wiil qalbi wanaagsan mrka aan dhiiirigalinno wllkeen garab ayuu noogo bahan yhu

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 5 ปีที่แล้ว

      Ubaxiinaa Gbr puntlander. Ukhti indhool ha dhehen ee Waxaad dhahdaa wiilka naafada ah ee dhanka indhaha marka allah ku fahansiyo waxaa lagaa yaaba In aad ku nooshahay wadan jahliga ku badan yahay

  • @hamzaleyl3939
    @hamzaleyl3939 5 ปีที่แล้ว

    Wiilka ugu horeyey iyo Gabadha ku xigtaba. Aniga Haa ayan leyahay. Haaaa

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 5 ปีที่แล้ว

    waa wllaaHI Wiilkan indhaha lah mrkan Arkay waan ooyey ilhaahey waaxn kaBaryaya inn raBbi uGarGaaro Ameen Ameen Ameen

  • @najmoqaali4355
    @najmoqaali4355 5 ปีที่แล้ว +7

    Gawadha qaday africa wlhi waaa cod mcntahy

  • @diyaarsaneofficial2585
    @diyaarsaneofficial2585 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wallahi wiilka indho laha ah masha allah codkiis waa ba ka helay runtiii azaxbta idin kana

  • @fatimasaed6838
    @fatimasaed6838 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiilka qaadaya heesta Tubeec woooooow.. Woooooow... Woooooow hore u soco brother

  • @TripleM058
    @TripleM058 5 ปีที่แล้ว +1

    Cod macana black man with white shirt and trouser (hestii warba iima haysidee

    • @TripleM058
      @TripleM058 5 ปีที่แล้ว

      Ilyas Xasan rooble

  • @ashamohamed7383
    @ashamohamed7383 5 ปีที่แล้ว +8

    Wiilka indhoolka codkiisa caadi maaha 😍❤️😍😍❤️❤️

  • @ikraambbe8170
    @ikraambbe8170 5 ปีที่แล้ว +20

    23:00codkiisa❤😭wlhi fanka u bahan jaH cod mcna wuxu❤✍

    • @drindho2512
      @drindho2512 5 ปีที่แล้ว +1

      anga kula qabo waa wiil ladulmay

    • @jamaahmedhashi1012
      @jamaahmedhashi1012 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlahi isagaa ugu cod macaan meesha

    • @mohameddahir9749
      @mohameddahir9749 5 ปีที่แล้ว

      ikraaan bae anaa kula qabo taas wlhi 10 jeer kusoo ceshtay jah

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 5 ปีที่แล้ว +3

    Hoheey Afrikaaay hurudooy. Gabadhii Qaaday codbeey leheed sidoo kale wiilka udambeeyana codbuulahaa jaanis markale ah inlasiiyeey ahayd. Wijigana infarxad lagaliyana weey fiican thy. Nimcaan hilaac qadro daahir waaka baxsadeen.

    • @zakimohas
      @zakimohas 5 ปีที่แล้ว

      Wiilka ugu dambeey codkiisa asaaba ugu fiicnaay waaba xaasidiin

  • @ayaanhappy2387
    @ayaanhappy2387 5 ปีที่แล้ว +5

    19:00 wow best waaye gabartaas❤ Gudigu waa xaasid

  • @kadriinaoffacial304
    @kadriinaoffacial304 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh wiilka araga la' aad ayn ula qiiiroodey codkeygana wan siiisey....

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 5 ปีที่แล้ว +2

    Yahuu, Allah yahdiik
    War Caruurta yar yar ha fidnaynina
    Ee Allah ka baqa, itaqullah

  • @odaykasheekee6929
    @odaykasheekee6929 5 ปีที่แล้ว +1

    Faladagan ileen taageerayaal buu lahaa

  • @samiiraboos4369
    @samiiraboos4369 5 ปีที่แล้ว

    Inanta afrika hurudooy qaaday masha allh codkeeda inanku zababtu ku diiday ka weyn intuu sheegay inanka laxadka la,ana aaad ayaan uga qiirooday wlhi heestaba si qiiraysan buu u qaaday😭😭😭😭

  • @pashiproduction1634
    @pashiproduction1634 5 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi wan iska ilmeyayay😭😭😭😭😭 marku wilka indholaha ah ereyadan qadayay Nolasha qebaha ihadhay Allaha qanigan barya inan gurux kaga gudbee

    • @maryamaruunchannel6176
      @maryamaruunchannel6176 5 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad kula mid ayaan ahay aniga xitaa

    • @djibra7724
      @djibra7724 5 ปีที่แล้ว

      Lkn magicisa ahmed miyaadan dhihi karin😫

    • @sihaamabdi923
      @sihaamabdi923 4 ปีที่แล้ว

      Sbbtu mxy thy hees loogu oynaayo

  • @maweelomedia
    @maweelomedia 5 ปีที่แล้ว

    Anisa Bashir horay uso co 100% markaaa dawaday waaan kuu codeeyay

  • @xaawadheemanxawa9263
    @xaawadheemanxawa9263 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiiilka inadhaaha la waa sax heestii wlhi masha allah

  • @blacktyga252
    @blacktyga252 5 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaa ka khaldan qaabka Barnamijka loo so bandhigay lakiin Waxaan u malenaya in ay tahay Xagga Dhaqala wayo barnamijyadda nooca oo kale ah Dhaqale aad uu badan ayaa ku baxa.
    Insha allaah waxaan rajenaya mustaqbalka wax Badan ka bedelan .
    Xaqiiqdii Dhalinyarro aad u cod macaan ayaa ka dhex muuqa balse wakhtigu hayo
    Somaliya 🇸🇴 Guul Insha allah yar iyo weyn
    Somali waa mid

  • @raaqiyafarah5520
    @raaqiyafarah5520 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ayaan u baryaa wilkan inuu uso celiyo aragiisa xaqiqatan wan qirodey markan arkey dhamantena aan u duceyno wlalayaal waxa Laga yaaba in alle Naga aqbalo ducadena😭😭😭😭😭

  • @fartuundaahir3955
    @fartuundaahir3955 5 ปีที่แล้ว +1

    Shayaadiin isa soo aruursatay waye nimankaan war walalka hduu qaldama lasaxa iska dhaaf inaa sii dhumisid oo ugu wacdid wax aan qayr lahen ajirna lahen danbi iyo aaqiro seeg yee idinku ridin walaalahey aa jeclahy aa tihiin naftana waxay jeceshahy kaliya yaala fiirin sometimes mararka qaar nfta in aad karebto waye waxyabaha qar oo ay jeceshahy' abayo ama abwe dadka tartanka kaqayb galay ama kaqyb gali rabow idinka idinla hdlaya dadkaan idin sacab tumayo oo dhan beri marki qabriga lagu dhigo qof kuu gar gaarayso maleh oo aan alle ahyn alle agtisa wax dhigta qur'anka illahey kutartama ama iska dhfa hesahan iyo fanan nimada' hal mido kle dadkeni soomaliyed dad diin leh oo kan ladhaho waxbo mabran uu yhy ugu yaran quraanka kala barkisu garay war hoooy jooga wlhi waxa aa kaa celinayo wax fcn ma aha waa wax xun' hadaa kufireysina dhalinyara tihin hda madhimaneysin wlhi waa qaldantihin geerida dhalinyaro 5 jir 100 jir makala taqan' adunka wlaga tagaya qof wlbana malin uu qabriga uhoyana so wlaalaheyga waa idin jeclhy iska dhaafa fisqiga' anago dhan bini adam aa nhy qaladaadkena aaba iska bdn alle hano danbi dhafo dhamanten' odayaashan ayagana aaqiro qyr uma shaqesanoyan wlhi coz intaasoo dhalinyaro ah ayaga jidki aaqiro seejiska kuwado' illaahey ha idin soo hanuuniyo' this is so sad wlhi naxdin aala ooyay cawa waxa igu daran wilka indholaha ah abwe illahey ulaabo adna indhahaagana alle hakuso celiyo'😭🙏🙏

  • @raxmacaday5876
    @raxmacaday5876 5 ปีที่แล้ว

    Wiilka indhoole masha allh allh haku dhowro

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 4 ปีที่แล้ว

    Tartanka heesaha waaa qalad diinta ha la ku tartamo

  • @lastman9089
    @lastman9089 5 ปีที่แล้ว +1

    Maxad gabadha Africa hurudoy qaaday may u siiday u maqalanto in halcod laka reebo waxey u qalanta 3sdax haaaa hhaaaa Haa
    Taas waaad u kafteen weey cod macan tahay mansh allh

  • @bellaruza1384
    @bellaruza1384 4 ปีที่แล้ว

    Deyniile boy Omg amazing cod ilaah indhah haku furo👌😢

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah wilka indholka wuu i qira geliyay wlh ❤❤❤

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 5 ปีที่แล้ว

      Sacdiyo Simaan miyaa ka heshay waan kuugu xiri kraa

  • @cabdiraxmandiinaari9438
    @cabdiraxmandiinaari9438 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha qaadaysa "Heesta Afrikaay" barteedii bey dhigtay runtii.

  • @fatoumafoureh7281
    @fatoumafoureh7281 5 ปีที่แล้ว

    Aniguna dhankeyga WA has Masha Allah cod ayu Haya Hadi latababaro ad iyo ad Willa maxamed suleban heskisa qaday

  • @khalidmohamed4046
    @khalidmohamed4046 5 ปีที่แล้ว

    Anigoo Shimaali Axamad Shimaali ah 😎😎😎

  • @sukeenahappyyusuuf7607
    @sukeenahappyyusuuf7607 5 ปีที่แล้ว

    Ahmad wllhi waa qofka kaliya o qiro Igaliye alloh indhaha adiga sin kare sih waa adon kade hadi o indhol yahay Ma la an qalbiga Ahmad walalkey hore u soco 😭❤️❤️

  • @boqoradainamaclin6122
    @boqoradainamaclin6122 5 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣barnaamijkaan wiilka dhexda ku jiro hala iiraadiyo hadaan qaraabo nahay coment maanta ayaa igu horeyso aan qoro bilaahi🇸🇴🇸🇴guul😍🙏

  • @barbartacashaqa2876
    @barbartacashaqa2876 5 ปีที่แล้ว +21

    Showiste waye kan dhexe mesha uma qalma

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 5 ปีที่แล้ว +15

    Jacayil u kac ninka qaaday
    Sidaan idiinka dhaadhiciyaa inuu hal haa helay 😂😂
    Kuwan gudi maaha

    • @muniirohasssan4129
      @muniirohasssan4129 5 ปีที่แล้ว

      Studio Dollar waxaas hees miya ciyar ciyaar waye

    • @studiodollar2763
      @studiodollar2763 5 ปีที่แล้ว

      @@muniirohasssan4129 meesha waa looso ciyaar Tegay

  • @hamdaaaragsan2514
    @hamdaaaragsan2514 5 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka indhoolka Heeska uu qaade wllhi waan laqiirooday

  • @laftageelabadha5748
    @laftageelabadha5748 5 ปีที่แล้ว

    Wiilka indhoolka ah waan ku farxay waanan ka naxay waayo ......

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 5 ปีที่แล้ว

    Wlh codkii Nimcaan hilaac ayuu barteedii dhigay wilkaas woow waxan oran lahaa hala taageero yarkaas

  • @Jimcalekikoz
    @Jimcalekikoz 5 ปีที่แล้ว +3

    Wiilka Nimcan Party Two Msha Allah

  • @yuusufmahamud3960
    @yuusufmahamud3960 5 ปีที่แล้ว +6

    Wiilkas indhaha la ilasoo.xirrisiiya walaalo.calooshaa ihurtee anigaa maalgalinaayo.noloshiisa.inta kadhiman

    • @cilmicismaan4448
      @cilmicismaan4448 5 ปีที่แล้ว

      Yuusuf Mahamud gabar miyaa siinee mise lacag?
      Waa ballan haddii uu ogolaado in aan kugu xiro inkasta oo uusan meesha tuuksi u soo istaagin

    • @faraxmohamed6325
      @faraxmohamed6325 5 ปีที่แล้ว

      Asc wll Yusuf Maxamud wadhelayaa

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 5 ปีที่แล้ว

    Macallin Aakhiro ma Xamar buu ku danbeeyay. Waa Macallin qaali ah oo qofkii uu wax usoo dhigay garanayo aqoontiisa.

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว

    Gabadha africay hurudoy qadeysa way kentay👏👏👏

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 ปีที่แล้ว

    Waa dhaqan xumo soo korodhay.... raga kaliya kadhiga malaha way isdhanta gabar iyo wiile