Barnaamij:Heeso Hore Oo Lagu Qaadayo Cod Bilaa Miyuusik Ah Iyo Ka Sheekayn Riwaayado Hore.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @ibraahimbarre9171
    @ibraahimbarre9171 2 ปีที่แล้ว +5

    Aad ayey Faadumo Ibraahim u xasuus wacantay maanshaa allaah

  • @ahmedyusuf8499
    @ahmedyusuf8499 2 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo Ibraahim aad ban u jeclahay masha allah waa geesiyad sida libaaxa afkaarta u dhiiibata

  • @FADSO
    @FADSO 3 ปีที่แล้ว +6

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allahu
    Fadumo
    Maskaxda allah ku
    Siiyey quran ku xifdidey

  • @maxamadwali26
    @maxamadwali26 2 ปีที่แล้ว +3

    Kan wariyaha mayaqano nidamka waraysiga wayo ayado qadeyso ayuu qabanaya lkn inu farsameyo ama uu kajaro you more training bro

    • @zamzamahmed4492
      @zamzamahmed4492 2 ปีที่แล้ว

      Wale wan kula arkay wax badan ayaa ka dhiman

  • @hibokhalif8822
    @hibokhalif8822 2 ปีที่แล้ว +1

    Fadumo fadumo ma fanaanad jiraa waa qof maskax badan weeye

  • @dahirciidle6002
    @dahirciidle6002 2 ปีที่แล้ว

    Arimaha jacaylka faaduma ibraahin waw xiisaha waankahelay runtii

  • @saidanisa8974
    @saidanisa8974 2 ปีที่แล้ว

    Faadumo fariid waanku taageeraa qaali walaashey Soomaaliyeed

  • @hoodoaadam8198
    @hoodoaadam8198 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ugu jeclahay saado Cali warsame iyo qamar harawo iyo shankaroon axmed sagal

  • @haliimoubdilaahi1853
    @haliimoubdilaahi1853 ปีที่แล้ว

    Masha allh maam

  • @hopemusicsomaali1616
    @hopemusicsomaali1616 2 ปีที่แล้ว +1

    FAADUMO CAQLIGEEDA ALLH HA,U DAAYO

  • @dayaxari322
    @dayaxari322 2 ปีที่แล้ว +1

    Ka fadhiiso faadumooy

  • @kabadisanadkaesomaliyed1047
    @kabadisanadkaesomaliyed1047 2 ปีที่แล้ว

    Fadumey fadhiso ado😍

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 3 ปีที่แล้ว +2

    Faadumo Fala-dagan.

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 3 ปีที่แล้ว

    Sugaan dhaadhi aya sax ah ader fan wa ingiriisi ereyo an is lahayn mesha ha keenin

    • @maxamedcumar1101
      @maxamedcumar1101 2 ปีที่แล้ว

      Fan waa af carabi waana eray la micno ah suugaan. Fund ama Fun midna lama oran lkn waa FAN eraygu.

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 2 ปีที่แล้ว

    M.alllh maamo qlli guuuleyso

  • @hodhare961
    @hodhare961 2 ปีที่แล้ว

    Faadumo waa cajiib runti

  • @dudubqaraammusic731
    @dudubqaraammusic731 2 ปีที่แล้ว

    faadumo waan wataa

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 2 ปีที่แล้ว

    Shankaroon USA bay liinta ku cabin waxay ahayd xidig fanka soamalida.

  • @aminaissa2759
    @aminaissa2759 2 ปีที่แล้ว +1

    I love her

  • @ibruadan7763
    @ibruadan7763 2 ปีที่แล้ว

    Faadumooy masoo gaadhay riwaayaddii "Alla Aamin ma iisho""?

  • @yaameen305
    @yaameen305 2 ปีที่แล้ว

    Islaanta xiligan maxaa heeso iyo aakhira seegan jeclaysiiyay

  • @dhaqanofficial6425
    @dhaqanofficial6425 2 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu islaanta miyuu ka masayrsan yahay. Halkaa kujooji mashidaalbuu iibinayaa wuxu muxuu hadal igu ciqliilayaa maamada

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 3 ปีที่แล้ว +5

    Wali tanoo kale. Maxaa loo lahaa dadkii reer magaalka ahaa wuu dhamaaday.

  • @nawaalyar9437
    @nawaalyar9437 2 ปีที่แล้ว

    Waxayn.aad.samaysay bal.dad.haw dhiibin faadumoy

  • @nawaalyar9437
    @nawaalyar9437 2 ปีที่แล้ว

    fadhiiso fadumoy

  • @halimoaskir860
    @halimoaskir860 2 ปีที่แล้ว

    Fadumoy yare fadhiiso 🤣🤣

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 2 ปีที่แล้ว

    ♥️👍👏🏻👏🏻👏🏻

  • @habibaa8014
    @habibaa8014 2 ปีที่แล้ว

    Faafumo Allaha kabaq xaga diinta unoqo

  • @somagril-care
    @somagril-care 2 ปีที่แล้ว

    War badanaa weriyahaba ma sugeyso MARTI KA FUDEYD BADAN BISINKA!

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 ปีที่แล้ว

    Kkk duqdan meelkasta way tijaabisay

  • @mubarigasad6203
    @mubarigasad6203 2 ปีที่แล้ว

    Waxandoonayinanwaraysi layeesho

  • @aminadhemansulub5661
    @aminadhemansulub5661 2 ปีที่แล้ว

    War yaa islama ayeeeyadan cidqabata majirto miyaa

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 2 ปีที่แล้ว

    Shankaroon way shaqaysataa oo maraykan bay joogtaa oo way ka toobadkeentay ee hadaalin saab ma shaqo kalaad waydaan

  • @fdama
    @fdama 2 ปีที่แล้ว

    I cant see her chin.