9 Riyo Hadii Kuriyooto Ogow Noloshaada Way Isbadaleysaa Hormar Wayna Waad Gaareysaa In shaa allaah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #sheekh riimi#channel#

ความคิดเห็น • 114

  • @marwocotiyah9062
    @marwocotiyah9062 3 ปีที่แล้ว +30

    Sheekh iyo dhamaan inta walaal akhriyi doonta qoraalkaygan pls isoo duceeya muraad baan leeyahaye

    • @khadanabdirahman8869
      @khadanabdirahman8869 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc walo waxad jeceshahay o qalbigaga ku jira sifudud o sahla Alle ha kugu siyo bidilllah Aniga asayban sida Agonban ahaysta iso duce walo

    • @nafiisacabdi3472
      @nafiisacabdi3472 3 ปีที่แล้ว

      Muraad Kaaga oon Ma Caazi Lahayn Alle Ha kuu Fudaydiyo

    • @aminaismaciil6051
      @aminaismaciil6051 3 ปีที่แล้ว

      Waxad jeceshahay allee haku siiyo amin amin amin

    • @Far.xiya_
      @Far.xiya_ 3 ปีที่แล้ว

      Muraadkaga oo kheyr le alle ha ku fududeeyo will 🤲🤲

    • @craxmaanclaahi3382
      @craxmaanclaahi3382 3 ปีที่แล้ว

      Allah muradkaaga hakuufududeeyo

  • @anisonuur2320
    @anisonuur2320 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiq alle haku barakeeyo riyadan iso fasir waxan ku riyooday anigoo bada joogo oo kahelaaya jab dhagax ah oo luul ah Wana Soo qaatay kadib ninkeeyga ayaan udhiibay wuna gaday kadib wuu qaatay naag ayuuna ku guursaday ane waxaan waxba tareen ayuu iga siiye iso fasir shiiq alle haku barakeeyo

  • @iqriinamootar3921
    @iqriinamootar3921 3 ปีที่แล้ว +3

    Anigoo layga dhex qeylinayo ayan ku riyooday xanuun kas iskumo ogi wan shikiyay qur'aan ayaa lay saaray caadi baan ahay sheikhow ii fasir riyadas

  • @user-np3fm9dj2j
    @user-np3fm9dj2j 5 หลายเดือนก่อน

    4 jeer banku riyooday ilmo yar aandhalay 3gabdhay ahayn midna wiil❤

  • @Far.xiya_
    @Far.xiya_ 3 ปีที่แล้ว +2

    Mshallah sheekh alle ha ku xafido aniga iga so jawaab riyadaan Rabi ajer ha ka siiye waxaan ku riyooda anigo baadiye Ari ku raacaya weliba faro badan 🤲🤲

  • @amalali9188
    @amalali9188 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq yaarabii yax faxfadag aniga waxaan kuriyooday hoyadey oo dahab keeda iifureeso oo idhaheeso qaado hooyo shiiq waan kubaryaa iiga soojawaab adigoo reali ah jasakalaah

  • @shariifbai2995
    @shariifbai2995 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh ale khyr haku siiye waaxd iso fasirta hadad ku riyoto ado ku dhacaya ceel ama God dheer o biyo ku jiran isago ku liqaaya waliba ilama aad dhashayna meel. Kaga muqdo maxy noqonysa sheekh

  • @sacdiyosheekhabdulahi4335
    @sacdiyosheekhabdulahi4335 ปีที่แล้ว

    Jazakalaahu qeyr shiqunaa

  • @umuadna6837
    @umuadna6837 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc wakalkey shekh riimi ilahey haku jeclaado amin yaa rabbi

  • @hodanqali619
    @hodanqali619 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku salamay shiikhaw waxan ku riyoday nin aan garanayo oo dhintay anigoo inan u dhalay oo hal ugu wan qalay dabadeed nin anu kala tagnay hilibkii siyay isago horda waxaan ahau garoob

  • @luladen1535
    @luladen1535 3 ปีที่แล้ว

    Shiiq riyooyin badan baan ku tiyoodey wali ma ii sheekin riyadeyda

  • @Queen-zr7lm
    @Queen-zr7lm 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi riyooyinkaan badi waaku riyoodey ilaahw iirumeey mahadsanid sheekhaw🥰🤲🤲🤲🤲🙏

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 3 ปีที่แล้ว +5

    Like badaaan u saara sheekh somali maryoley xasidnimo dhaafa 😉😉👍👍👍👍👍jasakallahu kheyran yaa sheekh

  • @aaminoyusuf1518
    @aaminoyusuf1518 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh riimi Allah kaa ajar siiyo mahadsanid sheeq waxaan kuriyooday daruuraha cirka oo didaayo iifasir mahadsanid ❤️

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @hawosalad7243
    @hawosalad7243 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jisak Allah qer sheekh

  • @marwonimco6304
    @marwonimco6304 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh waanku salamay allah haku xafido sidad mar walba ugu diyaar tahay dad kaaga sheekh waxan ku riyoday dhawr jeer anoo gabadh yar hooyo ileedahay waxaan ahay xaas dhawr sano wali awlaad ma dhalin sheekh mahad sanid

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 2 ปีที่แล้ว

      abyo mcn istiqfarta badi inshAlaah waad helaysaa awlaada

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 ปีที่แล้ว +3

    Maash ahAll

  • @naemamohammed244
    @naemamohammed244 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaka Allaah qeyr walalkey

  • @hoyomcn9769
    @hoyomcn9769 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan Karim sheikh ALLEH haku barakeyo aduun iyo akhiro janadul fardowz RABI hakugu bishareyo cafimad iyo barwaqo ku nolow INSHA'ALLAH amin..
    Sheikh waxan ku riyoday anigo abahay ho dhintay la jogo aniga iyo wanashay ho liin macan badan isinayo walashayna tuufax hosna uu ila hadlay walashay ho ika yara fog una farxasana
    Midna là-bas laba maar aya ku riyoday ano diyarad saar
    Iso fasir sheikh JAZAKA ALLAH KHEIR magacaygu waa sahra Ibrahim 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯mahadsanid

  • @yasminali4053
    @yasminali4053 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasa allah khar ha kaasiiyo shiikh

  • @fatushabdi8532
    @fatushabdi8532 ปีที่แล้ว

    Mshllah

  • @fartunahmed7135
    @fartunahmed7135 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayankuriyosay

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey2172 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheekh allow ku xafida

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah💞💞💝💝

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq

  • @KA-go5wb
    @KA-go5wb 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheekh thank you

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah alaha idinka abalmariyo adiga iyo gurubkadaba howsha haya

  • @qadanaxmed9023
    @qadanaxmed9023 2 ปีที่แล้ว

    Shekh waankusalaamay Waxman kuriyooday iyadoo aydaabadii dadka shaabasaynaysay soobaxday ana aan ashahaadanaayo shekh wal iifasir royadaa

  • @sharifoabdullahi8429
    @sharifoabdullahi8429 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash alha alha idin xafido dhamn

  • @faadumomuxudiinmohamed9312
    @faadumomuxudiinmohamed9312 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaha kuu sahlo wll murasfkasga

  • @shakishakichannel5263
    @shakishakichannel5263 2 ปีที่แล้ว

    Walahi qaar wan ku riyooday insha allah wan sugayaa inay ii rumowdo

  • @umuadna6837
    @umuadna6837 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah laaquwata ilaa billah

  • @leloali7961
    @leloali7961 3 ปีที่แล้ว

    asc shiiq riimi waxaan kuriyooday anigoo allaah kabar yaayo gabar islamarkii riyadii dhexdeeda ayaa gabar wadada lasoodigay aayaan helay waana kufar xay waana iijoogaan caruur shiiq maxey noqoney saa

  • @cawoafxarago5839
    @cawoafxarago5839 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh Sheekh thnks

  • @Sacdiyocabdicumar
    @Sacdiyocabdicumar 2 ปีที่แล้ว

    Asc sh warran ku riyooday wan buuran oo madaxhiisa igu garacaya

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 3 ปีที่แล้ว

    ManshAllAAh shekh jasakallAAhu khair

  • @intisaarfarah5504
    @intisaarfarah5504 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikhow marwalba wan riyooda lkn mid ayaa igu so noqnoqota waana : waxan ku riyoda anigo aday Somalia oo tikidhki iga dhacay ama basaborkii iga dhacay oo ka fakarayo waxana joga yurub hoyo maskin ah oo garob ah ayaa ahay fadlan iso fasir 🙏

    • @mahamedmohamud2950
      @mahamedmohamud2950 3 ปีที่แล้ว

      Abayo illhy isku xir insha allh

    • @mahamedmohamud2950
      @mahamedmohamud2950 3 ปีที่แล้ว

      Kalada illhy sharkooda ha ka hayo insha allh

    • @mahamedmohamud2950
      @mahamedmohamud2950 3 ปีที่แล้ว

      Garoob nabiga scw scw scw ba uduceyey alla ha ku xiftiyo insha allh

  • @zimppalife7722
    @zimppalife7722 3 ปีที่แล้ว

    Jasaakallaah Qeyr Shiikh

  • @nacimanacima4981
    @nacimanacima4981 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheikh wxn kuriyodhi abtigey oo si hun ii dilayo anigana an tala sarani haya
    Oo dahayo allah ka awood badan

  • @kiincisman7197
    @kiincisman7197 3 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb.kheekhow janidi alleges hakugeeyo aamin babar ayaa ugu tiri wacan kuriyooday adiga iyo.acuurtada oo beer aad quruxlow badan kujirtaa miro.quruxbadan guranaya Marian Damcay in aan idinsogalo nin bahasha ueg ayaa ihoristagay iina icaysaday riyadaas kasojawaan falan imasojawaabtid

  • @ismahaan2374
    @ismahaan2374 3 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @halimaali6383
    @halimaali6383 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh wankugu xeranahy wad mahadsantahy waxyabo badanaa kafaiiday mahadsanid

  • @osmanahmed9053
    @osmanahmed9053 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @sahroxsnoris7468
    @sahroxsnoris7468 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheq waxan ku riyodaa geel oo ibursanayo iiga soo jawaab

  • @Xusuusiye
    @Xusuusiye 2 ปีที่แล้ว

    Sh.asc waxaan kuriyoodey anoo musqulkukaajayo oomusqushii soobuuxsatey

  • @suldaano9884
    @suldaano9884 3 ปีที่แล้ว +1

    As sheekh waxaan ku riyooday tuug isaga oo darbiga Guriga kasoo boodaayo albaabka banaakana waa lasoo jabinaayay waan qeeliyay mana lamaqli karin qeylideeda noo soo jwb inshallah sheekh

  • @faysasiciid2297
    @faysasiciid2297 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh suuli fatahaya ayaan ku riyoodaa bal iigusoo jawab

  • @luulmahamud1005
    @luulmahamud1005 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheq waxan ku riyoday anig oo dhahya heblayo allaha unaxariisto eluquran bay ahyd maxey noqon karata

  • @aminad764
    @aminad764 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh Riimi
    Hooyadey waxey kuriyootay ayadoo socota jid baa waxaa sooweerareen libaaxyo badan hooyo wey baqeesay lkn libaaxyadii wax dhib ah mesangaarsiinenin
    Ifasir sheikh qeyr Badan Rabi hakusiiyo

  • @nadiifoyalahowe3471
    @nadiifoyalahowe3471 3 ปีที่แล้ว

    Nabark kaaga sheekh

  • @kawsarhassan8039
    @kawsarhassan8039 2 ปีที่แล้ว

    Asc shekh waxaan kuriyooday bio Zamzam ano cabayo ducasanaya iifasir

  • @yaxyeabdiraxmaa894
    @yaxyeabdiraxmaa894 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shek nin keyga wuxuku riyooday isagoo 2 wo xaas kake ilaguursaday ey midnah yartahay ee ii fasir shem

  • @faadumoahmed2250
    @faadumoahmed2250 3 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan sheeq number kaga whatsapka iso dir riyo aad ii walwal galisan ku riyoday anan halkan kuso qori jarin

  • @qariadaofficial7587
    @qariadaofficial7587 3 ปีที่แล้ว

    Shiqow waxaa hada kahore kuriyooday imaam imaamyasha waaween kamid asagoo gurigeena imaaday

  • @fadumokhalif8276
    @fadumokhalif8276 3 ปีที่แล้ว

    Mashallh Allah idin xifdiyo walalayal

  • @aminamaxamuud6344
    @aminamaxamuud6344 ปีที่แล้ว

    9 kan riyo hadad ku riyodo ogaw Bishaaro kusoo socoda 1. Adigoo shaqaynayo 2. Adiga oo cuno cunayo taas oo bilaa tirxi leh 3. Boqor 4. Gabar aad aragto 5. midabka cagaarka iyo Buluuga 6. Beerta 7.dhismo ama dabaqyo 8. Kacbada 9. Adoo dawaafayo kacbada

  • @xoghayntamaanta548
    @xoghayntamaanta548 ปีที่แล้ว

    Oooopssr 0:42 RR 😊😊

  • @ruweydoruweydoibraahim3492
    @ruweydoruweydoibraahim3492 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq riyo ayaan ku riyooday waxaan ku riyooday aniga iyo qoyskeega oo daawo dhireed Dooney waxaan ka meel diyaaro loo raacayo oo tuulo ah marka aniga ayaa daawada Dooney daawo madaw ah ayay aheed markaan Soo laabtay waxaan arkay dadka oo IGA kala ordaayo waxaan arkay in shiiq ah oo adimarabay markuu iarkay wuu naxay wuu IGA orday nin kale oo wada socday markuu iarkay wuu IGA orday markaas nin miraayad wato oo iarkay oo IGA cararay AAn ku iri maxaa iiga cararee markaas miraayada wejigayga ku aadiyay waxaan arkay wejigayga Isha akteeda oo bahal iiga dhagan oo dhiiga IGA dhuuqaayo ishayda oo gaduudatay markaas ninkii wuxuu igu dhahay adiga dibikis maxaad ugu celcelisaa dibikis AA kudabataagan meeshu istaago waa mugdi hood ayaa dabasocda markaas riyada waan kasoo kacay ee shiiqow rayadaan fasirkeeda Kaa rabaa

  • @ayanahmed7482
    @ayanahmed7482 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheekh riyo igu soo laabatay dhowr mar ayaan rabaa inaad iiga jawaabto ee tlfkaaga ma heli karaa

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh iigasoo jawaab qof kuriyoodo guri balarkisa iyo qeebaha uukala leyahay arkayo alaabta taalo way qurxontahay lkn qoyan iyo fashaq wasaq u eg oo lkn qofka degan ankuleyahay gurisan wanraba hadan helo lkn qoqoyankas majecli

  • @umuadna6837
    @umuadna6837 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ku riyoday samada o aad u qurux badan o quran ku qoran yahay waxan ahay hooyo xaas ah o xanunsan

    • @mahadyare6945
      @mahadyare6945 3 ปีที่แล้ว

      illah haku caafiyo walal

    • @umuadna6837
      @umuadna6837 3 ปีที่แล้ว

      Amin walal mahadsanid

  • @inaismail1850
    @inaismail1850 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sheekh waa ku salamay waxan ku riyooday gabadha aan qaraabo nahay oo aan la qabin oo farjigeed dixir farabadan ka soo baxayo maxay noqon kartsa allah ku barkeeyo

  • @samiiramohamed7686
    @samiiramohamed7686 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh waxan kuriyoday malab anoo cunaya

  • @huda9105
    @huda9105 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰

  • @caamirasal3979
    @caamirasal3979 2 ปีที่แล้ว

    sheekh waxan ku riyooday gabadhayda yar oo dhiiga xaydka qabta maxa waye

  • @tasniimmohamed395
    @tasniimmohamed395 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheeq Riimi
    جزآك الله خيرا
    Sheeq waxa ku riyooday mas aad uween oo musqusha ku jiro oo ladili weenayo
    Marka ku riyoday quran saar iisocday

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +1

    Isoo booqo. Sheeq

  • @fartunahmed7135
    @fartunahmed7135 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaqow anomos qofuganayo

  • @sadiamohamed9553
    @sadiamohamed9553 3 ปีที่แล้ว

    ASC sheikh Allah ku xafdiyo, fadlan ii fasir riyadan. Meel dumar fadhiyo ayaan imid, qof dumar ah oo maro jaala ah huwan oon umalaynayay qof aan aqaan wajigeeda way iga jeedi say. Kadib qofkii wuxuu noqday qofkale aan aqaan oo colaad noo dhaxayso, wax yar kadib waxaa ii wacday islaan aan aqaan waan isku naxay in ay iigayso ayaan kabaqay. Laa kiin waxay iigaysay nin sheikh ah oo quraan aqris igu bilaabay, waxaan bilaabay hadalo iyo qosol badan oonan awoodin inaan kontaroolo. Runtii qofkaas riyada kahor makufakarayn,waxaana uga amusanahay in aan amaan kahelo. Mahadsanid

  • @abdullkarem1692
    @abdullkarem1692 3 ปีที่แล้ว

    Asc. Sheeq. Riimi. Haddii. Ay xaskaga. Oo aad mudo.ka maqantahay. Ay ku riyooto. Adigoo. Telfonka. Ka wacayo. Oo aad ledahay. Qodka. Waa qodan yahay. Ee icafi. Ee ii imow. Maxay noqoneysaa. Sheeq. Alle haku barakeyee

  • @nurtoabdi7296
    @nurtoabdi7296 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheek riimi wan kusalamey sheek waxan ubahan nahey nambarkaga San kuulawadago riyuuyen oo cajii ah

  • @fardowsaudgoon4047
    @fardowsaudgoon4047 3 ปีที่แล้ว

    Sheik aniga marwalbo waxan ku riyodaa hoyadey oo ilma matana ah dhashi, marna iyada o gbr dhashi
    Inta jeer an kuriyoday iyado gbr dhashi way badan tahay.. marwalbo riyadeyda hoyadey ley dhankeda tahay
    Maxay tahay micnaheda isojawab sheikhow

  • @qaaliadoontialle3706
    @qaaliadoontialle3706 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh waxan ku riyoda bisada iyo anigo dumar la dagalamayo maxey ka tarjumeysa

  • @khadramaxamed4390
    @khadramaxamed4390 3 ปีที่แล้ว

    Allah.musali.calaamuxamedin.wacaalaa.muxamedin.allhu.akbar.

  • @abdulkadirmohamed8207
    @abdulkadirmohamed8207 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheqow waxan Ku riyoday nin keyga oodhintay ayan riyo Ku riyoday wuxu iyiri meherka kaqado walalkey ana wan Ka xishoday walakes

  • @fartuunmaxameddubad4438
    @fartuunmaxameddubad4438 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @iqraabdidubow553
    @iqraabdidubow553 ปีที่แล้ว

    Sheikh numbarkaga mahelikara adho rali eh Asc

  • @apdikadirapdi6505
    @apdikadirapdi6505 3 ปีที่แล้ว

    𝔸𝕤𝕩𝕒𝕟𝕥𝕦

  • @aweismohammed7298
    @aweismohammed7298 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow numberkaga whatsapp u bahnaa

  • @xalimaxirsi4345
    @xalimaxirsi4345 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah tabarakallah

  • @qatraabdirahman9977
    @qatraabdirahman9977 3 ปีที่แล้ว

    Shììq jaźaakalaà ĺabò ķamìď àh wan kurìyoodàý mida fàŕsàmàďa ìyo mìda ģàbadhà lanuùjìnaàýa

  • @fartuunqaasim1204
    @fartuunqaasim1204 ปีที่แล้ว

    Waxaa,ku,riyootay,badda,oo,biyaha,ka,suulay,ii,fasir

  • @qalidega5055
    @qalidega5055 3 ปีที่แล้ว

    Wcs masha Allah tawarakalallah

  • @aaminaxasan978
    @aaminaxasan978 3 ปีที่แล้ว

    0t

    • @ikranabdi5673
      @ikranabdi5673 3 ปีที่แล้ว

      asc sheeq allha ku barakeeyo waxaan ku riyooday nin bostoolad igu hayo oo ileh iitilmaam wadada saxda ah ana aan leeyhay labadan wado mid mar

    • @ikranabdi5673
      @ikranabdi5673 3 ปีที่แล้ว

      waxan kaloo ku riyoody sheeq gabar walashey oo nin boos isku heestaan ninkii booska kuheystay sxbkis ayaa tooreey galin raba walaashey ana aad ayaan u oynayaa

    • @mahdacawed994
      @mahdacawed994 3 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @mahdacawed994
      @mahdacawed994 3 ปีที่แล้ว

      Shiikh waxaad iigawaran taa hooyadaa oo dhimatay oomar walbaba kuriyoonaysid

  • @xaafidtv8606
    @xaafidtv8606 3 ปีที่แล้ว

    waan kaa aqbalnay codsigaaga like ,subs,

  • @aaminoyusuf1518
    @aaminoyusuf1518 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh riimi Allah kaa ajar siiyo mahadsanid sheeq waxaan kuriyooday daruuraha cirka oo didaayo iifasir mahadsanid ❤️

  • @lailapuja4928
    @lailapuja4928 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah