Isbuuca 7da Beri ah yaa bilaabay ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Macluumaad
    www.britannica...
    www.livescienc...
    www.britannica...
    www.atlasobscu...
    www.livescienc...
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com

ความคิดเห็น • 398

  • @_Bulldog
    @_Bulldog 3 ปีที่แล้ว +106

    Aw dheere malintad rabtid jifo 😴 malintad rabtid imow

    • @suleimanMM
      @suleimanMM 3 ปีที่แล้ว +3

      Aw dheere waa kugu qaadaneenaa ee jadwalka naga sax

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +9

      Wll waa shaqeeya

    • @suleimanMM
      @suleimanMM 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamadaibrahim7424 video ga dhamaadkiisa aa ku sheegtay waa kaa naxay markaa tiri sidaas ilaaah ha saqiro amuuraha

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      @@suleimanMM mahadsanid wll qali

    • @asaddahir69
      @asaddahir69 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hamadaibrahim7424 wll sida ugu fudud ee English ka lagu baran karo ka soo hadal { adigo codsigeyga tix galinya }🙏😨

  • @Ayuup-cj
    @Ayuup-cj 3 ปีที่แล้ว +29

    Sonoqosho wacan oo Loo baahneyn awdheere Lkn iska muhiima waankufaraxney wejigaada markuu dib noogu sooLaabtay asoo weLi dhoola cadeynaya▪️😂😂😁✌🏿🤎🌻

  • @baabucilmi
    @baabucilmi 3 ปีที่แล้ว +1

    Owdheere wlhi waad icidleysay wxaan ka baqay in aaan iska dhaafo you top daraadàaaaaa sxp noo soo badi muqaaadala!!!!!!!!!!!!!

  • @abdirazaqahmed4908
    @abdirazaqahmed4908 3 ปีที่แล้ว +8

    Dr wayne dyer one of his principles was “ you can’t give away what you don’t have” meaning you love your self bro dat is why you love us thanks for everything we always appreciate your efforts waan ku wataaa bruh 🔥✌️🙏❤️

  • @mariina_yusuf
    @mariina_yusuf 3 ปีที่แล้ว +14

    Owdheere ani maalin arbacaa dhashay 14/8/😅 saacada 9:30pm😂
    Lkn wax aqriska ayaan isku dhib qabnaa talo ka keen culeys iga saaran❤😇

    • @user-so1bl2nc3i
      @user-so1bl2nc3i 9 หลายเดือนก่อน

      Aad baad uqurxanthy cney 😂

  • @bullminarahm6852
    @bullminarahm6852 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalow horta aad iyo aad baan kugu bagay ربي يحفظك وزيد امثال علي
    شعبناالصومالي . Lkn waxan ka codsnaya meeshad dhigtay مصحف القرآنka qaad waxyabaha kale aad kasaraysiisay kasaraysiii waan ku jeeda أنك انسان تقيه ومتمسك بدينه هذا هو طلبي

  • @zakarieabdi2728
    @zakarieabdi2728 3 ปีที่แล้ว +19

    Cilmiga biology ga iyo Caafimaad ka ka sosameee

    • @farxaan5441
      @farxaan5441 3 ปีที่แล้ว +5

      I agree with you

    • @sakariye1085
      @sakariye1085 3 ปีที่แล้ว +2

      🙌👍👍👍👍

  • @munasarfarxanchannel4865
    @munasarfarxanchannel4865 3 ปีที่แล้ว +3

    Thankz abwe wxn rapay inaa noo soo diyaariso sidee baa kalinta koowad ku gali kartaa adigoo 100 qof oo kula mida kula tartameyso welipa iyaga saaod ee wx u diyaarinaayaan adigana aad io aad u mashquulsan thy videogaas waan kaa sugayaa bro🥰

  • @warsamegraphics
    @warsamegraphics 3 ปีที่แล้ว

    Cawada macluumadka waan ku wareeray awdheere waliba markaan maraayey Archaeology .
    Al muhiim doqoni kuma salaanto hadey ku salaantana kuguma fogaato WapillaHi TowfiQ

  • @jamaalcosta
    @jamaalcosta 3 ปีที่แล้ว +2

    We are one person's somalia youtubers

  • @ibraofficial7761
    @ibraofficial7761 3 ปีที่แล้ว +10

    Awdheere Balanka Wuxuu Ahaa In Isbuuc Walba Hal Video Nooso Dhigtid Mxaa kugu dhacay malmahn kuma arage
    Aw dheere doqoni kuma salaanto waa ku xiisney ❤

  • @Inasaeed
    @Inasaeed 3 ปีที่แล้ว +4

    Tall man nio bishiiba marbaa lagu arkaa nio, video yashaada soo badi sxp 🔥🔥🔥🙏🙏

  • @abuudi1080
    @abuudi1080 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend aan wx bdn ka faa iide💯❤️

  • @abduqadirabdirahman7706
    @abduqadirabdirahman7706 3 ปีที่แล้ว +18

    Legend always Legend

  • @vandhaboy3789
    @vandhaboy3789 3 ปีที่แล้ว +5

    Awdhere wllhi muqaladada marka arko waan farxaa ee inoo soo badi, teda kle live ka waan u xiisnay ee soo gal

  • @mohamedakil1950
    @mohamedakil1950 3 ปีที่แล้ว +2

    aw dheere yakh markaste hda video nosoo dhigaysid wax badan kaa fa iidi lahayn
    xgaa naga dhis ok
    keep going 👍❤

  • @XOGMALGROUP
    @XOGMALGROUP 3 ปีที่แล้ว +18

    Lkn amaa quraanka lagu sheegayne maalmahaas waayo.
    Maalmaha ilaah ugu jecelyahay waa jimco soo lama dhihin

    • @naani0935
      @naani0935 3 ปีที่แล้ว

      😂

    • @halyeeygiihalyeeyada387
      @halyeeygiihalyeeyada387 3 ปีที่แล้ว

      Quraanku dhaawan bu soo dagay wuxuu ka hadlayaa waa nebi ciise ka hore

    • @raadraac1934
      @raadraac1934 3 ปีที่แล้ว +1

      @@halyeeygiihalyeeyada387 quraanka inta aduunka la abuurin buu looxul maxfuudka ku qornaa

    • @ostadizanwar3528
      @ostadizanwar3528 3 ปีที่แล้ว

      @@raadraac1934 haduu ku qornaa miyuu soo degay 😂 iyadoo jimce iyo maalmahanba la tirsado ayuu qur’anku soo degay , ninkani xadaaradii baabilyun ayaa ka sheekynaya, Nabi ciise xataa wayka horeeyen

    • @muhubocuuke1992
      @muhubocuuke1992 ปีที่แล้ว

      @@halyeeygiihalyeeyada387 caaq waxid quranku wa hadalka alle malmahan ad shegaysidna kitabadi hore bu alle kuso dajiyey o xaga allay ka imden qurankuna wa hadalki alle umadahi horena alle ushegay malhman ad shegayzo kitabadi horena wa laguso dajiyeu

  • @CODEYGAMER
    @CODEYGAMER 3 ปีที่แล้ว +20

    Wllky Waana Daadii Aan Uxiisay Inta U Xiistay Fatra Taaga👍

    • @gavenblsn4753
      @gavenblsn4753 3 ปีที่แล้ว

      af soomaali waa af dhimanaya. "waanadaadi" dheh

  • @apdiapaal3287
    @apdiapaal3287 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxp mcn dhanka subscribers ka cilad miya ka haysato wlhy hal muqal ad ledahay aya 10M likes and shares u qalma .
    Bro never give up ✊

  • @seedali9497
    @seedali9497 2 ปีที่แล้ว

    Awdheere ayeeyo magaceeb Alle ha,u naxariiste

  • @sacdiyaqueen9582
    @sacdiyaqueen9582 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw manta igu horeysa channel kan wnka helay hada kadibna wnla socondaa😘

  • @kingmohaz1192
    @kingmohaz1192 3 ปีที่แล้ว +2

    My dear brother hamaada congratulations 21k
    Waxaan ku rajeynaa 2022
    Inaad gaarto 100k insha Allah brother

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 2 ปีที่แล้ว +3

    I love this man❤✅

  • @josephuk6285
    @josephuk6285 3 ปีที่แล้ว

    4 sabuscrip ayad mareysi markan bilabay inan dawado vedio yadaada mantana waxad mareysa 20k sabuscrip congrats sxb horey u soco

  • @Drcabaastuuryare
    @Drcabaastuuryare 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal macaan

  • @professormeachal2213
    @professormeachal2213 3 ปีที่แล้ว +2

    Iyo dgibadoyinka oo ga maray cod si waaye plz🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @mahadabdi8907
    @mahadabdi8907 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanta cilmi ayaa kaa faaidey masha allah 😎❤👍👍 isku day inaad isbuucii 2 labo maalin waqti naga siii . Insha Allah. Mahadsanid 😊👍😎

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcz owdheere maalmahaan waa lagu waayay
    Soo laabo guuleyso abid
    Like Fara badan free maahinoo iska saara

  • @Yt-One_1
    @Yt-One_1 3 ปีที่แล้ว

    Hamada zxp old fans kaaga ayan ahaa
    Chanellka oo 2k maraya ayaan oga
    Msha lah

  • @Abdizak
    @Abdizak 3 ปีที่แล้ว +2

    Real Talk ♥️ I Fully Support You 💯

  • @abdirahiimali961
    @abdirahiimali961 3 ปีที่แล้ว

    Hamada is back salaan sare Bro

  • @mhaabdimha4814
    @mhaabdimha4814 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax xamada dadkaga ma badna lakin waxaad heysataa dad aad ku jecel lkin waxan huba hdad video yda soo badiso in aad qof walbo ka saramsreydo keep going aw dheere 👊👊

  • @Noor44443
    @Noor44443 ปีที่แล้ว

    4:41 I laughed even though I didn't understand what your grandmother said 😅 This is sad I need subtitle...

  • @cade4139
    @cade4139 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere 20k Waan gaarne m.allah😊100kSoon❤️

  • @qaalidahmed8391
    @qaalidahmed8391 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninaaa kuxirane tahe keep going😁

  • @bahalkumar7909
    @bahalkumar7909 3 ปีที่แล้ว

    Taliye saan taLo mahan videoyada waa naga yareyse se wx ujiran 🙏🏻

  • @khalidaadammaxamed9088
    @khalidaadammaxamed9088 3 ปีที่แล้ว

    alxmd awdhere xalad k;a wrn wllhi kuu xizny

  • @mohameddauudciisemohamud3822
    @mohameddauudciisemohamud3822 3 ปีที่แล้ว

    Macalinka dunida ugu fiicana tahay, practice qurux badan waaye

  • @mohamedalimohamed7817
    @mohamedalimohamed7817 3 ปีที่แล้ว

    Niow nawashaye horey usco thnks mr awdhere

  • @jmzii9082
    @jmzii9082 3 ปีที่แล้ว +6

    Aw dheere beryahaan canaan badanaa ubaahan tahay!!!
    Ha u bixin waa laga yaabaa in wakhtigu ku hayo ee noso dadaal

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 3 ปีที่แล้ว

    Oowdheere you are Top brother

  • @dhamme0
    @dhamme0 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin ragga bro nolow

  • @salaharmy1149
    @salaharmy1149 3 ปีที่แล้ว +1

    bro 🥺 your my fav youtuber i miss you 😊
    plz come back plz

  • @bakarsalahudin288
    @bakarsalahudin288 3 ปีที่แล้ว

    First youtuper oo wax badan laga faa idi karo keeep going my brother

  • @2daqiiqo43
    @2daqiiqo43 3 ปีที่แล้ว +1

    Inteed ka keentey macluumaad noo faaideynoo dhamaadka muuqaalka waa inaad macaluumaadka noo sheegtaa

  • @saskeycade1688
    @saskeycade1688 3 ปีที่แล้ว

    Wan ku salaamay awdheer😂👈👌☺️🙈

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 ปีที่แล้ว

    Ow Dheere waa ku salaamay Gobolka Ragga ayaan kaa soo salaamayaa.

  • @koey8806
    @koey8806 3 ปีที่แล้ว +1

    Video Yash wad nagu su dahineysaa bro

  • @Habeen_maalin99
    @Habeen_maalin99 3 ปีที่แล้ว

    Lipax hore usoco imbadn raadinayay chanalkaga

  • @yaphidmohamed2910
    @yaphidmohamed2910 3 ปีที่แล้ว

    Hampalyo pro 20k 🎉🥳👏

  • @Abdirahman979
    @Abdirahman979 3 ปีที่แล้ว

    The tall man is back

  • @hagahaguusha2691
    @hagahaguusha2691 3 ปีที่แล้ว

    Welcome back

  • @zakicarab5729
    @zakicarab5729 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere first today😊

  • @konteandrea7096
    @konteandrea7096 3 ปีที่แล้ว

    Aw dheere mahadsanid

  • @omarabdullahi5246
    @omarabdullahi5246 3 ปีที่แล้ว

    Awdhere legend

  • @mohameddheeg2558
    @mohameddheeg2558 3 ปีที่แล้ว

    Awdheere maanta fahankaa kuguma raacsani waayo waxaynu ognay in ilaahay quraankiisa inoogu sheegay maalmihiisa markaa arrinku sidee isu waafaqayaa
    Tusaale jumca iyo isniintaba waan kumaqlnay quraanka.
    Bala casharkaa dib ugu noqo soona balaadhi casharka.

  • @farahomardoodi2699
    @farahomardoodi2699 2 ปีที่แล้ว

    aw dheere yaa haya ma noolyahay insha allah caafimaad bn kuu rajeynayaa sanad laguma arage soo dhaqso bro

  • @alfaachanel4663
    @alfaachanel4663 ปีที่แล้ว

    The legend

  • @nourmohamed7810
    @nourmohamed7810 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere wad haloyday in intee aday from Djibouti 🇩🇯

  • @badriadaahir248
    @badriadaahir248 3 ปีที่แล้ว

    Aw dheere so noqosho wacan
    Lkn sida noo dhaan ninyahow
    Xitaa tajwal no samee

  • @mohamedmursalsaciid9972
    @mohamedmursalsaciid9972 3 ปีที่แล้ว

    Waxa faraxd ii ah youtupkaga ku so lapto ado mareyso 21k marka kugu so pira yay walhi ad Bey u yara yen manta walx sxip wax rapa ina kula guuleysto mu Role model❤👋

  • @khadiijaabdirashiidaadan5240
    @khadiijaabdirashiidaadan5240 3 ปีที่แล้ว

    War heedhe isku dhib inaad soo dhigto isbuuciiba mar duca qaboow cilmi badan baan kaa dheefnaye🤩

  • @SomaliwithAbzi
    @SomaliwithAbzi 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb horay u soco runtiii waxaad tahay shaqsi wanaagsan!

  • @same7470
    @same7470 3 ปีที่แล้ว +2

    aw dhere 🤩😁 horey uu soco

  • @where3431
    @where3431 3 ปีที่แล้ว

    Habar fadhida lagdanku u fududaa, Bilaa waji baad noqotey.

  • @admbnks
    @admbnks 3 ปีที่แล้ว

    Hamada is coming back proud so much

  • @naturalbeauty2008
    @naturalbeauty2008 3 ปีที่แล้ว

    Awdheere waa ku salaamay pro sidee luuqada English isku bari karaa iisoo jawaab please pro tageeraa dhab ah ayaa kuu ahay marka channel cusbaay ilaa hadda horay usoco ✅

  • @nourcade2639
    @nourcade2639 3 ปีที่แล้ว

    keep going

  • @professormeachal2213
    @professormeachal2213 3 ปีที่แล้ว +1

    First

  • @abdirahmanmuhidin6526
    @abdirahmanmuhidin6526 3 ปีที่แล้ว

    Vedio-ka xiga wan sugaynaa zxp owdheere i.a

  • @mahadcqaadir5502
    @mahadcqaadir5502 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Pro

  • @ahmethcad2294
    @ahmethcad2294 3 ปีที่แล้ว

    Lipahi hamada💯

  • @edinsoncavani4428
    @edinsoncavani4428 3 ปีที่แล้ว +1

    Football players, singers,actors iyo xiriirkooda maasuuniyada

  • @HarunMohometh-z5t
    @HarunMohometh-z5t 7 วันที่ผ่านมา

    Hamada where are you now it's third time to watch your videos 🎉

  • @UMP.H4cK.
    @UMP.H4cK. 9 หลายเดือนก่อน

    Big fan 🔥

  • @shamaoffecial9593
    @shamaoffecial9593 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheero sxb waxa kabaety scholka xitaa kama baran walahi💪👏👏👏👏🔥💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Someone-ct2ck
    @Someone-ct2ck 3 ปีที่แล้ว +4

    Aw dheere shaqo ma rabtid. Isbuuci ugu yaraan labo muuqaal soo dhig doqoni haku salaantee. Lol.

  • @gacaltooyo6242
    @gacaltooyo6242 3 ปีที่แล้ว

    Hamada ibrahim hormar wcn parada

  • @user-pl4nz5pk7g
    @user-pl4nz5pk7g 7 หลายเดือนก่อน

    awdhere video inosdadji wan ku ragsana ❤

  • @zakinhocadde3552
    @zakinhocadde3552 3 ปีที่แล้ว

    The one and only youtuber✌🖐like qazap paad iga qadatay ty boss🖐

  • @mahamudmahamed6860
    @mahamudmahamed6860 3 ปีที่แล้ว

    Aw dheere waxa rabtid maanosheege ilaahey quraaanka ku sheegay 7 beri adneh baabilyuun keenay aa dhahday .
    Tusaale qoomki reer bani israail oo ladhahay maalinta sabtida hakulumeesanina ee kaluumestay.quraanka kutaala.
    Ee dib ugu laabo muqaalkan

  • @90films69
    @90films69 3 ปีที่แล้ว

    Wr awdheere nio nin talent leh baatee isku day isbuucii 2-3 muqaal Inaad soogaliso si aad 100k subscriber aad dhakhso ugu gaadhid

  • @dekaabdi1039
    @dekaabdi1039 2 ปีที่แล้ว

    Ow dheere

  • @PlzSubscribe_Like
    @PlzSubscribe_Like 3 ปีที่แล้ว

    *Owdheere Naga xishood, Channelka maqnaanshaha ka daa*

  • @heksesannubi1985
    @heksesannubi1985 3 ปีที่แล้ว

    Wallhi markan ku arkowan farxa markad dahdo wanxanaqa hadane wan wankujeclaho kama marmi social media melkasto kala socda wllahi love you 13 jira hadane infromesion aana lobahnen oolakin iska fican ban jeclahy inolow wll mcn hadda wallahi videogan mafirsan sawir ka pro falka dhan ka midigta wilka udanbeyo ban ahay from mogadishu wan ku xisi dona1

  • @ayuubosman1328
    @ayuubosman1328 3 ปีที่แล้ว

    Hambalyo 20k cimadada mahaysto

  • @haaaaaaa8930
    @haaaaaaa8930 3 ปีที่แล้ว

    Wa ku salmy zxpo

  • @luizaryen9120
    @luizaryen9120 3 ปีที่แล้ว

    Firt papa like

  • @antospubg7116
    @antospubg7116 3 ปีที่แล้ว

    6:29 alx ilhy mahad Iska leh Kun jeer iyo Ka badan

  • @abdiazizhashi3118
    @abdiazizhashi3118 3 ปีที่แล้ว

    Awdheere
    Magaca TH-cam ka ubadal libaaaax
    Waaa kusooo baxaysaaaa chanalka

  • @isma23235
    @isma23235 3 ปีที่แล้ว

    Real TH-camr 🙌🏻🙌🏻😂😂😂

  • @abassizze5621
    @abassizze5621 3 ปีที่แล้ว

    Hamada congrulation 20k

  • @qasimchannel2323
    @qasimchannel2323 3 ปีที่แล้ว

    Xamada the legend sxb anaga domestic aa nahay asbuuceena wuxuu ka bilaabmaa sabtiga jimcahaa noo sabti ah

  • @cabdalamohamed9190
    @cabdalamohamed9190 3 ปีที่แล้ว

    Codka wuu hooseya pro ✌🤐

  • @drsaacid9592
    @drsaacid9592 3 ปีที่แล้ว

    Sxp videogaan codkiisa wuu gaapan Yahay ee Naga sax next video 🥰😏

  • @higlo12
    @higlo12 3 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @waliyocali9780
    @waliyocali9780 3 ปีที่แล้ว

    My legend is back

  • @hamzaouiabdirahman3420
    @hamzaouiabdirahman3420 3 ปีที่แล้ว

    Hamada wll muqaal ka soo samee tahriibta io dhibaatada ay leee dahay

  • @cabdiraxmaancabdilaahi3442
    @cabdiraxmaancabdilaahi3442 3 ปีที่แล้ว

    Asalka somalisa szb baris ku samee iyo dhulka somalida cidii hore ee jogi. Jirtay

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp waxaan rabaa inaan kuweydiiyo suaalo kusaabsan google Adsanse marke intee kala soxariira fadlan iisheeg plz plz