Calamadaha Jinnul Caashaqa Lagu Garankaro Iyo Cilaajkiisa Yey Ku Dhaafin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ค. 2021
  • ##sheekh#riimi#channel##

ความคิดเห็น • 91

  • @siciidkayse5488
    @siciidkayse5488 3 หลายเดือนก่อน +4

    Alle ayaan Kudhaaratay Cawa 23 Ramadan Intaa markaan sameyey Gacntaydu waxay u dhaqaday siday Koranto ku dhegtay Surah Nuur markaan akhrisanayo Waxan Dareema Aydaha Qaar Jidhidhico alle Ayaa Awood Iyo Cilmiba U sugnaadeen

  • @fatuushvlogs4305
    @fatuushvlogs4305 7 วันที่ผ่านมา

    Shiikh umu sibyan si loo cilaajiyo noo soo gali khayr Allah ku siiyo

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 10 หลายเดือนก่อน +9

    Wan qabaa wlhi ani dhan Isla dhaqaqay wana idhibay Alle qofkastoo muslim ah Oo qabo ilahow ka dulqaad yaarabbi anine ilahow icaafi 😢

  • @YaxyeAxmed-xn7ej
    @YaxyeAxmed-xn7ej 17 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka calamada haas wan arke xaas baan ahay quran baah isisaray dhawan ma arkin alxamdulilah shugran yaah sheyq

  • @mustafmoalimmuxudiinkaraam7820
    @mustafmoalimmuxudiinkaraam7820 2 ปีที่แล้ว +4

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل

  • @queenmaryan6365
    @queenmaryan6365 ปีที่แล้ว +4

    Suuratu nuur ayan kucafimaday dhagaha ayan gashan jiray shiiq xabadu sowdana wan kuqacin jiray kadib alx wuuiga baxay

    • @faafumoxawo2286
      @faafumoxawo2286 ปีที่แล้ว

      Asc abyo maxaa isku arkijirtay

    • @Dulmar143
      @Dulmar143 11 หลายเดือนก่อน

      Macaneey si fiican noogu fahfaahi fadlan waaan la dhibay, xabadu sowda sidee u isticmaashay iyo suuratu nuur xbbti

    • @user-zw2yu2gw5l
      @user-zw2yu2gw5l 4 หลายเดือนก่อน

      Qalbiyee noosheeg waxada samasay oo fahfahsan

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 2 ปีที่แล้ว

    Jizakumullahi sh riimi

  • @shaadiyoclaahi9615
    @shaadiyoclaahi9615 5 หลายเดือนก่อน

    Amiin yarbi

  • @sacda323
    @sacda323 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh riyadayda dhan waa wax is fuul fulaya iyo galmo ama ani ha ahato ama dadkale oo wax samaynaya ana aan daawanayo ha ahatee allah swt hanaga caafiyo aniyo intii ila mida 🤲😢

  • @ahmedadan845
    @ahmedadan845 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @safiyayasin7946
    @safiyayasin7946 ปีที่แล้ว

    Allah hacafiyo intii xanunsan

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 ปีที่แล้ว +3

    Walahi wa wx aad u xun waxadan arkeyn ku taabanayo allaha naga qabto dhaman ten inta qabtona allaha ka bixiyo sheydaanka allaha ciqaabee.

  • @abdixaafidyareofficial9268
    @abdixaafidyareofficial9268 2 ปีที่แล้ว

    Tabarakal llaah

  • @hoodoabdi9187
    @hoodoabdi9187 7 หลายเดือนก่อน

    Mash allh sheekh

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin

  • @nasroNasro-zj7rg
    @nasroNasro-zj7rg ปีที่แล้ว +1

    shiiqo dhiq iheesto inaa kula hadlo rabaa🥺

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n หลายเดือนก่อน

    Dareen ayaa igalayo bilaa sababa kadib isma xakamaynkaro subxanllh

  • @aichaabdillahi39
    @aichaabdillahi39 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah ku xafido shek

  • @SmilingHouses-lg8vn
    @SmilingHouses-lg8vn 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah sheikh kugaha i gariroyin wlhi

  • @ahmedgaboow7309
    @ahmedgaboow7309 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc ikhwaanii iisoo duceeya in allaah caafiyo

    • @ibraahimsalaad9624
      @ibraahimsalaad9624 2 ปีที่แล้ว

      Suratul baqara ayaan iskaga daweeyey iyo malab

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 2 ปีที่แล้ว

      @@ibraahimsalaad9624 Malabka wad cuneysay miya mise wad marsaneysey?Ii fasir ado raaliya.

  • @aminahirabe1537
    @aminahirabe1537 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah sheeqoow alle ha ku barakeeyo aad iyo aad ayuu isaameyay quranka cawnaad ayaan u bahanay xageen kala soo riiraa

    • @rashkaff3242
      @rashkaff3242 ปีที่แล้ว

      Wllshy aniga ayaa ku saarayo quraan

  • @therplegendary5331
    @therplegendary5331 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah allaha kuxfdiyo

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  2 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @Suadismael817
      @Suadismael817 2 ปีที่แล้ว

      @@SheekhRiimiChannel riyan rabay inad ifasirto xagan kala so xidhadha plz

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah asaxaabeey shekha jeegareya leg dha Si aan ugu faaidaysano cilmiga sheekha

  • @maxamedaxmed6044
    @maxamedaxmed6044 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @mssjungkook
    @mssjungkook 11 หลายเดือนก่อน

    Ilahey qeer ha ku siyo wlhi waan ku dhibtode xanunkas markasto waan darema lkn waan aqrisan doona i.a

  • @abdallerk6573
    @abdallerk6573 ปีที่แล้ว +1

    Hahaa shiakh waa qaabaa

  • @NacimoAli-lr2du
    @NacimoAli-lr2du 9 หลายเดือนก่อน

    Waanaiskuarkey

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheeqoow ale haku xafido waxaan ku riyooday aabahey marar badan asagoo qurux badan laakiin midii ugu danbeysay waxaan ku riyooday asagoo ii yeeraayo ana aan u jawaabaayo dhawaaq aad u dheer ka dibba mar danbe kuma riyoonin bal iiga soo jawaab

  • @user-zw2yu2gw5l
    @user-zw2yu2gw5l 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh imay dhaqaaqin lakin waaN baqday waana leeyahay claamadaha qaartood😢

  • @deqamohamoud9176
    @deqamohamoud9176 ปีที่แล้ว

    Sheekh waxan ku riyoodey anigo samada galaya ila daruuraha dhaafaya kadib na so noqonya maxay ka dhigan tahay aad ayad u walwalaya wlhi isheg sheekh ilaahay haku barakeyo Mar kaste on xasuusto wan ooyaya waxan modaya inu ilahy I jecleyn isheg adeero

  • @cabdifitaaxbashiir6965
    @cabdifitaaxbashiir6965 2 ปีที่แล้ว

    shekh kaadi Badan oo sonkor ahen maleyahy

  • @queenlucky1454
    @queenlucky1454 2 ปีที่แล้ว +1

    Intaan kaala soo xiriiraa

  • @quruxsaninaadam9165
    @quruxsaninaadam9165 2 ปีที่แล้ว +1

    Shikh aniga waxan ku riyoda anigo abtigey iyo walalkey i galmonayan wana ley qaba waxaba iga daran tas waxa riyo leygu dhahay ninkada wan ka furana sida ugu dhaqsiyaha badan weyne dhacday 2 wiig kama so waregan riyadi leygu dhahay sas ninkeyga waleyga furay waliba wa ku jeclahay ayu i dhahay ninka ku riyoday shekh maxan sameya on aqrista isheg

  • @queenlucky1454
    @queenlucky1454 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh allaha ku xifdiyo waxan rabaa in an kula wadaago riyooyin an kuriyoday qaarkood aan arkay kuwakalana aan arkin

  • @xogsidechannel7389
    @xogsidechannel7389 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhow riyadedi mad no fasirtid
    Sheekhow dhib ba i haysta horta bahalka sheydaan wxn arkey habeen isago ku horda gogasheyda mxn ku sameeya

  • @xaliimashiiq7523
    @xaliimashiiq7523 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxa logu badbada noosheg sheeqo

  • @channelumeeyman6912
    @channelumeeyman6912 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @khassan6449
    @khassan6449 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh saul ku weydin inada iiga jawab ayan rawe hadii telefonkaga la heli karo

  • @ayaancabdi3221
    @ayaancabdi3221 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh kan ani wa uu idhibay xataa ima ogola inan Cid la hadalo is ka da inan la hadale xata labo wada hadalaya uma adakay san karo inay kala tagan ayaan kula talinayaa tasna ma xakamyn karo riyada maraku igu imado waxa ly halel sinaya kalmad qurana si u iga fogado o wan Iska difaca intaan karayo Cid walban uu iga fogeyay mar marka qarna wajigy gi qurxona arakaya isbadal ku imanaya calaamadaha nwan wanleyahy

    • @ibraahimsalaad9624
      @ibraahimsalaad9624 2 ปีที่แล้ว +1

      Ayaaney kaa ayaa aniga i haya laakiin waan ka adkaaday ilaa lixsano ayaan ladirirayey

    • @ayaancabdi3221
      @ayaancabdi3221 2 ปีที่แล้ว

      @@ibraahimsalaad9624 ale kugu maso celiyo wall

    • @user-mv9so6bm3d
      @user-mv9so6bm3d 3 หลายเดือนก่อน

      @@ibraahimsalaad9624mxaa samysa wll

  • @warsamelacag5757
    @warsamelacag5757 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh talefan kaga isooreb

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa ku mis gareeyey waxaan jeclaa in aan live kuu fiirsado iinsha allaah markale haduu ale yiraahdo what’s up Numberka aan beejkaaga ka qortay ma shaqeynaayo oo masoo baxaayo Numberka iyo magaca kuugu qoran ii soo qor mahadsanid sheeqoow ale haku xafido

  • @channelumeeyman6912
    @channelumeeyman6912 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxan isku ardaa marksn sexdo jirka ayaa wax igaga socsoda dhanka lugaha ayee kaso bilowdan ilaa jirka odhan buu kuso saqaa maxee yihiin

  • @imanibrahim9065
    @imanibrahim9065 2 หลายเดือนก่อน

    Dee maxaa lagaga dawoobay markaa

  • @nuurhassannuur4643
    @nuurhassannuur4643 2 ปีที่แล้ว

    Asc Sh.libaxyadan ku riyoday ano eryanaya ka waran. marna i cayrasanaya aniga iga sow waran 2 jerba wan ku riyoday

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  2 ปีที่แล้ว +1

      Qof kaa burji adag ayaad la so cotaa ama cadow adag ayaad leedahay ee guriga haka bixin adoon wayso qabin in sha aalah

    • @nuurhassannuur4643
      @nuurhassannuur4643 2 ปีที่แล้ว

      @@SheekhRiimiChannel jasaka allah sh.wa run cadow badan ayan leyahay wan ogay gurigana kama baxo ano bila wayso ah maxad igula talin lahay

  • @saiidamohamed8925
    @saiidamohamed8925 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh riimi plz adaa qoraalkeyga arktid ii soducey inuu alle guur kheyr qabto isiiyo dadka kugu xirin ayaan kamida ah ilaa mudo labo mar ayaa ku soqoray inaad ii soducaysid waa iga codsi plz👏

    • @ukhtilucky91
      @ukhtilucky91 2 ปีที่แล้ว +1

      Illahey guur xalal ah oo kheyr qaba Allah hakuu siiyo ameen

    • @saiidamohamed8925
      @saiidamohamed8925 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ukhtilucky91 amiiin yaaa allah abyo mcnto

    • @sacda323
      @sacda323 7 หลายเดือนก่อน

      ​​@@saiidamohamed8925 xppti adi ducayso dadka alle swt kagama dhawa ee waxad rabtaba adi waydiiso oo aamin inuu ku aqbalayo allah haku siiyo guur xalal ah OO khayr qabo

  • @haniabdifatah7539
    @haniabdifatah7539 2 ปีที่แล้ว +2

    Shekhow waxan kuriyooday qof aan isla joogno shan mar io kabadan asoo idhibaayo iga ooysiinaayo inabaayo plz iso fsr maxa wye🙏

    • @ibraahimsalaad9624
      @ibraahimsalaad9624 2 ปีที่แล้ว

      Biyo ayaad ku darsanaysaa malabka waad na cabaysaa

    • @elmiahmedmohamed1369
      @elmiahmedmohamed1369 2 ปีที่แล้ว

      Laba mid uun waayey
      Qofkaas haduu yahay qof adiga markasta kaa xanaajiyo
      Ama Qof Adiga kuu wanaagsan oo ku jecel misane Sheeydaan kugu diri rabo oo Dhanka riyada dhexdeeda Colaad idin dhex dhigi rabo

  • @shukriabdirahmanisackisack201
    @shukriabdirahmanisackisack201 2 ปีที่แล้ว

    Shekhow reer baydhabo tahy wan ku arkey

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  2 ปีที่แล้ว +3

      Kkk ha walaal waan ahay lkn xagee igu aragtay adoo mahadsan

  • @fariixaahmed5715
    @fariixaahmed5715 2 ปีที่แล้ว

    Sheqoow waxan ku riyooday 2jeer ano leesixraayo nina usixraayo uuninkana ileyhy sixirka maqabanaayo quraane aqrisatay waxaana u dhaxeeyo sanad iyo kabadan sheeq waa codsi cabsi bdna iheeso please iiso jwb waa codsi.

  • @alyaasharif8479
    @alyaasharif8479 2 หลายเดือนก่อน

    Lukta midig idhaqdhaqdy

  • @farihasaid3320
    @farihasaid3320 2 ปีที่แล้ว

    Shikhow hada intan dhageysanayay wadnahaa ya ixunuunay

  • @hudacsalaan6123
    @hudacsalaan6123 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh jidhka wax ayaa iga dhaqdhaqaaqo sida wadnaha uu dhaqdhaqaaqo oo kale wxna way isku kay sawiraan wax inuu meesha taaganyahay wana waa yaa

  • @ayaancabdi3221
    @ayaancabdi3221 2 ปีที่แล้ว

    Shekh farata waba qaban kari layahy jasaka Allah khyr

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wan qabaa wlhi ani dhan Isla dhaqaqay wana idhibay Alle qofkastoo muslim ah Oo qabo ilahow ka dulqaad yaarabbi anine ilahow icaafi 😢

    • @umuayman6814
      @umuayman6814 10 หลายเดือนก่อน

      Ani xata aby

    • @anabdalmar2717
      @anabdalmar2717 10 หลายเดือนก่อน

      @@umuayman6814 abayo Alle haka dulqado

    • @sofiaaden4999
      @sofiaaden4999 6 หลายเดือนก่อน

      Wan idhibi jiray lkn malinta an bilabay suratul baqra ayaa igu dambeysay lkn marka an aqrinin suratul baqra ama adkarta ayan arka