Suldaan xasan iyo ethiopia way ku kulmeen jabuuti cadayn baan u hayaa. Waxaa laga wada hadlay ciidanka ethiopia oo uu xasan ogol yahay laakiin shuruud ah in ay ka hawlgalaan shabeelada dhexe kaliya wayna ka diideen. Mida kale waxay ahayd ka nolosha moukii muuse ethiopia way ka meer meertay.
Mahadsanid suldaanka tv
Suldaanka Wariyaha Shanta soomaliya guuleeyso
Suldaanooe waad mahadsantahay
Samee doorashooyin ku baraarugsan deegaanka si aad u ilaaliso kheyraadka jiilalka mustaqbalka. Jigjiga and HUB horn of Africa. 🇪🇹🇩🇯🇸🇴🇰🇪
somalia danteda kaliya hafirsato jabuti idya ha is xaliso
Domain 😊
itopiya marab no
Asc wan kulajooga
MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR GELLE, WAA SIYAASI BISIL, WA SOMALI AAN MARNABA SOMALIA QAAINEYN, WAR XUMA TASHIIL MD. GELLE WAXBA LOOGAMA QAADI KARO.
Caqabada ay Soomaaliya Ka socon la,dahay waa Ismaaciil Cumar Geele
Abey kibir iyo santaak ayuu ku jira kadib marku Buurtay XASSAN
Djibouti china iyo us way jogaan o iyaguna dana gaar ah ku leh.
ABEY WA ALKOOLISTE WAASHAY, ISAGABA, ALBAABKA ADDIS ABEEBA LOO TAAGAN YAHAY, XASSAN SHEKH IYO BALCAD NACASKA LA YIRAAHDO RUNTA HA LOO SHEEGO.
Ninkaan wariyaha oromo miyaa??!!
Cusmaaciil cumar geelle ku lahaa!!
Ismaaciil not cusmaaciil!!