XILDHIBAANAD KU BAAQDAY IN AAN XASAN SHEEKH LAGU WAREEJIN HUBKII CABUDWAAQ LAGU BOOBAY, SABAB ? ....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 65

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน +8

    Xilidhibaanada ilaahaya ha xifitiyo waa wadaniyada runuta ku dhimata weeya markasata arka ilaahaya haku ilaaliyo❤️🇸🇴🇸🇴🤲🤲

  • @abdiali8052
    @abdiali8052 หลายเดือนก่อน +5

    Waligeey ma arkin xildhibaanad gabar ah oo saan runta u sheegeyso waa xildhibaanad qaran oo saamaali mataleyso wax badan ayey qRxisay oo runta ka sheegtey war gabarta libaaxsansaa horey u soco

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n หลายเดือนก่อน +4

    Illaahoow badbaadi oo xafid xildhibaan faisa

  • @seed3966
    @seed3966 หลายเดือนก่อน +3

    Aac xildhibaanada qaar beey caqli iyo wadaninimo ku jirta maa shaa allaah ✅✅✅🌎

  • @najahabdi6924
    @najahabdi6924 หลายเดือนก่อน +8

    Gabadhaas xildhibaanada ah allaha xifdiyo run bey kahadashay

  • @user-yc3uy4sg3b
    @user-yc3uy4sg3b หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahoow badbaadi oo xafid Xildhibaan Faiza

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 หลายเดือนก่อน +2

    Ash calaa xidhibanad guuleyso

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 หลายเดือนก่อน +2

    Heestii ahayd GOORMAAAN LADNAANAYE ...21KI OCTOOBER , illeen been bay ahayd , Soomaali waxey ladnaatey 1991kii illaa hadda aan ku jirno 2024ka ; baqrwaaqadii dhiig daadinta , dhaca , barakicinta , iyo jahawareerka ayay ku raaxeeysanaayaan , waana guul u soo hoyatey qabyaaladda..... GUULEYSTA .

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar หลายเดือนก่อน +5

    RABI tALO KU FILAAN inshaaalh

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน +2

    Walee Gabadhaan Xildhibanada Waa Halyeeyad Xawo taako Faisa jeyte ❤❤❤❤

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder หลายเดือนก่อน +2

    Waa nasiib wanaag in Xildhibaanada laga helo kuwo u hadla dannta umada somaaliyeed kaliya guul iyo dowladnimo.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan sh si qarsoon ayuu dadka udilaa barigii hore xildhibaano ayuu si qarsoodiya ucunay

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah! Xildhibaanadas Hambalyo ban Leryahey, Rabbi Cimrigaaga ha Raajiyo ❤️😘❤️❤️😘 wa sidaaso kusi socotaan! Shicib hadan nahey idinkan idin dooraney fadlan ka hor taga wax kasta oo dalkaan dib u celinaya! 🥰🙏🙌✌🏽🫶🏽

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanka Faa,isa jeyte
    Thank you very much
    Xafidulahi is ilaali Maansha allah

  • @xaliimomaxamed1564
    @xaliimomaxamed1564 หลายเดือนก่อน +1

    ma shaa allaah xildhibaanad

  • @seed3966
    @seed3966 หลายเดือนก่อน +1

    Asc gabadhan maa shaa allaah Rabbii ha xafido 🤲🤲🤲

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xildhiban faiza runta ayey shgday hubkas gacantada yu ka bixin ugaas waxu yiri waya wlkn abdulahi balwan dowladi bahalodey fashil tay xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa liban shuqul mahad sanbolshe argixisada damajid waxey so werarayan cabudwaqa ugaas isimada cuqasha waxgarad shacabka jamarinta heegan buxo hala galo waqti kasta wa xaqi lama taban

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshallah Faisa kor ilaahay ha kaa dhigo.❤❤❤❤❤❤

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol หลายเดือนก่อน

    Adero allah hakuxafido isha iyo masiba moryaneta damajidid allah hakabadiyo shirqolkoka maan filaan gof hawiye xiigmadan iyo tudhala ah in labad badiyo somaliya iyo dawleda waa gabadh halal lagusokoriye bililoqo walidked kabad badiyeen adero Allah shirqolododa iyo dharkoda

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤XINIINYIHII BAARLAMANKU XIJAAB KELIYEY GALEENE GABDHAHA DAACADA AH CADAWGOODU
    HAJABO HANAKANAXO INAY CODKOODA KU DIFAACAYAAN DADKA IYO DALKABA. GUUL IYO GOBANIMO.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z หลายเดือนก่อน +1

    WA sax xildhibanada hubka wle xassan duufle hubka waka xaraam 😅😮

  • @abdikarinalihashi9777
    @abdikarinalihashi9777 หลายเดือนก่อน

    Allaha xifdiyo faizo jayte waa xildhibaanad qaran oo wax badan og.

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaanadu runtay ka hadashay rag badana wey dhaantaa illaahay ha badbaadiyo waa geesiyad wadaniyad ah

  • @Luul-gd4dz
    @Luul-gd4dz หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibanada n oo kale ayey Somali ubahantay Uma bahno caade qaate iyo qabyaladays te

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r หลายเดือนก่อน

    XILDHIBAAN FAIZA MA SHA ALAAH WA WAX LUGU FARXO HADAL KEEDA WA XALAAL QUUDATO ALAHA KU XAFIDO

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 หลายเดือนก่อน

    I love her she tells the truth

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 หลายเดือนก่อน

    illaahey haku xafido x,faiso jeyde ilaahey shartooda hakaqabto ku wa waxaa dhihi kara xildhibaanwadani ah oo kanaxaaya dadkiisa ,iyo dalkiisa ,aan aheyn qandaraasle tuugah sida gabadhan guuleyso aakhiro iyo aduun faaiso dagalka khawarijta waa qandarasyo

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 หลายเดือนก่อน

    Xildhibanad fowsia tarikhda ayaa xuseysa inshaa Allah

  • @mohamudshukri565
    @mohamudshukri565 หลายเดือนก่อน

    Haaye haaaye allaahuma-maxfidhaa

  • @dayiboahmed5107
    @dayiboahmed5107 หลายเดือนก่อน

    Masha allaha

  • @deeqa1745
    @deeqa1745 หลายเดือนก่อน

    She is right

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน

    Faa'iso Jeyte >>> Allaha xafido, waa Xildhibaanad gudeyneysa waajibaadkii loo dhaariyey .

  • @AbdiqaniGabobe
    @AbdiqaniGabobe หลายเดือนก่อน

    Dhaliisha Madaxweyne is Mamulkisa Wa Toosin

  • @user-rg1my2cp1w
    @user-rg1my2cp1w หลายเดือนก่อน

    Xaqii baa dilaacay Casanova garguurte Qiyanadisii wet fishilantay Sidey shegeyso gabadhaa Waa rented yuan la shibin hubkaas

  • @TaqasusDuuble
    @TaqasusDuuble หลายเดือนก่อน

    Faa iso jeyte xildhibaanad ilaahow kanabad gali dawlada sharkeeda

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 หลายเดือนก่อน +1

    Faisa wadane 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs หลายเดือนก่อน

    run bay sheegtay gabadhas

  • @AhmedAli-tf2jz
    @AhmedAli-tf2jz หลายเดือนก่อน +1

    Qoftan oo kale ayaa loo baahan yahay waa matalaad dhab ah

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 หลายเดือนก่อน

    Yaaba ku wareejinaaya

  • @teatime6853
    @teatime6853 หลายเดือนก่อน

    Dumarland hada nahay Faiza jeyte aya madaxweyne noo ah rag dhaan 2labo sano ba sugeyney xaqiiqda dhabta ah 🎉💯😍

  • @habbibaahmed8367
    @habbibaahmed8367 หลายเดือนก่อน

    Ninka.aye.ka.ficanatayguula.iyo.gobonimo

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 หลายเดือนก่อน

    Feisa Jeyte Allaha kusharfo,BFSJ war xaqa kahadla,Somalida waxey tirahda warki hore warki jira ayaa yimid,kuwa Aamusan Siiba kuwa kasoo jeeda puntlaand Jubalaand Awaay Malimu,iyo kuwa kale ee labada Golle kujira,Gudomiya Aadan Madoobe kuxigenadada kuwa Aqal sare Dhamaan dalka iyo waxii lasoo maray tan iyo malintii Kitabka Rabiga weyn aad kudharateyn dalki rajadisa waa eey dhacday,HSM iyo koox mooryan ayaa Cidamadii zaadki dhaqalihi heshisyo wada qarsoin Ababul Collad sokeye Xarash badii Safaradihii kheiratkii dhulka Danta guud ee warshado xeryo Cidan Garomadi xarumihi Shaqalaha dawladda ee dayactirka u baahna xabalihii intuba fushaday,war Aakhiro mafoga Aaway wadaniuadii rajadii soo ifbaxeysay,Khadijo diriye iyo wilkedi kuwa kale oo badan oo gesiyadi dalka difaca hore cadowgi Khawarijta ATMIS oo.Djibouti oo cidama Somaliyedyd ah eey Dhaqalo in kasameyaan ayaa diyarahodi hubka khawarijta lagu shirqoley Sarakishi cidamadii deganka oo 18 sano Kuwa dalka ujooga Ganacsiga gudbinta zaadka wax eey qaban waayen 6 bilowd kuxoreyay,HSM oo ah Taliya guud Iyo xukumadisa waa in Gollaha looga wada yeraa,Hadii xilka iskacasila.

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 หลายเดือนก่อน

    DAAROOD WAA BAQAAYAAN HADEY HADLAAN CAAWAA LOO SOO DHSCAAYA DANTOODEY FIIRSANAAYAAN

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน

    Hubka waxaa loogu talo galay in dad lagu beegsado waana caddahay arrintaas.

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 หลายเดือนก่อน

    Xasan baa soo gatay
    Ethiopia lagams keenin waxaa laga soo qaaday japuti

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 หลายเดือนก่อน

    Xildhimanad xaqa ka hadasha umada somaliyed qalbiyadoda la waregtay weye kuwa kle waa tuugo

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v หลายเดือนก่อน

    xasan gurguurte xasan dhurwaa oo godkiisa biyo karkarayaa ugu galeen kadib markuu xildhibaanada illaahay ka dabiibay kana doweeyay kanadul qaaday sixiraduu xasan gurguurte ku jaanjaamiyay WOW 👌 👏 WOW xasan gurguurte xasan dhurwaa illaahaybaa meel fagaare ah ku qaawiyay oo isagoo mudh iyo gacan ahbuu shaaracyada ku lugaynayaa kkkkkkk xasan gurguurtow xasan dhurwaayow illaahay hakuu siyaadiyo jabka hooga halaaga iyo murugada IWM oo hakugu soo dedejiyo masiibooyin ku ciqaaba kuna cadaaba allahayow idamkaaga

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน

    Belaayo Madow Boqol doolar waa qaadanayaa haddii lasoo qaadana dadka ayuu hadalka u diidayaa

  • @Luul-gd4dz
    @Luul-gd4dz หลายเดือนก่อน

    Faiza hala ilaliyo moryantu yeysan ceelkii jacayl curidine

  • @aweysali
    @aweysali หลายเดือนก่อน

    Balwan madukata salada wax badan aan ku firsaday uma ekit qof dukado Marka aan arkay hab dhaqankada

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj หลายเดือนก่อน +2

    Murursade runta ugu imow hee ma yaqanaan waxba hawiye ah waxba darood ah😂

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr หลายเดือนก่อน

      wxii xasan shiiq mucarad ku ah wa tagyerysan darood munafaq nimada grme ka baxysan

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน +1

      @@AliHusseinMohamed-ig3qr hamze xayi aaad isku ilaaaalinaysaaan miyuuuusan ahayn daroood
      😂😂😂
      Dhilo ku dhashaye

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr หลายเดือนก่อน

      @@AmalAbdirisakMahamed inta xasan shiiq caysa dhan heer pudland Sooley sooley Anga hawiye ma ahi Darod ma ahi & isaaq ma ahi lkn runta lga hadlo darood ma ogala in ayga kooda xun arkaan bes wx raac raacan cebaha dadkale

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน

      @@AliHusseinMohamed-ig3qr intaa sheeegtay Iyo kuwa tahayba adooontaydiiii baa tihiiin
      Intaaas intaaa iska dayso kaaalay naga kaxayso dadka 24/7 tuuuugsanaya oooo wadankaygiiii naga waaakheyey
      Darooooood qaybtiiiiis wakay isku ilaaaalinayaaan hawiye dir Iyo Raxawayn
      Baqdin ay ka qabaaaaan MJ IYO MR
      Darooood baaa nala dhaaahaaa ceeeeb xumaanto tuuugnimo fataaaalnilo khain khaniiisnimo midna ma lihin
      Dadka waan xukuna
      Wan dilna
      Wan guuumaysnaaa
      Hassanka aaad ka hadlayso miyuuuuusan ahayn ninkiiii 5 sano dhulkayga joooogay oooo cagaha iga leeefayey
      Mise wa mid cusub

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr หลายเดือนก่อน

      @@AmalAbdirisakMahamed ma adga qaniis nimo dadka ku sheegya Darood un kaso baxaa qanis sharmuuto gaal la sexta & qaf diinta ka baxa wxaas dhan wxa lga helaa darood Adga sidaan qabyalad u xifdisan in quran kitaab ka aqrin karin hubaa Ayuub idn kaso jeeda askuliste ah & ilahan omar qanisinta tagyerta Ayaan xirsi diinta lacg ku badlatey😁😁😁