Waxaan shaki ku jirin in Xasan Sheikh ku fashilmay Hoggaanka Dalka ,isku heynta iyo midnimada shacabka Soomaaliyeed. Sida Xasan Sheikh jidka uu ku socdo ma ahan arrin Soomaaliya wax qurux badan u keeni doonta,waxaana muhiim ah la yiraahdo Xasan Sheikh ku aragnay kuna fahanney halkaas ku jooji . Enough is a Enough,Xasan Sheikh road it must blocked but not later, because the current situation of Somalia is very uncertain .
Siyaasiyiinta soomalida kenya waxaay lacag kasameeyaan mar walba khilaafaadka u dhaxeeyo hogaamiyayaasha soomaalida iyo dawlad xumada kajirta soomaaliya ,maalin walba nin baay iska taageeraan si ay lacag ugu helaan.
Kuwii dulmiga ku heshiiya xaqqei ku kala tagaan.Hassan Sheikh iyo Qaswade Farah Maalim Somaliland bei falal argagaxis nimo kafuliyeen.maanta na iyagaa iscunaya ! Shame on both terrorists !
Xasan duulaan ogaadeen buu soo qaadaey tusa cida aad tihin ciidamo buu Kenya dacalkeeda water ku ah amniga kenya ee kenya ahmed mafobe ha tageeran xasan ha u dhegen ha ku yirahden amni daro ha nokenin dhibkii hore markuu xukunka joogay bay ahayd baan dilin Kenya la dhibateyey ahmed Ha loo diro cidna ah xaqa ku difaaca xasan waa xaqdaro waxuu ku sucdo halaga hortago si degdeg ciidamada aniiga keen lidka ku ah usan sheegiin kenya uu duledkeda keenayo amini daro kenya uga iman karto iyo dhul amni aha uu qalaso ka kiciyo hadii ay run shegaysn waxa ay u socdan ay sax tahay mui kala tashado kenya ha xirto raas kayanboni hawadeeda
Kii dadka qabyalad oga digi jirey baa hada wada reer qaxaaye waxa isaaq u diidey in wax ku darsadan waa nucaan wax ay dacad u yahiin qabyalad baa ku jirta
Masha allah mudane faraax macalin Geesi Soomaaliyeed ilaahay haku xafido xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto dalka waa laga badbaadin insha allah
Daarood waxaa sax hadab iyagu sidii ay doonayaa in wax u dhacaan nin meel xoog ku haysta oo siga isu caano shub maxaa u diidaya xasans in uu is caleemo saaro axmed madoobe oo ninka ay kenya ku qabsatay oo uga wakiila kenya axmed madoobe axmed madoobe ma geed baa ka baxay kursiga wax haddii aanu laheyn sharci xadiday meesha oo mudeysan inuu xilka qaban karo waxa ay noqoneysa markasta Kan ugu mudan
AHMED MADOOWE SHALAY KISMAAYO ISAGOO MEYD IYO DHAWAC WADO AYUU YIMID MANTANA BALAN WAAYE INUU KA BAXO ISAGOO MEYD IYO DHAWAC WADO KA BAXO 5,000 KUN OO ASKARI AYAA LOO QORSHEEYAY JUBBALAND IN LA GEEYO MADOOWE WAQTIGIISA WUU DHAMAADAY.
Farah is a warrior not like Hassan munafaq.
Congratulations Ahmed Mohamed Islam on his win as the president elect of the jubaland state.
Faarax maclin haduu sidaas dhahay wan taageereynaa axmed madoobey mr. Dawaara waa siyaasiga kaiya ee aan taageero siyaasadiisa
Hambalyo Mudane Madaxweyne Axmad Islam.
Soo Dhawoow Madaxweyne.
Jubalaan in shaadhkii dawlad lagu soo weeraro wax la,aqbalayo maaha meel dheer baana laga doonayaa xasan dhiigyacab xukuumadiisa waana lagala xisaabtamayaa isaga iyo xamse dhiiga reer jubalaand maxkamadna waa lahor gayn doonaa inshaa alaah malafkooda hadaa labilaabayaa labadaa mujrim ee raba inay dhiiga shacabka daadiyaan
Farax macalin cudur xuun oo qabyaalad ladhaho ayaa.ku dhacay Ahmed madoobe waa ogaden farax macaliin waa ogaden keniya gumeysato.
@hassandaher3563 cudur xun oo uu udhimanayo duqa filada fadhiya buu hayaa idam alle ha,udhintee faaraxna adeer saad mooday maahee waa ninkaa ku doobyaya keenya adoo kalena wax uma oga
Geesi guul insha Allah will ✅️ Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo ❤❤❤❤
Waxaan shaki ku jirin in Xasan Sheikh ku fashilmay Hoggaanka Dalka ,isku heynta iyo midnimada shacabka Soomaaliyeed.
Sida Xasan Sheikh jidka uu ku socdo ma ahan arrin Soomaaliya wax qurux badan u keeni doonta,waxaana muhiim ah la yiraahdo Xasan Sheikh ku aragnay kuna fahanney halkaas ku jooji .
Enough is a Enough,Xasan Sheikh road it must blocked but not later, because the current situation of Somalia is very uncertain .
xabaalo qodyaasha waka adkaanay naaaaaaaaaaaa xasan xabaale qod yaasha,iyo
Xasan wuxuu umuuqdaa dagaal Ooge ama qabqable dagaal waa Nasiib daro.
Faarax macalin asagaa keenay, asagaana meesha meesha ciidan kenyan ah ku keenay, walina waa ku illaalinayaa.. laakiin ma shaqeyn doonto taasi..
Maashaa alaah guul iyo gobanimo geesi aan taageero waan ku garab taaganahay faarax mcalin axmed daacad guul iyo gobanimo
Walee xassan dhiiqo waa laga adkaadey...
Siyaasiyiinta soomalida kenya waxaay lacag kasameeyaan mar walba khilaafaadka u dhaxeeyo hogaamiyayaasha soomaalida iyo dawlad xumada kajirta soomaaliya ,maalin walba nin baay iska taageeraan si ay lacag ugu helaan.
Faarax Macalin waxuu ahaa nin aad I neceb Madaxwayne goboleedyada islamarkaa dhihi jiray waa inaan la dhagaysan warkooda waa calooshood u shaqaystayaal cadowga u adeega wuxuu dhihi jiray waa inay dowladu weerartaa oo talaabo ka qaadaa maanta waxaa lasoo istaagay waan taageersanahay waxaa keenay arintaas waxaan u malaynaayaa qof walba oo caqli leh waa garankaraa waana Shalay nin ina adeerkiis ayaa dowlada hogaaminayay maantana waxaa hogaamiya nin uu u arko inuu cadow yahay. Faarax waxaa soo baxday inuu qabyaaladiiste yahay sheekadii qabyaalad ma aqaano meeshay kabaxday maanta kadib
naacle hawiye maqabsan karo daarood hadii aad isdhahdeen maantaad haaysataan daawladii adeeer midh ka soo noqon maayo ciiidankaa hawiye ee caloosha daarood lakeenay anagaa wasna somali daarood baa nala dhahaa dameer
Farah Wa nin nasab ah waligisneh runta ayuu kudereyaa mana tageraayo damaca guracaan ee gurgurte
Xasan shiikh wuxu noqday dagaal ooge cusub
GUUL Jubbaland iyo madaxweynaha.cusub ALSAYID AHMED MADOBE GUUL
Hubkii masar kasoo qaatey ayuu umada reer jubland ku xasuuqayaa waa muhiim in meel loogawada jeesto
Congratulations jubbaland ❤❤❤
Kuwii dulmiga ku heshiiya xaqqei ku kala tagaan.Hassan Sheikh iyo Qaswade Farah Maalim Somaliland bei falal argagaxis nimo kafuliyeen.maanta na iyagaa iscunaya ! Shame on both terrorists !
Allaah waxaan ka baryeynaa inuu kuwaan umada dhaafiyo haduusan hidaayo u qorin waa jugjug meeshaada joog tuugtii shalay farmaajo farqaha haystack baa maabta is haysta dhexdoodana dad iyo dalba ku baaba
FAARAX MACALIN WAA CAADADII CEEBTIISA MAAHA AFLAGAADADU
❤❤❤waa xaqiiqa
Warhooy dadka yaa kala diln oon yaan laisku sii dir
Dhalshada dheel dheel ma ah mudane farax macalin
Madaxwayne HSM iyo PM Hamza waxay u shaqeeyasn madaxdii hore ee UK oo uska leh Soma Oil and Coastline Exploration.
WOW
Xasan duulaan ogaadeen buu soo qaadaey tusa cida aad tihin ciidamo buu Kenya dacalkeeda water ku ah amniga kenya ee kenya ahmed mafobe ha tageeran xasan ha u dhegen ha ku yirahden amni daro ha nokenin dhibkii hore markuu xukunka joogay bay ahayd baan dilin Kenya la dhibateyey ahmed Ha loo diro cidna ah xaqa ku difaaca xasan waa xaqdaro waxuu ku sucdo halaga hortago si degdeg ciidamada aniiga keen lidka ku ah usan sheegiin kenya uu duledkeda keenayo amini daro kenya uga iman karto iyo dhul amni aha uu qalaso ka kiciyo hadii ay run shegaysn waxa ay u socdan ay sax tahay mui kala tashado kenya ha xirto raas kayanboni hawadeeda
Burburki ugu dhenbayey somali weyn 'I mean' somali yaree aay bilowday
Maya dagaal looma baahno
faarax macalin
AbdiRaxman Shakuur Give us a Break.
AbdiRaxman Is among those who are Against Jubaland and it's current leaders!
Wa qaain duliga kenyaanka ah somali neh wax kama quseeso
AFLEY HAAYAANE MAXEY TARI KARAAN DOQOMADA DADKOODA SHABAAB DHAMEYNAYO TOLKOODUNA IS DHAMEYNAYAAN AF IYO ADINA WAXBA UGU QABANEYNIN UF SHARIIF CCSH QEYRE QARAAR BAA HAYA MARKEY DADKOODU DIIDEEN INEY DIB MAGACOODA U METELAAN
❤❤❤🎉🎉🎉
AbdiRaxman Shakur Saw kii Lahaa maaha Raysul Wassare Koonfur Galbeed Ha La siiyo?
Ma Doorashadda Madaxweyne Axmad Islam Buu Taageeray?
Kii dadka qabyalad oga digi jirey baa hada wada reer qaxaaye waxa isaaq u diidey in wax ku darsadan waa nucaan wax ay dacad u yahiin qabyalad baa ku jirta
waa dagaal lagu a rey inuu kiciyo labadii markab oo hubka keeney oo masar ertareya jabuuti imaaraad shiino iyo dowlado kale uu xasan u soo saxiixay iney soogalaan soomaaliya marka caalamkii ayaa leh soomaaliya wey gubaney saa hadesan kicin mana kacayaan dagaal ayuu kula jiraa xasan baahi ayuu ku diley inta la shaqeysana wasiirada xildhibaanada culimo kaaba qabiilo kuligokd waxuu ku heystaa doolar iyo kursi askarta kii maqli waaya shaqo raadso ayuu leeyahay dagaal inuu bilaabo oy u soo ordaan ayaa lagu amrey
DAROODKA IYAGA HADII AYSAN MADAXWEYNE DALKA KA AHEYN DALKA WUXU GALAYAA DAGAAL SOKEEYE SIDII 1991 WAA HADII UU NIN HAWIYE AH MADAXWEYNE YAHAY, SHALAY HADII FARMAAJO GOBOLKA GEDO GEEYAY CIIDANKA DOWLADDA FARAH KAMA HADLEEN CIIDAMADAAS LA GEEYAY GEDO DAGAAL SOKEEYANA KAMA UUSAN HADLIN INUU DHICI DOONO BALSE MAANTA HASSAN OO NIN HAWIYE AH AYAA JUBBADA DHEXE QAASATAN RAAS GANBONI GEEYAY CIIDAN FARAH WUXUU DHAHAY DAGAAL SOKEEYE AYUU HASSAN WADAA CAQLIGA DAAROODKA WAA MIDKAAS LKN ARINTAAN LOO JOOJIN MAAYO ILAA MADOOWE BANAANKA LAGA DHIGO MADOOBE, HADAL AMA QORAAL WAY KU YAR TAHAY DEEGAANADA DAROOD DAGAAN XITAA HA LAGA BANAAN BAXO DALKAAN GACAN ADAG AYAA LAGU QABANAYA WANA LAGA TAGAY REER HEBEL MA OGOLA WAXAAS DOWLADNIMA NA DEEQDA.
Hawiyaa cithankii qarankaaa kasoqathaay Gedo. Sithaas miyaa sharaaf eh.
Wakaas Ethiopian ey askartaa garonkaa kasocelineysse
Madoobe oo isdoortay markii....
Masha allah mudane faraax macalin Geesi Soomaaliyeed ilaahay haku xafido xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto dalka waa laga badbaadin insha allah
😂😂😂😂daarood
Daalim lasafasho miyaa naf laga raadiyey xal la'mooday beerka idin jartay waxaas baa sheeganaya muwaadiniin iyo wax dal wax-taraya
lafta.gareen awey
nagasoogabagabee
Asiga leee isdortay duliga
Tribal Farah Maalim shame on u
Sax
Bagga 😂😂😂😂
Hasan dagaal ooge
Daarood waxaa sax hadab iyagu sidii ay doonayaa in wax u dhacaan nin meel xoog ku haysta oo siga isu caano shub maxaa u diidaya xasans in uu is caleemo saaro axmed madoobe oo ninka ay kenya ku qabsatay oo uga wakiila kenya axmed madoobe axmed madoobe ma geed baa ka baxay kursiga wax haddii aanu laheyn sharci xadiday meesha oo mudeysan inuu xilka qaban karo waxa ay noqoneysa markasta Kan ugu mudan
SHARIIF WAA MID LAGU QALDAMEY MADAXNIMADIISA WAAYO QOF WALBA WUXUU AHAA BUU KU FIICNAA INUU KU SUGNAADO