@@hudaabdullah3447 Sax. Soomaalidu meel xun un bey wax ka eegaan Waxaa laga yaabaa in uu helo dad iskuulka iyo malcaamada ka bixiya inuu helo. Illaahay faraj deg deg ah ha u furo aamiin.
😢😢😢😢 Ilaahey inta dhibaateysan u gargaar inta wax haysatana u siyaada. Nabi Maxamed CSW wuxu ku duceysan jirey in Kufriga, iyo faqriga iyo cadaabul qabriga ka badbaadiyo.
ASC C.MAALIG CAAQIL WAA KU SALAMEY XAMDI CARUURTEDANA WAAN U SOO DUCEYNAYA WAX WALIBA OO EY JECEL YIHIIN ILAAHEY HA U SAQIRO AMIIN C.MALIG ILAAHEY JANATUL FIRDOWS ACLAA HA KUGU ABAAL MARIYO AMIIN
٠السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي هل تتكلمون العربية اللهم يرضى يرضى عنكم أجمعين وجميع الموحدين بكل مكان وزمان ربي ييسر الامور ويشرح الصدور ويجعلنا واياكم مفاتيح الخير مغاليق الشر إن شاء الله تعالى
Allahu Akbar ilaahoow adigaa mahad O dhami kuu sugnaatay adigana u so Adeejiyey reerkas cabdimaalik albaabka ka so istaajiyey wa gar gaar Alle u so diray. umada somaliyeed ee Walalahooda u so adeeji intii Caawisay ama so caawindona ajar Iyo khayr ugu badal maalkoda. Abdi maalikna ilaahoow noo xifdi Amaalkisana jannatul firdaws ugu Badal.Somaliyeey walalayalow reer Kas si kal iyo laab ah halo caawiyo
Maashaa ALLAH, Eeboow Ajar iyo Xasanaat ALLE hakaa siiyo.
Ilaahay Subxaanahu Wa tacaalaa ha caawiyo reerka.Adigana ilaahay C/ Maalik waxa aad qabato ilaahay ha kula qabto.Intia reerkaas caawisana Ilaahay ha caawiyo Aamiin Yaa Raxmaan .
Dadka leh wiilka yar ha waraysan
Iyaga uun buu wax la rabaa
Caruurta baahan iyo dadka waaweyn
Caruurtaa dadku aad uga naxaan
Illaahay irzaaqad waasac aha siiyo aamiin.
Cabdi malik wuxuu rabaa in uu wilka yar hamigiisa sareeysiiyo oo uu ogaado waxa u qorsheeysan dadka mafahmayaan wuxuu rabaa in uu wilka yar fakaro oo uu hooyadii caw8nteeda kufikiro isagoo yar
@@hudaabdullah3447
Sax.
Soomaalidu meel xun un bey wax ka eegaan
Waxaa laga yaabaa in uu helo dad iskuulka iyo malcaamada ka bixiya inuu helo.
Illaahay faraj deg deg ah ha u furo aamiin.
Walaal caruurtu ma agoonbaa ,illahay kheyer ha ku siiyo sida aad ugu dadaalayso dadka tabaalaysan
Maasha allaah coldoon madaxweyne nooga dhiga walaahi waa nin duco qaba
Ilaahoow daaimoow meesha aay guriga ka jeceshahay ka sii ilaahoow ku xafid oo ku barakee ilaahow ubadka la kori adigaa muqluuqoo dhankoriye aamin
Alle waxay ku farxaan ha siiyo oo barako leh Amiin
جزاك الله خير الجزاء وبيض الله وجهك
Maasha Allaah waa nin rageed fariida Alla hagarab galo.qooyska clmaalik na ilaahay ajar iyo xasanaad hakasiiyo aamiin.aamiin.aamiin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
ان الله يحب المحسنين ❤❤❤❤❤❤❤❤
Abdimalikoow walal Alle hakubarakeeyo
MASHA ALLAH ❤
haa ina Adeer waan xusuusanaa jazakallahu
😢😢😢😢 Ilaahey inta dhibaateysan u gargaar inta wax haysatana u siyaada. Nabi Maxamed CSW wuxu ku duceysan jirey in Kufriga, iyo faqriga iyo cadaabul qabriga ka badbaadiyo.
Maashaa alaah ilaahay hakaa abaalmariyo khayrka aad dadka usamaynaysid maashaa alaah❤❤❤
Masha allaah jasakallaah kheyr alle ajar iyo xasanaaad aan laso koobi karin alle haka siiyo adiga iyo inta kheyrka jecl
Willashayda somalida wallahi wa gesiyal . Ki hoyadi xumeya weligod ma iloban malinta hoyodi ilmaso ma ilmaman ebid .❤❤❤❤❤.
MAANSHAALLAH WANU KU GARAB TAGA NA HAY MUM SOMALILANDNERS BAD TAHAY NO QABIL WE LOVE YOU ❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allaah tabarikalaah illaahay how gar gaaro abdimaalik illaahay ha ku abaal gudo khar bad ku dheh jirtaa
Wallahi wu iga ohiyay gesigan yar . Wa ka habartisa hagar - tiri dona . Nin culus masha Allah. ❤❤❤❤.
Ilaahay Hana wada caawiyo. Adna Abdimalik Alaah ha ku caawiyo.
Maasha Allah
Wallahi wan kuso duceeya markasto allah ajar allah ka siiyo
Amin wll xageed jogt
MashaAllah MashaAllah Allaha kuxifdiyo edo haarkaasna Allaha kugaarsiiyo
ماشاءالله تبارك الرحمن Waa will hooyadii la dareen ah
MASHAALLAH TABARAKA ALLAH
Nin rag waaye waxaan rijeynaa inow meel fiican nolosha ka gaaro waan arki doonaa asagoo meel fiican ka joogo nolosha
InshaAllaah
Insha allah
Walaahay wiilkaas yar dareeen buu igu reebay wakaas ninka raga ah adeer xasan yaroow meel wanaagsan iyo mustaqbal baan kuu rajaynayaa masuulka bari inaad noqotid inshalaahu
From lascanod SSC-KHATUMO
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭my Allah reward you Abdul Malik and the rest of the sisters and brothers who hoped them❤❤❤❤
ان الله يحب المحسنين 🎉
maashaa Allaah ilaahow kuwa is caawiya naga dhig
Cunga kadhaf. Waa. Xaruur. Qalbiga baa xumanaya. Coldon. Xarurta. Haa waraysan
Walaalo dadka xaalkooda loo baandhiigya sii loocaawiiyo
جزاك الله خيرا
Masha Allah ilaaheey adna hakaa abaal mariyo walaalkeen coldoon
ماشاء الله تبارك الرحمن
illaaheey kheyr iyo Xasanaad hakaa siiyo, walee waxaad heysaa shaqo aad uqurux badan oo wax loo dhiga aanay jirin.... Dadka lacagaha buuran haystoow Bahasha hura oo aakhiradiina ku qurxista kola waarimaysaane...
Masha Allah ❤
ماشاءالله الحمدلله ❤❤❤❤😊😊😊😊 walal dalka halkaan kasii wad
الله يحب المحسنين
Illaaheey haka Ajarsiyo Abdimalig cawi masakiinta umada uso bandhig
Allah Umadda Somalida Dhibka hakasooro.
ASC C.MAALIG CAAQIL WAA KU SALAMEY XAMDI CARUURTEDANA WAAN U SOO DUCEYNAYA WAX WALIBA OO EY JECEL YIHIIN ILAAHEY HA U SAQIRO AMIIN C.MALIG ILAAHEY JANATUL FIRDOWS ACLAA HA KUGU ABAAL MARIYO AMIIN
شيخ عبدالمالك علدون متّعنا الله ببقاء عمرك
Ax allow u gar gaaar aaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi yaaa Raxmaan 🤲🤲🤲
Mashalah coldon jazkalahu kheyr
لا إله إلا الله حول ولا قوة إلا بالله
Waankashex arkay shaashada Telka walaal inshallah
Cabdi maalik Muuse coldpon,
Allah Garablaaga Hagalo nin dadka Aan cidiba ogryn isagu Garan taagan ayaad Tahay,
Arin very touche ah weyaan Qiiro ah dadka haloo naxariisto
Jzk khayr sheikh
Jazaaka laahu khayr wll
٠السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أخي هل تتكلمون العربية اللهم يرضى يرضى عنكم أجمعين وجميع الموحدين بكل مكان وزمان ربي ييسر الامور ويشرح الصدور ويجعلنا واياكم مفاتيح الخير مغاليق الشر إن شاء الله تعالى
Waa sax. Cunga. Haa. Lacawiyo. Carurta somalay. Aad Baan ugaxumahay
Masha allah keep going brother
My brother God bless you your in a million masha Allah
Allah Barakeeyo
Scl sheikh inteen wax kuugusoodiraa inaan wax sadaqeysto ayaan Rabaaye.
Coldon ilahay ajar iyo hassanad hakasiiyo
والله المستعان😢
ilahay ha ugargaaro reerkaas aduun iyo aqiraaba irsaaqad xalaal ah Allaha hasiiyo wlhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Asc insha.allh hadana reer burcaad sii ahan doontaa
Ilahay ha ugargaaro Amiin
Msha aalh hala is caawiyo umada hala isku naxariisto la yiri !
AAMIN AAMIN ALLAH caawiyo samafale coldoon ALLAH kuguso dhiibo wixi dadka bixsadan
Madaxda somalida intey wax ka qabtaan wayo dadkan hadii kale waaloo cadaba wlhi 😢
Allahu Akbar ilaahoow adigaa mahad
O dhami kuu sugnaatay adigana u so
Adeejiyey reerkas cabdimaalik albaabka ka so istaajiyey wa gar gaar
Alle u so diray. umada somaliyeed ee
Walalahooda u so adeeji intii
Caawisay ama so caawindona ajar
Iyo khayr ugu badal maalkoda.
Abdi maalikna ilaahoow noo xifdi
Amaalkisana jannatul firdaws ugu
Badal.Somaliyeey walalayalow reer
Kas si kal iyo laab ah halo caawiyo
Acwb caruurtaa qari walaal waa mustaqbalkii Bari
Allaha ku barakeeyo
Maasha allaah ❤
Maasha allaah
ALLAHA KA KORQAADO WAXLA AANTA HEYSATA MAAL BARAKAYSAN ALLAHA SIIYO
الله أكبر
Wll waxan kugu biirin laha dadka aad caawiso inad beer yar uga samsysid aqalka digaag na u ibisid inshallah
Ajar iyo xasnad khayr alle haka siiyo abdimalk muuse sida khayrka alle kugu cawiiyo
Ilaahay hakaa abaal Mario WALL coldoon
Shukran wllo
Aax ragu waa rag uun waad kabixi doontaan dhibka Cidna lamadhalan dhibku😢
Shar dhanaanteen allaha kaa qabto
War.macalimiinta.dugsiga.may.ilmahaan.quraanka.ku.sadaqeystaan.oo.alaah.ka.baqdaan
Haaa wan xasuusanaaa ❤❤❤❤❤❤
allaha u gar gaaro inta aan wax haysan
ماشاء الله
Masha allaaah
Allah ugargara aamiin
Wariye Cooldoon Sharaf iyo Karaamo.
Allah loves those who are constantly repentant
Wixii madaxdii loo doortay ay gabtay ayaad qabatay. Illahay ha u gargaaro cidkasta oo dhiban.
Masha allahaa ilahey wiilakan
Ninkii 9ka kadhalay meeyey?
Cabdi maalik ilahay ajar Haka siiyo imada aad caawiso walalo
msha allah
Allahayo no gargaar☝️💕❤️🤲🤲☝️💕💕❤️
Qeer ilhey ha ku siiyo abdimalig cooldon su aasha aad weey diiseye Uma roona qalbigiisa qerilhey ha ku siiyo
Wallhi tariiqdi aanso marnay waye baahi waa xaasid gaajo waa cadaw Hal waqti ayaa anagoo waa weyn abahey macalgo ama qaando nogu qeybi jiray digir duhur ka duhur
Illaahayow cabdi maalig xafid cadowkiisa jabi
Allaw ugargaar
Ya rabbu
Hadad hor illahay wax u khabaneyso cajaladaha isko jojii iyo idhedaa
اللله
😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤
He is good social worker but not politician
😢😢