QIIMAHA GURYAHA IF IYO AAKHIRO AMA XAMAR BILE DEGMADA WATA NABADA EX WARDHIIGLEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @fardlemi8038
    @fardlemi8038 2 ปีที่แล้ว +5

    Wale Hooyada in ay Qof wanaagsan tahay ada Tusaale u ah Masha Allah Diin, Akhlaaq, Qurux, asturnaan Dal jecayl ama wadani nimo Masha Allah Allah haku barakeyo cimridheer cibaado suuban Cafimaad Allah ha kugu Deeqo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @abdirahmanmohamedcilmi2200
    @abdirahmanmohamedcilmi2200 2 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH hagaa dhigo salixad, ninkeeda usabirbadan.
    AMIIIN Amiin Amiin.

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax Qabuurihii hore ee Ex Wardhiogley

  • @DeeqoLuulofficial
    @DeeqoLuulofficial 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haku xafido my queen 👸

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaasheey afnan adan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin keep going my sister shaqo fiican ayaad heysaa guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey afnan

  • @mohidins5248
    @mohidins5248 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah, waa wax loo baahan yahay, laakiin khiimaha noo soo sheeg, waa mahadsan tahay

  • @muminikar5895
    @muminikar5895 2 ปีที่แล้ว +1

    If iyo Akhiro anoo waxaa igu dambeysay 13sani jir ah guryo qurxoon iyo xaafado aad jawigooda deganayd ayay ahaayen aan wasaq lahayn 1985 aan filaa markay igu dambeysay, walow sanadkiba mar aado lakin dhankaan maba aado..... dowlada howl baa sugaysa wlhi..howl ma dhawaa////fikrad ahaan waxan ku dhihi lahaa ajmal chanel hadad awoodo translate oo shaashada samey adigoo caadigaga u hadlaayo...goood luckyýyyy

  • @kowsar156
    @kowsar156 2 ปีที่แล้ว

    Masha ku dhashay xamar bile ❤️❤️❤️

  • @maymuunxagi794
    @maymuunxagi794 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc abaayo waad mahadsantahay laakiin waxaba kama fahmaayo waxaan daganayey cali kamiin marwalban waan tagi jirnay xamar bile laakiin maanta waa isbedashay jiingadna kuma oo lin aaway laamigii waynaa ee tagayey isteeshinka wardhiig lay. Meel walba waa layska dhistay oow basiibaa laga dhigay. Waxaa aniga iigu danbaysay 90kii waxay lahayd jidad waaway oo dhexmar iyo laami ka mara dhinac isteeshinka ama saldhiga wardhiiglay aad ayey uquruxbadnayd. Illahoow nabadwarta nasii iyo dawlad caadila.Amiin

    • @amiirhanad4534
      @amiirhanad4534 2 ปีที่แล้ว

      Ana wlhi hortada la yaabay Xamar Bile sidey ahan jirtay iyo sida muqalkan ka muuqdo isma lahan isbadal weyn ba ka muuqda waliba diif ah

  • @bra9749
    @bra9749 ปีที่แล้ว

    gurigeni aan arkay 🥰😭 xira wadadi dugsiga aan umari jiray aan arkaa
    Mahadsanid abaayo macaan

  • @zvedagtag3563
    @zvedagtag3563 2 ปีที่แล้ว

    Allow nabad badi xafadaas waan ka baqa waayo sida aad ku shegayso ayaan ku maqlay

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 2 ปีที่แล้ว

    Xamar bile dowladii m siyaad barre aa u bixisay if iyo aakhirana shacabka waana run qabuuro ay ahaan jireen

  • @abuzeinnoor6931
    @abuzeinnoor6931 2 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu calaykuum waala masha Allah Today I was so happy to see my My clothes village where I used to always I go to market Sinai waxaan raaba xaafadh misajeka shakha abdi hortiisa xaafadh huuso aadh not the Main Street Please Please can you do it And God-bless you Insha Allah

  • @lalakids907
    @lalakids907 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah abayo thank you i enjoy watching your videos

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah waad mahadsan tahay horay u soco

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 ปีที่แล้ว +1

    Gurigiina Eri AAA kadhex qaylinooyo see cml Eri maaa qabtiin abaayo raaalina ahaaaw

  • @bra9749
    @bra9749 ปีที่แล้ว

    1998 ayan kasoo tagay xamar bille anigoo aad u yar lakiin jecelkan uqabo mailaabin wali saan ukala kasaayo Lee xaafadaan waan ku jeclahay waan imaan Insha Allah Alloow nabad nooga dhig

  • @ahmedjeylani5188
    @ahmedjeylani5188 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw inaba caadi ma ahan. Thanks sacdiyo sharafeey guuleeso waligaa abyo❤️

  • @nadifaaddow2393
    @nadifaaddow2393 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha,Alaah,Rabi,haku,amaansado

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah waa nasab boqorad ah.

  • @saciidohussein5321
    @saciidohussein5321 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @abdiali5750
    @abdiali5750 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo khayr allaha ku siiyo dhulkii wuu isbadalay gabiahanba dhinac a saldhiga boliska ee bidixda ah waxay ahayd guryo dadku leeyahay dhinac a midigta ah waxay ahayn xabalo SAS
    Baa logu bixiyey if iyo aakharo marki dambe ayaa xabali LA dumiyey oo, guryo laga dhisay dabaqyo ah markas ba xamar bila loo bixiyey

  • @abdiadaan4905
    @abdiadaan4905 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walashey

  • @calihiiraancalihiiraan7512
    @calihiiraancalihiiraan7512 2 ปีที่แล้ว

    Asc maasha allaah maanta waxaad kahadleysaa xaafadeyda if iyo aakhiro ama ex hotel xamar bile

  • @ahmedwarsame6315
    @ahmedwarsame6315 ปีที่แล้ว

    Sarahaan waxaa igu danbeesay 2000 xasuus galay thanks

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Waqtigii gaalgale uu ogaday inuyahay maskax ugunashubikaro adun danbe qofku masajkisa doono ugandhes raro oortaada hees raro oortaada gari geel baraabe shaly jareer maheen maanta jareer baayiri

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 2 ปีที่แล้ว

    Asalaamu calaykum maashaa,Allaah quruxeey waad mahadsan ✌

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 2 ปีที่แล้ว

    maashaa allaah allaah yaxfadki

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 ปีที่แล้ว

    maansha alaah keep going sister

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaa leh oo kiraystay kuwa dawlada

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @mukhtaarcaliwarsame6701
    @mukhtaarcaliwarsame6701 2 ปีที่แล้ว

    Mnshllaha

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah❤️❤️❤️

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah sax waaye qabriyo ayay ahayd

  • @cismaandaweel3099
    @cismaandaweel3099 2 ปีที่แล้ว

    Abyo israac ku soodar walal inaa aragno ayaa rabnaa muhiim ii thy israac inaa ii soo duub wll qaali

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah qalanjo igeeya

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa waa obosiibo waaye. Dad majiro guryahaas malaha dowlada lahayd

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah .

  • @kaltumali7250
    @kaltumali7250 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🤩💖

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 ปีที่แล้ว

    Habaryar hooya waa runteed qabuur ayay ahayd lakiin dowlada lahayd

  • @abuzeinnoor6931
    @abuzeinnoor6931 2 ปีที่แล้ว +1

    Yes they used to call that name your mom she's right and the other place the front the Mosque next route in front that I grow I have still have a house 🏠 The people they used to call the house of Arabic people It's a building for 2 floors So please I'm asking please could you just take a just stick a video shot or on that site and I will great grateful thank you for that shot shoot and I'd like to inshallah one day to come back to visit my Beautiful country and my sea in my house.

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 2 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @alibarakow6078
    @alibarakow6078 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaha
    Maasha Allaha💎💎💎🤞🙏🙏💕💕💓

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 2 ปีที่แล้ว

    Dadka degan hantida guud ee isasiiyey waqtigeey meelkale day-dayan lahaayeen baa kagaaray. Iyo inta obosiibooyinka jidadka ka samaystayba.

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 ปีที่แล้ว

    maasha alh

  • @ahmednur413
    @ahmednur413 2 ปีที่แล้ว

    Waa run teed hoo ya daa wax ba Dan bay og ta hay mee sha if iyo aa khi ro da dka ayaa la gu duu gi ji ray

  • @hawoniahmad7690
    @hawoniahmad7690 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal telefankaga ma heli karaa

  • @cabdisalansugulee-wq9nl
    @cabdisalansugulee-wq9nl ปีที่แล้ว

    waxba kaama dhageysanaya qiimahaaga shaki badan iiga jiro

  • @amiirhanad4534
    @amiirhanad4534 2 ปีที่แล้ว

    Xamar Bile dhan waa guryo dowlad afafka hore Cali Kamiin ila saldhiga Wardhiigley dhanka midig moye inta kale waa dowlad wixi dabaq ah mida kale Waa su’aal guryaha Dowlada la kireeyo yaa lacagta kirada qaadanaayo????

  • @cismaandaweel3099
    @cismaandaweel3099 2 ปีที่แล้ว

    Israac so duub bayou

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว +1

    Guriga xamarbila dawladaa leh haday dawladu xoogaysati ninkaan sablroog haysan waa laga saaraa yaa gadanaya waa layaqaan

  • @husseinsalat1083
    @husseinsalat1083 2 ปีที่แล้ว

    Xafadda General Daa'uud ma booqaty. If iyo Aakhiro wa magac hore, waxa jiri jirty riwaayad la magac baxdy magacaas

    • @munamahmed1572
      @munamahmed1572 2 ปีที่แล้ว

      Habaryar wali waa if iyo aaqiro sababtu waa qabuuraha ay ahaan jirtey

  • @cqaadirmohamed3213
    @cqaadirmohamed3213 ปีที่แล้ว

    geed jaceel noosoo sheeg abyo

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma meel aan amaan ahaynbaa

  • @fuadosmanali6576
    @fuadosmanali6576 2 ปีที่แล้ว

    TAARIIQDA xafada xamar bile ayaa la dhihi jiray

  • @Riyoedmon
    @Riyoedmon 2 ปีที่แล้ว

    Xamar bille dhamaanteed dumis wayay ra'yigayga. Lakiin dhulka dowlada qofkii kiro kaqaato lacagtaas xalaal miyaa?

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว

    Xamarbile meelquruxbadan bay ahayd waa maxay obasiibkaan

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 ปีที่แล้ว +1

    Xamar laaamiyaasha maba laxaaqaayo maxaaa waaaye cajiib

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 2 ปีที่แล้ว

    Wcs sister

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    11:33 Waa Arin fiican.
    Qof walba beey Mahiim u tahay.
    Kan laga kireeyay Xataa. Hadii la gaado, Ehelkiisaa la yaqaan Iyo kii Gaaday.
    Xaafad is taqaan Isku Maamul na ah? Soo XAMARJABJAB camal ma aha 91kii karor camal.
    Maanta Biiskaaga baa 2jeer lagaa Gadin?.

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 2 ปีที่แล้ว

    balaayo wasaq badan reer muqdisho maxey ka.wadsn war wasaqeeyey iska hagaaji cidwaliba horteed

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaa kaa maqan Xamar bile ama if iyo Aaqiro in ka hor la dhihi jiray Qabuuraha Janaraal Daa.uud. Baro maanta ka dib maha sanid.

  • @maryami2299
    @maryami2299 2 ปีที่แล้ว

    Ma nin baa xoog ku haysta oo kiraysta kan kiraystay iyo kan laga kiraystay waa wadaleeyihiin

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 ปีที่แล้ว

    Waa been ama laami ha ahaato ama gudaha dowlada iska lahayd.

  • @shaamgroup8394
    @shaamgroup8394 ปีที่แล้ว

    Waad qaldantahay walaaley------ warkaagan qalad badan ayaa iiga muuqdo walaashey 😁 mesha dhul dowladeed ma ahan- ee waa xaa leh dadka dagan

  • @fali2695
    @fali2695 2 ปีที่แล้ว

    😍😍😍

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 2 ปีที่แล้ว

    Run hooyo siday ku shegtay weeye qaburihii inta la dumiyay ayay dawladii siyaad bare dhistay dadki dawlada u shaqeyn jiray ayaa loo dhisay dadku waxay u bixiyen if iyo aakhiro dawladuna waxay u bixisay xamar bila

  • @osmanadan2764
    @osmanadan2764 2 ปีที่แล้ว

    Ma dhulkii dawlada kala iibsanaysaan

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 2 ปีที่แล้ว

    walaal adigo mahad san hadalka badan kuma fiicno cafaimadkaga ka fakir subxanallah hadalka tumsh waaye illahayo

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว

    Xaafadahii aan udeganaanjiray

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    Lakiin Doowlad aan Shacabkeeda Shaqo u heen, They Helaana, Eey Cidooda u dhiibaan.
    Ma Macquul baa in Doowlad-baa ba ah? Ooeey Shacabkeedu Shaqo heen, Lakiin Guriga eey gadanayaan uu ku lacag ahaado 👉 .
    Doowlad eey shacabkeedu Wada Shaqeeyo, Lacag fiican na qaata oo $ah.

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 ปีที่แล้ว

    Gurigiina Eri AAA kadhex qaylinooyo see cml Eri maaa qabtiin abaayo raaalina ahaaaw

  • @fali2695
    @fali2695 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah