Dhagahaygu👂 kabanka iyo codkaas macaan ayay ku raaxaysanayaan ee Muxiyadiin Geelle tumayo. indhahana👀 hablahaas quruxda badan ee u jiibinaya ayaan ku daawanayaa. Jawi wanaagsan ayay ku jiraan❤
Ma hungooba caanshaqa la hayaa haleela markay laba u heelan haga yaan sideena A a a aA Ah Aaaaa inay wayada hirgaliyaan Nafta kuu hibeeyo hooygaad ku dhalataan hido raacayaaye ha igu nacin hanti la aan !! Nin ilahay wax siiyay Baa heeska so qoray 😂😂😂tuug ma shaqeyste ah soma qorin Hadda iyo Habeenkiii hadal barashadeenii helistaada mooye e hawo kale kumaan jirin 2x 2x
Dhagahaygu👂 kabanka iyo codkaas macaan ayay ku raaxaysanayaan ee Muxiyadiin Geelle tumayo. indhahana👀 hablahaas quruxda badan ee u jiibinaya ayaan ku daawanayaa. Jawi wanaagsan ayay ku jiraan❤
Axyaa sxb adaba dhameyey
Geele lambarkiisa mahaysa?
Marqaan aya tahay
Ustaad Geele aad ban U taagera walal adiguna waad ku mahadsnatahay sidaad nogu soo Gudbisay Tumista Cajiibka ah iyo codka dananka ah nooso badi heesaha Ustaadka
inantaa wadata tobka bara baraha shaabelka wanba ka helay dhola cadayskeeda igu so deeqa from finland🇫🇮😍
Mnshllah Xabada yare shabeelka xidhan Istaahil calayk weyi
Muxiyadin mohamed ibrahim geele wan wata ninkaa wlhi azhaapey
Gabdhuhu waa qurux badan yihiin ilaa xad
Macalimuu Geele fan xoogleh ayuu rabaa ooka wayn dumarkan iyo ragan sacabka laga baryayo
Gabadha geele agfadhidaaban kahelay quruxdeede yaa lumberkeeda haya
Dhoola cadeynta inanta geele ag fadhidayi nin arkaa dhawr jeer wuuku ceshanaya clipka🙋♂️
Dadkan qasabka sacbka lagaga soo sarayaa maxay ahayeen sidad u ifaysan sacabkana uifiya ciyala badhi buu geele uheesayaa
Aad iyo aad wa ciyaal baadhi iyo jaas 😂😂😂😂kaftan
Wanyabay ciil badanaa ya igaye
Hada iyo habeenki
Hadal barashadeni
Helistada mooye
hawo kuman jirin
Hubal weye mantana
Inan heegan ugu jiro
Hawlaha galgacalkiyo
Hoyi wada galkeene
Ma hungoobo caashaqa
Lahaya hareeraha
Markay laba u heelan
Hagayaan sideena aaaa
Inay wada hirgalayan
ishii milicsataa
maqsuud la dhacdoo
hablaha muuqoodu
waa sidii malabkiyo
mayey hooree
yaa la meel mara
oon marqudha iyo
mirir ka maqnaan
Muxyadiin Geele fanaan waayo araga❤
Sacabka bay isla helikarayn....heesta way kharibeen!!
AXYAA hees kabanku wuu macaaniyaa heesaha🤣🤣
Somalida gabar madow miyee ku hartay aan udawasho tagee
Cajiiiiiib wa deeq alle bixiyo codka
3:14
Bararaqbararash~ war wuxu sacab xumaa
Legend geelle❤
Kalay izka arag cudka adunka m.a
Barteedi buu dhigay fanaan culus waxad is odhanaysaa digfeer ma dhiman
Sooma quruxbadnan laheen nafwaliba naftey jclaato iney hesho😓😓
Wooooow geele
Waxan sacabka badhqinayaan waa maxay caadi utumo niyaw
Ma hungooba caanshaqa
la hayaa haleela
markay laba u heelan
haga yaan sideena
A a a aA Ah Aaaaa inay wayada hirgaliyaan
Nafta kuu hibeeyo hooygaad ku dhalataan hido raacayaaye
ha igu nacin hanti la aan !!
Nin ilahay wax siiyay Baa heeska so qoray 😂😂😂tuug ma shaqeyste ah soma qorin
Hadda iyo Habeenkiii
hadal barashadeenii
helistaada mooye e
hawo kale kumaan jirin
2x 2x
Aad io aad
Muxiyadin geele
Qofta dharka shabeelka xiran
Police 🚔 halaga Dhigo
Sabab
Alow ku xafid
❤
Mukhtaar sacaadadiin sxbky maba ku fiirsane hadunban ku arkay
Dadka qaar mustaqbalka lahaa
Muxuu zuu iyo baroon ciilay
OO calool uus masraxa soo wada
Saaray
💞💞🎊🎊🎊🎈🎈🎈
*ka suudhka sita ee geele ku xiga yaa meesha ka qabta isaga ayaa SACABKA BADH-QINAAYE☻ jiibta.lama socdo kaneeco cuntay* 😂☻
Hhh Zxp Var Tadu Way ShaqaynayZa Nyow hehehe Talent Baad leedahay😁😁
Kkkkkkkkk aad iyo aad
@@abdilahitorrontaawi387 😹😹😹
Hhhh wuu boobsiinayaa lkn tempada heesta hablahaa haya waa sacab space u dhaxeeyo ama nasasho
Hhhhh waa runtaa wllhi shaax ayuu ka dhargey Xitaa