Nin 12 kun oo doollar ku sadaqaystay qoys aan dab loo shidin.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Nin 12 kun oo doollar ku sadaqaystay qoys aan dab loo shidin.

ความคิดเห็น • 374

  • @falisa576
    @falisa576 14 วันที่ผ่านมา +50

    Maxamed axmed jamac ilaahoow
    Sadaqadas u labaxay ka aqbal o
    Fil jannah ugu badal amaalkiisa Amiin.
    Ilaahoow muraadyadisa o dhan
    Mukabil uga dhig maalkisana u
    Barakeey Yaa rabi Amiin

    • @nimomuhumed9917
      @nimomuhumed9917 13 วันที่ผ่านมา +2

      Ameen ilahay haa ciideeyo oo maalka ha UU barakeryo

    • @Hasanabdulahi123
      @Hasanabdulahi123 วันที่ผ่านมา

      Ameen

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 14 วันที่ผ่านมา +33

    Maxamad xasan jaamac ilaahoow aduun iyo aaqiro waxa aad ku faraxdo ku sii cimrigada allaha kuu barakeeyo irsaaqda allaha kuu wasiciyo ilaahow kaa aqbal sadaqada walaahi waan la ilmeeyay aamiin ducadena ubadkan ilahow la kori gabadhii bixisay qaayer badab allaha siiyo ilahoow caafimaad ku waari alxmdulilaah calal islaam alxmdulilaah calal soomaaliwayen mudane coldoon ilahay haku jeclaado saan kuu jecelnahay oo umada masaakiinta iyo kan wax haaysto mudane cabdi maalik we love you soomaalinimo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 14 วันที่ผ่านมา +27

    Sama fale Cabdimaalik Coldoon iyo inta gacanta ka gaysatay
    Janada Guri Allaha ooga dhiso
    Allahuma Amiin.

  • @umuclaahi5562
    @umuclaahi5562 14 วันที่ผ่านมา +17

    Maxamed xasan jaamac Allaah ha kaa farxiyo aduun iyo aaqiro
    Maashaa Allaah الحمد لله

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 14 วันที่ผ่านมา +10

    Ilaahay muraadkiisa Allaha siiyo waxkasta oo kheeyr badan Allaha siiyo Asmiin

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 14 วันที่ผ่านมา +9

    Maxamed xasan jaamac wll sad uga farxisay rabbi hakaaga farxiyo aakhirna janatul fardawsa ha kuugu bishaareeyo🤲🤲🤲

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 14 วันที่ผ่านมา +10

    ilahaya maalikiisa iyo cimrigiisa ha dharayo maalkiisiina ha u barkayo ❤❤ soomaalidu waa dad gob ah🇸🇴

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 14 วันที่ผ่านมา +8

    Ilaahay Ninkaa caawiyey Janada alle hageeyo Iyo dhamaan intii kaqayb qaadatay
    Iyo Gabadhii bilowday
    Ee safiya kuligood alle habarakeeyo iyo Cabdi maalig muuse coldoom

  • @user-zi2si7nr2w
    @user-zi2si7nr2w 14 วันที่ผ่านมา +22

    ماشاء الله، الله يتقبل صدقاته ويرزقه الفردوس الأعلى الجنة

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 14 วันที่ผ่านมา +16

    Alle Haka farxiyo samafale cabdi Maalig Muuse coldoon ❤❤❤

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 14 วันที่ผ่านมา +5

    Maxamad xasan jaamac alaah haka aqbalo alaahna habarakeeyo , janana alaah haku siiyo aduunkana caafimaad iyo khayrwayn alaah haku arzaaqo

  • @بكاه.الزمان
    @بكاه.الزمان 4 วันที่ผ่านมา +2

    Waa salaad subax horteed, weli lama gelin salaaddii. Sida uu Maxamed Xasan iiga farxiyey waan ilmeeyay. Alle hakaa farxiyo sidaad qoyskaa uga farxisey. Aamiin.

  • @umuhamdi6672
    @umuhamdi6672 14 วันที่ผ่านมา +6

    Cabdimaalik Muuse coldoon alle haku xafido aduunyo Iyo aaqiro taam ah alle haku siiyo waxaad tahay qof masaakiinta caawiyo aduunayda kuma ciisho cabdimaalik aaqirana janatul fardoosa aclaa aan alle kuu weey diiye

  • @AA1237
    @AA1237 14 วันที่ผ่านมา +4

    اسال الله العظيم رب العرش العظيم ان يتقبل منا ومنكم
    Runtii inta ka qayb qaadatay iyo inta niyada ka jeclayd aanse awoodin
    Allaah hanaga wada aqbalo hana nagu kulmiyo janatil firdows al aclaa
    Allaahuma Aamiin

    • @AA1237
      @AA1237 14 วันที่ผ่านมา

      Commentigan waxaan doonayaa in aan kaga nixiyo siyaasiyiinta soomaaliyeed laga soo bilaabo Siyaad bare iyo ilaa kuwa hada jooga
      Ku wooda jecel in ay iska horkeenaan shacabka walaalahaa ee soomaaliyeed ayaga oo kursi ku gaaraya.
      Anigu waxaan ahay nin uu Allaah ka dhaliyay qabiilka Daarood waxaana ka mid ahay dadka walaashan caawiyay
      Walaalahayga soomaaliyeed oo dhana waa walaalahay.
      Hadaba waxaan leeyahay siyaasiyiinoow kuma aydiin guulaysan in aan walaalaha soomaaliyeed kala gaysaan oo waa dad caqli iyo diin usaaxiib ah.
      Waad ku guul daraysateen ee wax kale isku daya.
      All Somali ❤

  • @AliHassan-eu5xw
    @AliHassan-eu5xw 14 วันที่ผ่านมา +6

    Sheikh cabdimaalik muuse coldoon khayr alle ha ku siiyo war farxadleh nagaga farxiseen

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 8 วันที่ผ่านมา +1

    ManshaAllah Maxamed Allaha kuu aqbalo, farxada walaashaa sidey ManshaAllah u tiri Allaha kuu aqbalo, aamiin. Walaalka fariinta wada ka reeb reer reerka sadaqada inshaAllah ❤

  • @fadumoali2972
    @fadumoali2972 14 วันที่ผ่านมา +4

    Illahay habarakeeyo Janada Guri hagua dhiso Maxamed Jamac Irsaaqada ha u waasiciyo asaga iyo Safiyo Oo u bilowdey.
    Iyo dhamaan walalaha soo Caawiy.

  • @UmuabrarUmuabrar
    @UmuabrarUmuabrar 14 วันที่ผ่านมา +5

    Allahu akbar ilaahoow ka aqbal walalkaas iyo walaalaha kalaba aniga iyo inta ila midihina xoolo xalaal ah oo sadaqeysano kuugu dhawaano nagu arzaaq ayagana mesha ay kasoo saareen khayr iyo barako iyo jano ugu badal cabdimaalik iyo walaalaha sama falayaasha ah iyana ka abaal mari yaa rabi

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 13 วันที่ผ่านมา +1

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido walaalka 12ka kun baxshay allaha ka farxiyi iyo walaalaha Kaleb amiin amiin amiin yaarabi ❤❤❤

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 14 วันที่ผ่านมา +3

    Allahu ma baarik Alle haw barakeeyo ninkaa maalka xooga cafimaadka iyo wax kastuu haysto Akhirana jano Alle haku casuumo

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec 14 วันที่ผ่านมา +2

    Aamiin yaa Allah illaahey haku xifdiyo sadaqada uu la baxey adun iyo Aakhiraba haku xifdiyo adunkan fitantiisana ha uga bad baadiyo

  • @Hasanabdulahi123
    @Hasanabdulahi123 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid Cabdimalik ilaahay kheer ha ku siiyo. Somaaliyana in ay israacdo noogu sooduceey walaal. Soomaaliya ha noolaato

  • @maxamed.dayib1
    @maxamed.dayib1 14 วันที่ผ่านมา +2

    Allh akbar allhu akbar
    Raxmaanku haka abaaliyo wallo maxamed xasan jaamac khayrkaa weyn uu sameeyey adigina sidoo kale

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ma Sha Allah, Ma Sha Allah, Ma Sha Allash Cabdi Maalik Ilaahay kheeyr badan ha idin siiyo.Aamiin Yaa Raxmaan.

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
    @hodanabdulqadirabdulrahman1227 13 วันที่ผ่านมา +1

    ماشاء الله تبارك الله
    Allah ha barkeyo
    Samafale cabdimalik
    Ninkaas ajar iyo xasanaad Allah ka siiyo

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 13 วันที่ผ่านมา +1

    Mashalllah ALLLAH haku barakeeyo maxamed wa farxad walllhi qalbiga ayaan ka dareema Marka qof baahan laga farxiyo .c.malik xataa .madax somalida isagaa ka waxtar badan Allah ha daayo

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 13 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahey Janada ha ugu bishaareeyo dadka sadaqada dhiibtay Hooyadana Ilaahey caruurta hala koriyo wlaalkeen C/maalik ilaahow muraadkiisa aduun iyo Aakhiro u wanaaji. Yaa madaxweynaha dalkeena Soomaaliyeed nooga dhigo wllkeen Cabdi maalik walaahi waan barwaaqi laheyn.

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif9831 14 วันที่ผ่านมา +3

    Maasha Allah,,Tabarakallah,,Guuleyso Allaha barakeeyo reerka iyo Coldoon ,,,BASHARAKALLAH

  • @Faysalchannel-nx4pu
    @Faysalchannel-nx4pu 14 วันที่ผ่านมา +2

    Maansha allaa
    Alle ha ka aqbalo sadaqada alle cabdimalik iyo inkastoo ka qayb qaadadata bulshada tabaalaysan caawin tooda alle jannatul fardawsa haka waraabiyo

  • @cabdiwaasacjaamac4977
    @cabdiwaasacjaamac4977 14 วันที่ผ่านมา +3

    Jazaakalaahu khayran wllky cmaalik muuse coldoon ilaahay haku xifdiyo dadaalkaa aad umada aad uhayso ilaahay janno hakuugu gudo

  • @AbdirahmanJama-o9y
    @AbdirahmanJama-o9y 14 วันที่ผ่านมา +1

    Alle wanga iyo samafalka ad umada usamaynayso midkawayn hakugu badalo ustaad ❤

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 13 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah ilahayoow barakee intii cawisaay iyo samafale coldon

  • @xamralive
    @xamralive 14 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa Allaah Hanti Ma guurto ah bay yeesheen Maanta Lacagtii Guriga loogu dhisi lahaa Maanta waa la Baxshay Ninka Lacagtaas Baxshay Allaah ha barakeeyo Hooyadu way Faraxday ee Allaah hakaa Farxiyo

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 13 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha Allaaah wlhi waan ku farxay Alle haka farxiyo cid walba oo ka qayb qaadatay

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 13 วันที่ผ่านมา +1

    ماشاء الله
    ALLAHA KA FARXIYO ADIGA IYO DADKA WAX BAXSADAY HORE IYO IMIKABA.
    MAXAMED XASAN JAAMAC, ALLAHA UGU BADALO BADAL KHAYR BADAN. SIDOO KALE INANTII JAGADA BIXISAY IYO DADKA KALE EE SI GAAR GAAR AH U BIXIYAY. INTOODABA ALLAHA KA FARXIYO.

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 14 วันที่ผ่านมา +4

    Ameeen yaa Allah Mashaa Allah

  • @suleymaanyaasiin1208
    @suleymaanyaasiin1208 9 วันที่ผ่านมา

    Mansha allah , qofkasta oo qoyskaa caawiyay Allah ha barakeeyo abaalkiisana janatul firdowsa Allah haka dhigo

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 14 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay wax khayr Alabama ha siiyo wiilkaas ain ain't aamin

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 14 วันที่ผ่านมา +1

    Amiin Mohamed Allah ha barakeeyo maalka iyo Awladaba Allah ha'ubulaalsho amiin Yaarabi.

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 11 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Maxamed Xassan Jaamac aduun iyo aakhira liibaan Soomaali xalaal ah Ilaahoow wax ka kheeyr badan ugu badal Abdimalik Muuse Coldoon mahadsanid

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 14 วันที่ผ่านมา +1

    Mnsha Allah qofku wlhy markuu wuxuu qabanayo ikhlaas ka yihiin waxba kuma adkaadaan ilahay walal cabdimalik ha barakeyo iyo walalahas muxsiniinta ah ee ilahay dartiis wax u la baxay🤲🏼

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec 14 วันที่ผ่านมา +1

    C/maaligow adiga allaah ha ku xifdiyo adun iyo Aakhiraba jantu fardowsa hakugu irsaaqo

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaaahayow maxamed iyo inta kalaba ka aqbal amiin aamin

  • @acazaam
    @acazaam 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaaahow jana ugu badal
    Qoyskaana haku fidneenin ee barwaaqo uga dhig

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 14 วันที่ผ่านมา +3

    Khayr allaah hakusiiyo cabdimaalig coldoon.

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 14 วันที่ผ่านมา +8

    Ameen Yaa Rabb

  • @alisuul
    @alisuul วันที่ผ่านมา

    Maxamed Axmed Jaamac & Innantaa Bilowdayee Safiya Illaahoow Ka Abaalmari Oo Halkeey Kasoo Saaray Lacagtaa Adagee Alle Dartiis Uu Ula Baxeen Wax Ka Khayr Badan Ugu Bedel... Aamiin Aamiin
    Sidoo-kale Samafale Shiikh Cabdimalik Muuse Coldoon & Teamkiisana Khayrkaa & Culayskaa Ay Ka Faydeen Qoyskaa Duruufaysnaa Ajar Badan Alloow Kasii

  • @fathiaabdilahi630
    @fathiaabdilahi630 14 วันที่ผ่านมา +2

    Maxamef xasan jaamac janno fardowsa allah ha ku casuumo

  • @dr.ahmedmohamed7445
    @dr.ahmedmohamed7445 14 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin aale ajarkeeda haku siiyo abdimallik

  • @ahmed_ali_buur411
    @ahmed_ali_buur411 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ma.a allah wax khayr qaba hawgu badalo sadaqadana allaah haka aqbalo amiin

  • @abdiasisnurtube7522
    @abdiasisnurtube7522 9 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allaah illaahey ha gargaaro ninkaa u gargaaro if iyo aakhiro, cabdi maalig adigana illaahey ha gurgaaro ifka iyo aakhiro

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893 14 วันที่ผ่านมา +1

    Waad uhagar baxdeen wall ,,,allow soomaali dhawr aamiin aamiin

  • @aididmohammed-nv9nm
    @aididmohammed-nv9nm 6 วันที่ผ่านมา

    Maxamed Xasan jaamac alle inta aad bixisay Caafimad, maal iyo cimri dherer alle hakuugu badalo

  • @hfg2420
    @hfg2420 14 วันที่ผ่านมา +2

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر جزاكم الله خير

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893 14 วันที่ผ่านมา +1

    Maxamed xasan jaamac wuunaga wada farxiyay rabbi janada hageeyo isaga iyo waalidiin tiiba

  • @kadrasubagle1974
    @kadrasubagle1974 14 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa Allaa maashaa Allaa Wiilkaa Iyo Intii Kaqayb qaadatayba Allaha Barakeeyo

  • @rocky4066
    @rocky4066 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh c/maalik coldoon xafiduka allaah

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz 13 วันที่ผ่านมา +1

    SHEEKH C MAALIK MUUSE COLDOON, ALLAHA RAALI KAA NOQDO.

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 14 วันที่ผ่านมา +1

    عبد مالك جزاك الله خيرا كثيرا

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 11 วันที่ผ่านมา

    Samafale Abdimalik mahadsanid abti from Canada 🇨🇦

  • @DahaboHussein-gd2hs
    @DahaboHussein-gd2hs 8 วันที่ผ่านมา

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا يا شيخ

  • @user-vt3yv4sy8r
    @user-vt3yv4sy8r 11 วันที่ผ่านมา

    Maxamed Hassan Jama MAY ALLAH BLESSs you. and this beautiful family you helped

  • @maxamedjibriil9725
    @maxamedjibriil9725 6 วันที่ผ่านมา

    Allah ak bar wajaza kumu allah khayr sh.c.malik coldaan allah haku barakeeyo

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 12 วันที่ผ่านมา

    Wllkeen maxamed Alle aduun iyo aaqiro ha xafido janatul firdoowza hageeyo asaga iyo dhaman walaalaha kle wllkeen cabdimalikna ajar iyo xasanaad Alle haka siiyo shaqada uu haayo

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 9 วันที่ผ่านมา

    Ilahay haka aqbalo sadaqaas u labaxay ninkaasi joogaa UK waxkhayrqaba ha ugu badalo.jazakalah.adigana coldonow miisaanka xasanaadka allaha hakusaaro

  • @الدالعلىالخيركفاعله-ث2ج
    @الدالعلىالخيركفاعله-ث2ج 11 วันที่ผ่านมา

    Maxamed xasan jaamac ilaahay haka farxiyo , janada allah geeyo

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi วันที่ผ่านมา

    Ilaahay sadaqadaas haka aqbalo waa nin ku dayasho mudan 🤲

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 10 วันที่ผ่านมา

    Illahay. Jannatul fardowsaa bedelkeedaa hawga dhigo

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 14 วันที่ผ่านมา +3

    اللهم آمييييييييييين.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 14 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaalida way is taqaanaaye
    Reer waqooyiga waa dad gacan furan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 13 วันที่ผ่านมา

    Waakaa Iney Somali Walaalo dhab yihiin oo Wada Dhasheen Allaha Janno Fardowso ha Ugu Badalo Dhamaan Somalida Wax Tartay iyo Abdimaalik iyo Gabadhaa Caruurta Dhashay ee Kurbada heysay Aamiin

  • @lit7189
    @lit7189 10 วันที่ผ่านมา

    Maasha allha guul iyo gobanimo cabiidi maligaow sidana baa kuu wanagasne hakanoqono qaraka kashaqe walalo iinsha allha

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 3 วันที่ผ่านมา +1

    MaashaALaah

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 10 วันที่ผ่านมา

    Illahay swt haydinka abalmariyo muxsininta la baxday iyo kuwa bahiyeyba

  • @Nafteed-Jaceyl
    @Nafteed-Jaceyl 5 วันที่ผ่านมา

    Alhu akbar thank you 🙏 adigana Allaha ka ajar siiyo

  • @sacdiya1490
    @sacdiya1490 14 วันที่ผ่านมา

    Allahumma aamiin yaarabil caalamiin walallaha sadaqada labaxay ilahay haka abaal mariyo yaarabi
    Sheekh malik coldoon adigana ilahay haka abaal mariyo khyrka adwado Masha allah

  • @mahadmahad1055
    @mahadmahad1055 12 วันที่ผ่านมา

    Walaalkaas maxamed jamac meeshuu ka soo saaray ilaahey wax badan alaha ugu bedelo.inshaalah.

  • @abdikadirdaud860
    @abdikadirdaud860 9 วันที่ผ่านมา

    Mashaa alahm maxamed xaaan jaamac Ilaahey kheyer hakusiiyo Amiin Amiin

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi1380 13 วันที่ผ่านมา

    Mahamed hassan jama ablkaa janno haka dhigo wllo dhib ha mudan coldoon wllo ajar alle haka siiyo adiga io intii islaam ah masha allah

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 9 วันที่ผ่านมา

    Maxmed xasan jaamac allo barakeey inankaasi

  • @ahmedabdi7102
    @ahmedabdi7102 57 นาทีที่ผ่านมา

    Allow walalakas liibaan adun iyo akhiro.. Ameen iyo dhamaan Inta familkaas caawisey

  • @grandtvchanel3489
    @grandtvchanel3489 8 วันที่ผ่านมา

    Alle bedel kheyr qabo ha siiyo maxamed Hasan jaamac

  • @XasanWeli-r2z
    @XasanWeli-r2z 13 วันที่ผ่านมา

    Allahu akkbar ilahow dadka wanagsan barakee yaarabi

  • @Samiiramohamoud123
    @Samiiramohamoud123 11 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay safiyo iyo maxamed Janada abaalkooda ha ka dhigo

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 9 วันที่ผ่านมา

    Janna firdowsa alculiyaa Allah ha geeyo Aamiin.

  • @faadumoaxmed-sr5dz
    @faadumoaxmed-sr5dz 14 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka 12 ku bixiyey alle abalkisa jano haka dhigo waxa kasto ku culus fudayd haw gu badalo samefel cabdi malik na allow cadaba kaxore😢😢😢

  • @AbdallaAli-ch9nw
    @AbdallaAli-ch9nw 6 วันที่ผ่านมา

    Rabi cimrigiina iyo oladiina alaha idin barakeeyo

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 14 วันที่ผ่านมา +2

    walhy raga yar yar ee xagas fadhiya waan huba inay mustaqbalka kusoo xidhiidhin doonan war dadka ha la maaal gashto hooy

  • @SagalJaamac-x6q
    @SagalJaamac-x6q 12 วันที่ผ่านมา

    Alle Haku barakeeyo cabdi maalik muuse coldoon

  • @Hooyomacaan_A
    @Hooyomacaan_A 7 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah Ilahay Ha Ubarakeeyo Dadka Sadaqada La Baxay

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 7 วันที่ผ่านมา

    Amin Yaa ALLAH 🤲🏻☝️🎤

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 14 วันที่ผ่านมา

    Amiiiin MashaAllah Allaha barakeeyo walalkas iyo walalihii kale o qayrka jeclaa

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 9 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay khayr ku sii oo ku barakee walaalo

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 9 วันที่ผ่านมา

    اللهم جازه بالحسنات فى الدنيا والآخره وصلح له دريته. ❤

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 2 วันที่ผ่านมา

    Amiin amiin illahay janatul firdowsa hoygiisa hakayelo

  • @NimcoSMursal
    @NimcoSMursal 13 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Mashallah tabarakallahi
    May Allah bless all of guys 🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @cabdixafiid3428
    @cabdixafiid3428 4 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah tabarakallah

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 14 วันที่ผ่านมา +1

    Sadaqadu maalka waxba kama nuqsaamiso, Prophet Mohamed (pbuh)!!!!@.

  • @user-rv2ze6qw8p
    @user-rv2ze6qw8p 9 วันที่ผ่านมา

    Maxed aduun & aakhiro rabbi
    hakuliibaano janatul fardawsul
    Aclaa rabi hakuugu bishaareeyo

  • @sahroduraan6529
    @sahroduraan6529 13 วันที่ผ่านมา +1

    Meelaan salaadda kutukaday anoofadhiyo ayaan daawaday muuqaalkaan
    Anoo ilmaynayo ayaan gacmaha kor utaagtayAlaah na ibaryay walaalaha lacagta intaa laeh biciyay in aduun iuo aakhiraba farxad iyo sacaada kunoolaadaaan ooy Janne uguwayntahay inga iyo awlaadoodaba