XIDHITAAN : SAHAN GOT TALENT 4 CEERIGAABO QAYBTII 3AAD EE UGU XIISAHA BADNAYD.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 168

  • @mohodeeq4405
    @mohodeeq4405 2 ปีที่แล้ว +15

    reer ceergabo waxaay iska soo sareen hodan abdiraxmaan waji iyo cod melku kulmay walaa yaaab keep going sis

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 2 ปีที่แล้ว +11

    kowsar heesteedii Caadi maahan beautiful codmacanad keep going sister

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 2 ปีที่แล้ว +17

    Hessta bodhari yarka qadaya inaba caadi ma aha👏👏

  • @sakimohammed9657
    @sakimohammed9657 2 ปีที่แล้ว +3

    Nio kawsar sigaara meel aan kala xidhiidho halaygu caawiyo all the way from Stockholm Sweden

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 ปีที่แล้ว +5

    War odygaaa yar ee madaw e koornaha fadhiya qofkastaba inuu dhibic kala hadHo😂 miyuu u fadhiyaaaaa

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 2 ปีที่แล้ว +15

    Masha allaah kawsar waab hodan koobigeedi si walba way ugu eeg tahay mâsha allaah❤❤❤❤💯💯💯💯💯

    • @drhd1043
      @drhd1043 2 ปีที่แล้ว

      Haaa codkeeda walagu raaxaysanyaa

  • @mohayousf5317
    @mohayousf5317 2 ปีที่แล้ว +10

    Tartanka kowsar baa lahyd wlly waa xaqdaro wlly sidan gudu mahaa mar danbe kuwan yaan la kenin

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 2 ปีที่แล้ว

      Gabadhan naciima la yirahda waa another level wlh , gudida sifiican bey wax uqiimeeyeen , naciima marna heesa ay qaaday laxanka mey ka dhicin , kowther yara dhankaa baa looga wacnaa ayada iyo naciima markaa dee naciima heeso aad u xamaasad badan bey xulatay halkeedii ayayna dhigtay , deganaan na waa kudarsatay

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว +3

    Hodan c/raxmaan oo yar weeye macaa ilkaheedii bay leedahay cod, muuq iyo style.. Waaaaw 💯 ❤️ ❤️ sii daaya 30 iga jeexday doox

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 ปีที่แล้ว +7

    Sabirin qof ka cod mcn wlhi ma jiro qofka labadna wa kawsar

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 ปีที่แล้ว +6

    Hodan apdirahman o yar ayaa so paxday😂 Iyo saynab cige o socoto o yar 😂 rer cerigaaapo wax klE zeediyaaal🙏🥰

  • @roodorasmi754
    @roodorasmi754 2 ปีที่แล้ว +4

    Nio kowsar iyo xazan qamar wan ku celceshtaa wlhy wlaaladay horumar wacan💋

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 2 ปีที่แล้ว +8

    Siciid waaan wataa heesta barteeduu dhigay 29 music ❤️❤️

  • @liibanyare1025
    @liibanyare1025 2 ปีที่แล้ว +4

    Kowsra waan ku tuurney cimaamada
    M.a cod heebad leh ayey wadataaaaa
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanmuxipoh1964
    @hodanmuxipoh1964 2 ปีที่แล้ว +6

    xasan waan wtaaa magaca hodan ana ka watee😁

  • @fariihaolol1255
    @fariihaolol1255 2 ปีที่แล้ว +4

    Wiilka hanad wa wiil cod macan masha allah ❤️❤️💋

  • @yonisabdullahi9068
    @yonisabdullahi9068 2 ปีที่แล้ว +10

    Kauthar❤

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 ปีที่แล้ว +5

    Waaba hodan abdirahman o yar oosoo dhalaty kawsar wwwww

  • @alfanaanzeki2386
    @alfanaanzeki2386 2 ปีที่แล้ว +4

    Kawsar waabba hodan abdi raxmaan oo yarr horre usoco wll

  • @mohamoudabdiadam3476
    @mohamoudabdiadam3476 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qorsoorayaashu si sax ah wax uma qiimaynayaan

  • @carwir7932
    @carwir7932 2 ปีที่แล้ว +4

    Sahan tv waaxaan leeyahay ha iska soo saarto cid i fahan siisa siday inantan kaalanta koobad u siiyeen labada la hor mariyayba waa ay ka ficnaayeen xasan iyo kawsar ayaa 1 iyo 2 kala lahaa inantan kalana hadayba halkan soo gaadhay inay kaalinta 3aad ku maamusaan ayay ahayd ee sidan cadaalad mahee kawsar cadalad bay rabtaa hadii aan moodayo in sidan ku soo dhamanayo video gu wakhtiba maan galiyeen lkn kawsar waxan leeyahay hibaadu maaha mid cidi gacanta ku hayso ee waa ta kugu jirtee hore u soco wllo qaali

    • @yonisabdullahi9068
      @yonisabdullahi9068 2 ปีที่แล้ว

      Kaalinta lee maahe group yada xitaa 100% ayey kaga so saaren ma garanayo waxa ay ku arkeen hibo mesha la'eg ani kuma arkine

    • @mohamedesseibrahim3580
      @mohamedesseibrahim3580 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma doonaysaa in aad noqotid Fanaan ,
      Ama ma jeceshahay in aad fanka ka dhex muuqatid mudo kooba .
      Hadaba waxaad la xidhiidhaa Madasha Murtida Abwaanka.
      Ama Abwaan Ziraaj .
      La xidhiidh .
      Waxaad ka helaysaa :-
      #Heeso jacayl ah.
      #Heeso foorjo ah
      #Heeso calaacal iyo qiro badan.
      #Heeso dhiiro galin
      #Heeso wadaniyad iyo dal jacayl
      #Heeso Wadaniyad tilmaan iyo toosin
      Iyo dhaman nooca hees ee ku haboon ama aad ubaahantahay.......
      Iyo Laxamadoodii oo qalbi taabasho leh....
      Shuruudaha ku xidhan .
      1. Waa in uu cod tolmoon leeyahay.
      2. Waana in aanu hore uheesin.
      3. Waana in uu live uheesi kro .
      Abwaan Ziraaj.
      Kala xidhiidh :-
      WhatsApp: +252633932973
      Facebook: ziraajesse@gmail.com /
      Ziraj Abwaan
      Facebook Page : Madasha murtida abwaanka.
      TH-cam: Madasha murtida abwaanka

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 2 ปีที่แล้ว

      @@yonisabdullahi9068 gabadha naciima dee heeso hore laxamadooda lawada yaqaan lana qiimeyn karo ayay xulatqy xariifad waaye codkeedana maxuma , markaa heeso dadkii hore ah qadra iyo kinsi bey mesha latimid , laxankana marna mey meelmerin wlh gabdhaaa wey uqalantay kowaad been ilaahba nacebe

  • @moussaibrahim7082
    @moussaibrahim7082 2 ปีที่แล้ว +4

    Kawsar Mcha Allah keep going 👌 💯

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 2 ปีที่แล้ว

    Kawsar inaan dhagaystaan usoo galay walhi wa tallent codku waaa keentay hodan

  • @hetroofficial3661
    @hetroofficial3661 2 ปีที่แล้ว +3

    Kawsar si aan u dhagayztaan usoo galay anigu😋♥️♥️

  • @mohametamo343
    @mohametamo343 2 ปีที่แล้ว +4

    Nio odeygaas aad meesha soo dhigateen waa xaasid Dadka hibadooduu ka xunyeee Qofkan qof dhama Ku soo badalay Wxy wxizu waa la goo’go’ wlhi

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 ปีที่แล้ว +5

    Makala dhacan manta tartamayashu wlhi qof an idha kasa xun wan wayey

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 ปีที่แล้ว

    Weriyow saynab cige iyo sahra axmed jaamacba reer ceerigaabo weeye

  • @ilaysweeyeaqoontu7948
    @ilaysweeyeaqoontu7948 2 ปีที่แล้ว +2

    Saabiriin fanka noo soo galiya waan iska dhagaysan lahayne

  • @abdirahmansaid1166
    @abdirahmansaid1166 2 ปีที่แล้ว +3

    57:39duni kale💟

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaw ♥️ saynab cige cige ay hoyaloo. Waaa waaaw.

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 2 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa cod inanta qaadaysa heesta saynab cige
    ( Wale aniga caashaqa ) wan wata inanta zowtu raxma weeye💯

  • @alfanaanzeki2386
    @alfanaanzeki2386 2 ปีที่แล้ว +2

    Siciid inanka raaxeeyaha ku tartamaaya wLhy waa fanaan mucmaamadiisa lama haysan karo

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 2 ปีที่แล้ว +2

    Nimco waa gacan ku riix gabdhihii group B ayaa Ka cod wacnaa waana Ka point badatey markuu sheegay magaceeda iyo heesta ay ku tartameyso nimco ayaan fahmey in la wato . Maryooley ma deyso xasidnimo iyo waji garad

  • @mohamedhashi3609
    @mohamedhashi3609 2 ปีที่แล้ว +6

    TARTANKA WAXAD KA DHIGTAAN MID GOBOLADU KU TARTAMAAN 🤗

  • @hamsesuuriya5911
    @hamsesuuriya5911 2 ปีที่แล้ว +2

    Kawsar iyo hanad

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว +2

    Sabriin.. Goood heesta uun baanay sixin.. Kowsar 1,,,,qurux style cod nafyahay intaas baaba ku qaaday baydkaa.

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 2 ปีที่แล้ว +8

    Ninka kofiyada qaba ee gudiga ka mid ah wa? CID da qaramiga kkk😁😁😁😁

    • @munaahmed7594
      @munaahmed7594 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan Lula arky hhh

    • @ayaanlemohamud3024
      @ayaanlemohamud3024 2 ปีที่แล้ว +2

      @@munaahmed7594 tolow meqa sanu kuso qayilayay qaramiga 😁😁😁😋

  • @noaraage
    @noaraage 2 ปีที่แล้ว

    Kawsar maxamed aden big fun from hargeisa sharaf iyo karaamo wll mcn

  • @halhaystv
    @halhaystv 2 ปีที่แล้ว

    xAsan wiilkaas Qamar waa ku simay wale

  • @abdulkadirmohamed8614
    @abdulkadirmohamed8614 2 ปีที่แล้ว

    Adeer kowsar is jir yaan shahaado lagugu qaldin,gurigiina ha ka soo bixin inta aad saygaaga xalaasha ah aad ka helayso ,shahaadada gabdhaha waa lagu qaldaaye.(Soomaali jecle)

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 2 ปีที่แล้ว +1

    WAAR MESHAN GUDI KUMA HAYO ISH SABIRIN IS NUMBER ONE 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @husseinwarsame200
    @husseinwarsame200 2 ปีที่แล้ว

    Waxan odhan lahaa Hodan A/Raxman Kawsar ha siiso pass keeda maraykan ha ku tagtee mansha Allah

  • @mustafejama7517
    @mustafejama7517 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka xasan qamar sugani la leeyahy wuxu xaq u laha min 8 dhibcood waayo heesta qaafiyadeeda inta badanba wuu qaldayey

  • @hallacsihormood126
    @hallacsihormood126 2 ปีที่แล้ว +3

    Siciid waxba lgama qaban karo 🥰🥰

  • @agofficial3250
    @agofficial3250 2 ปีที่แล้ว

    M.A Wa Codkii Saynab Cige

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว

    Bada caashaq iyo sabriin Top in yar 💐 uun baa ka maqan cod baa ku jira

  • @apdicazaanyo1333
    @apdicazaanyo1333 2 ปีที่แล้ว

    Kawsar markaan ceerigabo imi xagay igaga dhuumanaysay🥺😂
    Cod+qurux masha alah wlshy

  • @yuusufmohamed1808
    @yuusufmohamed1808 2 ปีที่แล้ว +5

    Kawsar🔥

  • @azmardesiner4276
    @azmardesiner4276 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi reer ceerigob waxba lagam qaban karoh🙏🙏🙏☝️

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 2 ปีที่แล้ว +2

    SAABIRINTAYDA 🖐🖐🖐 WAAR GABADHAN HALAY DOONO SAYNAB CIGE OO YAR KALINTA 1AAD HADAY KUSO BIXIWAYDO FILMKALAD WADAN🖐

  • @salmaahmed6490
    @salmaahmed6490 2 ปีที่แล้ว +1

    Odaygan cawlani waba xaasidnimdii oo qofa wllhi 🤔

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 ปีที่แล้ว +3

    Sabirin sabirin wax kle wax kle wlhi

  • @fatimajamca2561
    @fatimajamca2561 2 ปีที่แล้ว +3

    Sahan tv waxa fcnan lahyd inad kusoo kordhisan tartanka gobolada

  • @shadiafarhan4874
    @shadiafarhan4874 2 ปีที่แล้ว

    Axsan cod inanta hodan abdirahmaan heestada aaadaysa waan wataa anigu

  • @mirejr484
    @mirejr484 2 ปีที่แล้ว

    37:56
    IGA gadan tilmaanta iyo farshaxankeeda🙌🙌gacanaan KU taagay

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว +1

    Xidig yahow funny 30 sii daaya

  • @abtiyotube8444
    @abtiyotube8444 2 ปีที่แล้ว +2

    Anuu na markaan garashadayda ku qiimeeyey inta nimco halkeeday dhigtay xataa meelihii muusigu gelayey way haysaa

  • @issaomar6367
    @issaomar6367 2 ปีที่แล้ว

    Waa cadalad daro weyn hadii dacadi jirto 1 iyo 2 waxaa iska lahay XASAN IYO KOWSAR
    kolayba hadii ay ku xaqireen gacantooda waxaan xaqirmi doonin codka alle ugu deeqo ee igu so xasuusta markaay noqdaan fananiin waweyn midii lo hiilshayba eey xafadaha ka caac leyso
    Nasiib wacan XASAN iyo KOWSAR hore usocda cad ceed gacan laguma qarin karee

  • @cabdiwahabshaqalle5473
    @cabdiwahabshaqalle5473 2 ปีที่แล้ว

    Rer cerigabo cid laga Tagaba Ma laha
    Kawsar Si gaara Wn wata Iyo xasan Qamar

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 ปีที่แล้ว

    Qaabkii loo xiidhan jiray dhallainyarteenii waa badaleen. Darbi jiifka Afrikaanka ayaa sidaan timaha u xiirta ee dhallinayroy qaabkaan joojiya.

  • @apdicazaanyo1333
    @apdicazaanyo1333 2 ปีที่แล้ว +1

    Sabriin maad ii geysaan💣💋😁

  • @mohadeeq5582
    @mohadeeq5582 2 ปีที่แล้ว +2

    First commenti✌🙋

  • @apdiraxiinmaxamuud8041
    @apdiraxiinmaxamuud8041 2 ปีที่แล้ว

    Heesta cumar dheele inanka ku tartamayay aad baan u bogaadinyaa♥️😢

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 2 ปีที่แล้ว +2

    Inanka bodhari qadaya wlhi halkedu dhigay wa cumar dhuule caadiya

    • @yahyemohamed1963
      @yahyemohamed1963 2 ปีที่แล้ว

      Nio wan kula waba kalinta 1aad isaga u qalmo

  • @moogeabdi3066
    @moogeabdi3066 2 ปีที่แล้ว +2

    Sabiriiin waxkle
    saynab cige

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว

    Cabdi m jama oday murqaansan waxba garan maayo mid sare ayuu hoos siinayaa mid hoose sare.

  • @dayibali1403
    @dayibali1403 2 ปีที่แล้ว +2

    wada socdaal ayey nagu zoo fazaxeen kuwani

  • @yaanoffcall97
    @yaanoffcall97 2 ปีที่แล้ว

    Hassan qamar io lipaxo garpayhgi keep going

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 ปีที่แล้ว

    Muusikii mee?

  • @mohayousf5317
    @mohayousf5317 2 ปีที่แล้ว +2

    Hh gabdhan nimanka maxay siisay sidan si mahaa wlly

  • @fahanmediapro9963
    @fahanmediapro9963 2 ปีที่แล้ว +3

    Gudidu aqoon umalahay qiimanta waayo qofka inta uu tartarka kusoo jirooo dhanbaa la qiimeeyaaa inankii heesa raxeeeye qaadayey ee la reeebee nimco lasoo saaray sax maahayn talabaad kaltuunta kaaalinta kowaadbay xaq ulahayd markaad eegto dhibceheediii hore kalinta labaadna ninka la reebee raaxeeya ta 3aadna xasan

    • @mohamedesseibrahim3580
      @mohamedesseibrahim3580 2 ปีที่แล้ว

      Ma doonaysaa in aad noqotid Fanaan ,
      Ama ma jeceshahay in aad fanka ka dhex muuqatid mudo kooba .
      Hadaba waxaad la xidhiidhaa Madasha Murtida Abwaanka.
      Ama Abwaan Ziraaj .
      La xidhiidh .
      Waxaad ka helaysaa :-
      #Heeso jacayl ah.
      #Heeso foorjo ah
      #Heeso calaacal iyo qiro badan.
      #Heeso dhiiro galin
      #Heeso wadaniyad iyo dal jacayl
      #Heeso Wadaniyad tilmaan iyo toosin
      Iyo dhaman nooca hees ee ku haboon ama aad ubaahantahay.......
      Iyo Laxamadoodii oo qalbi taabasho leh....
      Shuruudaha ku xidhan .
      1. Waa in uu cod tolmoon leeyahay.
      2. Waana in aanu hore uheesin.
      3. Waana in uu live uheesi kro .
      Abwaan Ziraaj.
      Kala xidhiidh :-
      WhatsApp: +252633932973
      Facebook: ziraajesse@gmail.com /
      Ziraj Abwaan
      Facebook Page : Madasha murtida abwaanka.
      TH-cam: Madasha murtida abwaanka

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan sadexda gudidaaba isagaa Ka cod wacan

  • @boorama_suit_house
    @boorama_suit_house 2 ปีที่แล้ว +2

    kawsar iyo Xasan ayaan wataa👍

  • @Samaaiyasiciid
    @Samaaiyasiciid 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashala cergabo cood

  • @zahraabdirahman8307
    @zahraabdirahman8307 2 ปีที่แล้ว

    Waw

  • @bulshawimohamed1765
    @bulshawimohamed1765 2 ปีที่แล้ว +1

    Kawser qiimayn ooma baahna

  • @aminaahmed2836
    @aminaahmed2836 2 ปีที่แล้ว

    Are you telling us ceerigaabo can not produce another BK. Maxaa qaldab.

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 2 ปีที่แล้ว

    Kowsar wan ku so ceshty wlhi heetedad m.a

  • @ismoyarr1030
    @ismoyarr1030 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan qamarka wan ku wata libaxa

  • @dryahyeeiman4132
    @dryahyeeiman4132 2 ปีที่แล้ว

    Wiilka qaadey ee Cumar dhuule heesti hodan halkeeda ayuu dhigay wlhi mise weliba si dareenle u qaadey

  • @c.raxmaansuldaan134
    @c.raxmaansuldaan134 2 ปีที่แล้ว

    Kawsar xaga ayaad ka salamatay

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว

    C/raxmaan xitaa ma soo kicin calooshu

  • @kariimakaftan9213
    @kariimakaftan9213 2 ปีที่แล้ว

    Ragga kale way isaso canaanteen e abdirashiid dib haysugu noqdo bilaahi calaykum

  • @osmandegelleh4532
    @osmandegelleh4532 2 ปีที่แล้ว

    kowsar iyo Sabriin Maansh allah

  • @zukainaisse3355
    @zukainaisse3355 2 ปีที่แล้ว

    Isooogaaarsiiya sahan. Got talnt

  • @sahramohamud6993
    @sahramohamud6993 2 ปีที่แล้ว

    Ninyow waa yaabaye odayga koofiyada sitaa dhibcaha ma jidhkiisuu kasoo jarayaa ku fara adagaa

  • @katraismail5893
    @katraismail5893 2 ปีที่แล้ว +1

    Siciid waa fannaan khatar ah

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 2 ปีที่แล้ว

    War kan cawaanka ah ee dadka oo dhan odhanaya ( 9 )
    U haya mana zheegayo waxa uu kaga goostay

  • @dhamaysmedia1048
    @dhamaysmedia1048 2 ปีที่แล้ว +1

    Eeshqiyaasak saabiriin waaba saynan cige oo dib usoo baxday

  • @abdirahmansaid1166
    @abdirahmansaid1166 2 ปีที่แล้ว

    35:35 xasan qamar sugaani fanaanku mar bu reer lazka nala joogo khaamtisu wata hhh😎 heer sare bro

  • @dryahyeeiman4132
    @dryahyeeiman4132 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar kan waalan ee zero ga siiyey maxaa siya reer ceerigaabo naga cilmi badan.

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 ปีที่แล้ว

    Talent sare guys 🤩

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    bisinkawar inan cankii oo buuxa kii kale qaadanay waxay war cuntadahadan qunyar la cunain waa cafimad daro

  • @libanahmed2175
    @libanahmed2175 2 ปีที่แล้ว

    Kawsar aya u qalantay kalinta 1aad lkn zorry sis

  • @mustafeabdi6553
    @mustafeabdi6553 2 ปีที่แล้ว

    Al fanan maaweell

  • @ahmedjeeztostudioproductio1684
    @ahmedjeeztostudioproductio1684 2 ปีที่แล้ว

    Meeshan ku dhashay ma ilaawo c/gaabo ma ilaawo

  • @aragsancali5811
    @aragsancali5811 2 ปีที่แล้ว

    Kowsar another level wallhi vod mcn

  • @elmanzariomontez2072
    @elmanzariomontez2072 2 ปีที่แล้ว

    Kowsahr iradiyaa 🥰🥰🥰😋🥰

  • @tayosiirsaleeban1229
    @tayosiirsaleeban1229 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar kawsar Soo dira gadhiga Soo Sara hargeisa noogu keena

  • @fariihaolol1255
    @fariihaolol1255 2 ปีที่แล้ว

    Kawsar wan wata wle cod io qurux🥰😍

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar heesaa soo gaabiya badawyahay yarkaa qaraamigaa wax fahmaya.. Shay.. Sii daaya 30 ka