Wax ka ogow Biyaha aan kala istaagin afarta xili ee sanadka - Gudmo biyo Cas

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • waxaan Booqday Gudmo biyo Cas ( Sanaag )
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

ความคิดเห็น • 73

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  ปีที่แล้ว +13

    5kun Like iyo Share Fadlan
    Salax TH-camr kiisa: youtube.com/@SaalaxDigle12
    Instagram Salax: instagram.com/salaxdayax?igshid=MzRlODBiNWFlZA==
    Geedi Sahan Instagram:
    Instagram: instagram.com/geedisahan/

  • @Suldan952
    @Suldan952 ปีที่แล้ว +18

    Hadaad u jeedo magaca ALLAH like saar

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +6

    Muuqaladada tayo iyo Qurux badnaan bay isku darsadeen thank you Geedi sahan

  • @empireshow1
    @empireshow1 ปีที่แล้ว +6

    Gudmo biyo cas habar jeclo home ❤

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle ปีที่แล้ว +4

    Muuqal cajiib ah weeye saaxiib ❤❤❤

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว +1

    Best Somali TH-camr

  • @pdf5_
    @pdf5_ ปีที่แล้ว +4

    Waxa la yiri "Raggu socodka waa udoor haduu mowdka daayo"❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +1

    Maasha Xalaal. Nimcaa taala xwadankeena. 😮ILAAH usiyaadiyo

  • @maryamacabdulqaadirmaxamuu3199
    @maryamacabdulqaadirmaxamuu3199 ปีที่แล้ว +5

    Dalkaan dad fahma boow la yahay😢

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  ปีที่แล้ว

    best youtuber

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh so beautiful dalka somaliyeed nimca taal away dadkisa

  • @nazeem-px6le
    @nazeem-px6le ปีที่แล้ว +2

    Dhulkayagu qurx badanaa mazhaaalH🥰

  • @BarkatNima
    @BarkatNima 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels ปีที่แล้ว +1

    Geedi wa ku salaamy 😅🙌

  • @jilaajaaniswayay7852
    @jilaajaaniswayay7852 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah
    Geedi sahan YouTubarka ugu wanagsan somali oo dhan

  • @xafsacali9243
    @xafsacali9243 ปีที่แล้ว +8

    Manshallah allow somaliland noo barakee💚🌧❤

  • @IkramMohamud-qr1zd
    @IkramMohamud-qr1zd ปีที่แล้ว

    Mansha allah Gurigii awoowayaashaya ❤️

  • @haajimuse1286
    @haajimuse1286 ปีที่แล้ว +1

    Dalkeena aynu meal gashano waad aragtaa quruxdiisa

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363 ปีที่แล้ว

    Geedi sahan
    Ama
    Maxamuud keep going pro alle ha ku xafido addiyo inta kallee muuq baahiyayaasha ah ba

  • @somaliwould1430
    @somaliwould1430 ปีที่แล้ว +7

    Halkay ku taala this amazing 🏊‍♂️😭❤️

  • @ayuB-w3o
    @ayuB-w3o ปีที่แล้ว +2

    Biyaha saa usocdo mdxa ha u dhigan lpx

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 4 หลายเดือนก่อน

    Dhul bahsanbuur biciide manshalah

  • @kaltumahmed3156
    @kaltumahmed3156 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Geefi Sahan
    Anigoo ku faraxsanan in meel ka mid Wadanka Aay sidaa nimco badan
    Hadan WAXAA MUHIIM INAN KA HADALNO MUHIIMADA NABADA =HADAYAN NABAD JIRIN NIMCADA BEESHA MA DHADHAMEYSO
    BEEN YAAN LEYSKU SHEEEGIN

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay ปีที่แล้ว

    Godmo biyo cas degmo dalxis weye

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว

    MashaAllah beautiful ❤❤❤❤❤❤

  • @bobena84
    @bobena84 ปีที่แล้ว

    Meesha Qurux badana
    Masha Allah

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Hore u soco

  • @fadumamohudinmohamed7898
    @fadumamohudinmohamed7898 11 หลายเดือนก่อน

    Soo dhig lrlan

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 ปีที่แล้ว

    Mashallah mar waan usoo dalxiis tagi doonaa inshllah ❤❤

  • @mohamoudali6686
    @mohamoudali6686 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 😊

  • @kobciyechannel7779
    @kobciyechannel7779 3 หลายเดือนก่อน

    Playlist ayaan ka daawadaa barnaamijyadaada, muuqaalada qaar in uu hidden yahay ayuu iu sheegaa.

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    Wowww

  • @Somali-One
    @Somali-One ปีที่แล้ว

    Umad dhulkan haysta oo baahan waa yaab. Dhulka haala maal gadhto

  • @zaamchannel
    @zaamchannel ปีที่แล้ว

    Geedi sahan keep up zxb 😂

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @abdallahussen5702
    @abdallahussen5702 ปีที่แล้ว

    Si dhow yaa kula socda
    TH-cam & Facebook
    In Switzerland 🇨🇭 yaan kasosalami Bro🤝🙏

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว +1

    biyaha weel darsada oo ka daaya cagaha iyo madaa ku maydhaysan banankeeda ku waysaystaa hadii kale waa lagu bukoonayaa

    • @abdullahimohamed8746
      @abdullahimohamed8746 ปีที่แล้ว

      Maya waysocdan biyihu waa caadi.. lakiin in bananka lagu waysaysto aya fiican

  • @kormeerak8431
    @kormeerak8431 ปีที่แล้ว

    Hore usoco wll

  • @muhsinbazarce
    @muhsinbazarce ปีที่แล้ว

    M.a geedi shaqo fcn ayaa heysaa

  • @fathiomer4618
    @fathiomer4618 ปีที่แล้ว

    shaqo wacan zhp hadaad la keenatay meel sara ka bilowday uun sidana saxa dalka dhamee then dibadaha aad

  • @adanxasan720
    @adanxasan720 ปีที่แล้ว

    Isha baydhabo ❤

  • @dreamchaser4866
    @dreamchaser4866 ปีที่แล้ว

    The camera is too far when interviewing. I hope you check on next video.❤

  • @_QuickClip
    @_QuickClip ปีที่แล้ว

    Sxb waan jeclahay muqaaladada runtii waa cajiib waxaa tahay qof muwaadin ah oo dalkiisa dadka baraya waankugu taageeraa taa

  • @Nur958
    @Nur958 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaa fiicnayd intii aadan biyaha galin inaa biyo caag ku mayrataan maadaama biyaha ay yihiin biyo socdo oo dadku kacabayaan

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Nasir 👋🏾👋🏾👋🏾

  • @waamoflims9473
    @waamoflims9473 ปีที่แล้ว

    M.a Dhulka Qurux Badnaa

  • @ShatterTheSilence11
    @ShatterTheSilence11 ปีที่แล้ว +1

    Inman dhul Marin dhaayo malahan

  • @dreamchaser4866
    @dreamchaser4866 ปีที่แล้ว

    SOMALILAND FOR EVER ALLOW BARAKEE
    💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    🎉🎉

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 ปีที่แล้ว

    Qof sida wax noo sheega ma jirto

  • @xamsemaxamed5632
    @xamsemaxamed5632 ปีที่แล้ว

    Woooow😂

  • @abdirahmaanmuse7007
    @abdirahmaanmuse7007 ปีที่แล้ว

    😮😮😮

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 ปีที่แล้ว

    Dhulkeena nimca fadhidaa

  • @Somali-One
    @Somali-One ปีที่แล้ว

    *cadaygaas waxaa ku iibsanaa $3 halkii jab ee yariiska ah*

  • @muduuyare7610
    @muduuyare7610 ปีที่แล้ว

    m.a

  • @ahmedgamer5032
    @ahmedgamer5032 ปีที่แล้ว

    Geediyaw muuqaladu yayar waamaxay

    • @GeediSahan
      @GeediSahan  ปีที่แล้ว +1

      Iga raali ahow, Qayb dhan baa iga xumaaday 🙏🏾

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 ปีที่แล้ว

      Muuqaalada gaagaaban ayaa wanaagaan. Cid nus saac ku daawaneysa iska yar. Soo gaagaabi aan dhamayatiranee

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤😂

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 ปีที่แล้ว

    Xagee kuyaalaa meeshani?

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 ปีที่แล้ว +2

      Somaliland sanaag

    • @MohamedAli-xh8vt
      @MohamedAli-xh8vt ปีที่แล้ว

      ​@@upsidesalam2870😂😂😂sanaag iyo somaliland kla saar wllo

  • @alexinamaina794
    @alexinamaina794 ปีที่แล้ว

    You're drinking and the other guy in busy washing his fucking legs 🦵. Dude are you ok??

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 ปีที่แล้ว

    maasha allah

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ShatterTheSilence11
    @ShatterTheSilence11 ปีที่แล้ว

    Inman dhul Marin dhaayo malahan