Nin caan ah baa u jeedaa Jamaal ama cabdi weli actor ama atooraha filmka habboon astaan baa ii muuqdo asoo yadh cajiib libaax soo jabay weeyaan , Dadkoo caan baa ka muuqdo yaanan xaqirinee allaah u naxriisto ustaad jiim baa ka dhex aqoonsaday allaah yaa rahma
Maxaa loo yidhi balwadku dadka wey dishaa, Jiim Sh Muumin bay dili lahayd, waxba ma dhaafo, waa kan oo waa soo taagan yahay, Allah cimriga hakuu dheereeyo oo khaatumada hakuu hagaajo, balwadda jooji before it became too late
ka bilaw 3:07 ilaa uu ka dhamanayo music ga dhextaalka abi eeg sida uu ustaad kiim.sh.muumin ula socdo, hadalka la sheego ee kabanku waa kaa uu ustaadka afka inooga samaynayo filfilna ku tumayo. mahadsanidiin isaga iyo inta la mid ka ihi inta ay fanka soomaaliga soo galiyeen, filfil iyo asxaabta kale mahadsanidiin dib u soo noolaynta fanka soomaaliga fanka anshaxa leh.
@@mohamedmaarey9638 Mahadsanid sxb, lkn kama aynaan hadlin wax la dhaho koonfur ama waqooyi.. qof yiri Hargeysa ii tilmaama cidaan kaban ka barto baan u jawaabay. Marka nin ku yiri Hargeysa yaan u aadaa ma dhihi kartid Filfil oo Nairobi ama Xamar jooga aad. Inaad i fahantaan u gartay
Fil fil macalin wayn ina daud bartedi buu dhigay allh unaxaristo macalinki wayna dauud cali masxaf
Laba marxuumbaan kaga jeeda halkaa
Alla yaraxma amiirul cuud #jiim_sheikh muumin iyo Al-fanaan abukar (darwiish)
Alle ha unaxaristo macalinki wayna jiimi shekh muumin shaloo geriyoday
Woow💞💞Ustaad filfil illahey gacanta kuma jaro
Thnxzz aamiin asmiin
Heestaan qof aan ogahy baa iqadi jirtay sanadki 2009 aduuun walhy waan iska dhegaystaa xili walba jacaylka calafka ka wayn
Nin caan ah baa u jeedaa Jamaal ama cabdi weli actor ama atooraha filmka habboon astaan baa ii muuqdo asoo yadh cajiib libaax soo jabay weeyaan ,
Dadkoo caan baa ka muuqdo yaanan xaqirinee allaah u naxriisto ustaad jiim baa ka dhex aqoonsaday allaah yaa rahma
Xamdi Bilan miyaadan arag?
Yaa Salaam. Keyboard yar ka tumaayo aad uu u gacan macyahay, xitaa Jim waa jalbooday.💯🧡💗
War waa la bashalayaa runti ustaad asad dheere aan meel dhaar ka arkaa waan ku salaamay ustaad asad ismaacil asad dheere
DAYAX DALNUURSHE OFFCIAL TUBE waryaa maadaa dayax Jeego xiira
C/Qaadir FilFil gacantiisu caadi maaha. Macallinkii Jiim Sh. Muumin ayaa hore u ammaanaya fadhiganna waa isaga jooga oo ku raaxaysanay.
M. Mohamed Indhageelle aad iyo sxb macalin jiim sh.mumina wan arkaa waa ardaydisi ban filaya filfil
M. Mohamed Indhageelle Ooh
Waaaw waa heestii uu laha alfanaan Hannuuniye.
Absolutely
@@alisaladahmedomar4459 aamiin yaa rabbi
AHUN ustaad jiim sh.mumin.
X/s :- Sat/27/nov.2021.
Qurux Badanidaye Qiima Weynidaay Qalbiguna KU Jecela. Quwlkaagu Waa Dahab Aan La Quudhi Karin Alla Qaalisanida. By ustaad Abdullahi yusuf haanuuniye
3:30 Kadaa kadaa 😂😂😂 jiim baa yaabay
Kabanka Sidaas waxaa uga hadalsiin kara macalin is nacay
Jiim shiikh muumin ayaan u jeedaa, alle ha u raxmadee 🤲
Jiimi waxa uu soo saaray rag badan sida cabdinaasir macalin caydiid, Maxamed Miyir Iyo filfilkan ba.
Boqortooyo
Cabdinaasir macalin caydiid somahan deeqsan cabdinaasir aabaheed
@@zakariaalinur6056 haa sxp macalinka deeqsan iyo aragsan abohood weeyii
@@zakariaalinur6056 Haa waa isiga
Muhiyadiin geelle sido kale waa ardaydi jiim sh muumin
Qurux badanidaaye
Qaaya waynidaaye
Qalbiguna ku jecelaa (2×)
Qowlkaagu waa dahab
Aan la quuri karinee
Alle qaalisanidaa (2×)
Kaa doortay qayrkaagoo
Laabtaydaan kugu qoray (2×)
Ila qaybso noloshoo
Galkacaylka ila qaad (2×)
............*******...........
Alla qumanidaaye
Qiima waynidaaye
Ma qof kula midaa jira (2×)
Niyadayda qaadayoo
Kaadoortay qayrkaagoo
Laabtaydaan kugu qoray (2× )
Illa qaybso noloshoo
Galkacaylka ila qaad (2×)
Xamdi bilan yaa ila arkey kkk
kkk Alleyle waa asagi; ustaad Jiim Alla ha noo daaye, sow uma jeedan siduu kamanka asagoon garaaceyn u hagayo.
NB: MARKAD OGAATID ANIGU ADIGA INAAN WAX KU AHAY, ADIGUNA ANIGA WAX KU TAHAY WAXA DHISMAYA UMAD MUDNAAN IYO MAAMUUS LE.
WAARIMEYSIDE WANAAG
sxb yaa kabanka ii bilaaba
sidaan u jecelahay
Dadka qaar aan fahmayn baa jira hadalka nuxurkiisa
Eryada aad so qortay yaa ku looqenaayo adeeow
Qoraal quruxbadnabd qortay qadadwaynay mashalah ,benta mahaa
fanan darwiish allha unaxariisto ayaa iimuuqda meesha macalimiin badan ba jooga.
Ma ninka heesta qaadayaa fannaka Aad sheegaysaa ????
Kabanka ninkaasi tumaya dhibka kaliya iga haystaa waa inuu iga dhamaanayo anna ku celcelshanayo 😭
Al Fanaan Azad Dheere U Jeeda
Meeshu waa hargeesa gar ahaan hoygii fanaaniita shacabka
inuu ustaad ku fadhiyo ma moodayn mardambe un baan arkay MUXIYADIIN SHEEKH MUUMIN JIIM
Ila qaybso noloshoo
Kalgacaylka ila qaad❤
Alaa walalkey baan u jeeda mohamed
Jiim shiikh mumiin legend ciyaal waaberi eh aa mesha fadhiyo
Jiim Sheikh Mumin kaban u dhiiba Filfil waxbo sheegi maayo.
Ustaad fil fil in aad hees Ii tunto rabee intee kala Soo xidhiidhaa
Ustd jiim wxuu la yaabnyey siduu filfil uga hdlinyo bahlka kadaa kdaa waaka leh
waaw aadbn ugaaga heley caleek
Maxaa loo yidhi balwadku dadka wey dishaa, Jiim Sh Muumin bay dili lahayd, waxba ma dhaafo, waa kan oo waa soo taagan yahay, Allah cimriga hakuu dheereeyo oo khaatumada hakuu hagaajo, balwadda jooji before it became too late
Balwadu waa sunta oo kale balse amar alle unbuu qofka ku dhiman. Sigaarka iyo jaatka run ahaantii waa wax jirka dhibaato u keynaya
Ninkaa ii muuqdaa Miyaanuu Macalin Jiim Sh Mumin ahay talaw?
Love Qarami❤
Ustaad fil fil caadi maaha siduu cuudka u tumayo hadana ugu raaxaysanayo. waa top xitaa ustaad jiim shiikh muumin baa jooga
jah axyaa sawt originally HANUUNIYE
Abwaankeyga u jeda Asad Ismaaciil Cali Asad dheere lenged
Kadaa kadaa ustaad jiim sheikh mumin
Waaw piona da iga gadan
Ashqaraar♥️filfil &m.daud two legands
Qurux macaan
JIIM SHEEKH MUUMIN YAA ARKAY ????
Uu dhintay
ustaad fifil gacaanta waa wackale sidookale waxaan aad ujeclh laxamyadada sidaa heesta waqti ee uuqaado mursal muuse
Filfil Salaan sare wa cukaash baarqab sxb
ustat filfil mohaa ayaa ku raadinayo south Africa sxb meeshi aan ku wada hadli jirnay aan isku aragno ayuu ku leeyahahy
ka bilaw 3:07 ilaa uu ka dhamanayo music ga dhextaalka abi eeg sida uu ustaad kiim.sh.muumin ula socdo, hadalka la sheego ee kabanku waa kaa uu ustaadka afka inooga samaynayo filfilna ku tumayo.
mahadsanidiin isaga iyo inta la mid ka ihi inta ay fanka soomaaliga soo galiyeen, filfil iyo asxaabta kale mahadsanidiin dib u soo noolaynta fanka soomaaliga
fanka anshaxa leh.
the son of the great somali composer.
Waa ku raxaystay wlhi💞
waar niman
yahaw kabankaa
waxaan rabaa
inaa barto
cid aan utago
oo hargaysa
joogta ii tilmaama
Kaban 12 mogdisho hadaad joogi laheed anigaa kubari lahaa
Boowe Hargeysa waaba xarunta kaban tumista waxaad helaysaa rag badan walow ninkaan ugu jeclaa geeriyooday Maxamed Miyir. Hadda waxaad ka helaysaa rag badan oo macalimion ah:
1. Cabdinaasir amacallin caydiid
2. Nuuradiin Cali Ammaan
3. Maxamed Maxamud Busi
4 Cabdicasiis Japan
5. Aadan Karroone
6. Marduuf
7. Qaasim Macruuf
@@AbdiazizSaidAhmed
Intaad hinaastaad intaas uun soo heshay .kkkkkk
Luuq kasta mid aan kuwaas aqoon ayaa jooga koofur .
@@AbdiazizSaidAhmed
Tumista kabanka konfur loo dayay legend hore fiiri
Jiimi
Da.uud cali masxaf
Ninka hada tumaa
@@mohamedmaarey9638 Mahadsanid sxb, lkn kama aynaan hadlin wax la dhaho koonfur ama waqooyi.. qof yiri Hargeysa ii tilmaama cidaan kaban ka barto baan u jawaabay. Marka nin ku yiri Hargeysa yaan u aadaa ma dhihi kartid Filfil oo Nairobi ama Xamar jooga aad.
Inaad i fahantaan u gartay
xamar qaadaka waxbaa udheere kkkkk
lkn eeshcallaa mirqaan
Macalimow filfil kabankaa goormaad ibaraysa
3:25 - 3:40 laxanka cdi maaaaaha 💥💥
Vedio ustaadka jiim wuu ku raaxaysatay
Macalin Ismail juust 🫡
waxbaa kadhacay qaaci aad umacaan iyo nin gacan macaan Cqaadir fifil meeshu ma Nairobi mise waa muqdisho Filfil oo Ex Cape aanu wada ahayn nairobi ayaa iigu danbaysee
Waa Xamar
Meeshan waxan uga jeeda dad imika fanka caan ka ah
I like that song
Xamdi axmed (bilan) waan kusalaaamaayaa walaalo
Ma gabadha garbasaarta orange ah qabta BAA xamdi la dhahaa
Haa sxp
Xamdi bilan mesha kuma jirtaa
Remember qoftaas xamdi bilan miyaaa
Woof
Fadlan qofkii garanaya macalin kabanka ibara ee jooga xamar haygu caawiyo mahadsanidiin
Hada Nairobi ku noolyahay
Heees iyo abar
Xamar miyaa meeshu?
Haa
@filfil studio production . Waan gartay. Fannaankii kooxda Deegaan baa meesha ka muuqda.
Ala wacanaa jawigaaso kale naagahu miyey qayilayaan 😂😂
Taa xamdi bilan wye ma taqnid kkk
War gabadha garbasaarka cas ma xamdi bilanbaa mise waa qof u eg
Waaa idiiiiiiiin sooooo sodcdaaaa yaaan idinka waaayin
Jimm lee comment kaaga arka jiimy ma kii Nimpuzz ka tolow🤔
Maye mig33 hhhh
Organka ninka tumaayo yaa aqaano magaciisa?
Osmaan juusto aa ladhahaa wll
Markasunabay ku odhan qadadwayntu muqdisho cannula laga cunaa
Muqdisho Inyar baad guryaha ku cuna halka waqooyi Meheradaha baabuurta hotelada iyo madaxtooyada lagu cuno si waali ah
@@wiilkaReerCigalle wara awrow cuqdada iskadaa somali wa mid muqdishana wa casimadaadi
Subxaanaka subxanka xittaa maclinkii kabanka jiim shiikh muumin ayaa xadroodey
ala myeeee xamar qaaad lagama cuno ma bariis baa la cunayaaa mirqaaanland ma idinkaan ahyn
Kkkkkkkk
Hhhh ifrah wll mahayoo
Heestaan magaceed pls?
Waxa halkaas dambe ka soo jeeda ma horor baa mise waa jin u yimi inuu dhagaysto laxanka wanaagsan .war bal ila fiiriya
Aar waa niin sxp
@@khalidali-yo6zm ma Hubtaa sxp kkkkkk.
Hi
weey kadhecday an lee kamaqnaa gooobta
that what sup
Wa rag isagu tosan tahay inkaston anan cunin jadka lkn waxad moda in 100/100 tahin hadi qaci iyo jaad isku helin wayo way Ka muqata lolz
kabax lol
I think they are sitting in the kitchen because it's not a room, but I'm so sorry
Nin waalan ayaa tahay luqadaada ku hadal waxa daawaneyso waa dad somalia
Hah hah sidee xamda bilan u yartahay una qurxanthy iyo meesha ay fadhido iyo dadka ee fadhido see u yaalaan nasiib darro
Maxaa nasiib daraa rag iyo hablo soomaaliyeed oo wada qurxoonbaa isuyimid wayna baashaalayaan ee adigu xumaanbaa kaabuuxdee allaha kudaaweeyo
Jiim shiikh muumin ayaan u jeedaa, alle ha u raxmadee 🤲