Waa runtii aawi dalkii iyo dadka ididiilaha iyo soomaaliya way soo noqotay aawi qabri bu ku riday qabyaaladiiste aan Mr president ahayn ma jirto nasiib daro wuxuu qiray inaan hawiye aanay dawlad iyo soomaalinimo midna aanay rabin waa doqon aan mustaqbal iyo tariikh midna dan ka lahayn.
Sheikh Sharaf was nin xalaal ah oo cudur qabin we madaxbimo ku banaan. Xassan isagoo madax ayaa wadankii kala daatay oo waliba Ethiopia ku hanjabaysaa inay xoog ku qaadanaysoo inagu u jeedna.
Xasan dawlad aan isku filayen oo xalane loo fadhiyo ayuu rabaa in uu soomaali ku dhex (((( GUMAYESTO))) ALLAAH SOOMAALI MADAX KHAYER QABTA HA SIIYO AAAAMIN.
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw sheikh sharaf ahmed iyo rwsr xasan cali khary wa runtoda in lagu gala tagayo dowladi somaliya wey cadahay madam dalka dadkibs waxa bur buriyey dowladan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza ismail omar geel islantisa culumada argixisada shbb dacish damajid
Dadnimo xumo aqoon xumo iyo diin la aan miyaan haaweeydu ka baxayn hawiye malaha ammaano waddaniyeed mid diineed hawiyow ka xishooda ummadda oo ka daaya boobka nooc kasta ah ka xishooda allaah😢
RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ilaahay soomaali hamideeyo tuugtana haka saaro dalka burburineysa 😎😎😎😎😎
Aamiin yaa rabalcaalamiin .
Waqti dheereeysi xasan sheekh waxeey sabab u noqon doontaan dagaal sokooye2
Musiibadan geesaha leh Aloow ummada Somaaliyeed ka qabo!
Mahadsant walaalkey balwaan shugran waa ku xeranahay kanaalkaaga fadlan noo soo badi warka
Shiiqa shariifa wankuracsanahay waan qaf alkacabasiyaqaan
Asc salaaaan sare dheh 😎😎😎
Odayaasha.hawiye
Yaa.doortay
Waa sax waa run
Wcs
Asc illay soomaaliya ha ka pabto powleysatada ismaaciil iyo dhiipo
Kuwa aad sheegeyso kuwa xishooda ma,aha shiidka ayaa ka batay xasan somali ayuu u shaqeeyaa Howsham uu haryana waan ugu mahad celinay dal xoreeye guul karti dal difaacid guuleyso mudane mweyne xabuubul jamhuuriya borefeysar X,sh,mmuud mid aan aheeyn doonimeeyno idaacad lacag lagubixiyo doonimeyno shiid doonimeeyno
🫵🫵🫵. Odeyga xasan m labadiisii teyran wuu iskudirey soomaali wuuna kala fogeeyey takale gooni ugoosadka yuu taageraa oo waa khaainul wadan odeygaasi habayaraatee wax maamula wuu yaqaanaa ma jirto 🫏🫏🫏🫏🫏🫏
Xasan dhiiqo iyo kooxodiisa soomaaliya gaar ahaan konfurura wuxuu ka dhigitaya dhaxal aabihii uga dhinitaya ee ha iska celiyan👁️
❤❤❤❤❤❤❤❤awalba balmamaanka ma,faa ,iidulaaha waxwalba waayagii usaxiixayay xassan shiikh they've been destroy the country anyways 😮
War anigu waxaan shacabkayaga Somaliyeed kulatalinaya inaad midowdaan oo qbiil iskadhaaftaan oo Hassan iska qabataan dalka iyo shacabka babaadiya
Xitaa hadan necbahay siyaasad ahaan
Waa runtii aawi dalkii iyo dadka ididiilaha iyo soomaaliya way soo noqotay aawi qabri bu ku riday qabyaaladiiste aan Mr president ahayn ma jirto nasiib daro wuxuu qiray inaan hawiye aanay dawlad iyo soomaalinimo midna aanay rabin waa doqon aan mustaqbal iyo tariikh midna dan ka lahayn.
salaam nabad
Mucaaradnimada akashekenesid meel noo dhig hada oo midnimada kahadal
Somaliya oo heshiis ah dunida heshis la ah been buu ka sheegay beentaa malinka qiyaamaha waa la soo hordhigi haduu alle yiraahdo
Xasan waxuu moogyahay mj waa mj cidna uma baahna waana laga reystay federalka puntland iyadaa loo baahanyahay ee iyada cidna uma baahna
Waxaan la qabiil ahay hadba kii cadawga somalida arkaayaya difaacaya somalinimada h
Bin calwanow wadankiya halis kujiro adigine madaxweynihi qaranka ayaa wax kashege isku shiix shiirkada urso
c.balwaaaaaaan halgamaaa alxaqiiiiiiiiqa.. nooloow.
Sheikh Sharaf was nin xalaal ah oo cudur qabin we madaxbimo ku banaan. Xassan isagoo madax ayaa wadankii kala daatay oo waliba Ethiopia ku hanjabaysaa inay xoog ku qaadanaysoo inagu u jeedna.
Warwaad.qaldantahay.puntilan.
Majeerteen.kaliyama.aha.
Yaabahbahle.isisax
Nin yahaw way cadahay inaad jeceshay soomaalinimada waana kugu tixgalinayaa taas, lkn madhihi karnaa inaadan fahmin cida iyo xaalada maanta uu wajahayo madaxwaynuhu, kaasi waa cadawgii soo jireenka ahaa ee etiopia
Itoobiya cadow ah 😂 masar baa xabiib ah
Been low aan illahey kabaqeyninbaa tahay oo farmaaje kushaqeystay 100 jeer ayeey been noqoqotoy hadal aad noosheegtay
Tuugo iyo khaainku marka runta lasheego caay beey itaal ka dhigtaan waa dhaqankiina 😎
Beenloow