Barnaamijkaan wuxu soo baxay xilli aan u baahnaa oo arin dhibaato leh isoo gaartay lkn wlhi markaan dhageystaba qeyb culeys ah baa i dagi jirtay wlhi Waxan isku darsaday illahay inaa u dhawaado barnaamijkan aan dhageysto Illahay 80% xanuunkii aan ka dhaxlay dhibkii wey iga tageen alxamdulillah inta I dhimanna wey soo socotaa Walal xamda illahay abaalkaga jano ha ka dhigo.
Mashallah Hamday🥰 The crazy thing is that my name is also Hamdi and I am psych student🥰💅 I love how you send salutations to our Prophet a lot mashallah🥰 I am obsessed with this podcast, I am learning so much that I could implement in my future clients.
Shukrn abyo wllhi jeclahy barmajkaada iyo talooyinkda wan ku xiranahy waana ka faaidaa wax bdan aniga hdaa wan dareemi jiry ceeeb waxyna iga soo raacdey meesha aan kuu soo gory yarateydii marka waxa la dhihiry karti matihid iyo markaan hdlo il laygu qoslo oo hadalkyga la yaso waanici jiry inaa hdlo armaa lagu qoslaa dhihiri waxaana is dhihijiry waxba maqab san kartit waxaa sameen armaa lagu layabaa kalsooni daro igu dhacdey hda sidii hore waan dhamaa nafteeyda waxaan ka dhadhiciyaa inysan waaas jirin oo ahyd sawir qaldan oo layga dhaadhiciyy hda sidii hore waan ka roonhy sawir fcn iska hysta nafteyda
Haweendumaar tantan baan ta ahay.lakiin heerkaadkaan wax kala sooco waxbadanbaan ii fududaanaayo horumaraayo soo maahan.weeyo badan oo mashaaaaaaalah.yartaan familyyyy
Anoo sakaraad ah baan markii labaad daawaday wlhi culayskii iga kala yaraaday waan is rifayey is maagayey ilaahow iga kara qaad culaskan i daashaday 😭💔
Dhaqankan dhibane ayaan u ahaa ka hor inti aanu ALLAH igu deeqin shilki aan galay shan sano ka hor. Hada se nabaradiisi way igu si yaalan balse ka ladnaaday
Waa xaaladan ku suganahay marwalba laba xaladood ayan la kulma xaga faamigayga waxaan kala kulmaa in aan qiimo lahayn wannagyguna muuqan Biniadmka kalena aan ahay qof wanngsan Kadib aniga naftayda ka shikisan waxan ahayba 😥😓😓😓
MASHA ALLAH WLL QEEYBTA 22DAA OO KALE KU DADAAL IN DADKA KU CAWINTID DADKA XANUUNKA HAYA? DAD BADAN AYAAN U SHARE GAREEYYAY EE MASHAKILKA QABA ALLE HA KU XIFDIYA ❤❤❤❤
Barnaamijkaan wuxu soo baxay xilli aan u baahnaa oo arin dhibaato leh isoo gaartay lkn wlhi markaan dhageystaba qeyb culeys ah baa i dagi jirtay wlhi
Waxan isku darsaday illahay inaa u dhawaado barnaamijkan aan dhageysto
Illahay 80% xanuunkii aan ka dhaxlay dhibkii wey iga tageen alxamdulillah inta I dhimanna wey soo socotaa
Walal xamda illahay abaalkaga jano ha ka dhigo.
Masha Allah wall buga kabadho halkan ka heelikara
Mashallah Hamday🥰 The crazy thing is that my name is also Hamdi and I am psych student🥰💅 I love how you send salutations to our Prophet a lot mashallah🥰 I am obsessed with this podcast, I am learning so much that I could implement in my future clients.
Thanks for sharing Hamda Hussain 😊❤
Mansha alah wll horey u soco.
Wax badan oo faa iida ayan inoo heysaa.
ALAAHUMA BAARIIK.
Xamda qaali one of my fav Human being 🥺🥰
Masha alh inantu hadl cadaa si waafiya ayuu kuugalayaaa
naftayda dhibatooyinka haystay ama soo maray uunba kahadasha thanks sis hamda huseen dadaalka aad umadaaada uhuraysid illhy waxaan kabaryaya inuu aduun iyo akhiraba kugu danbi dhaafo keep going sis
Baramij Aan ka Faa'ido Allaha ku Karaameeyo Walashey Qaali♥️
🔥💝💝💝
Masha Allah aad ayan u jeclahay wll barnaamijyadaada dhamantood faaido ayey leeyihiin
جزاكم الله خيرا اختي
Xagee laagala soo xidhiidhi karaa hamda wll .
Shukrn abyo wllhi jeclahy barmajkaada iyo talooyinkda wan ku xiranahy waana ka faaidaa wax bdan aniga hdaa wan dareemi jiry ceeeb waxyna iga soo raacdey meesha aan kuu soo gory yarateydii marka waxa la dhihiry karti matihid iyo markaan hdlo il laygu qoslo oo hadalkyga la yaso waanici jiry inaa hdlo armaa lagu qoslaa dhihiri waxaana is dhihijiry waxba maqab san kartit waxaa sameen armaa lagu layabaa kalsooni daro igu dhacdey hda sidii hore waan dhamaa nafteeyda waxaan ka dhadhiciyaa inysan waaas jirin oo ahyd sawir qaldan oo layga dhaadhiciyy hda sidii hore waan ka roonhy sawir fcn iska hysta nafteyda
Masha Allah illaahay haku xafido xbbty aadbaa u mahadsantahay 😍
Staagsanahoo socdaa hawlo aakhiro iyo duniba qaas ahaan aakhiro.noloshayda iyo sheekooyinkayga saxah oo runah waan haystaa igu saabsan Nafsad.
Mahadsand marwo qiimo badan Alle haku barakeeyo wallo
Barnaamijkan wuxuu iila mid yahay inaaan dowgii kalumay anoo rajadeydu aheyd inaan dowgii helay hada 🎉❤
Masha allaha Hamda Hussien may Allah bless you sister
Xamdi Illaaheey janno hakugu abaal mariyo dadaalka aad dadkaaga uheeso.
Xaqiiqdii aniga shaqsiyan aad baan ugufaaiiday. Halkaa kawad wallaalo.
Jazakallah walalo hamda.
Halkee kala soo xidhiidhaa
masha allah , alle haku sharfo wlo
Masha Allah abyo waad na dhirigalisaah💯💯👏👏
Haweendumaar tantan baan ta ahay.lakiin heerkaadkaan wax kala sooco waxbadanbaan ii fududaanaayo horumaraayo soo maahan.weeyo badan oo mashaaaaaaalah.yartaan familyyyy
Mashaaaaalah tabaarakalah tusaalee
Naturalyyyyy xornimobaan ahay wadaya ahaan khatraayqarankhayrbadan ahaan yartaan ahaan marwayareeydumarooo.saaid muhiim dumaar ta ahay.yaaah
Walalshey hamda, waad ku mahadsantahy dadaalkaas,
Mahadsanid wllo Allah haku cafiyo❤❤
Anoo sakaraad ah baan markii labaad daawaday wlhi culayskii iga kala yaraaday waan is rifayey is maagayey ilaahow iga kara qaad culaskan i daashaday 😭💔
Exactly what I am suffering from !!!. I have to practice your advice on myself. Thank sis.
@Yusro Mohamed amiin sister
Thankz wlsheyey farxad baan alle kuu weydiiyey labada daarodba❤🎉
Wacalaykuma Salaam Wll Hamda Hussein.
Video faaido leh mahadsanid wll
Thanks you very much for these informative videos. It's safe to say that such information is hardly ever available in the Somali language ♥️♥️
Mahsanid wllshey ❤
Sist mahadsanid, fadlan waxaan kaa codsanayaa Mowduuc kusaabsan Kobcinta maskaxda caruurta iyo tarbiyadooda inaad taxane noo bilawdo, aad baan ugu baahi qabaa because waxaan ahay hooyo heysata 6 kids kuna nool Europe, thanks again.
Shukrn huno
Hamda hussein
Alha ku xafido walalo qaali
Excellent Advice for all Thanks
Shugran Dr Hamdan xussen❤
جزاك الله الف خير
Yaaawaaye.sooo dhawooow wadayareeywadajireeey.cadceeddumarooo lagufarxo.iyaaaa
Dhaqankan dhibane ayaan u ahaa ka hor inti aanu ALLAH igu deeqin shilki aan galay shan sano ka hor.
Hada se nabaradiisi way igu si yaalan balse ka ladnaaday
Masha Allah wlo waxan aad u daneeyaa islamic psychology ga lkn wadanka jaanis waan u waayay qaabkee loo badan karaa
Waa xaaladan ku suganahay marwalba laba xaladood ayan la kulma xaga faamigayga waxaan kala kulmaa in aan qiimo lahayn wannagyguna muuqan
Biniadmka kalena aan ahay qof wanngsan
Kadib aniga naftayda ka shikisan waxan ahayba 😥😓😓😓
جزاك الله خير الجزاء يا أستاذ ة الغالية
keep goin
Waad mahadsanty indr qaali Runtii hadaan helay dawadaydii
Mahadsanid walale mawduc mug weyn
Shukran xbbty😊😊
Mahadsanid Macallin Xamda.
I miss you sister
Macalimadeyda rabi yaxfadak
Jasakalah
MASHA ALLAH WLL QEEYBTA 22DAA OO KALE KU DADAAL IN DADKA KU CAWINTID DADKA XANUUNKA HAYA? DAD BADAN AYAAN U SHARE GAREEYYAY EE MASHAKILKA QABA ALLE HA KU XIFDIYA ❤❤❤❤
may Allah bless you sister 🥰🥰🥰
Go head qli
Farriid walaal wax badan baan kaa faa'iiday xamda.
Sidee looga bogsadaaa dareemaha ceebaalka guduha ku jiro?
Thanks sister
Mahadsanid wllo.
Hamada hussein wallhi daawoyinkad bixineeso waa wxey somalida ubaahanyihin badana dadka xunnunkan aadbu ugu faro bdn yhy psychological problems
❤️🦋🥹
Mashalah
Mansh alla Wllo Qli
Tolow gabadhan mayay aniga ogtahay xaaladayda😢
Diktooriso mahadsanid walaahay waxad moodaa in Fiifiyoowga aniga iga hadlaayo
Hamda, barnaamijka aad ka hadlayso, waxaad moodaa, in uu yahay mid aniga aad iigu talagashay, oo aad xaaladeyda ka war qabtid. Mahadsanid abyo.
Qofka hadal laabtiisa gubaya, in lagala baqo waa mid hadda i haysato. Dadkaas waa waalid ama walal. Inta badan waa isku caburiyaa hadalkii, haddii aan sheegana waa ka shallaayaa kadib feedback xun oo iiga yimaado.😥
Ceeb Dareemid weeyi
❤❤❤
Waxaas waxaan isku Arkey 3 dano kadib
Thanks
Mahadsanid walaalo.
Horusocoto aan hakinin.
Yarta. Facilities tanaatiri nafsad yarta igadheh
Wll ma xanunsantahay😢
Wll ma psychology baad baratay? Allah yaxfadak. Caawa cilmi iga qarsoonaa ayaan iska bartay😂
Intaan soo noolaaba ilaa yaqiina.
🥰🥰🥰😍
❤
M.a
Casharo ka wanaagsan waligay ma arkin