MAXAMED BK| TUKUBO | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 514

  • @farrrrrahh
    @farrrrrahh 6 ปีที่แล้ว +127

    Asc dhaamntin Waan idin salamaya wallyaal please gaar ahan Rer dubay inanka inanta mobelka haysa u dhaw ee Bk midigtiisa ku beegan 3:53 please qofki garanaya Ila so hadal wax badan baan bafinayay inanka 😭😭😭😭

    • @ahmedeid701
      @ahmedeid701 6 ปีที่แล้ว +5

      Ma waxbaydun usku tiin mise waad jeceshay

    • @farrrrrahh
      @farrrrrahh 6 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed hargaysaawi maya wallo Wax banu isku Nahay

    • @maxamedmasri6975
      @maxamedmasri6975 6 ปีที่แล้ว +1

      Nimco dareen weeye waxad ka helaysa barteda facebooka ama chanel youtubkeda

    • @farrrrrahh
      @farrrrrahh 6 ปีที่แล้ว +2

      maxo cabdi Maxaa tidhi Wall kuma fahmin Nimco Dareen...

    • @maxamedmasri6975
      @maxamedmasri6975 6 ปีที่แล้ว +1

      @@farrrrrahh wllo nimco dareen manay ahyb gabadhan aad jeeda

  • @juweeriyailkacas1547
    @juweeriyailkacas1547 ปีที่แล้ว +7

    Qisa xanuun badan 2019 waxaan wada soconay wiil 3 ciyaala dhalay misana gabadhisii furay ama ka tagtay mudo 2 sano ayanu wada soconay waan jecladay waliba saaid heer waxaan gaadhay la aantii wan waxba cuniwaayo xanuun badan kadib wiilki waanu kala xidhiidh gonay 8 bil kadib waxaannbartay wiil kle oo famil nahay waan is guursanay 😢 malmo kadib fecboka ayu agasoo wacay wanu iso hanbalyeeyay kadib xasuus ayaan dib ugalay heestannmar wqlba waan dhagays taa si aan xanuunka u ilaawo ila hada 😢aan hoyo ahay ❤😘

    • @XafsoHamid
      @XafsoHamid 5 หลายเดือนก่อน

      😢

  • @zuldanzaid2997
    @zuldanzaid2997 ปีที่แล้ว +9

    Heestaan qofka so raadiyay sanadka 2023 wxn ka codsana inu like isaro
    Qoraalkan uu aqrisanayo sxpyal

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 6 ปีที่แล้ว +107

    Jacaylkaan igu tarmee
    Marnaba kagaman tageen
    Haduu kugu talax tagee
    Inaan kugu tiirsadiyo
    Tageeran kaa rabaa
    Talaabo ma qaadi karo
    Halkii aad iga tagtiyo
    Bartii baan taaganoo
    Alla wuxuun baa tabanaya anigu
    Dhiigaad ku talaalan tahoo
    Qalbiga kaama tiri karee
    Illahaybaa taajiree
    Qof taagdaran toosiye
    Jacaylka tududaha uqabo
    Alla yaa fariintan qof aan ogahay iigaarsiiya cakuye maan gaab jacayl😢

    • @zuldaanegalle4805
      @zuldaanegalle4805 6 ปีที่แล้ว +5

      Iga wale dhal jcyl baad tahay
      Alle haku soo dhaweeyo
      Wlll
      Anana hana siiyo
      Taanu naawilaynay

    • @hodaniitaqalbilula7960
      @hodaniitaqalbilula7960 6 ปีที่แล้ว +2

      😭😭

    • @abdirashidmohamed2601
      @abdirashidmohamed2601 6 ปีที่แล้ว +3

      Annaa ku guddoomay annagaa jacaylka fahmaynee😂😂

    • @mohamedyuusuf-mz2pn
      @mohamedyuusuf-mz2pn 6 ปีที่แล้ว +2

      Farinta hadad uu dirtiid uu kula fahmi waayo jacaylka wll illahay ba jire mid kale oo wngsan waayi maaysiid

    • @rijal6608
      @rijal6608 5 ปีที่แล้ว +1

      Naftu Haday Naf Rabto
      Naftuna Naf Kle Rabto
      Masseg Kan Ma Dhadhaacayo
      😎😎 See Loogaa Waxuunbaa Lakala Tabanayaaa

  • @munajama2447
    @munajama2447 6 ปีที่แล้ว +35

    Hadaan oghy in bk joogo xafladaa dubai
    Wallee kama maqnaadeen
    Allah cimrigaaga haraajo indr
    Caafimdkna hakuu siyaadiyo😍

    • @farrrrrahh
      @farrrrrahh 6 ปีที่แล้ว

      Muna Jama 😭😭💔

    • @nourabdirazhid2487
      @nourabdirazhid2487 6 ปีที่แล้ว

      Oo wllo #mona_jammay ma xafadi callamada
      Dubai noqdey😂😂

  • @aitojuujuule7922
    @aitojuujuule7922 6 ปีที่แล้ว +29

    Bkeeeey mudane madaxwayne fankaaga inaanu furinle ku xidhnayn waad cadaysay 👌🏻👍👍

    • @queenaliyah2676
      @queenaliyah2676 6 ปีที่แล้ว +1

      Iminka fankiisa Cadceed-baa ku saxeexan sidaan arkay hhhhhh tan iyo kuwa cusub oo dhami way ku saxeexan yihiine miyuu soo guuray 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @apdiaziizhajji3499
    @apdiaziizhajji3499 5 ปีที่แล้ว +10

    Hurdadu iga tosiya
    Tiriig bu ii Shidaa
    Toosh bu igu ka hayaa
    inta wu ka tusaaaa
    😍😍😍😍😍😍😍
    Zuldamaydayda

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 6 ปีที่แล้ว +89

    •cidii duriyada ee ila aaminsan jacaylku inuu isna handaraab ubaahan yahay iigu hiili liketa👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽😢😢😢😰😰😰👍🏽

  • @AxmedCirro
    @AxmedCirro 6 ปีที่แล้ว +43

    Heestaan naafada caashaqa uma fiicna
    Dad badan oo jaceyl sariir la saaran bay faleenbo u tahay 😭😭
    Soo sidaa ma ahan

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 6 ปีที่แล้ว +38

    Hantidii Qaranka Jamhuuriyada Somaliland
    mohamed Siciid Bk
    Halkaad istaagto Walee Fanaan Ma istaago Rijaal hore u soco Taageeroo kuu ahay weyn😍😍

  • @queenaliyah2676
    @queenaliyah2676 6 ปีที่แล้ว +37

    Aar #Maftuux #Cadceed ii geeya hhhhhh
    Walaahi ninkaa muusigiisa iyo Codka bk inay isku soo baxaan intii aragtay Like-ta hayla dhaafina ❤❤❤

  • @muniirhaadi3501
    @muniirhaadi3501 6 ปีที่แล้ว +228

    Wixii isaaqa love iisaara nacalaa shaydaan ku yaale❤️🤣

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 6 หลายเดือนก่อน +2

    Indrkay BK Fan kaama dambeyn
    Jacaylka tukubaha u Qabo waxaa Faxmi kara midhka Reerka Fanka iskaleh, waa (((( GARXAJISsssss❤

  • @bestieb6144
    @bestieb6144 6 ปีที่แล้ว +42

    From Baladweyne viva Bk

  • @hoodoilkacase9127
    @hoodoilkacase9127 6 ปีที่แล้ว +9

    Bk Apti Heesahaa Dadka gooni utaabta miyaa Gooni Laguula soo Doontaa legend Hantidii Somaliland😍😍😍😘

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 6 ปีที่แล้ว +20

    ilaaah baaa taaajiree qof taagdaran toosiye
    waleee taas ayaaan beeeen ahayn
    Bk fanaanka kaliya katagero somaliland dhanka wiilasha
    ☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 6 ปีที่แล้ว +124

    Ax ax inti jacayal somartay ee marka hesatan maqashay waxdarent like is plz❤💗💞💪💪💔💔💔 😭😭😭😭😢😢😢😭😭😤😷😔

  • @foziarashiid6943
    @foziarashiid6943 6 ปีที่แล้ว +59

    Bk Wallhi waan taageeraa intee ila taageerta 😘😍

    • @Its.su3da
      @Its.su3da 5 ปีที่แล้ว

      Fozia Rashiid me 💯

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 ปีที่แล้ว +15

    FanNanKa RuuXiGa Ah eE Maxamed Siciid Cabdi #BK .
    Ilahay Aya CoD McaaN uGu DeqaY
    Iyoh YuRub GeNyo Ba ✌✌✌✌

  • @mohastudio7860
    @mohastudio7860 6 ปีที่แล้ว +23

    maxamed siciid bk waa fan nooleeye nita igu racsan like ha saarto👍👍👍👍👍

  • @ahmedyoung5815
    @ahmedyoung5815 6 ปีที่แล้ว +54

    Codkiisa wxad mooda laxan maanka suuxinaya Bk layskama soo heeso muqal layzkama soo duuba une ama sidiisa u heesa ama YouTubka Ninki lahaa haka buuxinina.

    • @fartunflavours
      @fartunflavours 6 ปีที่แล้ว +3

      Runti kal iyo lab ayan uqoslay🤣🤣🤣🤣🤣👍

    • @mrmaqas1943
      @mrmaqas1943 6 ปีที่แล้ว

      Kkkk

    • @mehdiabdi4631
      @mehdiabdi4631 6 ปีที่แล้ว +1

      ZheekazheeKo
      Bk Tolkii
      Hm..

    • @sihamaxmed7204
      @sihamaxmed7204 6 ปีที่แล้ว +1

      Waaa runtiiis inankaasi you tube yaan laga buuxin hadanay sidaa bk ahayn heesuhu

    • @nimoomar1032
      @nimoomar1032 6 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh ahmedba hadalba dhameyy

  • @farxiyomaxamed2661
    @farxiyomaxamed2661 6 ปีที่แล้ว +9

    Qofkiii jecl dhaba soo maray sameeen bey ku yeeelanesaa hestaaan aniga cml 😭😭💯

  • @heegoheego9503
    @heegoheego9503 6 ปีที่แล้ว +23

    Hees xun laga waa heesaha bk👏🤴

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 6 ปีที่แล้ว +13

    Nucliyeerkii Fanka Bk in badan ku Tabnay 😍🙏🙏

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 6 ปีที่แล้ว +25

    Bk bes bes walahy jacelka waad buuxisey si kasto waad ugu heestey you are legen walahy

  • @yusufsultan996
    @yusufsultan996 5 ปีที่แล้ว +8

    Bk Sida Madaxiisu u Waynyahay Marka Indhaha Lagu Eego Ayuu Fanka Soomaalidana Madaxwayne ugu Yahay Marka Qalbiga Laga Hadlo !
    Haba Iska Madax Waynaadee , Commentkayga Halaga Qariyo Gaalo Bk Neceb Haday Jiraan😁.

  • @nimcaahmed8252
    @nimcaahmed8252 6 ปีที่แล้ว +8

    bk laciib sojaby nolaaw abid cod naxrisleh masha aallh

  • @habonmuseali822
    @habonmuseali822 6 ปีที่แล้ว +14

    Toosh buu igu kaahayaa Axyaa hees jirta weeye

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 6 ปีที่แล้ว +37

    bk nin jiro weye😊😊😍😍

  • @kazzimvlogs2393
    @kazzimvlogs2393 6 ปีที่แล้ว +10

    Keep Going mohamed Bk legand first comnti 👍

  • @sanewalker9887
    @sanewalker9887 6 ปีที่แล้ว +17

    Ninkaan waa nin Tagay oo jiitay walaahi
    Si buu u kulul yahay afkuu suugaanta baray

  • @AhmedAbdi-pt2yq
    @AhmedAbdi-pt2yq 5 ปีที่แล้ว +6

    Inta 3 jeer in kabadan dhagaysatay farta taag🤗😊

  • @mustafagarbo5046
    @mustafagarbo5046 6 ปีที่แล้ว +26

    Bk number uno fanan intii tagerta like

  • @khadarmohamed7420
    @khadarmohamed7420 6 ปีที่แล้ว +4

    waba hees kala.kacsan bk.nin.Habar yonis ah nolow adeer pure Somalilander 😊😊

    • @abdimajidnasir9542
      @abdimajidnasir9542 4 ปีที่แล้ว +1

      Ninka sameeyeyna waa nin habar jeclo waliba deer daahir ah amiir khaalid mohamed otham... My uncle from burco.....💯❤️☑️

  • @barkhatismail1014
    @barkhatismail1014 6 ปีที่แล้ว +29

    Mohamed Siciid abdi bk Go. Forward❤️🙏
    From burao👑🙋🏽‍♂️

    • @mahirofficial844
      @mahirofficial844 6 ปีที่แล้ว +2

      Inti hestan kastan kaheshay kuwa kle ayaaa lasowadaaaa bk hda tagertin like ha iga baqilina

    • @shiineaadan626
      @shiineaadan626 5 ปีที่แล้ว

      bk kee libaax

  • @ayaancayni3285
    @ayaancayni3285 6 ปีที่แล้ว +21

    Legend my Bk Jiidhkaygii 👏🙌✊

  • @delsuperheroblack2467
    @delsuperheroblack2467 6 ปีที่แล้ว +13

    Bk nin wax bdn og 😍😍🤩😘

  • @miratshuguxe4124
    @miratshuguxe4124 2 ปีที่แล้ว +10

    Who's still here with me end of 2022,i dnt even understand the language bt im in-love with his music frm.South Africa

  • @apdiaziiz6039
    @apdiaziiz6039 6 ปีที่แล้ว +25

    War inta BK u xiiztey liketa 👍👍

  • @Zumaya__Ahmet
    @Zumaya__Ahmet 26 วันที่ผ่านมา +2

    Wa dhamaadki 2024 saacadu waa 12:58Am saqdhexe habeen khamiisa 28 November kudhawad sanad kahor waxa burburay xidhiidhki ugu sameynta farxada iyo murugadaba badna nafteyda habeen 23 december 2023 ugu dambeyn waxay igu adkataba waxan ogaday nafteydu iney xaq igu ledahay o lobahanyahay ano jecel inan go,aan ka qato wax aan marnaba soo labaneyn ,waxana leyahay {Talaabo maqaadi karo, halkaad igaga tagtiyo, bartii ban tagano, wax unban tabanaya anigu} 🤟😶‍🌫️

  • @apdirizaqawil4090
    @apdirizaqawil4090 5 ปีที่แล้ว +4

    12/9/2019 yaa dhagayzanoya Nacalaa shaydaan ku yaal Hanti qaran bk😊

  • @ubahadey2888
    @ubahadey2888 6 ปีที่แล้ว +6

    Dhiiga ku talalanto qalbiga kma tiri kare ilahba tajiro qof ka daran toosiye jclka tudubada u qabo. talaba ma qadi karo halka igaga tagtiyo barti ban tagano wax unba tabanaya wuu heesay 😍

  • @nimcorozia-1159
    @nimcorozia-1159 6 ปีที่แล้ว +1

    tariig buu iishida toosh buu igu kaa hyaa inta wuu ikaa tusaa ncalaaye dhiiga ukaca bk fananini wxiisa way dhafte sawir selfie waa inaa mar lasoo gala 😍😍😍😍😘😘😘

  • @mustafemanafeezto9762
    @mustafemanafeezto9762 6 ปีที่แล้ว +24

    Maxmed biikee fanan aan jecelahy faan qaran😘😘😘💓💓💓💓✌✌

    • @faayyeeso4933
      @faayyeeso4933 5 ปีที่แล้ว

      Mustafe mana feezto mnuiir

  • @mohamedamiinahmed5525
    @mohamedamiinahmed5525 6 ปีที่แล้ว +5

    Mohamed sead bk
    LEGENDKA la sheegapa waaa nikan bk fanaana jira

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +2

    Bk waa loo xiisay waa fanaankii ugu fiicnaa tan iyo 2012-2020❤

  • @janodoondoon1458
    @janodoondoon1458 6 ปีที่แล้ว +5

    Bk only legend hda reer soomalind aan ka danbeyno We love you bro...

  • @saedosmanmohamed3528
    @saedosmanmohamed3528 6 ปีที่แล้ว +8

    Madaxwaynaha fanka Soomaaliyeed M.BK. laxan iyo cod iyo midhaa heestan ku dhacay

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan si garan u jeclahay talabo ma qadi karo halki ad igaga tagtiyo barti ban tagano wax un ban tabanaya🥺♥️

  • @freefireplayerpro3405
    @freefireplayerpro3405 6 ปีที่แล้ว +7

    Boqorka fanka looga hadhay bk😘

  • @Eng.Qorrane
    @Eng.Qorrane 6 ปีที่แล้ว +13

    Bk Heza MCN xage kakeNa horta.hez flopa muqadin waligi.🙌🙋

    • @amuunabdi2632
      @amuunabdi2632 6 ปีที่แล้ว

      NaGiiB QorraNe anaa kula mida wllow

  • @asiamahamud5971
    @asiamahamud5971 6 ปีที่แล้ว +17

    Can someone tell me why am so obsessed with BK while I don’t even understand somali songs🤔👀❤️💞❤️💞❤️

    • @ugaaswaqliye7540
      @ugaaswaqliye7540 6 ปีที่แล้ว +1

      You should learn your language.

    • @ahmedibrahim4562
      @ahmedibrahim4562 6 ปีที่แล้ว +1

      Are u kidding ? How come you don't undersatand his songs.

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 6 ปีที่แล้ว +1

      @@ugaaswaqliye7540 she is not anderstsnd somaliland language so she is not bon somaliland

    • @ugaaswaqliye7540
      @ugaaswaqliye7540 6 ปีที่แล้ว +2

      @@fowsicumar1073 There is nothing called Somaliland language.

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 6 ปีที่แล้ว +2

      @@ugaaswaqliye7540 hhhhh i prank you, thank you

  • @と同じと同じととあイもあ
    @と同じと同じととあイもあ 6 ปีที่แล้ว +5

    Legend madaxwaynaha fanka ama sidiisa usoo heesa ama nagadaaya muuqa iyo qaylada

  • @sundusmohamed8498
    @sundusmohamed8498 ปีที่แล้ว +3

    💔😢talaaPo ma qadi kro haLka iga tagtiYo partiipaH taaganO wax unba tabanya 😔💔 paL muxu iga dhibayaa 😥

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hurdaduu iga ToosiYaa
    Tiriigbuu Ii shidaa
    Tooshbuu igu kaa hayaayoo
    Intaa wuu ikaa Tusaa❤
    22/july/2024

  • @yasminabdi9993
    @yasminabdi9993 ปีที่แล้ว +2

    Xasus wlhi my husband aya jecleysiyay heestan bariga is shukansaneyni xasus bey igu tahay heestan mantana ano marwadisa ah ba dhageysaneyna jaceylki bila tagerada aha oo gulestay hadanh alxdulilah ilahey ba mahada iska leh kujeclahy nolosheydi wlhi sanadki hore 2022 oo bishan cml labo is jacyl oo dhiban ban ahayn oo dhanka family ah mantana isla bishi an rafadsanen cml ayan farxad heysana gabar ba ino dhalatay tariq 4bisha 9 ,2023 alxduliha ilahow noda owlad jacayl 😢❤😊

  • @mahametlusio9925
    @mahametlusio9925 6 ปีที่แล้ว +14

    First person like here
    Hanolato somalilan

    • @roodaabdilahi3514
      @roodaabdilahi3514 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed siciid bk iyo inmco dareen❤❤❤❤❤❤❤❤💞💗

  • @mohameddeeq9150
    @mohameddeeq9150 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheedaanimo Hees Iyo Fasahaad Iyo Balwad " Rag & Dumar & Caruur , Sidaan Dhaqan Somali Ma Ahan Ee Wax Isku Fala ,
    Wado Lagu Faano Kaba Fog ,
    Allah Ka Baqa Oo Diinta Raaca. Muwaadiniinta Barakeesan Allah Ka Xafido Qaluub Tooda Shayaadin Taan 🇸🇴🇸🇴

  • @mohametofficial3839
    @mohametofficial3839 6 ปีที่แล้ว +13

    Mdxa codka maxamed Bk hore u soco 👑👑

  • @azmarcaamir4353
    @azmarcaamir4353 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxan dhageesanayaa habeen jimco ah taariikhduna tahay 28/june/2024 saacado kohor waxaan soo afjaray jaceyl socday 7sano iyada 3bari kadib waa maherkeda
    Maxaan dhahaa calaf
    Mise khiyaano jaceyl ?!💔😢

  • @malablemalable6987
    @malablemalable6987 6 ปีที่แล้ว +5

    Woooow
    Hablo iyo inamoba
    Inta Jacaylka Taageerta like ii saara
    Alaah Mahad leh

  • @abdimajidnasir9542
    @abdimajidnasir9542 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxa sameeyey adeerkay amiir khalid mohamd othman oo reer burco ah qisadeena isaga ayay ku dhacday mar uu joogay australia..💯🙏

  • @mahdaali3565
    @mahdaali3565 6 ปีที่แล้ว +1

    Toshbuu igu kaa hayaayo intaa wuu ikaa tusaa ❤️❤️❤️
    my fov singer bk🎤❤️😘

  • @sidiiqcr7411
    @sidiiqcr7411 6 ปีที่แล้ว +4

    Wl BK heesahaba dhageysigoodo wan iska daayay lkn Bk oo kaliya ayaan dhagaysta BAs

  • @mofsomaliland8795
    @mofsomaliland8795 5 ปีที่แล้ว +5

    Axyaa fanaan Mohamed zi'id bk 🎶🎶✌👌👏💓🦁by gurey"viya

  • @meroslavsheikh8306
    @meroslavsheikh8306 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayyy Maftuux Cadceed The Best Music Legend

  • @Hooyoanisa
    @Hooyoanisa 5 ปีที่แล้ว +5

    The legend, BK noolow ina Adeer.

  • @mucaaddhaashane144
    @mucaaddhaashane144 6 ปีที่แล้ว +11

    nimca dareen baa ii muuqata wow

  • @firdawsamahamed5150
    @firdawsamahamed5150 6 ปีที่แล้ว +3

    Mohamed saed Bk❤️👑👏 Allow Ku dhawr hno
    Geesiga fananinta Somaliland

  • @updalecadani1250
    @updalecadani1250 2 ปีที่แล้ว +3

    Bk wanu ku tabi doona saxiib

  • @Qnaragsan
    @Qnaragsan 6 ปีที่แล้ว +8

    Maxamed siciid bk lengend madaxwaynha fanka somaliyeed ka fadhiista ciyalka wakan ninki mesha lahaaye🤣

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 6 ปีที่แล้ว +11

    fanaan jira maxamed siciid bk noolow

  • @munaabdiaziz1225
    @munaabdiaziz1225 6 ปีที่แล้ว +4

    Dadkana maxan ku xidh xidha wayba igaso horeyan un 😂😍

  • @sultanhanga
    @sultanhanga 6 ปีที่แล้ว +13

    0:53 ii *TuraYn* Wa Wax AYsaN Keni Karin Fanin badn LaHjaDa *Bk* 😂✋🏽

    • @xaarwalwaal
      @xaarwalwaal 6 ปีที่แล้ว

      Tudheyn dheh.

    • @sultanhanga
      @sultanhanga 6 ปีที่แล้ว +2

      @@xaarwalwaal isaGa ii TuraYn bu dhaHaY Sidi Wax CaraB La' oo KaLe😂😂

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 3 ปีที่แล้ว +7

    Woow heestani waa xasuus igu dheer

  • @XaaliNour
    @XaaliNour 6 หลายเดือนก่อน +3

    Still sm listening 2024

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 6 ปีที่แล้ว +4

    Wixii Tageer San BK Like Isara 😂😂

  • @ahmedeid701
    @ahmedeid701 6 ปีที่แล้ว +7

    Intii ciyaal #calaamada ah reply isoo dhaha

  • @muhyadinmdahir3241
    @muhyadinmdahir3241 6 ปีที่แล้ว +4

    Fanka Hadan BK ku jirin digadu noqoN Laha
    🎧🎧

  • @hanisheikhali646
    @hanisheikhali646 6 ปีที่แล้ว +5

    My fanankeyga bk asxan hees 😍😍😍😍😍😍

  • @capitanockck8967
    @capitanockck8967 6 ปีที่แล้ว +4

    madaxwaynaha Fanka Bk legend Sidiisa Uso heesa Ama nagadaya buuqa

  • @ayanhassan833
    @ayanhassan833 6 ปีที่แล้ว +7

    Rer dubai hadaan nahay waan ukala kiciney score aan caadi ahayn waan idin suugayna fanaaninbadan 😂😂😂

  • @siidipilot7146
    @siidipilot7146 5 ปีที่แล้ว +2

    Wwww😘😘 nice song inta igu raacsan ☝️ gor utaaga

  • @aminaibrahim1336
    @aminaibrahim1336 2 ปีที่แล้ว +2

    Talaabo ma qaadi karo halkaad igaga tagtiyo bartii baan taagano wax un baan tabanaya 😭😭😭23/22/2022😭😭

  • @sadaamma1563
    @sadaamma1563 5 ปีที่แล้ว +4

    Hees aduun top maxamed seid bk __________€_ By sadaam Ipnu Khayre

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 6 ปีที่แล้ว +12

    geesigiii fanka bk car keensada kasoo kle sooomaliyeeeey 😂😂😂

  • @moftahsomalidhalad5117
    @moftahsomalidhalad5117 5 ปีที่แล้ว +1

    Qof wax jcl uunba wax og
    😍 ilahbaa tajiro qof taag daran tosiye

  • @ahmedmustafe7063
    @ahmedmustafe7063 6 ปีที่แล้ว +8

    #bk heesihiisa midba midda ayka danbeyso ka sii mcn.

  • @mrmohammedgeedi8572
    @mrmohammedgeedi8572 6 ปีที่แล้ว +8

    ilaah baa taajir ahoo qofka daran toosiyee

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 6 ปีที่แล้ว +6

    Fanaan bk haka ahaado❤

  • @と同じと同じととあイもあ
    @と同じと同じととあイもあ 6 ปีที่แล้ว +4

    Ala ala legend go forward alfanaan bk hanti qaran

  • @queenniitainaqalinle4102
    @queenniitainaqalinle4102 6 ปีที่แล้ว

    fanan laa iskama noqdee bk nolaw intey nolol jirto cid an bk ehen iguma socoto✌✌✌✌✌🌹🌹

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 6 ปีที่แล้ว +5

    I am from to HaRGieza Mohamed pk full respect to go forward pro

  • @shaafishow4795
    @shaafishow4795 6 ปีที่แล้ว +11

    Mr bk fanaan antaagero inta ila tagerto like dhac ku siiya

  • @hamzikibrahimi9944
    @hamzikibrahimi9944 6 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed bk fanaan jirA eesh calaa hees

  • @cabaassaalax520
    @cabaassaalax520 2 ปีที่แล้ว +1

    Talabo😭 maqdi karo😭 halkad igaga iyo barti ban tagano 😭wax un ban tabanaya😭😭😭😭😭😭

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 6 ปีที่แล้ว +2

    maxamed siciid bk well done bro
    tusmo film keep going bro 😍😍

  • @kikikiki821
    @kikikiki821 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilahyba tajiro qof tagdaran toosiye 💔 bk wanku tabnay walee

  • @hassanosman5017
    @hassanosman5017 6 ปีที่แล้ว +8

    Inta hesihisa Jecel Like sara

  • @intafayowintafayow809
    @intafayowintafayow809 6 ปีที่แล้ว +1

    Intaaa waa i kaa tusaa adiga bk aabaha jaceylka aniguna hooyadi 💚💚💚💚