38 aan dalka ka maqanahay oo aan BBC VOA dhageysan jirey barnaamijka ugu qaalisan aan xiiseeyo waa kan Fadumo waxan codsan lahaa once a week waxan ahay nin ilaa badjacayl badanaa soo joogaye Fadumo salute merci 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Faadumo waa qaamuus. Fadlan waxaad noo bilowdaan qeyb la macneynayo erayada heesihii hore ee af Soomaaliga adag ama halxiraalaha ahaa. Mahadsanidin. Qaryaan waan ku salaamay.
Barnaamijkani waa mid xiiso gaara leh si gaarana waan ugu xidhanahay marwo faadumo maxay fariidnimo iyo aqoon iyo karti LA waynaatay go forward horyaal TV soo qabta kuwa iska qayliya ee heesaha ku ciyaara var ku qabta
Waad ku mahadsantihiin sida aad u saxaysaan erayada iyo fanka iyo suugaanta waxaan ka soo jeedaa qoys abwaano iyo fanaaniin u badan badina way dhinteen in la dhowro tabacoodii aad baan ugu faraxsanahay.
Mashaa Allaah ILLAAHAY idankii guulayso noolow Aqoonyahan sare faadumo Ibrahim ismaciil Mahadsanid horyaal TV 📺 Waa Weriye Xawaadle Bristol Radio 📻 UK 🇬🇧
Waa barmaamish aad iyo aad u qaaliya. Hadaba anigu lama yaabani dadkan qaldaaya waxa fajac iyo amakaag igu riday dadka tumaaya muusiga iyaga oo u badan dad waawayn sida ii muuqata. Teeda kale awal miyayna ahaan jirin intaan masraxa la iman in la soo eego heesta oo laga saara qaladka iyo laaxinka ku jira heesta by arafad abdi gamadiid from Dubai
Kuwii yar-yaraa ee heesahii fanaanintii hore calaalin jirey godkooda ayey biyo ugu soo galeen, arintaasi waxay keeni kartaa in ay ereyada iska saxaan oo aanay si fudud u qaadin. Laakiin eeda ugu weyn waxaa leh musicianada tumaya heesahan hore, waa in ay ka saxaan ereyada heesaha cidan qaadaysa.
Asc wrt wbt Faadumo Ibraahin maasha allaha Maskaxadaada uga faa,iideyso in aad Quraanka ku baratid. Alle dartiis kuu jecelahey waayo Xasuusataa cid walba ma geysato
Tvga Horyaal iyo Howlwadeenada Faafreeb waan idin salaamey…..idinkana ha la idin saxo. Wariness Abdiqani please Ka daa “ studio kow” waa qalad, macnaha saxda ah wa “Stuudiyaha 1aad , Stuudiyaha Kowaad” Oo markaan wax lama tirinyaayo ee waa lagamagaacaabayaa, waa 1aad , 2aad iwm ee maaha , 1, 2, waa tirin. Midda Kale Faadumo horta iyadana qaladkeeda keena sida Barmaamij, ha tiraahdo Barnaamij, ama sida aad u dhaliishaan dadka kale cudur daar sheego oo iraahda Faadumo carabkeedu ma karo.
Barnaamijkan waa loo baahnaa si fanaaninta danbe ay u ogadaan in ay qaladameen heesihiina kufsaden lana og yahay mahadsanidiin mamadan waan iska jeclahay waa dadkii hore ee ficnaa
Cabdiqani iyo faadumo waan idin salaamay, waxaan idinla wadaagi lahaa waxa jira kalmadaha qaar waxa badala aut tonka, auto tonku waxa uu ku jiraa cubaseka oo kan codka kan codka lagu duubo marka hadii aanu qofku gaadhin xadhkaha laga tumay musiga erayada qaarbuu cunaa, markaa taana la socda qofka lakiin isagu si waadixa u dhex dabaasha qalaaladka erayo badan maaha
Shadiya😂😂😂😂😂😂😂 inuu diilo ka mareya All somali hesaha dhalinti afka ama erayada ku dhax fahmi lahay ibir aadka dhigtan Mashallah mama murti ka buxdo naga qabqab
Naagaha yaryar iyo wiilasha yaryar ee fanka ku ciyaaraya waa in laga qabtaa. Bal waxan eeg hees qof leeyahay inta ay doontaan kharibaya!!....Heesta inta aanad qaadin ama aanad ummada hor iman waa in aad midhaha, laxamka iyo codkaba iska soo hubisaa. Qaryaan hadalo iyo Maamo Faadumo halkaa kaga haya oo gumaada kuwan xunxun ee iyaga oo aan heesihii hubsan iska soo qaadaya.
38 aan dalka ka maqanahay oo aan BBC VOA dhageysan jirey barnaamijka ugu qaalisan aan xiiseeyo waa kan Fadumo waxan codsan lahaa once a week waxan ahay nin ilaa badjacayl badanaa soo joogaye Fadumo salute merci 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wow, wallaahi barnaamijkaan aad ayaa loogu baahnaa fanki iyo suugaanti qolyaha waji xun ayaa ku ciyaaray. Allaha isin xifdiyee saxa oo fanaaniinta maanta ka qabta heesaha ay lugta ku walaaqayaan. Mahadsanid Afkeena hooyo, diinteena, dadkeena iyo dalkeena Allaha noo badbaadiyo. Maamo asiga iyo Cabdiqani iyo fikradan ka dambaysay Allaha noo kiin xifdiyo.
Waa salamaya faadumo isku filan❤️Hala karbasho fanaanin ku sheega hesii qumana kufsanya😄
Runtii wariyahani waa wariye dhammaystiran masha Allah
Mama Faadumo masha Allah waa barnaamijka kalia ee umada soomaaliyeed sugto
Faadumo waa qaamuus. Fadlan waxaad noo bilowdaan qeyb la macneynayo erayada heesihii hore ee af Soomaaliga adag ama halxiraalaha ahaa. Mahadsanidin. Qaryaan waan ku salaamay.
Waxay waddaba waatas gashay iyana hubsi iyo nasiib wacan halkii ahayd
@@hassanjama6409
"Bogsi iyo nasiib wacan" inay tahay ayaan filayaa. Xarafraaca heestuna waa B "hubsi iyo nasiib wacan" suurtagal maaha.
@@duranhassan6456 waan kugu raacsanahay walaal
This the best show in gees kaa Africa fadumo ibrahim shukran ilhay cimri xaa kuu dherayo
Barnaamijkani waa mid xiiso gaara leh si gaarana waan ugu xidhanahay marwo faadumo maxay fariidnimo iyo aqoon iyo karti LA waynaatay go forward horyaal TV soo qabta kuwa iska qayliya ee heesaha ku ciyaara var ku qabta
asc wann idisalamay bahda Horyal Tv MM TV 💌💓💓💓❣
Anigu Faadumo darteed baan ufiirsadaa ilaahay ha xafido waa hooyo fariid ah.
Viva mama fadumo. Karbaasha waad soobadiyaa horyaaaltv.
Waad ku mahadsantihiin sida aad u saxaysaan erayada iyo fanka iyo suugaanta waxaan ka soo jeedaa qoys abwaano iyo fanaaniin u badan badina way dhinteen in la dhowro tabacoodii aad baan ugu faraxsanahay.
Mashaa Allaah ILLAAHAY idankii guulayso noolow Aqoonyahan sare faadumo Ibrahim ismaciil
Mahadsanid horyaal TV 📺
Waa Weriye Xawaadle Bristol Radio 📻 UK 🇬🇧
😂😂😂 Ilaahey haku dhawro Faadumo
Waa barnaamish aan aad u xiiseyo sida fadumo ay yeesha ay u turxan bixineyso was sax sidaa ku wada.👍🌹♥️🌹♥️
thanks guys. luv this program. afsomali. hido iyo dhaqan, baraarujin dhalinta maanta , wax saxitaan.
ManshaAllah mama fadumo kama daalo dhageesigaada Mahadsanid
dadkii dhaqanka weeye islaantan waa topp afsomaaligeedu sax kuwa kufsanaya suugaanta
Waa barmaamish aad iyo aad u qaaliya.
Hadaba anigu lama yaabani dadkan qaldaaya waxa fajac iyo amakaag igu riday dadka tumaaya muusiga iyaga oo u badan dad waawayn sida ii muuqata. Teeda kale awal miyayna ahaan jirin intaan masraxa la iman in la soo eego heesta oo laga saara qaladka iyo laaxinka ku jira heesta by arafad abdi gamadiid from Dubai
Waxadan garanin wada iska qadan mana fahmyaba waxa ka qaldan fadumo waa qatar mashalllah
Ala waa mama faadumo Masha Allah ma ma awada baan u imanaya hargaysa halkaan kala xariira walaal
wax is waydiini ma xumee wax is waydaariskaa daran keep going var ciyaalkan naga qabta
..... Wax alaale waxaydan ogeyn na soo weydiiya... Jawaabteena naga war suga..... Alla mxn ka maqli jirey Radiyaha.
fadlan barnaamijka ad baan ugu xiranahay hal magacoo aan kus tixnaacno noogu yeeya sidii hore faafreerka
Barnamij aad uwanagsan ba kenteen Masha Allah 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽💐💐
Waa salaamantiih faadumo iyo cabdiqani
Jimce wanaagsan
Barnaamijkaan aad baan ugu raaxeeystaa wallaahi aad baa loogu baahnaa runtii
Aad baab u mahadsantihiin dhamaan horyaal tv iyo faduma ibraahim oo ah qof aad uugu weeyn salaan sare idill ahaantiiba
Scwb walaalayaal wax aad muhiim ayaad qabtaan fadlan ha joojina jazak allah kheer gabadan aad bay cood macaantahay kheer Ayaan idin RAJAYNAYA
Maama faduma Ibrahim mashaa Allah howl adag oo loo badnaa bey wadaa
Mansha Allaah
Kuwii yar-yaraa ee heesahii fanaanintii hore calaalin jirey godkooda ayey biyo ugu soo galeen, arintaasi waxay keeni kartaa in ay ereyada iska saxaan oo aanay si fudud u qaadin.
Laakiin eeda ugu weyn waxaa leh musicianada tumaya heesahan hore, waa in ay ka saxaan ereyada heesaha cidan qaadaysa.
Mama faadumo waa top
Masha allah horyaal TV kun iyo kow jeer ayaa idinkaga mahadnaqaa barnaajidkaan hadeynina walalayaal 🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰
Barnaamigkan waa loo baahna 💯💯💯👍👍👍
Waa barnaamish qiimo badan runtii waxaa wanaagsan in aad loo balaadhiyo insha Allah
Asc wrt wbt
Faadumo Ibraahin maasha allaha
Maskaxadaada uga faa,iideyso in aad
Quraanka ku baratid.
Alle dartiis kuu jecelahey waayo
Xasuusataa cid walba ma geysato
Maamo faadumo ibrahima ismaaciil ilaahay ha ku xafido walee waad gurmatay fanaaniinta danbe si asuulbaysan xikmadaysan nasteexaysan ayaad u saxdaa waaa mahadsan tihiin faadumo iyo wariyaha la daadihinaya qaryaan iyo horyaal tv 📺
Waa salamatiin godiga barnaamijka
Heesta godaley halmar soofiiriya
Waxaa dib uqaaday fanaaninta kala ah
1: khadar keyow
2: sacdiyo siman
3: qaali ladan
Soofiriya waa codsi
Miyay walaaqeen 😆
Link ga soo dhig please
Kuwan music tumayaa maxay ugu saxiwayeen erayada
Ala - yaa - cizak wanaag walba waad mudantihiin alah ha idin sharfo.......
Iskadaa qaladka ay ka galeen heesihii horee hadii la waydiiyo yaa qaadi jiray hadii la wadiiyo ma sheegi karaan
Mash alaaha waa baranaamija sax ah waan taageersan hay
Fadumo qaali fananad qarami ah wbt.
Thanks mommy ❤❤
Thanks 🇩🇯
So funny wlhi weeye barnaamijku vaar xalaala laysku qabanaya waxan ku qoslay inuu dilaan ka meeraya
Hhhhhh... Waayo dagaal bey ku dhex dhasheen.
@@fouzianuura2327 maahan inay dagaal ku dhax dhasheen keliya ...ee dunida oo dhan bey dagaal u arkaan !!!!!! Cajiib
BARNAAMIJKAN WAA LASOO RAAGTAY MAAMO FAADUMO IYO LEGEND ABDIQANI WAA VAR VAR VAR XALAALA OO HEESAHA QARAAMIGA LOOGU HIILINAYO 💯 DADKII FANKA LAHAA INAY WALI NOOL YIHIIN OGAADA SHACABKOW
Ruwayadi ha walado jaccelu aanu wareerka aadno waxaa sameyye abwan maxamed Cali kariye
Adinkaaba qaldaya qoraalka meesha bogsi iyo nasiib wacn ayd soo qorteen (Hubsi) iyo nasiib wacan.
Anna maqal war beeno+iyo hubsi iyo nasiib wacan 🎧😂👊
Inantan Habboon maalin walba ma kujirtaa barnaamijkan! Waxa ay ku wacan tahay heesaheeda cusub kuwa hore ha iska dhaafto.
Gabadhan waa. Qof afsomaliga ku xeel dheer.
Anigu waxan aad ula yabay siday u bahdilen heesta tidhaa
Calnkaagu waa hibo
Sharaf kugu hagoogane
Ciidadu waa hodan
Aad ku haqab beshee
Waa haleela dihinoo
Horweyn kuu irmaano
Meesha ah waa haleela dihinoo micnaa Waa geel aan weli la malin ayay waxay Ka dhigeen waa haleela diinoo bal diin iyo geel aan la malin xagay isaga yimaden waa wax aad u kala fog.
Tvga Horyaal iyo Howlwadeenada Faafreeb waan idin salaamey…..idinkana ha la idin saxo. Wariness Abdiqani please Ka daa “ studio kow” waa qalad, macnaha saxda ah wa “Stuudiyaha 1aad , Stuudiyaha Kowaad”
Oo markaan wax lama tirinyaayo ee waa lagamagaacaabayaa, waa 1aad , 2aad iwm ee maaha , 1, 2, waa tirin. Midda Kale Faadumo horta iyadana qaladkeeda keena sida Barmaamij, ha tiraahdo Barnaamij, ama sida aad u dhaliishaan dadka kale cudur daar sheego oo iraahda Faadumo carabkeedu ma karo.
Waa yaabay dadku ma dhega la’yihiin? mise afsoomaali baanay aqoonin? Qossol iyo yaab ban ku dhamaystay mahadsanidiin
Very interesting
Indeed
Maamadaan cilaanka bukuyeerka aay kamarsato ha laiisha ana aankamarsadee😂😂😂
Faadumo lafteeda aan saxo marka ay leedahay barnaamish. Waa barnaamij ee ma aha barnaamish.
hhhhhhh
Hore u soo faadumo
Waleee Shaadiyo Waad Soo qabateen Maxaaba Yaala Hadiiba Ay qaldayaan Hablihi Waqooyi Kasoo Jeeday Nimco Dagan Iyo Yurub Geenyo Iyo Safiya Tusma Kkkkkkk Walaahi Faaduma Vaar Iga Dheh Buufi Cayayaanka Abaayadiis Keeq going Bahda Horyaal 24Tv
Karbaashkii Tuugadii Fanka Bililiqaysatay Maanta La Helay Faadumo Ibraahim Iyo Cabdiqani Hadalo
Kaw. Aar fankii waa lagu tuntay dee
Quweys Sur mahadi dir
Mamo Fadumo waan bogadinayaa sida wacan oo eey kabaha ula dulmartay naagaha is macansanaya ileen wuxooda hees kuma tilmaami karnee waa qof isagu ismacansanaya 😂
Wlhi. Way ku ciyaareen, waliba reer Muqdishaa ugu daran
Horyaal tv waxa kaso hadashaan heesta Cabdiqaadir sanka qaado oo Jaajumow kadabo qaaday khalad badan baa ku jira heestaas
Barnaamijkan waa loo baahnaa si fanaaninta danbe ay u ogadaan in ay qaladameen heesihiina kufsaden lana og yahay mahadsanidiin mamadan waan iska jeclahay waa dadkii hore ee ficnaa
Nice jop thanks f
Cabdiqani iyo faadumo waan idin salaamay, waxaan idinla wadaagi lahaa waxa jira kalmadaha qaar waxa badala aut tonka, auto tonku waxa uu ku jiraa cubaseka oo kan codka kan codka lagu duubo marka hadii aanu qofku gaadhin xadhkaha laga tumay musiga erayada qaarbuu cunaa, markaa taana la socda qofka lakiin isagu si waadixa u dhex dabaasha qalaaladka erayo badan maaha
Asc magaceygu wa sayid Abuukar Cabdulaahi joga Nairobi waxaan codsan lahaa hees ay Horay u qaaday Xabiibo Hassan toxow hesstaas magacedu waa dhaha "Kaska cad" waxaa kuso celiyay Dayax dalnuurshe waxaan codsan lahaa In aad dib u raacdaan.🤔🤔
Cabdiqani hadalo iyo hoyo fadumoba wn ku bogadinya brnamijkam
Waa run iyagaaba soo dhugaya heesta qaldan 😂😂😂😂😂😂😂
Wallaahi heesaha qaar khaladaad weyn baa kujira horyaal TV waa mahadsantihiin inaad jiilka danbe kaqabataan dhaxalka khaladka ah ee loo ree bayo
Qaafiyadu waa B- gabadhu waxay ka dhigtay N waa jabaysaa qaafiyadii
sedku waa cuntada qofku kuleeyahay qoyskiisa, ilmuhu sedbuu leeyahay, gaar ah odayguna sedbuu leeyahay gaar ah
carabtu waxay yidhaahdaan qurus, umo xay qurus xay ayay ku maahmaahaan
Heestan ma fahmi jirin adaa ifahansiyey faduma
Shadiya sharaf maxa ka qaldan aad iyo aad bay ukhaldeysa erayada fananinta kale xaraf un bay badalayan lakin iyadu erayo ay samaysatay ku daraysa
Shadiya😂😂😂😂😂😂😂 inuu diilo ka mareya
All somali hesaha dhalinti afka ama erayada ku dhax fahmi lahay ibir aadka dhigtan
Mashallah mama murti ka buxdo naga qabqab
Kalmadda sikaati sakati way khaladay faadumo kalmadda sakaati waa shaki tusaale hebeloow howshaas wad Hana sakaatinin ama sakaatinin
Hoos ha loogu fiirsado❤
sansaan colaadeed macnuhu waxa weeyi colaad baa soo muuqata.
Hees hore intaan qado inti lay odhanlaha wad khaladay maxa igu😂wataba miid cusub mankeensado laygu dhageen
Mid. Cusub sadono ugufalado dheh
👍👍
Naagaha yaryar iyo wiilasha yaryar ee fanka ku ciyaaraya waa in laga qabtaa. Bal waxan eeg hees qof leeyahay inta ay doontaan kharibaya!!....Heesta inta aanad qaadin ama aanad ummada hor iman waa in aad midhaha, laxamka iyo codkaba iska soo hubisaa. Qaryaan hadalo iyo Maamo Faadumo halkaa kaga haya oo gumaada kuwan xunxun ee iyaga oo aan heesihii hubsan iska soo qaadaya.
Kk Fatima fariid adkaatay adkaatay
MASHALAH HAMBALYO HAMBALYO TIIFIGA HORYAAL SHAQO AAD U WANAAGSAN OO U BAAHNA FANKEENA SOMALIDU AYAAD QABATEEN HALKAA KASII WADA SHAQADA
DHAMAANTIIIN
Heeeesaha saynab cige ayey aaad u dhagaysataaaa
"Dadka looga koriyaa " ma princess ba?
fanaanilamooyadii faaduma jaca kudhitay🤣🤣🤣🤣👍
Masha.alaah
Waxeey sabbi ilamaha hooyaddu gosha ugu sidaa;
Sako loogu koriyaa;
Abbaal laga sugayee.
Waad qaldan tahay aan adiguba ku saxo addiguba. Macalin Cabdikarrin.
Eryga waa sakada la bixiyo.
Wa xaad waddaan barnaamij aad u wa Angsana ee ka sii wadda halkaas
Manshaalah
Seynab cige waxay tiri bogsi iyo basiib wacan. Qoraalka heesteeda dulsaaranna waxaa ku qoran hubsi iyo nasiib wacan. Marka waa in heesta qoraal ahaan loo saxaa . Habboona wayba kasii dartay oo waxay tiri nasri iyo nasiib wacan.
Iyagaaba sixid u baahan.
❤❤
Shaadiya udaran midho kalay kushubatay
Lilmo iyo ilmo waiskumid wa ohin
Faadumo hore usoco
Wcs walaal
Mamadan wxan yaa baray😂heesaha iyada kasoo farcameen miyaa
Heesaha sahal uun baan u arkaa laakiin dhayalsi malaha