Episode 24: Dhalanteedka Dhammaystiranka | Perfectionism| Kabasho|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @NacfiDumar
    @NacfiDumar 2 ปีที่แล้ว +15

    Taxanahan waa natiijada isbedelka nolasheyda iyo kor u qaadid nafeed aan ka dhaxlay ♥️

  • @Badrah-18
    @Badrah-18 2 ปีที่แล้ว +7

    Rabby haku Sharfo ustaada, in badan baan wax badan kaa faaiday Gabi ahaantaydana qofkalo Cusub baad iga so sartay, Beerka ka ogdoni intad itartay, Sxb dhaw baad utahay ruuxda Gudahayga ahaatay💜🙏

  • @alibashash1271
    @alibashash1271 2 ปีที่แล้ว +4

    illahey haku barakeeyo walaalshey qaalia
    sad umada ad uga faideeneyso Allah ku faideeneyso inshaa allah

  • @shukrijama4063
    @shukrijama4063 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xanuunkii i hayayba maantaan helay Illahay khayr haku siiyo walal xamda Abaalakaaga jano Allah haka dhigo❤ waad ii faaidaysay walahi

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abyo aniga kabasho aad ayey ii caawisay marka mahadsanid💯💯👏👏

  • @salebanjamayassin2028
    @salebanjamayassin2028 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah somalidu qorku intuu nool yahay lama dareen siiyo qiimaha uu leeyahay lkn maalinta uu dhinto ayaa la dhahaa lix hal oo uwada gaaraan goconayaa .Xamda Husein waxaad ka mid tahay dad tirayar oo alle caqligii uu siiyay ka faaidaysatay magaran karo kalmad mahad naqo oo kuu qalanta lkn waxaan ku leeyahay aduunka intaad joogtid sharaf ku joog aakhira alle janooyinkiisa hakugu casuumo

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcm huno hamda Hussein jazzakumallah khayran huno adaa kuu sugayey xalqadaahaaga🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Sihaameyy_
    @Sihaameyy_ ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xamdaay ilaahay ha ku sharfo wax badan oo aan garan waayay baad i fahamsiisay

  • @yaabfajac4812
    @yaabfajac4812 2 ปีที่แล้ว +2

    hamda wllo jazakalah khayr in badan ban sugayay inaad wax cusub soo dhigtay

  • @AminaAELMI
    @AminaAELMI 2 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo duco qabtaay , wllhi ilhey dartiisa ku jeclahay, mar ma noloshada inoga so warantid sida waxbarshadada ,madi io diini

  • @abdirizakahmed1781
    @abdirizakahmed1781 2 ปีที่แล้ว

    Xamda dheeman wllo Alle cilmiga caqliga cimriga iyo caafimaadka hakuudhowro runtii aqoontaadu faa ii do badan baanka helnay ee barmamishkan narcisstiga oo dhamaystiran kasoohadal iyo sida layskaga ilaaliyo

  • @Sirayyanle
    @Sirayyanle 2 ปีที่แล้ว

    Walaalo Hamda Hussein,
    Abaalkaa Janno Noqoy Idam Alle 🤲
    Hablo Kale Oo Sidaada Bulshada Uga dhex Iftiimana Eebe Ha inoo Badiyo
    Oo aan Akhriyin Bes Buugaagta Guraccan Ee Reer Galbeedka.

  • @تمامتمام-ص9ذ
    @تمامتمام-ص9ذ 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll xalqada labad insha allah nala wadag waxyabaha aad samaysay si aad u yarayso
    Perfectionism ka thanks

  • @xuskaallebadichanel1358
    @xuskaallebadichanel1358 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku barakeeyo

  • @Podcast.68
    @Podcast.68 2 ปีที่แล้ว +2

    Kabasho oo Buug ah ma helaynaa wllo

  • @fartuunmaxamed281
    @fartuunmaxamed281 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ban ka barty wllo hamada huseen 🥰😇

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wlo qali

  • @miskiiiBella
    @miskiiiBella 3 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay wllo❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 ปีที่แล้ว +1

    Hamda Wan Ku Salamay Wllo Illahay Ha Ku Sharafo

  • @hamdiali871
    @hamdiali871 2 ปีที่แล้ว

    الللله يوفقك ويفتحها عليك ويرزقك من حيث لاتحتسبين❤️❤️❤️

  • @mohammedmohamud7433
    @mohammedmohamud7433 ปีที่แล้ว

    Xalqadan waxaad moodaa inay si fcn ii taabatay shukran Hamda❤

  • @munamohamed5989
    @munamohamed5989 2 ปีที่แล้ว

    Xamda xuseen qali wan ku salaamay

  • @iqraahmed8159
    @iqraahmed8159 2 ปีที่แล้ว +5

    Abyo allah kuxifdiyo wx yabo badan ikcwsey m.a abayo ❤❤❤💟💗💗💕

  • @xamdimgxmohamud4074
    @xamdimgxmohamud4074 ปีที่แล้ว

    xabiibtii marwalba inaad ila hadalayso moodaa dhagaysigaaga waanba ku raxaysta ilaahoow balaqada iyo aqoonta ha kuu barkeeyo .

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid ustad ❤

  • @zaamnews4717
    @zaamnews4717 2 ปีที่แล้ว +2

    Hamda quruhwanaag ✅

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhalan teed lama yidhaahdo ee waxaa yidhaa dhaan dabangaale xamdaay halkaa dib u eeg.
    Dhaandabangaale waa markaa cadceedu kulushahay ee abaartu jirto marka adoo soco naya aad meel fog ka aragto wax biyo u eg oo wilicwilic laynaya markaa waa dhaan dabangaale.

  • @AbdifatahME
    @AbdifatahME ปีที่แล้ว

    Perfectionism waxaan ka qaaday aniga waagii iskuulka ayaan waxaan ardayda saaxibada nahay ku dhihi jiray wax walbo wax ka ogow taasi waxay i dhaxalsiisay inaan noqdo qof aqoonguud yaqaano micnaha wax walbo aqoon ah ama cilmi iyo garasho ah in aan wax uun ka aqaano, anigoo Qoray buug 1500 su'aalo iyo jawaabo aqoon guud ah , balse beddelkeeda waxaan ka dheefay in aan haddana 100% ama 80% meelna si buuxda focuska u saarin oo aan noqdo qof meel lagu tiriyo aan lahayn ilaa aan isdaba qabtay xili dambe aana ogaaday waxa aan qabo in uu yahay Perfectionism maxaayeelay waxay iga dhigtay qof wax walbo xiiseenaayo inuu barto taasna ibnu aadam ahaana ma awoodid arinkaas.

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid xamdi

  • @bestrong5233
    @bestrong5233 2 ปีที่แล้ว

    Waxan sugeynaa book kabasho ah inshaa Allah

  • @Bashe12
    @Bashe12 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you walaal qaali.

  • @maryamamohamed7407
    @maryamamohamed7407 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah gabar cilmi leh

  • @Siciid04
    @Siciid04 2 ปีที่แล้ว +1

    Gaarhayayaasha dalkoow😁
    Be real not perfect. Mahadsanid Xamda in badan.

  • @khadardacar9455
    @khadardacar9455 ปีที่แล้ว

    Wllo qaali Ala ha ku sharfeee waxan rabaa book ah ogaal Kabasho ah xageee ka heli karaaaaa

  • @husnihajji5344
    @husnihajji5344 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal,( EGO ) episode inoga samee.
    Mahadsnid.

  • @Asiaherse
    @Asiaherse 9 หลายเดือนก่อน

    Much thanks hbbty❤

  • @khadardacar9455
    @khadardacar9455 ปีที่แล้ว

    Dhalaan habaabis laftarkeeda Refeliction waxa weeyaaan waa dhalaan habaabis wllo thnks

  • @crochetfarsamadagacanta9026
    @crochetfarsamadagacanta9026 2 ปีที่แล้ว +1

    Sideeban isku bari karaa inaan isdifaaco? Maxaana iga caawinaya inaan markaba falcelin ka bixiyo hadalada taban ee la igula koco? Labadaa su aal lood iiga sojawaab wllo aad ayaad u mahadsantahay.

  • @ayaanhussein7637
    @ayaanhussein7637 2 ปีที่แล้ว

    Maanta dhibatada i heysata ka hadleysa qof in howl ii qabto kumaba qanco sidey isku leyihiin in lisa saaro jeclahay

  • @Canabcabdi-jd1bd
    @Canabcabdi-jd1bd 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsand byo

  • @dalmar7161
    @dalmar7161 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah❤

  • @muwahipmohamed9788
    @muwahipmohamed9788 2 ปีที่แล้ว

    Anxiety kaso hadl pls

  • @nasrihilowle1137
    @nasrihilowle1137 2 ปีที่แล้ว

    Mid ka mida hablaha loo baahan yahay!!!

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 Markan masamaynkaree bari markaan moral ka uhayo baan samayn anaa idhaahda

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi uman maleynen iney cudur tahay lkn wn daremaye iney wx iga qaldanyihin wexeena igaso raacde anigo yar aya hooyo wxn udiyarin jiray alaabta ee biri waxa ku ķrin lehed hbnki ayn udiyarinaya si ee subixi ugu sameyso si dhib yar we I amani jirtay ilaa iminka wxn isku arkaya wax mel qaldan yaalo hdn arko in aan tosiyo wlipa anigo xanunsan xamda mhdsnd walashey🙏

  • @sacdiyoahmedali4911
    @sacdiyoahmedali4911 2 ปีที่แล้ว

    Dhamaystiranka waan ladhibanahay waxaana u sababaynayaa inan markaan yaraa masuuliyad qaaday oo aan kubarbaaray haddana wax walba oon qabanayo waxaan rabaa inaan dhamaystiro marar badana iima suurtagalayso mar marna dadkaaba isku dagaalna

    • @sundusadan3088
      @sundusadan3088 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll ana way ihaysataa dhibtaasi

    • @habsamegraphics6508
      @habsamegraphics6508 3 หลายเดือนก่อน

      SIDOO KALE DHAMEYSTIRANKAS MASUULIYADDA WAALIDKEY IYO WALALAHEY AYAAN QAADEY WAAN SHAQEYN JIREY HADI AAN SHAQADI KA TAGEY WAXAN WAYEY AMAANTII DADKA WAXANA KALA KULMEY HADALO LIITA OO MASHAQEYSTE IYO WAX NOOCAAS AH ISCANAANASHO AYEY IGU ABUURTEY WALAL SIDEE UGA KABATEY

  • @cabdiraxmaanmaxamuud7813
    @cabdiraxmaanmaxamuud7813 ปีที่แล้ว

    Mirage

  • @تمامتمام-ص9ذ
    @تمامتمام-ص9ذ 2 ปีที่แล้ว +1

    🥺🥺🥺❤️❤️❤️

  • @umuciyaal9619
    @umuciyaal9619 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs sis ciid wngsn

  • @samramahamed5545
    @samramahamed5545 8 หลายเดือนก่อน

    Gaadh-haya dalka😂☝

  • @sadiahirsi3250
    @sadiahirsi3250 2 ปีที่แล้ว

    Thanks🥰

  • @aminaissa7307
    @aminaissa7307 2 ปีที่แล้ว +1

    Sax