Xasaasiyada Biyaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • Asc daawadaheyga sharafta leh.
    Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
    Subscribe. Like. Share. ♥️
    Macluumaad
    rarediseases.i...
    www.bbc.com/fu...
    www.benenden.c...
    www.britannica...
    Social media ⤵️
    / mieraaj.hamada
    ...
    / mieraaj
    vm.tiktok.com/...
    📧
    mieraajhamada96@gmail.com
    Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
    / hamadaibrahim

ความคิดเห็น • 270

  • @maahirali7932
    @maahirali7932 3 ปีที่แล้ว +6

    Waan Sugi La’ahy Maalinta aad taariikhda Somalia 🇸🇴 aad Ka Hadli Doonto insha allah

  • @axmadashkar1459
    @axmadashkar1459 3 ปีที่แล้ว +11

    Fun & Education At Same Time 😀👌
    You're Another Level Brother
    Hampalyo 10k wish U More

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj 3 ปีที่แล้ว +34

    Ayeeydaa aaway maalmahaan season 2 ayeeyo maku jirto miyaa owdheere

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 ปีที่แล้ว +12

    ‏الحمد لله على كل نعمة أعطاني الله😔

  • @MrQalinle
    @MrQalinle 3 ปีที่แล้ว +48

    Wlhi maanta lee Channelkaaga ka warhelay Tiktok aana kugusoo arkay Wlhi waan ka shalaayay inaan kasoo daahay dhamaan muuqaaladaan Faa'idooyinka leh.
    Xaqiiq kadib muuqalkii dagaalka 1aad iyo 2aad Familykeyga iyo asxaabteyda aan la wadaagay.
    Madadaalo + Faa'ido= Dahab sxb waa waxaan la heli karin Qosol iuo wax kororsi mahadsanid sxb.

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +5

      Mahadsanid wll 🙏🏽♥️. Soo dhawow

    • @saamirchannell
      @saamirchannell 3 ปีที่แล้ว +3

      wlhi waa xaqiiqo hadalkaaga keep going Hamada thnkx

    • @aswaraswar3839
      @aswaraswar3839 3 ปีที่แล้ว +1

      Welcome wlcome

    • @Ahmed.shaam1
      @Ahmed.shaam1 3 ปีที่แล้ว +1

      Ani xaat

  • @inaabdioorabdi3229
    @inaabdioorabdi3229 3 ปีที่แล้ว +3

    Awdhwweer hadji hal qof 100 qofka garsiyo wan subinlahahy sababto ah faido lee ka helna thanks brother

  • @shiremuka3293
    @shiremuka3293 3 ปีที่แล้ว +4

    Information iyo macluumaad aan loobaahneen balse iska fiican in la Iska ogaado kkkkkkkk weedhaa ama oraahdaa way igagadantahay bro

  • @abdallashow
    @abdallashow 3 ปีที่แล้ว +4

    Energy ayan kahelay sxb Muqaalka adaba xiiso u yeelayo fariid baad tahay hore usoco i'm new subscriber.. keep going..
    Keep Third Rule of camera...
    Macnaha socodka joogi wayo low ayaa ku imanayo codkaga..

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid masuul. InshaAllah wireless microphone aa soo gadana

    • @abdallashow
      @abdallashow 3 ปีที่แล้ว

      @@hamadaibrahim7424 okey bro hormar wacan

  • @abdinajiib6807
    @abdinajiib6807 3 ปีที่แล้ว +1

    Madadalo iyo Cilmi wada socda wlhi Dad nasiib leh ba hela sideena Hormar wacan wlalken Hamaada "Doqonu kuma Salaanto"

  • @meml7569
    @meml7569 3 ปีที่แล้ว +5

    Hal cilad ayan ku arkay hadad iska xaliso chanalkaaga waa uu kuu hormari karaa iska daa kaftanka badan 2 mowduuca haka bax bixin 3 wax faaido leh ama cusub technology ama hormarada adanaha ama dhalin yarada iyo fursadaha go aanada wax yabahas ka hdl insh

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 ปีที่แล้ว +12

    Hamada stylkaagi hore baad kusoo laabatay😂😂

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 ปีที่แล้ว +2

    *Ow Dheere* Muuqaaladaada waan ku raaxaystaa runtii markaad daawanayo muuqaalo tayo iyo xogba leh Horumar wanaagsan *Hamada*

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC sxb muqaaladii hore ee aad ku soo galin jirtey luuqada English keliya ayaan dib u eegay waxaan arkey in aysan jirin xiligaas dad badan oo Ku daawan jirey balse markii aad luuqada afsomaliga ah ubadelatey waxaa kugu soo xirmay dad badan waxaase Ku daawado kumanan qof halka awal ay Ku daawan jiren boqolaal qof.
    Meesha waxa Ku cad in qof kasta dadkiisa keliya ay madaxa saaran karaan .
    Keep going waxan rajeynaya inaad hesho waqtiga xiga millions oo dad ah.

  • @thebestboy1783
    @thebestboy1783 3 ปีที่แล้ว +6

    Aaw dheere SPC. Kahadal plz qofkii yaqaano oo igu raacsan ismuuji 😁

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah keep going brother

  • @ibrahimhussen3408
    @ibrahimhussen3408 3 ปีที่แล้ว +1

    keep going away brother. I really enjoy your videos.

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 3 ปีที่แล้ว +2

    Macluumaad loo bahan yhy in la ogaado iyo kaftankaaga.
    ❤❤❤
    Horay usoco Legend ♥️

  • @marwaanmohamed8039
    @marwaanmohamed8039 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere biyo lgu xasaasinayo maa ii keenty , lkn wa fiirin 🥰🥰🥰

  • @Somalivocal
    @Somalivocal 3 ปีที่แล้ว +3

    TH-cam kaaga anaa huba 2021 100k wuu gaadhi keep going bro

    • @user-ks6zv1hp8k
      @user-ks6zv1hp8k 4 หลายเดือนก่อน

      2024😢😢😂

    • @Somalivocal
      @Somalivocal 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-ks6zv1hp8k wuu joojiyay muuqaal samaynta wuu gaadhi lahaa

  • @iftiinsheofficial9464
    @iftiinsheofficial9464 3 ปีที่แล้ว +3

    😅😅😅😅😅😅😅
    Wn ku waTa wlalKy keep going

  • @faraxitah3831
    @faraxitah3831 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow, wabigii dahabka ahaa xagee ku danbeyey

  • @juweria4574
    @juweria4574 3 ปีที่แล้ว +10

    Didn't watch it yet but am sure is gonna be FANTASTIC

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 3 ปีที่แล้ว +1

    Ani habaryartay ayaa qabta cudurka stress ayu ku dilay uso duceeya in illahay ka qaado maskinta qubees iyo dhidid wa isku dhibanyihin

  • @demoha7032
    @demoha7032 3 ปีที่แล้ว

    Wcs sxb maxa udahda video kusabsan macluumad iyo information an lo bahnen lkn video yashada wa top class you deserve more subscribers and views 👍

  • @sadikelmi550
    @sadikelmi550 3 ปีที่แล้ว +3

    Ur a legend bro

  • @cumarkumaandoyare497
    @cumarkumaandoyare497 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a legand hamada waan ku jedaa keep going for your progress

  • @dalmarahmed5752
    @dalmarahmed5752 3 ปีที่แล้ว +1

    Prother on love fahamka nolosha Addounga waa ku mahad celina horay usoco

  • @mustafemurre1389
    @mustafemurre1389 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere wxn ka codsanaya inaad nala wadagto buugta ugu wngsn ee nolosha wax ka badali karo waqtiga dhalinyarada waa mhdsnthy

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 3 ปีที่แล้ว +3

    Omg manta aniga ma ugu horeyo🙉🥰

    • @husseinaydidjama9482
      @husseinaydidjama9482 3 ปีที่แล้ว

      saa mxaa ka faaiiday 🤔

    • @robgoal2990
      @robgoal2990 3 ปีที่แล้ว

      Anagaaba kaasoo horeynee
      Shuubaa ku dhashee

    • @252callmezalaz4
      @252callmezalaz4 3 ปีที่แล้ว

      @@robgoal2990 aqli miyey ku thy inad hoyadey caysid😪

    • @252callmezalaz4
      @252callmezalaz4 3 ปีที่แล้ว

      @@husseinaydidjama9482 maxa ka galay adiga wll

    • @husseinaydidjama9482
      @husseinaydidjama9482 3 ปีที่แล้ว

      @@robgoal2990 ninka maxaa ku caynee 😄 Anaa la wax waydiye 🤓

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 3 ปีที่แล้ว +1

    Noo badii videoyada wll

  • @cabdiqanicalishire5503
    @cabdiqanicalishire5503 3 ปีที่แล้ว +1

    oo dheer

  • @ahmoudi1585
    @ahmoudi1585 3 ปีที่แล้ว +1

    really ku tagera bro

  • @faysalabdul6625
    @faysalabdul6625 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxp reactions Naga jooji waye cudkga Mar hoos ayuu u dhacaaa marka sida yaslim Omar oo kle no Samee Hal meel ku ekow si cudkda si Wangasan aan uga maqlano

  • @suleimanabdiali3948
    @suleimanabdiali3948 3 ปีที่แล้ว +2

    Hamaada ani sidaan ku heystaa qaabka aad u soo jeedineeso❣❣❣

  • @abshirabdilaahi8245
    @abshirabdilaahi8245 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa kugu farxaan my Homie boy hamada don't worry kuguma caajiso waana ku wataa kal iyo laab always diyaar ayaa ku nahay cilmi badan iyo madadaado aan loo bahnaan hadana iska mihiiim ah

  • @hawaabdi7252
    @hawaabdi7252 3 ปีที่แล้ว +1

    Awodhere cadi matihid keep going bro MashaAllah

  • @somalia80
    @somalia80 3 ปีที่แล้ว +1

    Mawduuc iga wada oo aan wali fahmin
    Wale adaa 😱😱😱

  • @playmovies8209
    @playmovies8209 3 ปีที่แล้ว +2

    Happy 11k 8:00am Turkish

  • @ayanjama7955
    @ayanjama7955 3 ปีที่แล้ว +1

    Talent bad leeday runtii keep going

  • @maanmuqdisho1455
    @maanmuqdisho1455 3 ปีที่แล้ว +1

    Cilmiga aaba simadadalo ah no tusinaysaa✌
    AwDheeeere🥇numbrONE

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +10

    Aw Dheere Mobilkan Aan Commentigan Kaaga soo Qorayo Waa Dahab Xataa Commenrigani inuu Dahab Yahay Waa Macquul 🤣

  • @Ogoow143
    @Ogoow143 3 ปีที่แล้ว

    Xamada Waan ku salamay Ano sana

  • @MOHAMMAD-wo1xy
    @MOHAMMAD-wo1xy 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa kuwataa zxb

  • @muhanadhassanabuukar3668
    @muhanadhassanabuukar3668 3 ปีที่แล้ว

    Owdheere update iska dhig sxpoow, seeg seeg caadiyaa tahay Wlhi, saan wax ka badal
    Keep going pro

  • @ChessSom
    @ChessSom 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro lkn season kaan shub waaye😂😂😂😂

  • @liibanabdulahi9
    @liibanabdulahi9 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dhere no hoos GalisaY dad 2010 ila 2021 waa dad adaG😄 midha naGa QaBo 🙌legend ❤

  • @brothermaajid6625
    @brothermaajid6625 3 ปีที่แล้ว +1

    Congrats 10k bro wax ka badan waa u qalantaa

  • @sahroabdirahman9469
    @sahroabdirahman9469 หลายเดือนก่อน

    Kaadideedna 😊xasasi meekutahay

  • @mohamedkhalif5876
    @mohamedkhalif5876 3 ปีที่แล้ว +1

    10k hambaliyo🎉🎉🎉🎉

  • @mullinyow9897
    @mullinyow9897 3 ปีที่แล้ว

    Awdheere salaamad

  • @harunbille6929
    @harunbille6929 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay caafimadka ha inoo siyaadiyo

  • @lilba4294
    @lilba4294 3 ปีที่แล้ว

    بما انك عايش انت هناك ي حماده اعطينا معلومات عن البلد الي انت عايش فيه وكيف التكاليف الدراسه الرواتب
    تعاملهم مع اللاجئين الجدد

  • @Mucjiz
    @Mucjiz 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere waan ku salaamay.✋

  • @realfacts6907
    @realfacts6907 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasaasiyada biyaha anaa qaba wlhi waana ku dhibanahay

  • @hadrawih1232
    @hadrawih1232 3 ปีที่แล้ว +1

    Blue makeup with out makeup😂😂👊
    Waa ku wataa pro awdheereh💖🥰🌸

  • @antospubg7116
    @antospubg7116 3 ปีที่แล้ว

    Owdhere owdhere balan ka baxa waa maxay so Kuma dhihin cusmaaniyinta soo hor Mari lph horey usoco ado kle lagu farxa wiil hoog👋

  • @khaalidcabdishakuur4896
    @khaalidcabdishakuur4896 ปีที่แล้ว

    Alx ilaahay waa igabaabiyay😢❤❤❤❤❤❤

  • @sayid-alimukhtar4797
    @sayid-alimukhtar4797 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere Wxn kamid ahay azxaaptaada cusub bro lkn wxn ka xumahay inaan kasoo daahay kanaalkan cajiibka ah
    Waan ku wataa ✌

  • @mahadfarahelmidentaato649
    @mahadfarahelmidentaato649 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaw dheere the way of teaching markaan arko waxaa igu soo mid kamida macalimiinteeyda cfmdka oo mareykana Cornard fischer.

  • @hamzabeshir3152
    @hamzabeshir3152 3 ปีที่แล้ว

    تستاهل كل الخير يا برو💚

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 3 ปีที่แล้ว +2

    Aw dheere Waad ku mahad santahey maclumadkan zhp😭😍.
    Lakin labo su'al 1"wadanki goorma kugu danbeesay?"
    2"Maxad u dhahda Maclumadka mesha ka kenay aqri?"👌🏿😀
    doqoni kuma salaanto haday ku salantana kuma soo martido🤣😭

  • @hamidbarkani4295
    @hamidbarkani4295 3 ปีที่แล้ว +1

    Aw dheere waxaaga another level 🔥waye wlhi

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 Odey dheere waan ku wataa

  • @ismaaciilhalooyelo2771
    @ismaaciilhalooyelo2771 3 ปีที่แล้ว

    Hamada waan ogahay dag daga qasaarada uu leeyahay sabab too ah ayeeyaaa lagu soo furay somaha✌️🤗

  • @asmaalgoia4227
    @asmaalgoia4227 3 ปีที่แล้ว

    32 شخص في عالم الي يتحولو ذهب الله يرزقني واحد منهم🤣🤣

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my favourite TH-camr

  • @hamzasaid7762
    @hamzasaid7762 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa naga so dahaday nio vidoyasha so dhaqsii

  • @King_bulshaawi_21
    @King_bulshaawi_21 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a ayeeyo koris 🤚🤚🤚🤚

  • @abdirizakdaahir7882
    @abdirizakdaahir7882 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend hamaada ✌✌✌✌

  • @robgoal2990
    @robgoal2990 3 ปีที่แล้ว +3

    Xiirane maalin kasta anaa kuugu hor daawada love iima saartid

  • @waxkafaaidchannal6228
    @waxkafaaidchannal6228 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ku rajena gul sxb horay u soco

  • @abdirihimabdilahimahamoud8390
    @abdirihimabdilahimahamoud8390 3 ปีที่แล้ว

    Abti Hamaadaw Baryahan Mawduucyada lama dhacsaniye inaga soo adkee.

  • @aminmohamed1409
    @aminmohamed1409 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep goin pro 😊

  • @husseinyousuf5150
    @husseinyousuf5150 3 ปีที่แล้ว

    Malmahan waxaan daawanyy vedioskii hore , kani waa kii ugu horeeyay ee lasoo dhigo kadib kusoo biiridii chanelka, waxan ka socdaa waberi media inkastoo aan aad u jecelay muuqalada aqoonta ah sida waberi io sahanka xogaha hadana waan ku qancay waayo waa aqon ionmadadaalo isku jirta

  • @maxamedsaalax5121
    @maxamedsaalax5121 3 ปีที่แล้ว +1

    Captan hamada maanta ma soomneed maxaa koobkaaga dhaka jabiyaha maaadan soo qaadaninee
    🙏🙏🙏🙏

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 3 ปีที่แล้ว +2

    I am first give me like

  • @bootyt4996
    @bootyt4996 3 ปีที่แล้ว +1

    Hamada great

  • @abaazyare2237
    @abaazyare2237 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi sxb waad iga qoslisay

  • @guuleedahmed4594
    @guuleedahmed4594 3 ปีที่แล้ว

    Keep Going PrO Hamaada 😍😎

  • @ismailmo7707
    @ismailmo7707 3 ปีที่แล้ว +2

    Awdheere funny ba tahy😁

  • @cabdiqanicalishire5503
    @cabdiqanicalishire5503 3 ปีที่แล้ว +1

    tageer weyn ayaan ku ahay

  • @Aniine11
    @Aniine11 3 ปีที่แล้ว +1

    waaw🥰 lkin awdheere wxan kuwaydina ayeeyo season 2 kuma jirto myaa

  • @empradornaadiraydarouz256
    @empradornaadiraydarouz256 3 ปีที่แล้ว +1

    Magacaygu waa naadir

  • @somalibattalionofficial8968
    @somalibattalionofficial8968 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going 💪

  • @kingcabdinho1channel612
    @kingcabdinho1channel612 3 ปีที่แล้ว

    Owdheeri keep going pro 👏

  • @cabaasmohajr751
    @cabaasmohajr751 3 ปีที่แล้ว +1

    Lagend owdhere ❤✌

  • @deqaahmed7667
    @deqaahmed7667 3 ปีที่แล้ว

    Plz bro ka Soo hadal plastics ama madadan laydhahdo caaga plz dadkeena somalida runtii ma ogaha in uu caagu ama plastic yahay maado aafo iyo khasaaraha badan u leh deeganka iyo xayawaanka plz ka Soo hadal plastics pallution plastic crisis

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 3 ปีที่แล้ว +2

    ‏سبحان الله

  • @usaamemahdi1682
    @usaamemahdi1682 3 ปีที่แล้ว

    awdheere kasoo hadal tagida mars iyo maalgalinta emirat (hope) iyo dawladii ugu horeysay ee carab ahayd ee tagta mars this month mahdsnid

  • @abdalle7191
    @abdalle7191 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla yaa Ila arko banduuqa dhanka midig EE Koro saaran😳😳

    • @hamadaibrahim7424
      @hamadaibrahim7424  3 ปีที่แล้ว

      🤣

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 3 ปีที่แล้ว

      @@hamadaibrahim7424 war nio ma South Africa jogta ileen yurub banduuq lagu ma dhex haysan karee

  • @sadiiqcabdixakiin1664
    @sadiiqcabdixakiin1664 3 ปีที่แล้ว +1

    Warninyahow waankuwataa waxaad barnaamij nooga soodiyaarisaa mashruuca ladagaalanka nuurka

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 3 ปีที่แล้ว +1

    Daawadahey sharaftaleh hadagdagin sheydaanka ayaa dagdago

  • @hamsoabdullahi2046
    @hamsoabdullahi2046 3 ปีที่แล้ว +4

    Ana ugu horeye like hailadafin

  • @anisohussein8870
    @anisohussein8870 3 ปีที่แล้ว

    Ar dhahabaaa gabdhaha soomaaliyeed u daaa

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend 😂

  • @nimcushyusuf5760
    @nimcushyusuf5760 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂
    Wlhi qosol iguma harin😂😂😂

  • @abdalamk6924
    @abdalamk6924 3 ปีที่แล้ว

    Wow 😘😍😍 waan ka hely bilawga 😍😍

  • @AxmedGaraadka
    @AxmedGaraadka 3 ปีที่แล้ว

    Hadii aan arki laha waxaan odhan awdheere taabo.

  • @apdizamad5755
    @apdizamad5755 3 ปีที่แล้ว +1

    BLUE MAKEUP AAWAY 😅😅

  • @iamdarboweyne8926
    @iamdarboweyne8926 3 ปีที่แล้ว +1

    Awdheere waxaad ilowday hadii aad ka hdleeso xasaasiyada Shay muhim ah aa ka tagtay oo ah UKUNTA AMA EGG marka taasi waa check pointigas aa ka tagtay hada qoralka aa soo qoroyo ma dhameystiranin balsi 1 daqiiqo aa ee harsan mrka wakas.
    Inaad isku laaabatid LOVE isaar. Kitos