TAIWAN IMISA DOWLADDOD AYA AQOONSADAY, WAA TIRA BEEL, FALASTIIN IMISA DAL OO TIRA BEEL AH AYA AQOONSADAY, HADDANA WAXBA KAMA JIRAAN, ILAA AY OGOLAATO DOWLADAHI AY KA TIRSANAYAAN.
Xasan sh. Maxamuud, waxaan u sheegeynaa in uu qosolkan aan macnaha laheyn uu Somaliada ka daayo, Siyaadda Gudaha iyo Dibaddaba siyaasadaada wA inaad adkeysaa si qeexana aad uga gudatid waajibkaada. Laakiin hadal ayaa sheegeysaa maanta berrina mid kale ayaad sheegeysaa taana looma baahno.
Mad kashekaynaysaa aqonsi iskadaye walahi hadaybadbado abalbay ku qabtaa wayo dadkedii baa dab uqaaday somalia ayaa isracaysa insha allah nabadu way iman itopiana way tagi
Allah allah ya allah allah ajudar proteja povos países negros alkabolan negros Somália Etiópia Sudão Ethiopia Eritréia Congo Mali Níger Burkina Faso L'AES allah allah por favor allah allah ya allah allah ya allah allah
Horta waa ka sii daba dheer xabashi 6 maamul goballeed aya noo samaysay haday badeena heshana bartaasay inaga maamulanaysaa so waa in soomaali markaa ha midowdo
Waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan wixii soomaaliya la odhan jiray waxaa lagu wareejiyay ethiopia oo mar horeba kaartada juquraafiga ama maabkii laga bedelay oo lagu daray ethiopia haa wadanku dhammaan waa la gu wareejiyay waana sax sida saxda ahi waa in ethiopia lagu wareejiyo bes sida abiye u hadlayaa waa aragtida saxda ethiopia ma soo ceshan karaan casab haylo maryam iyo xaylo sallaase ayaa eeday oo abiye kuma guulaysan karo saan qabo
Adeerow, dhaadhannimada naga daa o Ethiopia waxey akhrineyso wa huuhaa, waxeyna rabtaa o ay doneysaa iney qabsato Somalia, waxa kalena wa weak justification.
Wax Somaali ahi ma jiraan waa kaa iyaga xabada layskuku dhiibey ee ay ismariyee marka in ay caqli layihiin ayaa la ogaadey markaa Bad iyo Beriba siyar oo fudud baa Cadowkii sojireenka ahaa ay u qadanayaan
Itoobiyo Labo rabitaan ay qabtaa Midfog iyo mid dhow Midka foog waa bad ciidan haday wayso mid qiima janan 2 joogitaanka cidamadeeda ee soomaliyo Sabatoo ah dhaqaale farabadan bey ka heshaa Waxaa a dhici karto dhaqaalahay hada ka hesho in uu dabooli karo qarashka difaaca ee itoobiyo
Nikan abii ah eekudoodayo asagoo nasoo gaadhin seen bad la aan ku noqon karaa wy? aan ciidan usamay asanay wadamo naga baa ku xisaab tamiye anagoo daris ah wy aan uga Qatar nanayna wax dhici kara maaha markuu lahaa baaba qalad ahayd in laga aamuso tijaabadii k1aam bay ahayd tii 2aad wxy ahay markay qariirada afrka kaga dartay somaliya itopia tiri somaliyla itopia yay kamid tahay markii somalidii kacday bay rali galin bixisay aan saas ahayn marka shacab kaa noole saxan mandola wax yaabahaso dhan kama uuna hadan waa noo aamusnaa tijaavooyinkaas ku dayida ah waxa larabay inuu xiirkaba ujaro safiirkisa cay riyo waliba inta aan xasuus nayn baa badan wwuxuu arkay abii nin uusiduu doono kasamaysan karo intuu dhu dhumiyay buu taakiyay xasan abii wuxu arkay in ay somaliya ay bisishahy oo hada uu cuni karo ilaahse madhihin shacabka somaliyed ha kaco wadan kan waa kaniin aad gacanta ku hayso oo galas biyana aad hay sato afood kurido uuni ay kaa xigto xasan af loogama baxsado adin iyo aqoon iyo ficilna War keed daa ilaah hana bad baadsho
Urdukaan Ethopia ma yaqaan hadda ayuuse baran , danta urdukaan waa in uu isku wado Ethopia & Somali mana u suurto geleyso waayo waa Labo Dal oo Colaad dheer ka dhaxeyso oo muddo badan dagaalamaayey oo dhaarsan ilmihii aaba yaashood la diley oo hadda Qaangaarey oo car car ah si ay ugu aaraan !!!!! Urdukan asoon akhrin Taariikhda ayuu rabaa in uu isku qasbo Colaad gaamurtey.
Allah allah ya allah allah ajudar proteja povos países negros alkabolan negros Somália Etiópia Sudão Ethiopia Eritréia Congo Mali Níger Burkina Faso L'AES allah allah por favor allah allah ya allah allah ya allah allah
Adeerow, dhaadhannimada naga daa o Ethiopia waxey akhrineyso wa huuhaa, waxeyna rabtaa o ay doneysaa iney qabsato Somalia, waxa kalena wa weak justification.
Allaah ayaa aqoonsan SOMALILAND ❤❤❤FLYING COLORS FOR SOMALILAND ❤❤❤VIVA THE VICTORY FROM ALAAH ALLAAHU AKBAR,,,ALLAAHU AKBAR,,,ALLAAHU AKBAR,,❤❤❤INSHA ALAAH SOONER RECOGNITION
Besha isaaq walaal aqonsi wey haystan oo wa Somalie haa deqdo tasi
Guul iyo gobanimo suldasnka tv
"Somalia 🇸🇴 totally stay way from Ethiopia 🇪🇹 "
HHhH mesha dowlad maka jirto family mesha hestaan
Somalia-cadow-gudaha-ku-badan....sida-aoo-kale
Wey dhameneysa munafiqinta
Somalia Dadkedi Habaar Ayaa Ku dhacay Waa Dadka iyaga Isku Dhagan Iyagaa Isku Xoog Badan Lkn Aragti Dheer Malahan Maxa idiin Diidan Inaad Fishinkina Midaysaan Maxaa Idiin Diidan Qayrkiin Siduu U Fikiraayo u Fikirtaan Miyaydaan Damiir Lahayn Dhulkiini Ayaa Ladoonaya In Laydinku Taliyo Maanta Wali Jaanis Baad Haysataan Waar Hoy Is Daba Qabta Awow Yaashen Hub Fiican May Qabin Aqoonta Hada Haysano May Qabin Lacag May Qabin Maanta Wax Walba Waan Haysanaa Lkn Damiirka Qabki Shafaki Somaliyeed Meel u Inaga Aad Ma garanayno Hada Hadii Sidan Ku Sii Socotaan In Laydin Kumaysto u Diyaar Garooba Waar Somaalidu Waxay Isku Hayso Wax Aan Ka Heshiin Karno Dalkeena Han Dufaacano Umad Yahay Somaliyeed.. SIDA KHAYRKALE RAXMANOOW SOMALIA GUUUUUL IYO GOBONIMO
Suldaanka
Hambalyo from Hargeisa
😂😂
Asc Nin waliba oo madax noqda Taarikhda ayaa xasusan doonta shar,iyo kheyer wuxuu ka tagay
DARISKAAGA BAD LA ISKA SIIYO, WAAYO HABEENIMO AYEY KU SOO LUGEYNAYAAN, HESHIIS WAXA LALA GALA DALAL AAN KU DHOWEYN.
😂😂😂 SULDAAN KAVWA JAAJUUS. DOONAYO IN ITOBIYA BADA LA SIIYO.
Ciidan badeed oo itobiya leedahay
Hadayba bada heena cagta soo geliyaan wayba naqab sanayaan cidii
Yeeshana caqli maba la han ee ha la ogaado
Turkiga haka baxo siyaasada somaliya.
@@mohamedadil887 turki xornimada dalka somaliya iyo xuduudaheeduu kasaxiixay abey ee anagaa waalan waxna dhacsan karin rageenii naag maseyrsan bay la mid noqden
waar bal noosheeg si aan isaga celino cadaw hadii aan inagu is cunayno?
😂
Soomaaliland ha warata
Wahn athi lee soqorto abti😂😂😂
😂😂😂 SAYLAC. SHIDAAL BA KU JIRO. DAGAAL BA KA XIGNA.
اتوبيا محتله اوغادين وتتفاضال شون السوماليه
TAIWAN IMISA DOWLADDOD AYA AQOONSADAY, WAA TIRA BEEL, FALASTIIN IMISA DAL OO TIRA BEEL AH AYA AQOONSADAY, HADDANA WAXBA KAMA JIRAAN, ILAA AY OGOLAATO DOWLADAHI AY KA TIRSANAYAAN.
Ciidanah lamasin Bad cidamodu waa koowaa difacaay dalka somaalia been dhaafaah❤😂😂🎉😢
Fiiri cadawga 1aad oo eey somaliya eey leedahay waa mareeykan soo baara warkeeyga
Xuduudka kenya iyo kismayo udhaxaysa halasiiyo hadayba hirgasho
Sorry
Wllo Doqonimo ayaa ka muuqata sxb warka nocan waxba kama jiraan .
Warkaagu waa inaad cadeeyn wu heshid waa laga fiican 😮
😂😂😂 SULNMDAANKA WA BEEN TOOW. BORARKAAS. WAXA KU QORAN
.
FREE. OUR LEADERS
❤waa ma baaqato lakiin weynaha wakiilkeena ah waxay umuuqataa inaynu noqon doono falastiinta afrika kala daadsanaanteena nugaylkeena ukala xanshaqeena waa ku qasban nahay gacanta cadowga iyo guuldarada gumaysiga amxaarka amxaaro la aragyaaba ferenji xaaji
Waa.sax.somali.doqoninadeda.weeye
Xasan sh. Maxamuud, waxaan u sheegeynaa in uu qosolkan aan macnaha laheyn uu Somaliada ka daayo, Siyaadda Gudaha iyo Dibaddaba siyaasadaada wA inaad adkeysaa si qeexana aad uga gudatid waajibkaada. Laakiin hadal ayaa sheegeysaa maanta berrina mid kale ayaad sheegeysaa taana looma baahno.
Bent daf abtii wahth views ee😂😂😂
Mad kashekaynaysaa
aqonsi iskadaye walahi hadaybadbado abalbay ku qabtaa wayo dadkedii baa dab uqaaday
somalia ayaa isracaysa insha allah nabadu way iman itopiana way tagi
10:34 10:39
WAXAASO DHAN, WAXA SOO AF JARI KARA, DOWLADDA SOMALIA, IN AY ITOOBIYA WAXBA LA SAXIIXAN, IYAGOO QAYANO QARAN KA FOGANAYO.
Waadba sheegtay ee magac miyaad qarisay
Dadka somaliyeed
Dhibka ahaystaa,
Waa hogaan xumo iyo cadaalad oo dhimatay.
Nina uguma ordain kursiga inuuvwadan dhiso ee waa inuu hanti kahelo .
Ninna ku ma ordinary wadan burburay hogaan kiisa haduuyahay qof iimaan leh oo masuuliyaddu dhibayso ee wuu ka baxsan lahaa.
Iimaan laawe diin laawo, xaaraamiyiin wata ayay shacabku sacabka utumaan!
KOLBA ARIMAHA BADU WAA KUWO CADAYNAYA IN ITOBIYA QAADAN DOONTO DALKEENA😢. XASAN DALKA HALAGA QABTO❗️ SOMAALI HURUDOY😢
Seylac iyo lughaye waa dhul soomaaliyeed ma aho dhul ethiopia Soomaali Soomaali baa leh abiye quti riyada daa
Allah allah ya allah allah ajudar proteja povos países negros alkabolan negros Somália Etiópia Sudão Ethiopia Eritréia Congo Mali Níger Burkina Faso L'AES allah allah por favor allah allah ya allah allah ya allah allah
Turki bad marabo maraykan bad marabo ee ithiopian xoog naguma laha awoodna uma isticmalayaan
Doqon waa noocan war sheeg
Turkiga, Abiy, ha soo daayo.
Waxaan kala qaadno ayaan leenahay.
Maxaa qarisay oo maxaa kuu qarsoon hadaad sheegtay halka ayka soojeedaan. sababo abnina waa leedahay
Aqoonsi, mabixin karto Ethiopia, haday falkaa gasho,
Ayadoon lagaadhin wadama badan oo qabtol ah,
Erteria, somalia sodan Egypt ayaa aqoon Sandown Tiree,
Wadbashegtaye wadnaqarinaysa masuul
Canada malahan bada somalia marecan na malahan abii af ur badan riyadeda ayad ku jiree inta wadku kaga imanayo
Hhhhhhhhjjjjjj camerada waa laguwashaa watanaa
Etiobiya iyo soomaaliya waay iskaashanayaan. Etiobiya dhul ay umarta badda cas bay heleysaa. Dowladda soomaaliyaana waxaa loo qabanayaa jubbaland
Ma aragti xumiid lkn jublland sithas futhud lomaqawan karooo
Muxuu been soo uruuriyay toloow saw qabasho uma baana ninkan😂😂😂😂😂😂 16:03
Horta waa ka sii daba dheer xabashi 6 maamul goballeed aya noo samaysay haday badeena heshana bartaasay inaga maamulanaysaa so waa in soomaali markaa ha midowdo
Itoobiya hadal jilicsan halaga daayo waa in wasiirka arimaha sibada fadhiga kakacaa aduunkana usheegaa daandaansiga itoobiya saaxibada aduunka aankuleenahay iyo kuwa cadowga itoobiya waa in lalakaashadaa turkiga shinac ayuu ujanjeeraa wax fahma.
Haday sidaa dhaheen itopia waa run waxay udooratayna waa run hadY usuur gasho marka waxa fiican in mw uu kanoqdo haduu saxiix kle dhiman yahayna uuna saxiixin oo udiido hadii kle Somalia god bay kudhac day aan kasoo noqod lahayn waana udaba fadhiisan doona wadankoodhana wY isku balanchine doontaa
Casab naa mahelayan eeyda eeydu dhashay ee yuhuda Africa oo ah kuwi kacbada ilahay weyna jabi donan ilahay bana quranka ku shegey
Meel laga duulo mahayno oo dariska laga weeraro taas waa edebdaro abey bad muurabee waalidiisii iyo caqli xumadiisii buu Abeya la carcararayaa
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa berriga iyo badda lughaya iyo saylac waxay u doorteen arrimahan:
2.0. inay ka weeraraan xuutiyiinta xidhay baabul mandab oo ay burburiyaan.
3.0. Dawladda ethiopia ma rabto dekedda ganacsiga oo kelliyaatta.
4.0. Waxay doonayaan meel ay ka weeraan baabul mandab iyo xuutiyiinta xidhay meeshaasi.
5.0. Waxa taageeraya dawladda faransiiska dawkadda UK dawladda UAE/DP World iyo dawladda yuhuudda.
6.0. Arrintani marnaba ma anfacayso dawladda djibouti iyo dawladda somaliland.
7.0. Xutiyiintu waxay awood u leeyihiin inay burburiyaan dekeddaha djibouti dhammaantood.
8.0. Waxay awood u leeyihiin inay burburiyaan dekedda berbera kana dhigaan meel aan jirrin oo digada iyo dambaska noqota.
9.0. Cid kastaba oo soo gasha badda cas amaba badda kaletto ee gacanka cadmeed waxay awood u leeyihiin inay burburiyaan oo ka dhigaan meel aanay waxbaba ka jirrin marnaba.
Ayaga dhul ayey naga heystaan ha soo celiyan xoriyada soomaali galbeed
Poor Ethiopia can run to any white country they want but there is no sea not today or tomorrow is the next thousand years to come
Waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan wixii soomaaliya la odhan jiray waxaa lagu wareejiyay ethiopia oo mar horeba kaartada juquraafiga ama maabkii laga bedelay oo lagu daray ethiopia haa wadanku dhammaan waa la gu wareejiyay waana sax sida saxda ahi waa in ethiopia lagu wareejiyo bes sida abiye u hadlayaa waa aragtida saxda ethiopia ma soo ceshan karaan casab haylo maryam iyo xaylo sallaase ayaa eeday oo abiye kuma guulaysan karo saan qabo
Ethiopia injirey doonimayno waa Baahi doonimayno
Erdogan WaaNa qa
Yaantay Laakin
Somaliweyn Waxa
Ee Unoqotay Cashar
Urduqaan waa gumayste cussub oo carab cil u qaba oo la baabiiyay boqqor tooyoyin koodii
Haadd waanaaf la caaridm rabaan yuub kamid nodsan hadaaba AXA s/laan waainay tuurtaaa safarada turkiga ee hargaysa 24our in looqabto
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia marnaba lama siinayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac.
2.0. Waxan dhahayaa dawladda ethiopia waxay xaq u leedahay inay tegto assab iyo musawac oo xaq u leeyihiin.
3.0. Hase yeeshee ciidanka badda ethiopia ha tegaan assab iyo musawac .
4.0. haddii kalkeetto hooyadood ha u geeyaan iyo xabashida uskaga ah.
Adeerow, dhaadhannimada naga daa o Ethiopia waxey akhrineyso wa huuhaa, waxeyna rabtaa o ay doneysaa iney qabsato Somalia, waxa kalena wa weak justification.
Itoobiya say isugu hankartaa saaxibtinimada turkiga iyo faransiiska???
Ha midowdo somaaliya inta aan la odhan. Car juuqdheh
Cidna lama xoogo karo waxaa ha noogu sheeksun
Lahjada diblumaasiyada rayidku ma fahmayan ka joog
Badayada yuruboo dhan haday qayliso cidi kusiin maayo dhulka somaliyana inuu xor yahay oo uusa maquunin karin xoogna isticmaali karin asagaaba laga saxiixay galinka shanaad baanu kasoo ceshan doonaa
Soomaaliya hurudooy Dad dhulkooda loo tashanaayo ee ayaguna isku tashanaayo Qabyaalad isku xasuuqay kuwana Diin isku xaquuqay waxaan leeyahay dhamaan tihiin cadowga ayaa uwada shaqeeyseen ama Diin sheeego ama qabiil sheego ama maamul gobol qabiileesan sheego koleey Itoopiya weey qaadatay Badaaas ee macsalaamo sababta America Canada iyo Fransa ayaa garab buuxo u ah Itoopiya Soomaaliyana waa meel eber ah oo ayagii isku riiqmay uun waa dadka ugu liiito aduunka Byeeee Soomaaliya ani waa idinka quuustay ee iska samra waa xaal aduun
Kkkkkkk,turki abii ma u diidi karaa,abay soomaali ma aha
Waxayku.sodushay.somalid.
Waabad sheeegtee
Ethiopia 🇪🇹 ebiye down
Xasan.maxamuudm.usheega.waxwalba.hunguri.xumaa.u.geyneysa.suldaan.usheega.hanfade.xasan.tuug
Wax Somaali ahi ma jiraan waa kaa iyaga xabada layskuku dhiibey ee ay ismariyee marka in ay caqli layihiin ayaa la ogaadey markaa Bad iyo Beriba siyar oo fudud baa Cadowkii sojireenka ahaa ay u qadanayaan
Turkigu muxu bixin kara muxuse diidi kara xagu haystey turkigu
Wariye,
Maxaad qarisay, mar hadaabad sheegtay inay shirka kanada kaqyb galeen Somali na yihiin dadka warka idiin soo tabiyey? Sidaa miyey kulatahayay inaad dadkaasi hadiiba ay jiraan onaad wax uqarisay?
Wax badan baa kaa dhiman inaad noqoto wariye wax qarinkara, warna sheegi kara,.
Maxaa yeelay wariye adookale ah maaha in warsir ah lasiiyo.
War jaajuuskan wadanka benta ka shegaya axmarada wa kadaranyahay wa in la so qabta awey Niisa iyo wasarda warfaafinta risaqdi ayaa mel xun ka gashay
Badu ma samad waxage shega
Somaali isma og isku maqan lagu maqanyahy waxbaa salag salagleh ilaahow somaali u hiili iyada is ogolaysii
Raisulwasaraha somliya waa itobiyaan xamse cabdi ninkaakaan ayaa u fududenayaa wax walbo itoobiya xasan sheeqna waa ganacsi bada ka ganacsada
ITOOBIYA WEY BURBURTAY, ABEY AXMAD, SILAC AYU ADDIS ABEBA KU JOOGA, MA FOGA WAKHTIGU CARARI DOONO.
Itoobiyo Labo rabitaan ay qabtaa
Midfog iyo mid dhow
Midka foog waa bad ciidan haday wayso mid qiima janan
2 joogitaanka cidamadeeda ee soomaliyo
Sabatoo ah dhaqaale farabadan bey ka heshaa Waxaa a dhici karto dhaqaalahay hada ka hesho in uu dabooli karo qarashka difaaca ee itoobiyo
😂😂😂 ITOBIYA WA CADAW MANA SIINEYNO BADDA. SAYLAC SHIDAAL BA KU SHURO
Soomaaliya badda shaqo kuma laha waxa badda cas iska leh jamhuuriyadda somaliland sidaasi darteed Jamhuriyadda somaliland aqoonsi dhab ah ayeey leedahay laguna dhawaaqi doonno bisha janvier oo dalaal badan ku dhawaaqi doonaan ,heshiiska MOU ee Éthiopia markaasi ayuu hirgalayaa inshaa allaahu siddo kale Soomaaliya waxa laga rabaa sharcigii dawladnimo iyo aqoonsiga ay haysato nooca yahay xîiga ay qaadatay iyo dalka ka qasdatay iyo xuduudaheega caalamiga ah oo qaramada midoobay yaala hhhhhhh maaamaa way socon wayday hhhhhhhhh
Warkaaga waa sheeko xariir
Ninka caytamaya oo awooda noogu faanaya yaa badsiinaya
Nikan abii ah eekudoodayo asagoo nasoo gaadhin seen bad la aan ku noqon karaa wy? aan ciidan usamay asanay wadamo naga baa ku xisaab tamiye anagoo daris ah wy aan uga Qatar nanayna wax dhici kara maaha markuu lahaa baaba qalad ahayd in laga aamuso tijaabadii k1aam bay ahayd tii 2aad wxy ahay markay qariirada afrka kaga dartay somaliya itopia tiri somaliyla itopia yay kamid tahay markii somalidii kacday bay rali galin bixisay aan saas ahayn marka shacab kaa noole saxan mandola wax yaabahaso dhan kama uuna hadan waa noo aamusnaa tijaavooyinkaas ku dayida ah waxa larabay inuu xiirkaba ujaro safiirkisa cay riyo waliba inta aan xasuus nayn baa badan wwuxuu arkay abii nin uusiduu doono kasamaysan karo intuu dhu dhumiyay buu taakiyay xasan abii wuxu arkay in ay somaliya ay bisishahy oo hada uu cuni karo ilaahse madhihin shacabka somaliyed ha kaco wadan kan waa kaniin aad gacanta ku hayso oo galas biyana aad hay sato afood kurido uuni ay kaa xigto xasan af loogama baxsado adin iyo aqoon iyo ficilna War keed daa ilaah hana bad baadsho
Urdukaan Ethopia ma yaqaan hadda ayuuse baran , danta urdukaan waa in uu isku wado Ethopia & Somali mana u suurto geleyso waayo waa Labo Dal oo Colaad dheer ka dhaxeyso oo muddo badan dagaalamaayey oo dhaarsan ilmihii aaba yaashood la diley oo hadda Qaangaarey oo car car ah si ay ugu aaraan !!!!!
Urdukan asoon akhrin Taariikhda ayuu rabaa in uu isku qasbo Colaad gaamurtey.
Turkey 🇹🇷 erdogan down
Deris waynu nahay laakiin. Gumaysi ayaad weli dhu. Soomaaliya leedahay. Oo gumaystayaashii. Qarbigu gacanta kuu geliyeen. Ayaad weli haysataa. Maraykan. Iyo Chana. Dhul. Nagama. Haystaan. Derisna ma nihin. Itopia lkn deris dhul naga haysta weeye. Markaa. Ma dhici. Karto. Inaanu badna kuugu. Daro. Caqlina. Maaha. Tdaasi
War beenta umadda ka daa sir itoobiya cid kuu shegaayso majirtee
Away kuwi somaland isku shegay away itobita wa walahen malinka itobitan kentan dhulkina o ay idin so qaxayan malinlas oganeysan walalkina dhata ah
Bal wuxu ku hadlayo eeg waa itobiyan afsomaliga bartay
Sababta waa adiga waxaad dhacdo oo aad qaadato qiyaanana waad wadataa marka waxba laguguma aaminikaro
Beenta inoomiis
Teeda, kale waxaad noo sheegtaa Xamar ma abgaal & habar-gidir ayaad umaleyneysaa. SOMAALI OO DHAN AYAA DEGGAN, jareer & jaleecba. Xamar 1950 ilaa 50000 qof ayaa deganneyd. Qiyaastii abgaal waxa xamar kaga badnaa jareer beesha abgaal.laakiin hadda waxaan u jeednaa Somali oo dhan ayaad mas'uul ka tahay waa inaad caddaalad u sameysaa dad Soomaaliyeed.
Beenaale. Ayatahay. Hadii. Aad run sheegayso. Hebel. Dhejh. Laakiin. Haisku. Qabanin Deegaanka. Oodhan
Darood iyo Hawiya iyo Isaaq isku dagaala kuligiina Ethiopia ayaa idin talin doonta
Waa beentaa waana quraafaad aad iska dhaadhicisay beenaale
Wariye beenaale ah
Beenaale