DEG DEG Wafdiga Masar & Itobiya Kulanka Moqdisho, Marakiibta Masar oo xeebaha somalia....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 34

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Itoobiya marabno
    Masar ❤❤❤❤

  • @YusufDagane
    @YusufDagane 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allow naga badbaadi cadaawaha dalkena kuloolama allow adiga agoodleh oo amaantaada lasokoobi Karin yaarabi yaaraxman
    Yaaxayun yaaqayum

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sh. Haddaanu masar iyo itoobiya heshiisiin karayn waa ku siyaasad xumo iyo daciifnimo in uu labadoodaba waddanka ku hayo

  • @XaawoKadawo
    @XaawoKadawo 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc suldaanka tv muhiim maahan anaga inaa Ethopia wafdi udirno ama aan raaligalino waxa kaqaldan magaranayo madaxda soomaliyeed wasidey aniga ila tahe ilahow uur noo bixi ijaabo leh

  • @SharifAbdul-in3cu
    @SharifAbdul-in3cu 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Culusoow, Cali Balcad iyo Sanbaloolshe waa Jawaasiis Itoobiya u shaqeeyo oo aay Faro ka haayso! From Baardheere

  • @CarabCabdilaahi-c6r
    @CarabCabdilaahi-c6r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suldaankatv mw xasan wuu isku daboolay foosto ha is casilo haduu ninyahay diyarado yey kabahakaga dhamaadeen

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MADAXWEYNE XASSAN, WA QOF MASKAXIYAN JIRRAN, CALI BALCAD WA JAAJUS ITOOBIYA, NIMANKAAS, HADDAN QARANKA LAGA GAARIN, SOMALIA DAL XABASHI LEEDAHAY AYEY NOQONEYSA,.

  • @Ahmedabdi-g1h
    @Ahmedabdi-g1h 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Awooda masr si

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC waxaa qalada in Ethiopia lagula gorgortamo ciidamo Somalia keeneyso ama jooga hadda in ay joogaan,Ali balcad waxaa fiican in uusan Ethiopia inagu jujuubin ma dooneyno Ethiopia in ay waddankeena joogta ina ay waxaan aheyn derisnimo inagu darsato,maxaa Ethiopia wadankeena lacagta loogu gelinaya, waxaan ahay gabar Hawiye ah ma dooneyno Ethiopia,ma dooneyno Kenya oo hadda suuxsan ma dooneyno,ciidama kale oo sii joogga Somalia ciidamadeena ayaa inagu filan, Ethiopia sharteeda Allah ha inaga qabto MD Ali balcad iimanka ALLAH gelsho waxii ay Ethiopia ka doonayaana meel kale oo ka kheyr roon Allah ha uga sahlo, Aamin Allaha aqbalo Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴❣️

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Love 🇸🇴🇧🇪🧕🏻😭😭😭🧕🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masar baa addunka ugu fuleysan.
    Ma masar baa etiobiya hor istaagi karto

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kooxda dalxis shaqo

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suldaan fadlan naga daa wararka xasan waxyaabaha uu sameenayo waa wax laga argagaxo iyo fool xumo iyo karaamo daro uu u soo hoyotay dalka iyo qaranka soomaaliyeed.

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan makala hadlay Abii Axmed mustaqbalka soomali galbeed????

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa maamul xumadaas ninanka meesha jooga .mexeey itoobiya ku falaayasn

  • @AsliSharaf
    @AsliSharaf 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War nimanka soomaalida ah axmaro jecela acubilah.

  • @CashoCiise-s8p
    @CashoCiise-s8p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xana muogoan malhan

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawlada somalia maxa uu didey iney dhisato cidankeda
    Dee xasan sheekh aya burburiyey sow maha haa dhafo mesha

  • @AsliSharaf
    @AsliSharaf 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War shacabka wax lamawaydin hayo miya ?war ciidan Ethiopiyan ah maa rabno.

  • @SafiyoAbuukar-xz6pq
    @SafiyoAbuukar-xz6pq 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethpa iyo masar ayuu dhexdhaxad uyahay iyo anagaba biyo xireenka ayaa lagahadlayaa iyo badaba

    • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
      @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sax waxaa fiirsada qol afcarbi ku hadleysa waxay sheegeen in biyah wabigii loo soo daayey had gorgortan uu socdo...marka somaliya allaa umaqan

  • @mohammedkeinan8040
    @mohammedkeinan8040 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaanse ilaa iminkan laogeen mesha aad sida dhata ah kudambeyey m o u sharcidarada ahaa m xasan ha iska socsocxa. Hana iska hadlo laakiin haddi aankhadamin nahay shacabka soomaaliyeed tuhun ayaanuqabnaa

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weli qas ayaa socda iyo iska daba wareeg

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ar dowladaan maxaa ka qaldan mase anaga(shacabkaa) sanbuus 4 gees ah noola diraa,
    Maxaa loogu qulqulaa addis ababa mw ilaa wasiir,.
    Ma ninka danta leh miyaa loo tagaa mise midka laga leeyahay.
    Waxay lamid yihiin nin lacag deen ah aad ka rabtid misana aad leedahay ii imaaw.
    Itoobiya dan nagama lehe waxay soomaaliya itoobiya ka rabto ma lasheego.

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    soomaaliyeey ciidamada soomaalida yey aaden badacas xuuti ayaa masar u wadaa iney la dagaalamaan kuna dhamaadaan oo ciidankiisa soomaaliya ciidan u noqdaa waligood waa isticmaar cusub uu mareykan la ogyahay siisi masar ayuu ku fashilmey oo maxkamad ayaa sugeysa malaayeena wuu dhacay xuutina kanaal suweys iyo badacas ayuu ka xirey shacabkiisii banaanka ayey bazhi ula soo baxeen ayagaana leh hanaloo xukumo dilna ha lagu xukumo carabtii iyo muslimiintiiba wey ka goeen carab waa hore ayey iskasoobixisey muslimiintana i nuu caawiyo falastiin oo albaabka u furo si biyo cuno daawo wuu diidey soomazliya inuu gubo ayuu ku badbaadayaa dadkiisaa yiri

  • @Saido-j4o
    @Saido-j4o 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War Baster Eey eh Been Badan Ayaa Tahay ee Beenta Aad Mar Walbo ka Been Abuureysid President Hassan Sheikh Mar walbo Midiya isku xishoo Adigoo. Reer Badiyo eh ee israqad Aan TH-cam eh

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalxiis yawo

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bal maxaaka maqn nimankan itoobiya kuwaashay xaraashlayaasha dalka weeye nimanku umadidalka lahayd waxbaa saaran maba hadli karayaan mala tiihbaa kudhacay dadkan

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Neefyahow dadka beenta ka daa Ethiopia iyo maser iyo Eritrea midna dad kaa dhigimaayo waxad tahay haber dhaliweyday allelo ku waalatay.
    Cudurka kaa gala fartaa haddii laga gubo dhameer dawada lama gaadhayo

  • @mohammedkeinan8040
    @mohammedkeinan8040 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaanse ilaa iminkan laogeen mesha aad sida dhata ah kudambeyey m o u sharcidarada ahaa m xasan ha iska socsocxa. Hana iska hadlo laakiin haddi aankhadamin nahay shacabka soomaaliyeed tuhun ayaanuqabnaa