Quraac Iyo Casho Midkaad Rabto ka dhigo Malawax Si Casri Ah Loo Sameeyay 10 Daqiiqo Ku Sameeso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @Halane2055
    @Halane2055 3 ปีที่แล้ว +84

    Summery, guud ahaanba
    1 Ukun
    2 Bur
    3 Cano
    4 Bakin bodhar
    5 Cusbo
    Qaybtakle labaad2
    6 Ukun 3 xabo
    7 Cusbo
    8 Filfil
    9 Babrika bodhar
    10 Basal 2 xabo jarjaran
    11 Yanyo 2 xabo jarjaran
    12 Barbanoni 2 jarjaran
    =Kadib isku qas intaas
    Next majarelo jiis ama frmajo kudar
    Masha Allah guul wacan marwalba macalimad nasro

    • @farduusali9115
      @farduusali9115 3 ปีที่แล้ว +1

      Jiiska ifahansi pls pls

    • @aminoomar1024
      @aminoomar1024 3 ปีที่แล้ว +3

      @@farduusali9115 farmajo wye

    • @ifraahabdille2627
      @ifraahabdille2627 3 ปีที่แล้ว +1

      Farmajo magac kale malahn miya abayo

    • @wanaagmedia6157
      @wanaagmedia6157 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal Jiiis waa Maxay ama Farmaajo ifahansii wloo Adoo mahadsana maxaa Laga sameeyaaa Qofkii Akhriyaa ha iisoo Faaidayeey

    • @19-20-w7h
      @19-20-w7h 3 ปีที่แล้ว +2

      English Cheese lagu dhahaa,
      Somalima Farmaajo.
      Supermarket yada waa laga helaa, Cheese ama farmaajo midaa ugu maga cawadaba💛
      Siduu u eg yahay hadaa Aqoonin, googlaha ku qor {cheese} wuu kuuso baxaya ,waxa uu ka samaysan yahayba

  • @mohzenn77
    @mohzenn77 3 ปีที่แล้ว +94

    Inta ila daawaneysa videogaan 2021 AlxamdulilaH DHEH LIKE NA SAAR

  • @umu.1234
    @umu.1234 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah Nasra cadey miyaa Like ta laga baqiila liketa halugu deeqo mclmdeena love u xbbty from Kenya hormar wacan 🥰🥰🥰🥰

  • @ikranahmed6873
    @ikranahmed6873 4 ปีที่แล้ว +12

    Asc Abayo nasaro waan ku salamay mashallha abayo gacantada allha ku barakeyo waxad tahy halka gabar ee an waxan ubahado inan barato ka firasado ill waxan kugu xirana 2019 bilwgisii hada sas uma isxasusato waqtigii mashallha abayo aad baa umahadsantahy Abayo waxan ka codasanaya quracadi xajiga oo dhamesatiran oo u qof walabo wadi karo yacani gabdhah aroosak ah waxa laga yabaa inena heli karin welasha qar ama adeega Abayo ado mahadsan noso samee qurac fudud inshallha jawaab wacan genayadaan jacelaaa❤❤❤❤❤👋🇸🇴🙏

  • @hoodomaxamed1523
    @hoodomaxamed1523 4 ปีที่แล้ว +201

    waxan la yaabanahy dadkan dislike saaraya🤔 xaasidku ma ficna somali.maxamed gabadha u haneeya liketa

    • @maimunmohammed1
      @maimunmohammed1 4 ปีที่แล้ว +3

      Ma la yaabtay

    • @hamdaxasanali152
      @hamdaxasanali152 4 ปีที่แล้ว +4

      Waxa lagayaba inay fahan sanayin micnihisa aya iska sarayaan

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 4 ปีที่แล้ว +7

      Hoodo maxmd wllo somlid waad la yaabeysaa xataa sheekhydii ayey dislke saaar yaan 😔walhi waan ka yaabey

    • @ayuushbaby4097
      @ayuushbaby4097 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar please abaayo mcnto ❤️❤️❤️

    • @smileygirl2656
      @smileygirl2656 4 ปีที่แล้ว +1

      Yaab aniga xata wn layabay wexe dislike u sarayan hata was dislike lasaro mesha mayalaan

  • @Faizafican3035
    @Faizafican3035 4 ปีที่แล้ว +24

    Waw mash.allh Cadi maha asxapey qofki ogu horeyay ahay 100 like igu sharfo codsi plz plz

  • @user-bt9io1lg7f
    @user-bt9io1lg7f ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤ mashaalah abayo nasro abdoton wax badan ayaa kaafaiday allah haa kuhidiyo🎉🎉🎉🎉

  • @ridwanhaaji2802
    @ridwanhaaji2802 4 ปีที่แล้ว +48

    Masha Allah shukran sis🙏Really I like your recipes, it's so easy and tasty. Love you for the sake of Allah. May Allah bless you❤️

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse 4 ปีที่แล้ว +44

    Masha allah macalimad aan casharkeda lagu caajiseen gacanta alle haku barakeeyo abayo nasriin❤

  • @iffy7691
    @iffy7691 4 ปีที่แล้ว +7

    Omg so yummy😋 bahiya dareemay ano cambulo feraha iska saara fiirsaday habeen danba sameesana thank you nasra qurux our teacher❤

  • @raahomohamed9729
    @raahomohamed9729 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah allaha ku deyso nasro dadaal wacan waligaa ha dib dhicin wan ku faraxsanahay sida wacan ee ad noola wadaagto mar walba cunto macaan oo qurux badan mahadsanid

  • @salaadomacalin8986
    @salaadomacalin8986 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a allaah waxan isku dayaa inaa suwaxdii quraac ahan usameeyo .m.a allaah ilahey gacantada hakuu barakeeyo abyo nasro

  • @inaahmed-br4gu
    @inaahmed-br4gu 4 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah nasray ada dumar ugu sito walahi ano rashin karis eber ka aha ayan dawade video yadada wana kufaide walhi ma aqan sidan kugu mahad celiyo ilah haku dhowro sister aan jeclahay 💋💋❤❤

  • @mariaabdijabar6157
    @mariaabdijabar6157 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah abayo nasra alle haku xafido aduun iyo aakhiro ❤
    Gacantada alle hakuu barakeeyo
    Wlhi wax bdn ayn kaa faaiidy alle hakaa abaal mariyo qaali dumar ❣

  • @yusraahmed9426
    @yusraahmed9426 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a abay gcntada ayaad heer kugaari doonta waxaa sharf weyn mudan waliidkii kubaray cunadan aadka u macaan---tnx u abayo never give up all the live ❤❤👸

  • @cadulaahiibaraahim1643
    @cadulaahiibaraahim1643 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah ilaaheey hakubarakeeyo nasro jazaakalaahu khayran

  • @zahramohammed9371
    @zahramohammed9371 4 ปีที่แล้ว +11

    Nasraay Qalbi saafi❤😍🥰Keep going Abaayo Macaan❤From Garissa,Kenya🇰🇪with Love Xabibty😍😘

    • @adenabdikarin4131
      @adenabdikarin4131 4 ปีที่แล้ว +1

      wll Gaarissa Somalia dheh,
      wlhy commentigaada waan ka naxay,
      🇸🇴❤💯👏

  • @fardowsaali3672
    @fardowsaali3672 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abaayo aad baad umahadsan sida quruxda badan aad nogu so sameyso cunto qurux badan 🙏🙏🙏

  • @nasroahmed3776
    @nasroahmed3776 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a samideeda waa ku salaamay aadaan ku tagera macnt waana mahadsanthy

  • @farxiyofaraxsan3606
    @farxiyofaraxsan3606 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw masha Allah hurey usooco walalshey waana kaga mahadcelinaya habka wacan ee aad wax yabaha sharafta badan ee aad marwalbo inoogu fa iideyso mahadsanid walashey

  • @umumeymuunxuseen5255
    @umumeymuunxuseen5255 4 ปีที่แล้ว +5

    Waw msh allh abyo nasra qurac ad uqurx bdn wixii indhaha deeqa urkana deeqa waye gacntada alle hakuu barakeeyo xabiibti

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 4 ปีที่แล้ว +11

    Ma. Habo mcn waan kaheley ❤🙏

  • @hafsohalane7033
    @hafsohalane7033 2 ปีที่แล้ว +2

    Asagoo sas saxanka u saran malab ku warejiso masha allh qurux iyo macn 😋gacanta alh ku barakeyo

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha, Allah your videos reached 23 million views . You are really amazing lady . Horumar wacan

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 4 ปีที่แล้ว +14

    Mcha allah ❤
    Mclimdena nasra abtidoon
    Aad io aad kaga faa idnay
    Mahdsanid🙏🙏

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 ปีที่แล้ว +39

    Maasha Allaah 😍😋👌

    • @sweetsandfood3039
      @sweetsandfood3039 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc mcnto wn kuso boqday iso boqo mcnto ❤

    • @faatuufarta7005
      @faatuufarta7005 3 ปีที่แล้ว

      @@sweetsandfood3039 asc abaayo isoo boqo

  • @user-pj1dw2hw5p
    @user-pj1dw2hw5p 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Allah ku daaweyo abayo

  • @warmooge9978
    @warmooge9978 3 หลายเดือนก่อน

    thanks huuno sidaadoo kale aan u sameysy waliba toaster inta aan galiyay ayuu wacxaan ka dhigay crispy crispy. Shaxshax.

  • @sacdafrmcy3933
    @sacdafrmcy3933 4 ปีที่แล้ว +8

    ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير اختي الغاليه

  • @linasvloguk8
    @linasvloguk8 4 ปีที่แล้ว +6

    Wow looks yummy and delicious 😋 snack recipe dear.. enjoy watching your video.. new friend stay connected stay blessed 😋👍🙂🤝👌😍🛎

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 4 ปีที่แล้ว

    Asc xabibti nasra aad kaga mahad celinaya dadal kaga aros cusub an ahay masha Allah haben dhawed waxan firsaday ceshki iyo suqarki masha Allah waxkale wlh tnx Abayo qali cawaneh cashada isla casharkaga lewaye bariski iyo jikinki ilahey ha iwafajiyo marka maxan kudhaha he thank you so much Abayo qali👉❤️🙏

  • @xabiibo2244
    @xabiibo2244 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh nasro alaha ku xafido inaan kula kulmaan jecelahay walashey nasra

  • @abdiadam6821
    @abdiadam6821 4 ปีที่แล้ว +22

    ustaadeey cuntooyinka buratiinka leh misna fudud sameentooda noosoobadi iskaabula badan ayaa kugu tiirsan oo machadaan freee ga ah wax kabaratomahadsanid

    • @naciimomaxamednaciimomaxam9581
      @naciimomaxamednaciimomaxam9581 2 ปีที่แล้ว

      Masha aallah nasra qayabadaney qadirki kumaa qurux kugudeqoh qayoh wadkasimanthy qalbi nursha wacaney wankuduceyaah ifkanabad kujogoh janadikuwaar waal wal iyo xumatiyoh waalbaahar aaragoh ifkanabakuwaar

  • @surayatube391
    @surayatube391 4 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah it’s so delicious 👌💕

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah Nasra Abaayo gacantaada Allaha kuubarakeeyo si hagar la,aan ah ayaa noogu faaidaysaa marwalba.

  • @nastexoahmeed3796
    @nastexoahmeed3796 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a ilhye haku xiifdiiyo nasraa abyo

  • @user-xc5vq2gn1g
    @user-xc5vq2gn1g 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilahey gacntada haku barakeyo mcnto ❤❤❤

  • @sedrashininggg56
    @sedrashininggg56 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah my queen nasra best cooking wlhi keep going

  • @Filsan2020
    @Filsan2020 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah maclin nasra shukran 🙏🥰

  • @ikranaxmed9007
    @ikranaxmed9007 4 ปีที่แล้ว

    macalimad aan markasta ku daydo aad baad u mahadsan thy shukran xbbti alle haku xifdiyo

  • @qaahiraofficialofficial6089
    @qaahiraofficialofficial6089 4 ปีที่แล้ว +9

    Hhhhh reer Uganda Rolex soomaha 🤣 mahadsanid nasro xbbti❤️👍

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 3 ปีที่แล้ว +6

    MSha Allah Looks so Yummy😋😩 Wlhi MSha Allah I will try sister thank you for you sharing❤️❤️🥰

  • @wacanxasan3244
    @wacanxasan3244 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah my queen Nasra Allah ku xafido Xabibiti tageero ku ahy😘❤❤

  • @user-yg2kf5ne6k
    @user-yg2kf5ne6k 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ale gacantada hakubarkeeyo

  • @hafsahabdi9979
    @hafsahabdi9979 4 ปีที่แล้ว +3

    Ayyyyy!!
    Cawa am too early nasra gacanta allaha kuu barakeyo😍😍❤🦋

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 4 ปีที่แล้ว

      Hafsa wllo qli 1k wax yar iiga hadhee ilhy dartii hal subscribe iigu sar adoo raliya😫😫😫😫😫😫🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 4 ปีที่แล้ว +14

    Waaw mash Allah hambalyo waalashay qali ah ilaahay haa noo kaa xafido meel waliba oo aad joogtan horumar cawan ayaan ku leeyahay lkn abaayo ayaantan maxaa ku dhacay komantiga waayo markasta tirada waa isdhimayaan maxaa ka jiri yaa jaranaayo abaayo iga soo jawaab

  • @abdiazizali1522
    @abdiazizali1522 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wan ka hely wanad ku mahdsanthy wakhtiga aad nasisay

  • @AsiaShariif
    @AsiaShariif 5 หลายเดือนก่อน

    Dhaliil ma lihid nasraaaaay mcny waa iska kaa jeclahy allah ku xafidee🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmaacadeey378
    @asmaacadeey378 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 😍😘😘😘

  • @istareeyabuukar7775
    @istareeyabuukar7775 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah🙈❤

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 4 ปีที่แล้ว +2

    Www masha allah waaan kahlay
    nasroy aniga wali maguursan lkn waxan guursan dona anigoo kaa macalimay oo sifacan wax kaaga bartey😂😂😂 wallahi masha allah sharaxaadada iyo waliba daacad nimadada wan jeclahy❤️❤️❤️❤️ jazaaakallag

  • @shadiacadey2731
    @shadiacadey2731 4 ปีที่แล้ว

    Nasra abtidoon walal somaliyan jogaa waxanku so biray hadda waana xili haween ah saalada cishana waalagu jiraa waxan rajeynayaa in aan wax badan kaa baran doono insha allah

  • @sharifabdullahi8610
    @sharifabdullahi8610 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlaaley Nasro Markasta Waan Kula Socona Saas Ay Tahy Markasto Cuntadaada Waa Cuntada Tajirka Ee Cuntooyinka Single Ee Iska Normalka Noo Soo Geli Ilhy Kacabso

    • @riizadiamond250
      @riizadiamond250 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh wlhy daacad u qosley

    • @sweetamla2058
      @sweetamla2058 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @raxmaxusen1783
    @raxmaxusen1783 4 ปีที่แล้ว +6

    Manaal mac isii wan jeclhay🙏🙏❤❤🌹🌹🎂💐

  • @jekeeycabdi7529
    @jekeeycabdi7529 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah nasro mcnto aadbaan ujeclahay cuno karintada aad baan kuu taageeraa alaha ku xafido adiga caruurtada iyo xaajigaga

  • @jamaljiite2471
    @jamaljiite2471 3 ปีที่แล้ว

    Abyo sharafey waagii hore maqaaxi baan saarnaan jiray
    Lkn hadda anaa karsada thank u so much

  • @mohaxassan1004
    @mohaxassan1004 4 ปีที่แล้ว +4

    geep goin my sis

  • @khadijoelmi1478
    @khadijoelmi1478 2 ปีที่แล้ว

    Ayeeyo Nasro, waan daawadaa, sidoo kale waan wadaagay Share video, Waxaan ahay ayeeyadaa Ameerika, Ilaah ha ku barakeeyo

  • @habibaali5068
    @habibaali5068 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah nasro ilahay haku xafido waxaan kaa codsanayaa in aad noo soo geliso kac kac

  • @makaalmadiina6277
    @makaalmadiina6277 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah alle gacanta hakuuubarkeeyo malintaad ka daawato muqaalkaliya waxkafaaidaysaaa♥️♥️♥️♥️♥️

  • @nasraraage
    @nasraraage 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah indhaha ayuuba iga deeqay qurux gacantada allaha kuu barakeeyo qali dumar

  • @raaqiyorasmi95rasmirays47
    @raaqiyorasmi95rasmirays47 2 ปีที่แล้ว

    tnx abyo wan ka faiday wana ku anfuroya manta waliba darta shukran

  • @fatimabazhiryasin258
    @fatimabazhiryasin258 4 ปีที่แล้ว +1

    Gacma dahableey thank you wllshey qli Allah caqliga cimriga caafimaadka cariirta dhamman ha ku barkeeyo

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 4 ปีที่แล้ว +1

    Maaaasha Allaaah macalimadeyda Nasra abtidoon Rabbi haku barakeyo gacmahaga

  • @munakahin3750
    @munakahin3750 4 ปีที่แล้ว +1

    Malina kamatagin like ta nasray
    Gabdha soomali ugu taageero badn
    Waxn kaabartay cunda inta u badn
    Waxn kaa codsan lahaa cuntoo yinka
    Arooska cusubi karsadan si ay isku casuuman

  • @zackhan3873
    @zackhan3873 4 ปีที่แล้ว

    Runtii nasro abtidoon ani waan ku wataa from reer hargeisa.

  • @queennafta_uroonali8722
    @queennafta_uroonali8722 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo nasro alle haku barakeeyo cilmigaada anagana wax badana ka faa.idnay

  • @Queensihmasihma
    @Queensihmasihma 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo gacantada Allah kubarakeyo inshaAllah wlh wax badan kabarti Allah kusharfo aad umahadsantahy

  • @maajidaaragsan7125
    @maajidaaragsan7125 4 ปีที่แล้ว

    Maaanshalah beri inshalah wa ina ku afuraaa wa kusodira sawirkiiisa alpi gacanta allaha kuubarakeeeyo

  • @AliOmar-of8jf
    @AliOmar-of8jf 4 ปีที่แล้ว

    mansha allaah nasra nuura illaahy gacanta ha ku xafido cafimad kuna

  • @halimokitchen1284
    @halimokitchen1284 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah yaxabiibati gacantada alle haku barakeeyo

  • @mashaalaahcabdi4922
    @mashaalaahcabdi4922 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah xabiibti ilaah haku xifida nasra abtidoon qaaliyey

  • @shugricabdi8450
    @shugricabdi8450 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah nasro ilhy haku barkeeyo cilmigad bartay hana kugu anfaco hore usoco

  • @muzhtakmuze440
    @muzhtakmuze440 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha alah qli wlhi wax paean kaa faidnay ilhy khyr haku siiyo

  • @asnaadmacalinkhaliif2211
    @asnaadmacalinkhaliif2211 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah Xbbti ilahay gacanta ha ku barakeyo

  • @idilmaxamed6137
    @idilmaxamed6137 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah waxay isha deeqdo ayaa uurkana deeqo mahadsanid xabbti nasra

  • @ceblamohamud4591
    @ceblamohamud4591 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qli aad baan ufahmay mahadsanid qaliyey

  • @salmaanmukhtaar3561
    @salmaanmukhtaar3561 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah alle haku barakeyo gacantada alle haku barakeyo hormar wacan

  • @shukriahmedsaid8175
    @shukriahmedsaid8175 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo masro allaha ku barakeeyo waxa ay dadki kuu fahmayaan was qof waxa tahay sida ay rabaan ayan dadka wax ugu shegtaa tankel dadka wax kuma cusleysid wax ay heli karaan ayad mar kasta u sheegta mansha llh abayo wan kula socda wax badna wan kaa FAA iiday

  • @qalnjoluul9845
    @qalnjoluul9845 4 ปีที่แล้ว

    Msha alaaah wa ina caawa sameyaa thnks abyo jza klaah

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 4 ปีที่แล้ว

    masha allh anigoo soman ayan wax an afur ka sameyso daawo bal iri baahi ayaa i qabatay ❤❤❤❤

  • @ayaanaxamed8157
    @ayaanaxamed8157 4 ปีที่แล้ว

    mansha allha abayo wan ka helay gacantada ilahay haku barkey gacantada

  • @umumuslimah5651
    @umumuslimah5651 4 ปีที่แล้ว

    Jasaklaaah abyo allaha gacanta you barakeyo wax badana kaa faidey

  • @ayshasirad1054
    @ayshasirad1054 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaa ugu mahadsantahay videoyada quruxda badan ee noso dhigto xabibtii 😘🥰🥰🥰

  • @rukiajibril5647
    @rukiajibril5647 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gacantada Allah hakubarakeyo.shugran xabibteyda

  • @XadiyoxuseenXadiyoxuseen-wj7fz
    @XadiyoxuseenXadiyoxuseen-wj7fz ปีที่แล้ว

    Maasha allaah gacantaada ilaahay hakuuu barakeeyo

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran xbbtii wn tijaabin insha allah

  • @maryamaabdikadir6564
    @maryamaabdikadir6564 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah qurux allah gacnta ku barakey

  • @maymaosmaan7390
    @maymaosmaan7390 4 ปีที่แล้ว

    My nasro Cunto mcn Gacanta allah ku barakeeyoh hpptii

  • @mustaxilmaxamedaxmed9278
    @mustaxilmaxamedaxmed9278 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wlshy mcn nasra alle haku barakeeyo gacantaada gcloH ❤❤🥰💟💟❤❤

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha Allaha ku xafido habaryaar nasra waxnadaan waad nodadashay

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha alh ustat nasra ilahey gacanta haku barakeyo

  • @nimcocabdidaahir8884
    @nimcocabdidaahir8884 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alle ha ku barakeeyo sis nasro

  • @aishaahmad1687
    @aishaahmad1687 4 ปีที่แล้ว

    Mash allah abyo nasro alle hku barakeyo gacantaada

  • @kadriinaoffacial304
    @kadriinaoffacial304 4 ปีที่แล้ว

    Mashallh ishcalaa qurux xaqiiqdii aad ayn u jclhy malawax wana sameysty xbbtii jazakallh abyo mcn😍😍😍

  • @idildahir8746
    @idildahir8746 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Nasro abtidoon alle hakubarakeyo waxbadan wan kafaiday💞💞💞💞❣️❣️👏👏

  • @xadiyocali6260
    @xadiyocali6260 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah gacantada allaha kuu barakeeyo

  • @nasrocusmaan1327
    @nasrocusmaan1327 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah. Zamideeyda Nasro waa markii igu horeysay ee aan commenti kaaso bixiyo hore uso co ayaan kuleyahay mcnto😍😍

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 4 ปีที่แล้ว

      Nasro cusmaan wllo qli 1k wax yar iiga hadhee ilhy dartii hal susbcribe iigy saar adoo raliya😫😫😫😫🙏

  • @caaishaa1433
    @caaishaa1433 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah abayo nasra gacantada allaha ku barakeyo hore usoco wax badan ayan kaa faidey macalimadayda