Khudbadii Ilhaan Omar ee dhinacyo badan taabatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @najahgirre709
    @najahgirre709 5 ปีที่แล้ว +57

    Nafna Ma Nolaato ilaa inta Alle swt u Qoray mooyee
    Ilhan Waxan leeyahay Alle hakaa abaalmariyo shaqada aad Umadda Muslimka ah u haysid
    Kaliya maaha Somali

  • @ifrahabdullahi3876
    @ifrahabdullahi3876 5 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH ayaa macaaga ah ha is dhiibin walashayda muslimada ahey horey u soco, I wish you strong faith

  • @hakeemadam6771
    @hakeemadam6771 5 ปีที่แล้ว +206

    Waxaan ka helay sida fcn ee ay af Somali geeda wali fasiix u yahay ee uusan uga lumin mashallah karti dadnimimo na wey ka muuqata runtii. waan taageer sanahay gabadhaa Somaaliyeed

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 5 ปีที่แล้ว +4

      Mansha-Allah""la wada arag""walal~ ee Allaha dhowro""Aamiin

    • @farhannur7585
      @farhannur7585 5 ปีที่แล้ว +2

      waa gabar aqoonyanada oo geesiyad ah isku kalsoon waana gabar soomaaliyeed oo u dhalatay beesha daarood ismaaciil guulayso ilhaan omar walaale

    • @peepitsslayplaya5334
      @peepitsslayplaya5334 5 ปีที่แล้ว +1

      Iyado naag weyn ah ayeey wadanka soo gashay 😂

    • @mustafearbush6656
      @mustafearbush6656 5 ปีที่แล้ว +3

      @@farhannur7585 walal qabyalada naga dhaaf somalinimo hanawada deeqdo

    • @mustafearbush6656
      @mustafearbush6656 5 ปีที่แล้ว +4

      @@farhannur7585 horta madan qabyalad iyo qabiil ku fanka ka daalin waba yabe

  • @ogaansho
    @ogaansho 5 ปีที่แล้ว +245

    In aan tarjumaan rabaa af carabi .. ii fasaxa

    • @yasminessa862
      @yasminessa862 5 ปีที่แล้ว +3

      Good job brother

    • @Warsameamir8
      @Warsameamir8 5 ปีที่แล้ว +4

      Walal omar raxmanku haku dhwro howsha heeyso

    • @souleimanharawe9093
      @souleimanharawe9093 5 ปีที่แล้ว +3

      You are free bro

    • @dalmarstudiopro
      @dalmarstudiopro 5 ปีที่แล้ว +7

      Wr zxp miskinta trump ayay isla liitaane carabna hanogu darin
      Ilhan Omar we are with you

    • @alinoor8322
      @alinoor8322 5 ปีที่แล้ว +2

      OGAANSHO haa wallahi turjum walal omar

  • @maryamaabdi2242
    @maryamaabdi2242 5 ปีที่แล้ว +137

    Geesiyad guul baan ku rajaynayaa gobtiyey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙

    • @makimj3423
      @makimj3423 5 ปีที่แล้ว

      M.a gesiyad gesiyad dhashay horay u soco wllshay

    • @ayuubmohamed8327
      @ayuubmohamed8327 5 ปีที่แล้ว

      Guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🏌🏻‍♀️🏌🏻‍♀️♥️

  • @abdiraufarabgorad5880
    @abdiraufarabgorad5880 5 ปีที่แล้ว +163

    Ilhaan cumar libaxad goankada
    haka baxin sax iyo qalad waxey
    ahaado qofku hadu goan leyahy
    hormarmagaro hadhagesan maangabyada warkooda

    • @abdikanikhalif9837
      @abdikanikhalif9837 5 ปีที่แล้ว

      Hadeey qabiilkeeyga ahaan lahaayd waa taageeri lahaa laakiin ma ahan

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 5 ปีที่แล้ว +3

      @@abdikanikhalif9837 laa xowla wala quwata qalbada Ku meadow bro qofkasto Muslim ah wllka waye gabadhana waba gabar somaliyeed Dalalkalaa Ku fanoyo adiga wllsha waaye intee joogtaa

    • @abdikanikhalif9837
      @abdikanikhalif9837 5 ปีที่แล้ว +1

      @@shafaarmoha9479 kaftan waaye saaxiibkeey

    • @Niceone_love
      @Niceone_love 5 ปีที่แล้ว

      Good girl noolow

    • @MoonLight-te8np
      @MoonLight-te8np 5 ปีที่แล้ว +3

      Ilhaan Tobonjeer baan Foodka siin lahaa laakiin sorry USA kumanooli qabiilna lama wadaago maxa yeelay waa gabar somaliyeed oo kudayasho mudan keep going ilhaan masha Allah

  • @nasraaden1971
    @nasraaden1971 5 ปีที่แล้ว +5

    Tx ilhan ur speech I really appreciate becoz u have confident in u self and ur religion .....one should be proud of who he z mashallah ilhan keep on the sky z ur limit.

  • @ganeyxaaji6812
    @ganeyxaaji6812 5 ปีที่แล้ว +66

    1000 Adigoo kale ah hadii an heli lahayn somali aduunka ayaan xakimi lahayn

    • @mahadoyuusuf1768
      @mahadoyuusuf1768 5 ปีที่แล้ว +3

      somLiya kaliya maahn Ee dhamaan muslimntaa dhaN aya korahn laaha

    • @zulthanqayz7254
      @zulthanqayz7254 5 ปีที่แล้ว

      SooALM

    • @caydarusyare1538
      @caydarusyare1538 5 ปีที่แล้ว +1

      @T dots realest Adiga Arimaha Somalia ina ka hadashid qalad kugu tahay Ethiopian tahay wadankaaga ku ekoow puntland iyo xamar waa dhul somaliyeed🙏

  • @hodanismail4574
    @hodanismail4574 5 ปีที่แล้ว +55

    Mansha Allah Ilhan Omar waa libaaxadii Somaaliyeed Allah ha ku dhowro👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ardohodan7118
    @ardohodan7118 5 ปีที่แล้ว +131

    Hadal uu kamuuqdo kalsooni, dhiiranan nafeed,heegan muuqda, iyo aminsanaan qadarta Eebe Wayne (koreeye). Ilhaan hore usoco wllo. Mid kamida mucaasha qiintaada kunool Boorama✌

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 5 ปีที่แล้ว +2

      Allaah''yibaarik fiiki

    • @hassanjama682
      @hassanjama682 5 ปีที่แล้ว +1

      Guul ilhan allha uk.xidiyo

    • @adenabdi3565
      @adenabdi3565 5 ปีที่แล้ว +1

      kartida aadleedahay rabi hakusii adkeeyo insha Allah marka fikirkaaga iyo hamigaagu intaa hakasii balaadho

    • @locsavage9541
      @locsavage9541 5 ปีที่แล้ว +1

      somalisocial.com

    • @ahmedkhayrabshir6000
      @ahmedkhayrabshir6000 5 ปีที่แล้ว +1

      Mashaa alaah

  • @Illyv4ever
    @Illyv4ever 5 ปีที่แล้ว +114

    Somali women are just powerful ughh❤️

    • @Maxiifoojar
      @Maxiifoojar 5 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar ana aan kusare

    • @abdirashidelmi2438
      @abdirashidelmi2438 5 ปีที่แล้ว +3

      That's true somali woman respect by no means

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 ปีที่แล้ว +6

      Ayago dhan ma ahan kuwa lamid ah lee ilhaan cml o wx barteen o dadkeda wx la jecel lkn kuwa qaar is qaawiyo o dabadoda qaawan ku faano

    • @KS-wk6uk
      @KS-wk6uk 5 ปีที่แล้ว

      king غرباوي Nimanka Somalida ayagana naago eynan aqoonin guskooda intey sawir kaqaadaan udiraan kaliya ayey kumashqulsanyihin. Ogu yaran naagaha Somalida kaliya ayay Somalia u nooshahay wali dagaaladi ilaa hada. Caqli malihid marki geel loo heeso goronyo ayaa uheyseysaa. Hormarka iyo nooleenta dadka marki laga hadlo caqligaga yar dhowr naagood dabadooda ma dhaafayo iyo side dharkooda ugashteen. Hadii Somalida badankood hormar kufikirto ayago dharka naagaha u mitireenin ama timaha qaabka loo jarto, aduunka meesga ogu sareyso ayay Somalia mari lehed lakin nolol dhan waxaa laga dhigtay naagtaas mitirka dharka lagu cabiro iisaar dharkeeda, timeheda, dabadeeda iwm. Naagaha kaliya hadi aad moodo dharkooda sida loo cabiro iney dadnimo tahay, adigaa cirka roob ku og adunkana wuu kudhaafay.

    • @aliaways7264
      @aliaways7264 5 ปีที่แล้ว

      ŹUBAY Abdul a

  • @faidalmshaer
    @faidalmshaer 5 ปีที่แล้ว +67

    Geesiyad ayaa tahay maasha allah ilaahay hakuxafido meelkasta oo aad joogtoba Aamiiiiiin

  • @anabmohamud1858
    @anabmohamud1858 5 ปีที่แล้ว +18

    Ilhaan Cumar waa gabar xaqiiqda beegsata cabir sax ahna inta badan ka bixiso
    congrats dear sis

  • @binqadar
    @binqadar 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah ilhaan qof dadka soomaali iyo dadka muslimiinta ah u dadaali haysu wll guulayso horay isoco soomaliya wax bdn la badalee

  • @hikmaahmed7307
    @hikmaahmed7307 5 ปีที่แล้ว +34

    I'm oromo I love you ilhan and we're proud of you

    • @thehornreport
      @thehornreport 5 ปีที่แล้ว

      hikma Ahmed you don't even know her name bullshit and stop lying you hold no love for Somalis you Oromos blve that you own Somalia

    • @Amirwaye12
      @Amirwaye12 5 ปีที่แล้ว +2

      I AM ABII shut up dude we love you 😍 too bro Oromo🥰

    • @hikmaahmed7307
      @hikmaahmed7307 5 ปีที่แล้ว +1

      @@thehornreport what's wrong with you bro

    • @Nico.Robin7
      @Nico.Robin7 5 ปีที่แล้ว

      Do you understand Somali?

    • @naolflips6193
      @naolflips6193 5 ปีที่แล้ว

      @@hikmaahmed7307 Dhuga jatte hikma, Anis hedduun jaaladhan Ilhan tana.

  • @mrhef2187
    @mrhef2187 5 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaanti gabadhaan waa qof aragti fog leh geesinimo iyo ku dhacna ku darsatay waa hibo illaahay u gartay masha allah waxaan ku awoodaa inaa ku duceeyo horey u soco ilhaan cumar cabsi gelinta iyo caga jugleyntana yeysan hadafkaga ka horjoogsan.

  • @nuur1433
    @nuur1433 5 ปีที่แล้ว +14

    Illhy cadowgaada hoostada hakeno u r role model ilhan omar never give up dia sister

  • @haredfarahmohamed8427
    @haredfarahmohamed8427 5 ปีที่แล้ว +1

    ALLAHA ha xifdiyo Il-haan Omar, sii kordhi dadaalkaaga oo sii adkee ku xirnaantaada EEBBE, waxaana noqon doontaa Madaxweynaha mustaqbalka ee USA, insha allaah.

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 5 ปีที่แล้ว +28

    You don’t know how much I love you 🤟 ilhan Omar qof dayasho lagaga daydo ayad tahay habibati qalbi shukran for your hero 🦸‍♀️ and your truthful thank you thank you 😊❤️😘😘✌️✌️ may Allah Swt grant you peace and blessing and protect you from all evils around you walashay ❤️❤️❤️❤️

    • @peepitsslayplaya5334
      @peepitsslayplaya5334 5 ปีที่แล้ว

      Ubah Abdi naagtan wa cadowga somaliland Saxiibadeena Sucuudi ayeey cambaraysey shiicada kuufarta ahna kama hadasho wa munaafiqad

    • @hudaabdulahi8229
      @hudaabdulahi8229 5 ปีที่แล้ว

      @@peepitsslayplaya5334 war Illaheey kabaq somalillan sow dadkeedii ma aha sideey uneceeysaa

    • @farmajoelectionwinIacarafey
      @farmajoelectionwinIacarafey 5 ปีที่แล้ว +1

      @Your Daddy Slays Them To Death go to hell

  • @hussein00057
    @hussein00057 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ilaahn cumar guuleyso cadawgaada ha jabo cimriga ebbe ha kuu barakeyo gabar taqaana bin adanimada iyo islaanimada jecel wadankeda iyo wallaheyda muslimka

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah Ilhan, Omar Allah Ku Xafido Sis Geesiyad Soomaliyeed Oo Ka Soo Horjeeda Xaqdarada Meel Walba Ah Keep Up The Good Work Sis!! Insha Allah Horey U Soco Waana Ku Taageeraa 100% Sis!! 👍👏✌🏻💪😍❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yasinhajifarah6536
    @yasinhajifarah6536 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha-ALLAH, jazaaka-laah, xilibaadan soomaliya ee muqdisho jooga hakugu dayadaan, ALLAH haku aamin sado my dear sister.

  • @dadirharad3075
    @dadirharad3075 5 ปีที่แล้ว +41

    Walaahi intas oo rag ah haday dhagaysanayaa oo ragii sharafta lahaa iyo waliba odayasha somali libaxad

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs 3 ปีที่แล้ว +2

    She opposed gay conversion therapist. That was gud. I voted for her twice. She also super cute. God bless you bbe. God bless the LGBTQ community. We love you deep. Jir oo joog oo waligaa hajabin.

  • @sirabdullahi7089
    @sirabdullahi7089 5 ปีที่แล้ว +121

    Gabadhan inaay karti udhalatahay inay tahay waxan ku ogaaday afsomali wali iskama lumin kuwi sanad tagay waxay ku hadlayeen ma garanaysan

  • @phprince5153
    @phprince5153 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah ayaa bixiyay nolosha. ..Maasha Allah. .xafida Allah

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 5 ปีที่แล้ว +16

    👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑👑👑👑Ilhan Omar hore u soco reer Minnesota iyo dhamaan Muslim,Soomali meel walbo ay joogaan

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilhaam ha u joojin waxey rabaan iney ku cabsi galiyaan taada alla haaya kufaarka xun runta indhaha ka saar quluubta haka gubtee qufkii wngsn wlh allaa garab siiya ilhaam na allaa garab siin doono runta haka gambanin waan kugu tashanaa hadaan somali nahay ❤️❤️❤️❤️👏

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 5 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah love this sister. She makes all somalis proud. My role model . Strong somali woman 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Maxiifoojar
      @Maxiifoojar 5 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar ana aan kusare

  • @boqoradainamaxamedxasanxub4171
    @boqoradainamaxamedxasanxub4171 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah tabaraka alah alah ku xifdiyo abaayo waxatahy qof aad iyo ad u wanagsn guul ayanku rajeynaya inshaa alah

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 5 ปีที่แล้ว +12

    Geesiyad guul iyo gobanimo guul habibati qalbi Allah hakula jiro Barakallah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mushtaaqomer5482
    @mushtaaqomer5482 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilhaan omar wllhy gabadh geesiyad ah inaad tahy way muuqataa geesiyad geesiyadi dhashy alllah haku dhawro qaalih booskad manta joogto xataa nin ma joogo

  • @memequruxbadaan5345
    @memequruxbadaan5345 5 ปีที่แล้ว +5

    الله يحفظك و يوفقك ويسير لك امورك وينصرك على أعدائك بحق هذا الايام كريم

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha.aallah walikaa xaqa ha ka xishoon,gaal ilaahii abuuray ku casiyey & kuwa daba dhalidkooda ah haa ka cabsan, waxaad baratay oo aqoontaada ah qof kaama qaadi garo si kastaa u ku neceb yahay ilaah haa ku xifdiyo macaanta 😘

  • @abdiomar3601
    @abdiomar3601 5 ปีที่แล้ว +4

    You are special! Alhamdulilah you are right my little sister. Geesi geeisii, geeisssi! Ilhan i get you! You are one of a kind. A leader of your own. I am with you all the way. Count on me in Sweden!

  • @hodonshire3428
    @hodonshire3428 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Walaal ilhan Omar Allaha kuxaido Aduun iyo Aaqiro Allaha Codawga Hakaa Qabto Abaayo Qalbi Fiican Baad tahay Allaha Ku Caawiyo Geesiyad Baatahay Masha Allah We love you ❤️❤️❤️❤️ and we will support you Insha Allah Guul iyo Gobanimo

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 5 ปีที่แล้ว +5

    Mashallaha Ilhaam waa gabar aad u naxariisbadan allaow cadiwga ka qabo dhanwalbo ah

  • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
    @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 ปีที่แล้ว +2

    Waalashey ilhan omar ku jecliya ala ciil weyna sidan u jeclaan laha inan kaso qeeb qalo khudbadaadi shalay nasiib uma yeelan laakin maalmaha so socda ba ka badan inshallah hadaan nolaano wan kula kulmi 💕🥰🤗

  • @abshirhilaaljr4383
    @abshirhilaaljr4383 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilhan omar walahi Wa gabar ka turjumaysa hablaha somaliyed kartidoda alx ilahy haku xifdiyo bi’idni allah

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaah haku xifidiiyo abaayo adiga iyo kuwaa kula midaa soomaliya tii wax u tarto ilaah hakaa dhiigo miid dhibka ilaah sabaaba ugaa dhiigo Allah kaa dhiigo biixiiso dhibaatada aamiin soomaliya hanolaato meel weeliba aaay joogaan midnimo

  • @ismaaciilamoore3160
    @ismaaciilamoore3160 5 ปีที่แล้ว +30

    Abaayo wxn Ku leyahay hormar wcn abaayo naftaada Allah haayo haka baqin cidnah

  • @gobaadahmed7340
    @gobaadahmed7340 5 ปีที่แล้ว +1

    Geesiyada Geeska Gabadh aanu ku faanayno hadaanu nahay Haween ka Somaliyeed iyo umada Muslim ka ah oo dhan
    Allah weyn ee waaxid ka ah garabkaaga ha ahaado
    Waalidkii ku soo barbaariyay Ilaahay haka Abaal mariyo
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @دمعةشتاء-ه3ذ
    @دمعةشتاء-ه3ذ 5 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi inay geesiyad tahay 😍😘
    Ilaahoow ku xafid😍😘.

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaah guuleeyso illaaheey hakugarab galo ducada islaamka ayaa kulajirta waligaa gadaal hamarin waxbo yaanlagu cago jugleen qof kasto saacadeeda kama hordhaceeyso kamana dhib dhaceeyso guuleeyso ilhaan cumar soomaaliyey inta aqliga usaaxiibka ah uduceeya dheeman ilhaan cumar 😍❤❤❤

  • @puntlandforce6504
    @puntlandforce6504 5 ปีที่แล้ว +5

    Somalia 100% Muslim ,One pple , one language , Great Nation Somalia

  • @ilwaadsan363
    @ilwaadsan363 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Aallah abyo guul marwaliba

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว +10

    Keep going Ilhan we support you 110%...the US needs diverse ideas and voices...we don’t need Warhawks... support a peaceful world. MN will have new business and progressive young people...don’t listen to lazy brainwashed people...let’s invest in our education, infrastructure, healthcare and invest in innovation!!! ❤️❤️ medicare for all is a popular idea...

  • @ruwaydaabdihakim7539
    @ruwaydaabdihakim7539 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilhaan cumar allaha dhowro cadawgeedu hajabo

  • @iamsk1899
    @iamsk1899 5 ปีที่แล้ว +13

    Ilahay haku sharfo
    Qiimaha ay leeyihiin gabdhaheena ayaad kor uqaad waxaana u tahay tusaale fiican gabdha somaliyeed

  • @afhayeenkademoqraadiyadapu2639
    @afhayeenkademoqraadiyadapu2639 5 ปีที่แล้ว +1

    Great Leader oo Daacad ah ee aan qofna iska gadayn alle hortiis waxay qabanayso u qabanaysa ayaad tahay, Allaha ku dhowro, Malcom X soo if baxay ayaad tahay, isna ilaali qaaliyeey, qaali ayaad nagu tahay, Minesotana dartaa ayaan uugusoo guurayaa si aan mar walba kuugu kaambeyn gareeyo insha allah

  • @shacabshow8839
    @shacabshow8839 5 ปีที่แล้ว +3

    Aftahanadan soomaliyeed xil ma ku mini karta haday haa tahay like igu tus

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah ilhaan horay u soco waxaan ilahay kuu qorin kuugu dhacayaan

  • @kingshire8236
    @kingshire8236 5 ปีที่แล้ว +6

    Msh.Allah war gabadhaan anu tageero cod Iyo maal kubixino ayadaa 100 wiil kafican 👍👍👍

  • @aishahersi2238
    @aishahersi2238 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxan ka helay hadalkeda xikmadisa iyo waliba luqadeda somaliga .mnshallah intad ogtahy wxa muujinaysa adigu congress ku jira oo 24 hrs luuqad kle ku hadlaysid inad wli luqadeda is bdalin .keep going ilhaan omar .we are proud to you😗😗😗

  • @shaaciyeofficial8433
    @shaaciyeofficial8433 5 ปีที่แล้ว +23

    Wllh hadii 100 qof oo kaliya oo sida gabadhaan ah hadaan haysan leheen aduunkaba somali baa xukumi leheed

  • @naimamahamud8389
    @naimamahamud8389 2 ปีที่แล้ว

    marwalba weykuu dhoweyd guushu allaana kugu deeqay masha alaah horey u soco xbbt cadowgaga cagta ka hoos💋💋💋💋💋

  • @cabdinoor1026
    @cabdinoor1026 5 ปีที่แล้ว +3

    I support you very much for your stand I wish you succeed in the struggle against unjust war

  • @maryammohamedelmi6417
    @maryammohamedelmi6417 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah inaba cadi maha qoftan abaayo kor allaha kaa yelo allaha ku guleyo joog waliga kursigaga in aad kasara marto oo aad madaxweyne isku soo sharaxdo mahee hoos uma dhacdid aaamiiin

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah gesiyad qaran guulban Ku rajeynayaa Allah haku dowro

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 5 ปีที่แล้ว +2

    Fadliminallaah Alle SWT ba sida ku aburey, ad ban ugu faraxsanay qofnimadada iyo sidad Alle SWT ugu kalsoon tahay runti markan salatuleyka tukanayo waxan si gar ah ugu duceya Ilhan Omar iyo Mahamud Mursi mdxw Masar ,Alle SWT ba kula jira cidna waxba ka wadimeydo Sweet Ilham Omar I’ love U♥️🥰♥️

  • @sheekhxasanal-waajidi530
    @sheekhxasanal-waajidi530 5 ปีที่แล้ว +44

    Ilhan Omar gabar soomaliyed aad ban ku taagersanhy wixi kaa xun cagta ka hoose horay usoco

    • @sheekhxasanal-waajidi530
      @sheekhxasanal-waajidi530 5 ปีที่แล้ว

      hafsa the new generation gwal mxaa iiga baahantahy abaayo oon ku qabtaa

    • @sheekhxasanal-waajidi530
      @sheekhxasanal-waajidi530 5 ปีที่แล้ว

      hafsa the new generation gwal i.a vlogs kaaga waa la socon doona ganbaleelka furtay wlipa abayo hormar wacan

    • @DhiciscDhicisc
      @DhiciscDhicisc 5 ปีที่แล้ว +1

      Guul baan kuu Rajayn wllshey muslimada ah Ee ilhaam omar hafidulah

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 5 ปีที่แล้ว +1

    ilhaan guulayso wllo .
    farxad ayey noo tahay in aan horumarkaaga aragno .
    hablaheena hadii aynu garab istaagi lahayn meelo ka sareeya ayey gaadhi karaan dumarku waa awooda qudha ee ay somalidu leedahay dal iyo dibad ba .
    hablaheena alle ha dhawro amiin

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah 💖 Hibo Eebe kusiiyey ....Habeen leyskama qaado.
    horay usoco bayo❤

  • @safiyaali1144
    @safiyaali1144 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah Ilhaan Allaha ku barakeeyo go aankaaga waan kugu taageersanahay ku soco ka dib mari maysid maalintaad dhiman lahayd
    Xaqa ha ka gaban cadaaladana waligaa ha ka leexan

  • @puntlandcommunity1508
    @puntlandcommunity1508 5 ปีที่แล้ว +34

    Be always powerful against your enemies of all kinds...criminal figher. Ilhan is awesome..

    • @peepitsslayplaya5334
      @peepitsslayplaya5334 5 ปีที่แล้ว

      Puntland Community lol your map is so funny bitch WE ARE 50km from Garowe and already took over badhan keep living in a dream UAE is about to give us F-16 and Apache Helicopters and we will wipe u bastards out we will unite somaliland with the entire north so say goodbye to MAJEERENIA 🤣🤣🤣

    • @cabdirashiid4390
      @cabdirashiid4390 5 ปีที่แล้ว

      Waa ka helay ilhaan cumar lkn ninkeedi iyo qoyskeedii iyaduna wanaag ha uga abaal gudo

  • @amtafbeauty5848
    @amtafbeauty5848 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah guul ilhaan omar

  • @abdullahifathi
    @abdullahifathi 5 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo Ilaahay haku xafido. Gaalada shartooda Illaahay dhinac haka mariyo.marnaba ha u joojin caga jugleynta cunsuriyiinta iyo yahuuda kaga imaanaayo.

  • @samsamibrahim2688
    @samsamibrahim2688 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaa alla cimriga haiku dheereeyo wallaashay ilhaan cumar

  • @aweishajiqalif7582
    @aweishajiqalif7582 5 ปีที่แล้ว +14

    Soomalida ma ahan dad isku tageero xaqa ee waa dad qabyalada isku tageero lkn
    ilhan omar runta ayay taab siisay odayasha hormuudka u ah qabyalada ee kurasta soo buuxiyay
    Wax qabad kaga waa mid muuqdo horey u soco insha allh alahana idin xafido Adiga iyo qooys kaga

    • @abdikanikhalif9837
      @abdikanikhalif9837 5 ปีที่แล้ว

      Maamadaan ma aha aniga qabiilkeeygaa

    • @habibafarah8586
      @habibafarah8586 5 ปีที่แล้ว

      Cabdikariin qabiil ayaa Gabadha ku heydataa ee wax iskula har

    • @mohamoudhassan5400
      @mohamoudhassan5400 5 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikanikhalif9837 war nacas kaagan qabyaalada iyo qudhunku ka buuxo gabadhani qabyaalad ma taqaan waxna kama qaadi kartide get lost

    • @abdikanikhalif9837
      @abdikanikhalif9837 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamoudhassan5400 kkkkkkkkkkkkk caadi maaha

    • @caliaadan8953
      @caliaadan8953 5 ปีที่แล้ว +2

      Isku reer ma nihin Hadana Waan taageersanahay maxaa yeelay qof qadiyad leh ayaan u arkaa Soomaaliduna isku wada mid maahan Waxaadna ogaataa dadka ilhaan taageero reerkeeda kaliyah maahan.

  • @mrosama6721
    @mrosama6721 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah horey usoco wll wxaan rjynaa in aad wdnkaaka wx bdn uqbn doontid thanks

  • @shukriadan7964
    @shukriadan7964 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilhan omar iyo hassan cali kheyre isku ekshan waaye inta ila araktay like ha ka baqiilin

  • @samiyaali8425
    @samiyaali8425 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallah ilhaan waxa tahay geesiyad somali u soo baxday illahay ha ku hifdiyo hbbti ❤❤

    • @Aminamohaa
      @Aminamohaa 5 ปีที่แล้ว

      MashaAllah! I like ur ideology keep going u wl be far inshaAllah

  • @majrvarane6993
    @majrvarane6993 5 ปีที่แล้ว +4

    Qof ciyaal ah hdaad la deal gareyneysid waa inaad wada kaleto kafikirtaa
    Well said Ilhaan Omar
    I love you❤❤❤

  • @anabhussein2843
    @anabhussein2843 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah allaha ku xafido walaashey gabadhena an jecelnahay ad ayan ku tageraa

  • @hamouthia.rahman8455
    @hamouthia.rahman8455 5 ปีที่แล้ว +11

    Walaashay macaan si wangsan ayaad xogta uga hadashay ilahay haku abaal mariyo
    Am support you ilhan omar....👍🏼

  • @mohamednuur3887
    @mohamednuur3887 5 ปีที่แล้ว +1

    Geesiyad somaliyad ah on ku faano proud to have you mom

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 5 ปีที่แล้ว +3

    Typical Somali woman very strong and thoughtful, Respect to you all

  • @bilanmaxamed8867
    @bilanmaxamed8867 5 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah ilaah umar guul maan kurijeynaayaa

  • @hodo624
    @hodo624 5 ปีที่แล้ว +8

    ilahayoow no xafid yaa allaah am proud of you wallo mansha allaah ilhan Omar

    • @peepitsslayplaya5334
      @peepitsslayplaya5334 5 ปีที่แล้ว

      Hodon jacaly Naagtan wa cadwoga Somaliland

    • @zahrafarah1010
      @zahrafarah1010 5 ปีที่แล้ว

      @@peepitsslayplaya5334 somaliland ta sheegaysid bal iyadoo wax ka sheegtay keen edo heerka somali dhexdeed wayba ka saraysaa

  • @adancadeofficial8371
    @adancadeofficial8371 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilove u ilhaan ilahay haku xafido akhiro iyo aduunba apaayo 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 jir oo jook

  • @nalkaxaaji9992
    @nalkaxaaji9992 5 ปีที่แล้ว +6

    ilhaan libax Allahkubarakeyo

  • @halimoabdullahiadama9572
    @halimoabdullahiadama9572 4 ปีที่แล้ว +1

    Long life my sister may Allah bless u your one in million go on no one can take what God give u

  • @daacadfilms8922
    @daacadfilms8922 5 ปีที่แล้ว +4

    Hore usoco Abayo waano kugarabtaganahay hadaano nahay Dalinta Soomaaliyed keep going

  • @omarmohamed9979
    @omarmohamed9979 5 ปีที่แล้ว

    اشجع الناس في العالم الصوماليين الله يحفظكم تحياتي لكم من كندا وتحياتي خص لكي. انا من ارتاريا

  • @dekahashi5308
    @dekahashi5308 5 ปีที่แล้ว +3

    Madax isku Sheega Somaliya joga wlh gabadhaan ayaa kaqalbifiican mashalaah alaha nodhowro

    • @naciimoapdirizck6137
      @naciimoapdirizck6137 5 ปีที่แล้ว

      Walal waba madax waynaha haka sheegin eehadaad ninkarti leedhy ismuuji foormaajo guuuuul layso cadaw gaagu hajabo ilhan cumar iyo formajo magaadhikartan hormar wacan ilhan cumar cadowgaagu hajabo geesiyaashii Africa yaa waaye jaaLe maxamed siyaad bare AAllah qabriga hakuu nuuriyo janadii fardowsa Allah haku geeyo geesi ifka loomadaayee gùuuuuuuul gobanimo formajo💪

  • @sihaamcadeced6174
    @sihaamcadeced6174 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh afsoomaligadaa wafasix horay usoco abyo waxasa layabaa soomali wadankii mardhow katagay oohadanah soomalikii ilway waqtiyar gudohodaa subxanllh fadlan luqadeena an kor uqadno

  • @aishiitadheman9887
    @aishiitadheman9887 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsh allh ilhan omar gabdh soomaliyeed aan runtii dar illhy u jeclhy allah ku xifdiyo wll.amiin amiin💖

  • @xalimahaaji4292
    @xalimahaaji4292 5 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah ilhan Omar Allah haxafido kaguleyso cadowgaa insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedfilano9747
    @mohamedfilano9747 5 ปีที่แล้ว +8

    Ilhan omar next presedent in amerca insha allah❤🇱🇷🇸🇴

  • @xafsasiidowyarow6336
    @xafsasiidowyarow6336 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah hadii xukunka muqdisho loodhiiwi lahaaa ilhaan omar yaaa allaaah

  • @adanadan1926
    @adanadan1926 5 ปีที่แล้ว +4

    Maa Sha alah waalshe kuul iyu kubanimu

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 5 ปีที่แล้ว +2

    maashaa allah ilhaam allaha ku dhoro geesiyad kor baad noo qaadey ilaahey kor ha kuu qaado cadowgaaga allaha qabto ushaqee dadkaaga ha dhageysan dadka xun sharaf ku nooloow sharafna ku dhimo halyeeyad qaymo badan nooloow

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 ปีที่แล้ว +8

    IlhaaaN guuuuleyso gabadheeeNa
    Xaq bad ku taagantahy IlaHy baa kula jirra
    Guuuuleyso weliGaaaa💙💙💙💙💙

    • @OPLOVE880
      @OPLOVE880 5 ปีที่แล้ว

      Gu🇦🇺

  • @munahassan880
    @munahassan880 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah alaha ku xifdiyo tawfiiqdana alaha ku waafijiyo cadawgaada ay u horeeyaan sucuudiga iyo emaaraadka alaha jibiyo

  • @hayhagranofficial2037
    @hayhagranofficial2037 5 ปีที่แล้ว +4

    woow culumo waa weyn aaa xataa fadhida masha allah

  • @dhalgobedhibaaq7777
    @dhalgobedhibaaq7777 5 ปีที่แล้ว

    Geesiyd way ka muuqata somalimada iyo afkeda inanay lumin mansha allaaaah illhay haku garab galo fadlan like and share wd mhd san tihiin dhamantiin

  • @siciidjava4216
    @siciidjava4216 5 ปีที่แล้ว +25

    Gabdho somaliyed aan arkay oo ilhan ay kamid tahay runtii yaab bay lahaayeen.

    • @yomer6731
      @yomer6731 5 ปีที่แล้ว

      Masha alaah wll ilhan alaha kudhawro gulayso walba

  • @sacdiyocabdi1020
    @sacdiyocabdi1020 5 ปีที่แล้ว +1

    horey u soco geesiyada somaliyeed😍😍👍👍

  • @zahraomar1282
    @zahraomar1282 5 ปีที่แล้ว +6

    Dadka qabil majateen soo qooray ogda qabil waxa qaxoonti ka dhigay waye we have to be proud somalian and well done our beautiful girl!,We need mens like her to be somalia leaders.

    • @asadcismaandiyaano1067
      @asadcismaandiyaano1067 5 ปีที่แล้ว

      zahra omar yes walalo 💯💯

    • @smsambadal555
      @smsambadal555 5 ปีที่แล้ว

      Walsall anagay qabiil wadaag iyo jifo wanaag nala tahay mana sheegani
      waa qof somali wayn ka dhexeya.
      ha ubixin

  • @medicyt522
    @medicyt522 5 ปีที่แล้ว +1

    ilhaam cumar abaayo Allaha ku xafido waxaa ku sugaayo dad badan oo walaalahaada soomaaliyeeda dalka iyo dibadaba codkaada ku caawi waa fursad qaali ah