Codsi ✍️ Shaqalaha Universal TV waxn Idinka Codsanaynaa Barnaamijyadan aad soo saartaan Anaga waa noo Faa’ido hadanu nahnay Dawadaysha Balse Dadkan Aad Fikiradooda Yakoo soo gudbinaya Aad Ku jaraysan ama aad hadalka Ku cidhiidhinaysaan Waa laga qurux badanyey Barnaamijku wakhtiguu doonto ha qaato anaga Daawanayna Ee Noo soo Balaadhiya Barnaamijka oo dadka Fikiradooda Noo soo bandhigaya Haka Hor istaagina 👋
Muuse Galaak ALLAHA u naxariisto ee waxaa uu ka mid ahaa,gudugii AF Soomaaliga ee loo xilsaaray qorista Afka Soomaaliga. Waxaa jira,Dugsi Sare ee lago magacaabo MUUSE GALAAL ee ku yaal Mogadisho agaarka warshadii hore ee CAANAHA. Af Soomaaliga waa luqadaha kushitiga ah.
1:10:10 Cabdi Good ku jecliyaa... Illaahay caqliga, caafimaadka iyo cimrigaba hakuu barakeeyo Laakiin gabadha daadihinaysa barnaamijka cagta ha u dhigto👍❤️👌Ka:Muqdisho
@@yaasiinhassan2127 war dee walal waxani siduu u hadal badan yahay uma caqli badna waatuu rasuulku scw lahaa qofkii dhaqankiisa ku ad-adag ayaa diintiisana ku adag bal qofkan madhan wuxuu inoola yimid eeg ma jameykaan baynu nahay iyagaa afkoodii laga badalaye 🤔
Wlhi cabdi good waa ku raacdanahay masha Allah waxaan arkay dad badan oo afsomali qori karin luqadaha kale aad ayeey ugu adagyihiin. Xitaq quraan ineey bartaan waa ku adagyahay marka atsoomaaligu waa asal waana aayadaha illahey.
Waan aqaanay yuusuf shaacir oqoontiisa iyo garashadiisa waxaanse taa badalkeeda ka hadlayaa cabdi good abees nin rageed qab iyo han leh oqooni ku dheehantahay
Waxa aan aaminsanahay afsomaligu inuu yahay aqoon la barto kuwaa ku odhanaya af_somaliga waan ba ku hadlaaye maxaan ka bartaa waxaan leeyahay kuwaasi maalina may jirin moodaya afsomaliga intan yar ee tukaanka wax lagaga soo iibsado uun inuu yahay waa ka mugiyo meqaam sareyaa afsomaligu intaa waana aqoon la barto.
Kan waa dameer ciyey oo kale. Afka Soomaaliga markad ka guurto dhaqankii fiicnaa Soomaaligana waad ka tagtay ee ogow. Nin walba afkiisa intuu ka yaqaan buu af kale ka baran karaa. Ha karaama seegin afkan Soomaaliga luuqad kale laga dooran maayee.
waar anigoo af carabi ayan kuhdlaa ku qora ku riyodaa hdaa lishagoo dooro af kalii waa af somali ayan doranyaa .ducdydoo waa : af somaliga ilhy raxmankaa qadirkaa raachii oo yanoo ka tagin dadkynaa wsalam clykoom wa raxmatu allahi wa barakathoo
Abwaan yusuf shaacir kuguma raacsani in afka somaliga oromo laga keenay. Umadda aduunka cidi is ag degtaba afkooda hal meel ayey kasoo wada farcameen kadib afku wu balaadha o kala baxa. Oromo iyo somali luqadodu wa qushtic language.
Codsi ✍️
Shaqalaha Universal TV waxn Idinka Codsanaynaa Barnaamijyadan aad soo saartaan Anaga waa noo Faa’ido hadanu nahnay Dawadaysha Balse Dadkan Aad Fikiradooda Yakoo soo gudbinaya Aad Ku jaraysan ama aad hadalka Ku cidhiidhinaysaan Waa laga qurux badanyey Barnaamijku wakhtiguu doonto ha qaato anaga Daawanayna Ee Noo soo Balaadhiya Barnaamijka oo dadka Fikiradooda Noo soo bandhigaya Haka Hor istaagina 👋
Fikradu dadka yay kumaaxane,ha badh jarina,hadaa kafursan waydaan qaybo usameeya,tusaale ahaan,barnaamijka ugu tala gala ilaa 4saac mhd🙏
Asc cabdillahi good iyo shaacir waa in TV Yada in waqti lagasiiyo halsaac oo afkasomaliga lagabarto
Cabdi Good Man Of The Match💟
Qayb labaad u sameeya doodan hal muuqaal naguma filna. Cabdi good, yuusuf shaacir iyo Cabdisalaana kuso casuuma Insha'Allaah. Waa doodi ugu muhiimsanayd ee soomali ah aan daawado waligay
Ok
Haaye haaye
Cabdi Good cilmiga halaga barto kaydna haloo sameeyo. Intaan isaga caawa ka Faa‘iiday 12 sanno oon dugsi hoose iyo mid sareba dhiganayey maan helin. MAnchaallah 😊
Xitaa talo haloo sameeyo
Adiga ayaa madax adag mahane aqoonta somaliga waa inta aad baratay
@@ahmed143mumiin8 Mahadsanid
@@hodoismail7131 Haa walal
Cabdi good is another level 🔥
Wixiisu waa ila muran iyo qarjajac
Ninka aan kudaydo cabdi good 👍 👌 😋
@@muuminad3143 sda waxlo dhgysto so baro🤷🏻♂️
@@muuminad3143
wlhy maha wa qof garad leh
😂😅😂 exactly
Cabdi Good
Mzha allh, Wax badan Ayuu ogyahy ee ha laga Faa'ido Oo Barnaamuj u Gaar ah ha Laga Qabto
Dood ka wanaagsan oo aan daawado weli ma arag guuleysta Aqoonyahanada iyo Ruugcaaayada ehelka u ah afka hooyo 🙏🙏🙏🙏🙏
1-Luqaduhu waxay kamid yihiin ayaad
ilaahay وَمِنْ ءَايَٰتِهِۦ خَلْقُ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضِ وَٱخْتِلَٰفُ أَلْسِنَتِكُمْ وَأَلْوَٰنِكُمْ ۚ إِنَّ فِى ذَٰلِكَ لَءَايَٰتٍۢ لِّلْعَٰلِمِينَ
2- midabka luqada iyo umada iyo qabiilka aad noqonayso ilaahay ayaa kuu dooray cid kaguurtay ama badashayna majirto
3- saamayn aduunka kuma lihin ayuu ka hadlay, Nabi ayaa loodiray tuuladiisa oo kaliya nabi ayaa loo diray reerkiisa oo kaliya nabi kasta looma dirin aduunka
Shaqo aan luguu dirin haraadin taadiina haka tagin ita soomaaliga ku hadasha anfac
4- gabayada soomaaliga iyo afka soomaaliga waxbadan oo wacyi galina ayaa laga hadlay
Waxajira gabayo kahadlay
Diidnta
Qabyaalada
Hooyada
Guurka
Xasadka
Doqoniimada
Cadawga
Waxwalba afkuna diin ayuu huwanyahay
Luqad kastaa diin ayay wadataa
May Allah bless you everyday Cabdi Good !!! Long life, more knowledge, and the chance to teach all of us everyday inshAllah !
Afkayaga hanaga siin oromo iyo carab waarun habo waa habaryar soomaali da dhuntayey Afkayaga hanaga dhuminina. 🇸🇴🤲☪️😍💚
Uff cala blue flag
@@fdamaisga leh afka
Abdi god wooooooooooow gulayso wa nin aqoonyahanaha runtii af somaliga guul ka gaadhay🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
universal tv intey dood soo bandhigayeey wlhy doodani waa tii ugu fiicneyd ee aan ka dawaado mnzha aqoonyahanada mesha joga guuleysta 🔥❤️💯
Muuse Galaak ALLAHA u naxariisto ee waxaa uu ka mid ahaa,gudugii AF Soomaaliga ee loo xilsaaray qorista Afka Soomaaliga.
Waxaa jira,Dugsi Sare ee lago magacaabo
MUUSE GALAAL ee ku yaal Mogadisho
agaarka warshadii hore ee CAANAHA.
Af Soomaaliga waa luqadaha kushitiga ah.
Aduunka wax aan ka jecelhy ma jirto afsoomali inaan ku hadlo🥰 luuqad kalana ku doorsan maayo intaan noolahay ☝️☝️
Wariye pilaa respect yaa tihiiin ah
Shuyuukhda waxeey umada baraan kitaabka Alle SWT ayadoo aqris ah iyo tafsiir ah, weliba af soomaali ayey ku sharxaan, hadeysan saameen ku laheen dhan walaba, maxaa ku baray adiga, ku darse e luuqadeena waa Hodan, الحمدلله
@Falis A Aamiin
odayga koofiyada leh ugu cilmi iyo run badan
Doodan cawa hadrawi ban tbyna e alle cafimadki ha uso celiyo🥺
Amiin 🤲🏽
Afkaaga caano lagu qabay . Abwankana ilahy ha no cfiyo 🤲
Cabdi Good ♥️♥️
Ciise Muuse mooyeey hadey cidba noolaato
Abtigey Wallahi Waa geesi❤️🌹❤️
🤣🤣🤣cabdi good abees waa inan googaar, af yaqaan ah 💯hanbalyo ❤️🙏
Haa walhi qasab ayuu ku yidhi waxwalba wariyaashii ayaa yaabay
Subhanallah! Wiilkiii dhahay afsomaliga waxbo nama tarayo waxaan leeyhay si toos ah dhiiqad lugaha kula jirta....Diinteeena sifican uma fahmi laheen haduuuu afsomali ahaan laheeen....:.afkeena waaa Qani waaaaa Qaali......❤️.....afkeena waa Hodan....xaqiiiq waxaaa ah wiilkaas inuuuu English kuhadli karin saaas aytahayna wuuuu faaninayaaaaa luqad qalaad......
Warunti somaligu waka na rebay
Abdi good ninka kelya luqada somaliga ugu fiicn dadka meesha jooga woooow wlhy waa doodan ookeli inso badiya reer universal
Cabdi good is another level wlh❤️🙏
Maye adigu somaliga wad ka guurte cabdi good afmiishar aftahanimo ku darsaday
Barnaamij qiimo leh weeyi kun jeer mahadsanidiin codsi gabadha dadihinaysa xogaa degdega wll naga yaree 2 wariye caawa iyaga la waraystay wlle cabdi good waa legend mahadsanid
School muuse galaal xamar
Waa school ka soo baxay
Halgamaa somaaliyeed
Muuse galaal ilaahay ha u naxariisto
1:10:10 Cabdi Good ku jecliyaa... Illaahay caqliga, caafimaadka iyo cimrigaba hakuu barakeeyo
Laakiin gabadha daadihinaysa barnaamijka cagta ha u dhigto👍❤️👌Ka:Muqdisho
Ninkaa leh afka somaliga ha laga tago dabagal buu u baahanyahay kolay waa la soo diraye yaa soo diray
100%100 wan kugu raacsanahay waa lasoo diray shesheeya soo diray ama waa caqligiisa liita
@@fardusqueen7369 haa wll weliba siduu ugu dhiiranyahay baaba kasii daran
@@yaasiinhassan2127 war dee walal waxani siduu u hadal badan yahay uma caqli badna waatuu rasuulku scw lahaa qofkii dhaqankiisa ku ad-adag ayaa diintiisana ku adag bal qofkan madhan wuxuu inoola yimid eeg ma jameykaan baynu nahay iyagaa afkoodii laga badalaye 🤔
💯%💯 abdi good warkisa aya ila saxn wlhi wa nin aqon leh hadl lagu qanci karan ku hadlayo 😍mashalha
Runtii cilmi ayaan ka faa'idey doodan waayo waligey waxaan u haystey in somaaliga la qorey 1972
☝️☝️☝️
Haddii hore loo qoray lama hir gelin lamana aqoon wixii ka horeeyey 1972 ayuu buu soo baxay
@@muuminad3143 1972 ayaa laqoray uun baan maqli jiray balse wayka horaysay 1972 waa hirgalin oo kaliya
Cabdi good wu ka yaabsadey yuusuf shaacir 🥰
Waad mahadsantihiin dhammaantiina.
Goor muu dhammaaday !
dood kale hala qabto
Umadda ahaan afkeena halis buu kujiraa runtii.
Muuse Galaal
Allah ha u naxariisto aamiin
Iyo Dhamaan Umada Islam ka ah.
Cabdi good ilaahey gu,waara ha siiyo waa Excellence prof legend inaba caadi maaha 👌
Wlhi legend weeye ninkaas wn taageera
LABADAN WARIYEE DHAQAN XUMADAN AY HADALKA DADKA AY KU JARAYAAN HA JOOJIYAAN . This is disrespect
Somali hadal bad nidooda hadaan lagu jarin. Maantoo dhan way hadlayaan programme kana wakhti buu ku socdaa
Walaahi afkaaga caano lagu qabay aniguba sidaas baan u arkay. Waa laba qaab daran.
Cabdi Good Allaah haynoo xafido
Ninkaa wax halaga reebo
Wlhi cabdi good waa ku raacdanahay masha Allah waxaan arkay dad badan oo afsomali qori karin luqadaha kale aad ayeey ugu adagyihiin. Xitaq quraan ineey bartaan waa ku adagyahay marka atsoomaaligu waa asal waana aayadaha illahey.
Runtii waa dood aan wax badan ka faaiiday waana uga mahadcelinaya universal TV cabdi good iyo raga lamidka waxaan leeyahy waa in cilmiga laga reeba
1956 meelban ku qortay m.a
Yuusuf maasha allh
Abwaan culis
Cabdi good 👍
Ummadda kastaa af ayey leedahay .
Laakiin luqadaha adduunka waa la bartaa.
Dhalinyarada Somaliyeed ee afkoodii ka fanaya waxaan u arkaa Nusqadan .
Afkiina Somaliga xoojiya .
Luqada ah aduunkana barta
Afkasomaliga ilahay baa inoogu nimceyay alxamdulilah
Waan aqaanay yuusuf shaacir oqoontiisa iyo garashadiisa waxaanse taa badalkeeda ka hadlayaa cabdi good abees nin rageed qab iyo han leh oqooni ku dheehantahay
Gabadha iyo wiika waryaha ah wan dhibsaday ficilkoda Please come back Abdi good tv or open youtube channel
Masha Allah af somaligu wa hibo ebe nogu deeqey laba legend cabdi good iyo yusuf shacir🩸❤💯💯
Top doodahan oo kale soo badiya
Cabdi good walee caadi maahan
Aqoontu waxbay Hagtaa Akhlaaqduna waa wanaag hadaadtahay waya arag Aqligu waa kuu Ilays hadanu Afkeenu Qornayn faaido maynu yeelanene Inoo Ilaaliya AFKA Hooyo ❤️
Mansha allah subxanaka yacadiim xigmadllowaaaye
Cabdi Goobad wa niin tariiq bathaan hy Jazakuma Allah niin culuus
Masha AllH Cabdi Good Nin Wax Badan Oog
Cabdi good waa qofka kaliye ee barnaamijka igu fikradiisu igu saxsan waana qof mudan intaa iyo in kabadan in loo qiro
Oo hadii oramadu waxa fiican u taqaan gaari enaguna ruuxa dumarka ee nadafada badan aan u naqaan shaqaba is kuma laha micnihii eregasu.
Abtigay cabdi good abees 🙏❤
Abdi good wa no stop waar makarafoonka ka qabta 😆😆😆😆
😂😂😂😂😂😂
Woooooow cabdi good liibaax 👏👏👏👏 haladhaafin like 👍
Abdi good waa legend legend dhalay wllhi waa libaax🙏 qofkasta waxa uu hadlaa haybada ilaahay siiyay iyo inta uu bartay waxa ku jirtaAqoon Sare abdi good somaliland meel afka lagu barto haw samayso ama academy haw furto🙏
Abwaan cabdi good wllhi wx badan ayaan ka faaiiday
Waa barnaamij leh faa’ido badan. Mnzha allah. Lakiin waxaad awoodan inad u samaysan qaybo badan. Marka dadka u ogalada inay dhamaystan fikir’kooda. Anagana waa noo faa’ido. Mahadsanidiin.
Waxa aan aaminsanahay afsomaligu inuu yahay aqoon la barto kuwaa ku odhanaya af_somaliga waan ba ku hadlaaye maxaan ka bartaa waxaan leeyahay kuwaasi maalina may jirin moodaya afsomaliga intan yar ee tukaanka wax lagaga soo iibsado uun inuu yahay waa ka mugiyo meqaam sareyaa afsomaligu intaa waana aqoon la barto.
waa ku raacsanahayi Cabdi good
Afka dawlada ciishay wan so jeedin lahaa anuu in boodh walba oo meherad leedahay in afsomali lagu qoro
Gabayadah afka somali iyo English translation ah baa Oxford liberty yaalah sidah sayid maxamed Allah iyo qaarkalo badan
Kan waa dameer ciyey oo kale. Afka Soomaaliga markad ka guurto dhaqankii fiicnaa Soomaaligana waad ka tagtay ee ogow. Nin walba afkiisa intuu ka yaqaan buu af kale ka baran karaa. Ha karaama seegin afkan Soomaaliga luuqad kale laga dooran maayee.
waar anigoo af carabi ayan kuhdlaa ku qora ku riyodaa hdaa lishagoo dooro af kalii waa af somali ayan doranyaa .ducdydoo waa : af somaliga ilhy raxmankaa qadirkaa raachii oo yanoo ka tagin dadkynaa
wsalam clykoom wa raxmatu allahi wa barakathoo
Cabdi good Abees 🙏 Duni kale🙆♂️
😂🔥🙋🏽❤️
Afkena waa fican yahay waa inaan ku fanaa wiilkan dhalinyarada waa marin habaabsan yahay qurbuhuna imaan marka ilmahaagu afsomali kuugu sheegan macalinka wuxuu sameeyey mahadsanid cabdi god iyo dhamaan
Abdi Good ayaa micnaha afka inno sheegay!
Abdi magacaa ha Jiro!
Afku WAA LAGAMA GUURAAN!!!
GAR GARASHO GARAABID
Waa run c.x ma odhan karaan
C.good libaax
Ciyaalka kabaha la dulmar
Cabdigood waa bare sare waana af-dhaadhi 💯✅🙏
afka somalia in uu macaanyahay waxaad ogaan laheed markii aad aragto dadmadoow ah oo faransiis ku hdlaya iyo dad madoow ah oo ingiriis kuhadlaya asalkoodana aanan u dhalan wadamada luqada iskaleh waxaa ila quruxbadan qofwalba luqadiisa iyo dhalashadiisa in uu xajisto
CBdigood waxaan kafaaidey sanawaado aan dugsi hoose dhexe iyo saraba leylahaa somali lagu dhigayabn kafaidin alle haka abal mariyo
Fadlan maley sheegi kara sidii farta Osmaciyadu u qorayd?
Soomaliyad baan ahay waligeyna habo ma isticmalin waayo habaryar weeye afsoomaligu.
Waa dood qiimo badan cabdi good 👍👍
Gabadha wariyaha ah mid ban odhan laha dadka hadalka laguma jaro lagumana celiyo e wo inta inaga sax
Cabdi good waa runtii waxaa jira eryo asalkoodu soomali yahay oo aduunka laga isticmalo afkeena hoyo waxa cadow ku ah carabi iyo English
Waan diidey in afsomaligu oromo ka yimid sababto ah habo oromada hararge la dhaho ayaa tidhaa ee anagooo dhan nidhaa habo
Odayka cabdi good smart ❤️🤍💚👂👂👂
Caqli xuma kuye af somaliga halaga guuro waxii ku qaatay kuma dhigan waba nacasnimadi o qof ah
reer woqooyi way naga horeeyan ilaa hada iyo waqtigaaba
Af somaliga laga guurimayee adigu guur wiilow wan xishooday runtii waxad umada la soo dhex fadhiisatay bal dib isugu noqo waa iga talo
Cabdi good halkuu wax ka soo sarayo
Anotherlevel nio
C.good
Dhulkuu la jaray kuwan
Gaari ,waa Afsoomaali
Habo waa habaryar
Dooda #nuucana o kale wa in ila 3 Qayb laga dhiga wa Baraamij Aad u #Muhiim ah rag Sar Sare ba jooga
#Cabdi_good waan wataa🤣🤣🤣
cashar wleeh ninkii iyo naagti wariyihii cashar baa loo dhigay CABDI GOOD💪🏻wllhi wuxuu ka hadlayaba waa run waxba kuma hayno jamacadaha🤮
Imika aye Universal haysa waxa tar, mahadsanid
Gabdhan wariyaha ah barnamijka halga saaro qof xirfad leh maha dadka way khalkhalinaysa wilka kaligi halo dayo
In aad loogu ruxo ayay rabtaa si ay u kala daadato bakh bakh bakh lagaga yeedhsiiyo
@@jameswilliam5247 waar xishoo nin yahow magaca gaalada sita
Next time caruuraha dugsiyda lagu tumo laso hadla pls.
Abwaan yusuf shaacir kuguma raacsani in afka somaliga oromo laga keenay. Umadda aduunka cidi is ag degtaba afkooda hal meel ayey kasoo wada farcameen kadib afku wu balaadha o kala baxa. Oromo iyo somali luqadodu wa qushtic language.
Mas abe cabdi god marwalbo afken an isticmalno❤❤❤
Cabdi good👍❤yusuf shaacir❤👍 dadka kale ee dooda ka qayb qaatayna waa wax fiican ayuun bay afsomalila la doonayaa ee is kala duwan ayay u hadleen.
Waa doodi ugu ficnayd bn odhan kara universal qaybta labaad bn idinka sugaynaa
Horta waad mahadsantiin lkn dadka waqti haku yareynina oo daaya haso gudbiyaan fikradahoda 👍
Muuqaalka dhameestira Universaleey🙏🙏
Cabdi Good Subxaanak yaa cadiim ninkii keenay ahaa
Wlhi hadalka cabdi good waa xadiis
Afqalaad Aqoontu Maahan🥰