Warshadii Kalluunka Cadale - Fish Factory in Cadale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2017
  • Warshada Kalluunka ee Cadale waxay ahayd halbawlaha dhaqaale ee magaaladaas. Siday tahay fiiri.
    The Fish Factory in Cadale was the economic lifeline of the town. See how it's now.

ความคิดเห็น • 47

  • @somalia5328
    @somalia5328 6 ปีที่แล้ว +10

    Wagaas wadanku dawlad lahaa warshado waa weyn ku yaaleen hadana maamula loo qaybiyey mid kasta yadu dawlad ismoodo ilaahay midnimadayadii nosoo celi ilaahay dhibka hanaga dulqaado

  • @malayste022
    @malayste022 7 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh ..kallunku wa waynaa ..wleee nimcaaa fadhida dhulka ...Mhsandiin Dalsoor

  • @cashacabdi7715
    @cashacabdi7715 7 ปีที่แล้ว +6

    I love dalsoor👍👍

  • @toddlerlearningvideos-barc4314
    @toddlerlearningvideos-barc4314 7 ปีที่แล้ว +4

    May Allah bring lots more barakah and prosperity to our land somalia insha Allah

    • @fasahabdi419
      @fasahabdi419 6 ปีที่แล้ว

      Abdihakim Saney insha Allah

  • @nasteexoxuseen4656
    @nasteexoxuseen4656 5 ปีที่แล้ว +1

    Long live to Somalia, our country and thanks to dalsoor Somali soor barwaaqo soor

  • @calishariif5573
    @calishariif5573 7 ปีที่แล้ว +1

    Cadale Maa Shaa Allah, wuu soo noqon.

  • @poetryaddict1
    @poetryaddict1 7 ปีที่แล้ว +3

    we shall rebuild Insha'Allah

  • @coverafrica399
    @coverafrica399 7 ปีที่แล้ว +1

    walahi dalsoor waan jeclahay.idhacad hanoqoto.

  • @fatimaahmed3526
    @fatimaahmed3526 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasoo celisaan

  • @abdikani8998
    @abdikani8998 5 ปีที่แล้ว +1

    dhul wa hesanaa lakin dad waa ka dhimanay Rip somalia

  • @saidawhassan6372
    @saidawhassan6372 7 ปีที่แล้ว +9

    burbur baa ka hadhay beledkeeni wacnayee
    beri samaadkiiye

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 6 ปีที่แล้ว +3

    Somali is Rich country with a lot of different resources but the country doesn't have good people to get the golden opportunity

    • @abdifatahabdalla8428
      @abdifatahabdalla8428 6 ปีที่แล้ว +2

      mohamed sharif you are one of them so try to change the country

    • @zak.886
      @zak.886 5 ปีที่แล้ว

      Abdifatah Abdalla yes i should i start a go fund me to rebuild this place

  • @cfitaaxosmaan2196
    @cfitaaxosmaan2196 6 ปีที่แล้ว

    Cadale 💓
    My dagmadeyda

    • @zak.886
      @zak.886 5 ปีที่แล้ว

      C/fitaax Osmaan love to cadale from degmada caabudwaaq

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 7 ปีที่แล้ว +7

    beesha abgal dhul qurxoon beey heestaan, maasha Allah

    • @nasteexoxuseen4656
      @nasteexoxuseen4656 5 ปีที่แล้ว +1

      Lkn waa cawaan dugaag ah xataa birihii warshadahay cuneen

    • @aadammoha6727
      @aadammoha6727 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nasteexoxuseen4656 yeyna ku wasin

  • @fatimaahmed3526
    @fatimaahmed3526 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan shaqo ehelayaan

  • @ahmedabdishirekeyse9438
    @ahmedabdishirekeyse9438 7 ปีที่แล้ว +2

    DALSOOOR MHDNIIDIIN

  • @naknaknarok
    @naknaknarok 6 ปีที่แล้ว

    Dalsoor shaqa wacan

  • @mohamedahmedabdi4668
    @mohamedahmedabdi4668 4 ปีที่แล้ว +1

    Niohaw dalku warshado badnaayaa meel walbo warshad qorof baa isaga taal alle amarkii dalkaan dib inuu udhismaa rajadiisu aad baan uga yaabanahay

  • @newassong7535
    @newassong7535 ปีที่แล้ว

    Wale jabhadaha wana lug hoyeen ilahey hanaga qabto

  • @Moha-Ali
    @Moha-Ali 7 ปีที่แล้ว

    I used to live cadale.

    • @zak.886
      @zak.886 5 ปีที่แล้ว

      Abdifatah Mohamed what was it like

  • @yuuyu114
    @yuuyu114 6 ปีที่แล้ว +1

    weligiinba xasuus ku noolaada sanaa ahaan jirnay

  • @lupopinero2186
    @lupopinero2186 7 ปีที่แล้ว

    kani waa xaayo kii asalka ahaaa hehehehehehe

    • @safiyogeyre2091
      @safiyogeyre2091 7 ปีที่แล้ว +1

      LUPO pjinro ilahay kugu darshe mxa wye qabyalada waa uwada jeedna inu lahjadas qabo sis/brother ee wax kabaro dalkeenu waagi hore wax inoga sheegayaye

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว +1

    REER BALCAD AYAA IDNKA WADANISAAA, WARSHADII DHARKA, WAX BAA KA, DAMBEEYA, IDINKA, MEEL WALBA WAA FIIQATEENE, YAAHUUU, WADANI MATIHIIN, WAR SHADAAN SI XUN AYAAD U GASHEEN, WAA XARAASHTEEN, DHAXALKII WADANKA

  • @muatafa6949
    @muatafa6949 5 ปีที่แล้ว +1

    Lcgta alshab miya udeqi rabta 😳

    • @nasteexoxuseen4656
      @nasteexoxuseen4656 5 ปีที่แล้ว +1

      Shiid baaba tahay yaa kuu yiri howlahaa ka hadal

  • @angrylion4018
    @angrylion4018 7 ปีที่แล้ว +5

    allow wadankeena nooga qabo shabaabul murtaddiin iyo dowlad ku sheega. dowlad islaami(ha ku qaldamin dowladda shayaadiinta dacish) oo cadaalad sameysa ayaan u rajaynayaa soomaaliya

  • @nugaalgodan7125
    @nugaalgodan7125 7 ปีที่แล้ว +2

    wa goblke cadale ?!!

  • @abdifatahabdalla8428
    @abdifatahabdalla8428 6 ปีที่แล้ว

    Waxay ahayd waxay ahayd maanta dhan naga dhaafa aan ka hadalno hada iyo sidii aan argagixisada isakaga celin lahayn dowlad fiican oo nawada matashana u dhisan lahayn

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 6 ปีที่แล้ว

    5-- 10 WAAD IS TAAHISHAA, WAAYO WARKA DIIRKAAD KA, QAADAAN, BEEN ILAAHADA IDINKUMA, HAYO, WARIYE HA SAXDAA AYAA TIHIIN, OO WAAQICA IYO WAXA JIRAM NOOGU SOOGUDBIYA WAQTIGIINA, QAALIGA, WAAD MAHADSANTIIHIN, DALSOOR BEEN DOONISAARE

  • @abdiazizmohamedkher5887
    @abdiazizmohamedkher5887 6 ปีที่แล้ว

    Kuwan dhulkii uun baanay cunin meeshan warshad kuma taal ee gidaaradii ayay xitaa burburiyeen

  • @queennancy6006
    @queennancy6006 7 ปีที่แล้ว

    Somali Konfureed waxay kaga dhagtay "GEEL BAAN LAHAN JIRAY".

    • @Mohamed-ok2ic
      @Mohamed-ok2ic 7 ปีที่แล้ว

      Markaad hadashid adigana meesha ka soo jeedo raaci.

    • @queennancy6006
      @queennancy6006 7 ปีที่แล้ว

      Googaa? meshaan ka imid dagal kama dhicin kaman Tahriibin ,Dameerna waan leyahy wana Ku faana.

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 7 ปีที่แล้ว +1

      Queen Nancy adba waxba ma haysatid nabaduna buufis baa ka qaaday ood Ina dul taagantahay!.

    • @melaninqueen5344
      @melaninqueen5344 6 ปีที่แล้ว +1

      Queen Nancy lool wax kasta koonfurda ayaa ka heshaa ee iska aamus lee