Ilaahay khayr ha ku siyo walal waan ka faaidystat casharkan. Hadalkaaga ilaahay ayaa dawo iga dhigay waanan kuu mahad celinya 100 jeer. Alhamdulilah mar labaad
1 years ago waye podcast ga Abayo nosoo gubisay hadan soo bararugay oo qof narcissistic aa nolosheyda ku jiraa wax badan aa kaa faaiday jasakalaaah abyo 🥰
Uma qalantid wllo inad ku jirtid noloshaas ilaahay sidhaba isugu xidh talo saaro wad ka baxaysaa wan ogay inad culays daremi doontid oo wan soo maray Alxmdulilah imika noloshan haysto iyo malinba malinka ka danbeysa oo hadaf kaygii nololed aan gadhayo waxan ku leeyay adkayso intad ka baxaysid allena hakula garab galo, hadad u bahamtay inad ila soo xidhidhid feel free, I wish you all the best ❤
Walalayaw ifur banba ka la ahay odayaasha hortodu ku oynaya wan jclhay had an Waa yo wan dhimanayaa bu leeyahay suuxdin buu isku ridaa aniga waxa la iga dhigayaa inan of xun ahay wala I habaraaa wax nercissistic la dhaho ma yaqaanan ku darso ninka Waa sheik aniga laymaba aaminayo waxan sameyo wlh ma aqaaan ilmaha niyadu ka dilaya suu aniga ixanujiyo
Walalayaw ifur banba ka la ahay odayaasha hortodu ku oynaya wan jclhay had an Waa yo wan dhimanayaa bu leeyahay suuxdin buu isku ridaa aniga waxa la iga dhigayaa inan of xun ahay wala I habaraaa wax nercissistic la dhaho ma yaqaanan ku darso ninka Waa sheik aniga laymaba aaminayo waxan sameyo wlh ma aqaaan ilmaha niyadu ka dilaya suu aniga ixanujiyo 😢

Mahad Sanid wll Xamda Rabi Hakaa Abaaliyo Cilmiga Kasmao Nafeedka ah ee aad bulshada Soomaaliyeed ku Baananayso iyo Kaalinta Toolmoon ee aad ugu Jirto,
Mahadsanid ustaada, run ahaantii kabasho podcast nolosheyda wax badan ayuu ka badelay.
Masha Allah waan cafiyaah inbadan naftayda wixii igu dhacan cashar Ayaan ka bartaah naftayda inbadan waan jeclahy Alx🤲🏼🤲🏼❤❤❤
Casharoh badan nolosha waan ka bartay naftaydana saaxiib Ayaan la ahey Alx🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤❤❤
Mahadsanid byo Allah kaa ajarsiiyo misaanka akhirana Allah kugu daro🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤❤
Jazakalah wll hamda ilahay khayr haku siiyo ❤
Thank you so much wllo jazakalahu khairan qof dadka la so nooladay uunba fahmi kara hadalkaaga allah iga saray ayaa mahadas leh
Ilaahay khayr ha ku siyo walal waan ka faaidystat casharkan.
Hadalkaaga ilaahay ayaa dawo iga dhigay waanan kuu mahad celinya 100 jeer. Alhamdulilah mar labaad
Dadka narcisstic ah dhanka dhaqaalaha bay dadka uga faa'iidaystaan runti.
Siwanaagsan baad noogu kala faahfaahisay Mahadsanid inbadan Xamday walaal🙌
Really😭😭wllh nabarkeyga baad atagtey sister
Ilaah hakubarakeeyo xamda Husein
Alxmdulilah weli ma arag xidhidh nocasa lkin waxaan daremi jirtey dareenadas dadka qaar nolosheyda soo marey dareenkayga ifari jirey inaan Ka fogaado.
Aad baad umahadsantey inaad indhaha noo furtey wll ❤️
1 years ago waye podcast ga Abayo nosoo gubisay hadan soo bararugay oo qof narcissistic aa nolosheyda ku jiraa wax badan aa kaa faaiday jasakalaaah abyo 🥰
Abyo maka baxday mze wali waaku jirtaa
@@Hibaaq-59 waa ku jiraa lkn goaan ayan ka gaaray Abayo in aan iskaga baxo
Mahadsand walaashay jizaakallah khayran
Hal qof kalama kulmin halmarna lama kulmin subxanalah hada waxan awoda sara samaxada nfta iyo qYmynteda. Alaha isaqiro🎉❤
Mashallah jazaakalaah khyr wllo
Right now ayaan ku jira xaladaas lkn malin walba oon toppic k dhagaysto isbadal ayaan sameeya wlhi manta lasta decision inshallah ❤
Uma qalantid wllo inad ku jirtid noloshaas ilaahay sidhaba isugu xidh talo saaro wad ka baxaysaa wan ogay inad culays daremi doontid oo wan soo maray Alxmdulilah imika noloshan haysto iyo malinba malinka ka danbeysa oo hadaf kaygii nololed aan gadhayo waxan ku leeyay adkayso intad ka baxaysid allena hakula garab galo, hadad u bahamtay inad ila soo xidhidhid feel free, I wish you all the best ❤
@@asmaibf3951apao experience ayad uledhy ma iga caawin karta inaan kala hadla raba xaladan ihaysate 🙌🏻
Naa ma lagu FUREY sanad ka hor baad commentiga soo qortaye😂😂😂 😂😂😂😂
Mahadsanid ustaad wlhue saan usugayay barnaamijka marba waan egayay in laso dhigyn.
Salaam Brothers and sisters soo dhowaada walaalayaal halkaan ayaan idiin joogaa
Mahadsanid abaayo, waxaan ka faaiday wax badan
Jzkillah kheir wll qali
Hamda Hussein aad baad u mahadsantahay ilaahay hakaa abaal mariyo wanaagga iyo wax sheegga aad u soo gudbisid
Shukran wall alle haka abaal mariyo wax badan ayaanu kaa baranaye
Waa mahadsantahay walaashay full respect🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Illaaahay ajar hakaaa siiyo
Thank you😊 Hamda Hussein
Mahadsanid wll wax badan ayan ka faaiday
Hamda alle hku zharfo wll inbadan mahadsanid
Walalaha ka waran wallo, sidee looga baxaa
Hppppty qali wad mahadsantahy wan ku fa’iday
Masha allah soo dhawaw wll adiguna
Mahad sanid Ustaad ❤
Thanks abayo watp kaga aya rabi laha
Masha Allah mahdsanid ustaad
Salam Sister thanks for this course but could you tell me book to read for selfcare. Again thanks
Sidan Ula Socoday Waxan Noqotay Qof Wax Badan Ka Og Cilmi Nafsiga
Mahadsanid habo❤❤❤
Barakoow walaal
Walal illahay wa bedel i kara ilahay qawaniintisu waxba ma cehsan illahay wax walba w awooda
Wa maxay farqiga U dhexeya sarcastic iyo narcissistic
Thanks sis
Wll famaliy problem ayaa ihaystee see uga bixi karaa ilsoo tali plz
Walalayaw ifur banba ka la ahay odayaasha hortodu ku oynaya wan jclhay had an Waa yo wan dhimanayaa bu leeyahay suuxdin buu isku ridaa aniga waxa la iga dhigayaa inan of xun ahay wala I habaraaa wax nercissistic la dhaho ma yaqaanan ku darso ninka Waa sheik aniga laymaba aaminayo waxan sameyo wlh ma aqaaan ilmaha niyadu ka dilaya suu aniga ixanujiyo
Walalayaw ifur banba ka la ahay odayaasha hortodu ku oynaya wan jclhay had an Waa yo wan dhimanayaa bu leeyahay suuxdin buu isku ridaa aniga waxa la iga dhigayaa inan of xun ahay wala I habaraaa wax nercissistic la dhaho ma yaqaanan ku darso ninka Waa sheik aniga laymaba aaminayo waxan sameyo wlh ma aqaaan ilmaha niyadu ka dilaya suu aniga ixanujiyo 😢
Masha alaah
Kabasho weeyna kaafisee, kaafisooy maxaan kuugu abaal gudnaa.
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
❤
Xagaan kala so xidhiidhi karaa walal
Info@kabasho.com
@@hamdahussein.kabasho❤❤❤
Narcissism ka imisa episode ayaa hadhay wll inaa soo gabo gabayso ayaa jeclan lahaa