ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

WAA MARKII UGU HOREYSI CUWEYMIR DABAASHA U WADI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.พ. 2023

ความคิดเห็น • 155

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 ปีที่แล้ว +26

    MashaAllah abayo plz kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @naimaibraahim1182
    @naimaibraahim1182 ปีที่แล้ว +17

    Masha allh lkn abyo camera da ma iska deysid ad malin walbo imahaga so dhigeysid sow ma ogid in ilmo kale kujogan markey arkan maxey daremayan ma isweydisay ilen nag kuwan bes dhashay cml ayaad udhaqmeysa ilamahaga kale qalbigoda ilaali San xal mahan iney ayagana hoyo la an waliba somaliya jogan kuwana ad uraxeyso waxas macqul mahan walidinta somaliyed maqan waxa kaqaldan hadey ilamahoda kaso tagan nolol cusub iyo ilmo cusub ayey ku mashqulayan kuwadi horo wey hilmamayan ugu yaran qalbigoda ilaaliya beri ina dhashay iyo in kale shaki aya idinka galayo ilamhina hani sinadan jojiya halka dhinac ad urarantihin walhi ad ayan ugu xumada marka arko hoyo ama abo ilmo kale horay ulaha hadana iska dhigayan kuwa hada nolosha ucusubtahy okale marka ilmahan kadaya camera da ad kawadawa wadan 90ka

    • @safamohamed382
      @safamohamed382 ปีที่แล้ว

      Wllhi anigàa hada sidaa is dhahay markan arky video ga Abyo soo ma ogid islanta in ay sidan youtube lcg uga sameyso

    • @dheemandegan4603
      @dheemandegan4603 ปีที่แล้ว +1

      Bariiskii baa halkaa galay ciyaal jeceyl kama ahan lcgta anagaa nalaga sameeya

    • @naimaibraahim1182
      @naimaibraahim1182 ปีที่แล้ว +3

      @@dheemandegan4603 abayo ayada kaliged mahan somalida odhan aya dhaqanks leh xata ayagan social media kujirn ilmahoda hore weydayacan

    • @ayaancarab9996
      @ayaancarab9996 ปีที่แล้ว

      Wlhy macqul maha fartuuun ilmo kale ayaa ujooga abayo amassing waxsi run ahyn

    • @almaazzaid2471
      @almaazzaid2471 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaancarab9996 Wey ujogaan ayada shekty gabar iyo wil 9jir iyo 12 cml aa ujogto hda le ma maqloosa
      3:26

  • @hiboelmi1306
    @hiboelmi1306 ปีที่แล้ว +34

    Asc abayo dhar loogu talagay dabasha ayaa jiro oo xijabka wata iyo midka ilmaha marka sharciga wadanka raaca si dhib idinkugu imaanin👍

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 ปีที่แล้ว +9

    Abayo ilmaha somalia kaga maqan kudadaal sidaaku kensan lahed maleshia wayo hada waadsii fogatay inaa islamidowdaan kudadaal abay ilmaha inteyaryihin ayaykubahanyihun

  • @shariifomaxamed8353
    @shariifomaxamed8353 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abay fartuun allaah caafiyo caruurto

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo dharka dabaasha o asturan baa lahelaa soogado adiga caruurtana u soogad wadan kasta waa saas sharcigisa waa in la ilaaliyaa❤

  • @Jack_Cadnaan
    @Jack_Cadnaan ปีที่แล้ว +23

    Waan idin baryayaa 2k igaadhsiiya Somali ma ihi miyaa maxaa laygu diiday tartan baan ku jiraayee walaalayaal 😭😭❤

    • @bushrabhassanibrahim
      @bushrabhassanibrahim ปีที่แล้ว

      Walal wN ku sarey adgna isar qer allha kusiyo

    • @Hafsabilanchannel6337
      @Hafsabilanchannel6337 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxba ha bar yin cidna iska dadaal bini aadam baryada ma jecla marka ilaahy haku la garab galo inshallah waana kuu saray adna ii saar aan is garab is taagno in tena yaryar markasaan wax noqonaynaa

    • @Jack_Cadnaan
      @Jack_Cadnaan ปีที่แล้ว

      @@Hafsabilanchannel6337 haa wll waa runtaa lkn asxaab baan tartan kula jiraa sidaas daraadeed u baryayaa dadka waanad ku mahadsan tahay ana waan kuu saaray wllo shukran ❤

  • @mariammahamed4016
    @mariammahamed4016 ปีที่แล้ว +4

    Amiin amiin Hooyo waa qaali

  • @hasmah8018
    @hasmah8018 ปีที่แล้ว +4

    Ilamaha wlo save guard ki dabaasha uso iibi iyo dharkii dabaasha isaga marku arko inaanu biyaha quusay iska dabaalanaye adna dhar asturan oo dabaasha waad ka helaysa malaysia

  • @shukrishankaron3190
    @shukrishankaron3190 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tuuney allah ku xafido iyo caruurtaada

  • @maidaqurux8371
    @maidaqurux8371 ปีที่แล้ว

    Masha allhaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ::::::

    • @fardowsaaxmed2090
      @fardowsaaxmed2090 ปีที่แล้ว +1

      Anaa rabaa

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว

      @@fardowsaaxmed2090 waxaad ka baran kartaa inshaallah
      SAHAN TOOSAN

  • @seidmohammadabdalla2353
    @seidmohammadabdalla2353 ปีที่แล้ว

    Msha allh abyo ilhey hakulkoriyo ciyalka ilhey hakudeysto amiin angane sidokle nosoducey abyo sidada ukale murada lenahay

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว

    Dharka dabaasha waa inaad soo iibsataan lama ogola inaad dharkiina caadiga swimming poolka ku gashaan.

  • @ramlasuleiman5143
    @ramlasuleiman5143 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wllshy Allah haku xafido idiga iyo ubadkaga

  • @ikrancabdullahi6916
    @ikrancabdullahi6916 ปีที่แล้ว +5

    Wadanka inaad kucusubtahay walagaa dareemayaa😂

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo mcnto farxd igu nolada cadawga allh haidinka qabto carurta allh haku cafiyo somli saan allh hanoga dhigo

  • @nastaxomaxamed646
    @nastaxomaxamed646 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin guul abayo

  • @najmanajj645
    @najmanajj645 ปีที่แล้ว

    Mnshalah wa hoyo qali ah ilahy ha kula koriyo ciylkaga

  • @aishamoh3991
    @aishamoh3991 ปีที่แล้ว +7

    masha allah😇✌️

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 ปีที่แล้ว +1

    Ilahey hakucafiyo carurta

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 ปีที่แล้ว +3

    Waa dhibato camera la iskadabawado maad iskabashasan

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran ❤

  • @nasroamiin5557
    @nasroamiin5557 ปีที่แล้ว

    Abayo nolosha nogaso shekey nolosheda qeli miya guryaha kirada qali miya iyo macishadaba nogasoshekey abayo mahadsanid.

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs ปีที่แล้ว

    Bbiyayaha kusii da wuu la qabsana, jacked loogaliyo uusan quuseynin usoo gad dabashu kuugu barana, tayar xita dhex geli marki ay hawada kululaato wey dabashan ilmaha xita haday aqoonin

  • @umudekaabdi3025
    @umudekaabdi3025 ปีที่แล้ว +2

    Fartuney yaqay maser ba nagaliney buufi maleysiya kķk ana abayo nomajogto naga daa huuno

  • @aaminoosman3512
    @aaminoosman3512 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going tuney

  • @Destinay4lyf
    @Destinay4lyf ปีที่แล้ว +3

    Tacsidii abayo fatumiina aaway, abaheed geriyoda AUN 😢😢😢😢

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y ปีที่แล้ว

      Atarisho abahed miya dhintey

    • @ayaanitawaaaye3797
      @ayaanitawaaaye3797 ปีที่แล้ว

      @@hayat-q8y Maya aderked waye

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y ปีที่แล้ว +1

      Allaha u naxariisto

  • @samiiroaxmed1587
    @samiiroaxmed1587 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha

  • @fatimaomar7809
    @fatimaomar7809 ปีที่แล้ว +1

    Fartuney wx ka soo kadashaa guri kasto miseya ku yala meley ilamaha ku ciyar mow leyahay &mel dabal ah

    • @shshss1192
      @shshss1192 ปีที่แล้ว

      Badanaa cimaaradaha nuucan cml kuli way wada leeyihin meel lagu dabaashto iyo qeyb caruurta eh.

  • @maxedabshirxiis6155
    @maxedabshirxiis6155 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah alaha idin xafido aamiin aamiin

  • @amalishdhahir9531
    @amalishdhahir9531 ปีที่แล้ว

    🥰 Mashallah fartun abaayo nunha dharka logutala galy dabsha so iibi wu ku dhaxamon funanada ma logu tala galin

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs ปีที่แล้ว

    Liin dhanaan miirta biyaha la qabsan la dihiin dhulka cusub. Biyo dhalo u isticmaal caruurta caanahooda

  • @saamiyoahmed889
    @saamiyoahmed889 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah abayo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaa 🥰👍

  • @amaalsiidow3475
    @amaalsiidow3475 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @amun6894
    @amun6894 ปีที่แล้ว +3

    Guriga daahi ma xirtay alabti qarashka guriga meeqo waaye

  • @Salwa3r
    @Salwa3r ปีที่แล้ว +1

    Fartuun cawa dhaqsi noo so gaali xiliga muqdisho ku so gali muqaaal ka oo salada mqrip laga so baxo sxpey maxa waye 3 amaa 4 sac so galineysa mise wa na nacday niga

  • @samiirohaji5015
    @samiirohaji5015 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤❤❤❤

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @nimconimcoelmi1002
    @nimconimcoelmi1002 ปีที่แล้ว

    Waa ku salamay tuney ana ogu horeyo manta 😍

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha

  • @queennasracayush5789
    @queennasracayush5789 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illah aku cafiyo insha allah ❤❤

  • @farxiyasvalogs
    @farxiyasvalogs ปีที่แล้ว

    Abayo gabadha yutubekeeda pin ku qabo ila hada mar arko gabadha ka hadlaysid chanelkeeda

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว

    Xafaayad swimming pool loogu tala galayna waad helaysaa.

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +5

    Tuuney Abaayo Maxa ugu heesa qofka magacisa ugu yeer si dadka ubartan bismilah mise hadhawti ka baqesa isbedeshid dadkina caanka dhiba qabtin 🤣🤣🤣🤣

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y ปีที่แล้ว +1

      Sax waaye

  • @YAHYE_HUSSEIN
    @YAHYE_HUSSEIN ปีที่แล้ว

    MaashaAllah abaayo

  • @anabey2023
    @anabey2023 ปีที่แล้ว

    Mashaalh tuuney cadey kujeclahay

  • @fartuunbarre45
    @fartuunbarre45 ปีที่แล้ว

    Masha allh ❤

  • @Simplefoods1741
    @Simplefoods1741 ปีที่แล้ว +2

    Asc asaxabta waxan sameyaa food videos isoo booqda waadkahelidoontaan

  • @ikranabdi9466
    @ikranabdi9466 ปีที่แล้ว +2

    Wcs sister ❤❤❤mshllh ❤❤❤❤

  • @sacdiyaabaas3457
    @sacdiyaabaas3457 ปีที่แล้ว

    Mash allah wllo

  • @nastaxomaxamed646
    @nastaxomaxamed646 ปีที่แล้ว

    Masha allha quruxey

  • @xafso3332
    @xafso3332 ปีที่แล้ว

    Wacalaykumu salamaam waraxmatullaahi tacalaa wabarkaatuh masa allaah

  • @asiaadan9333
    @asiaadan9333 ปีที่แล้ว

    Ilmahaga uronoow abayo ❤️

  • @masbalali3021
    @masbalali3021 ปีที่แล้ว

    asc wr wb fartuun ma i soo wicikartaa adigoo iga raaliah maleysiyo aan kaa wareysanlahaa

  • @YAHYE_HUSSEIN
    @YAHYE_HUSSEIN ปีที่แล้ว

    Aaamiin yaarabi

  • @duniyoali4618
    @duniyoali4618 ปีที่แล้ว

    Masha allah 🥰🥰

  • @kaafiyocismaan5337
    @kaafiyocismaan5337 ปีที่แล้ว +3

    WCS abayo ana u so horeyo cawa😄😄

  • @maryamaofficialchannel5695
    @maryamaofficialchannel5695 ปีที่แล้ว +2

    Uwadi ❌uwaday ✅

  • @farxiyomoha4523
    @farxiyomoha4523 ปีที่แล้ว +6

    Kenya iyo cariirigeeda waa ka reysatey alxm dheh ilahey habinku aman sado tuuney kuu xiisey abayo shaley dhan waa firinayey ma aqano maleshiya sa u imatey xiise goonia u ahaya yuu tuubkada 🥰

    • @hanaawanaag2326
      @hanaawanaag2326 ปีที่แล้ว +4

      Quruxey meeshaa joogto iimaanso hawo raac ha noqonin

    • @farxiyomoha4523
      @farxiyomoha4523 ปีที่แล้ว

      @@hanaawanaag2326 abaayo kenya hada ka horaa ku no laa jirey lkn hada majoogi yuruba joogaa thanku taladaada

    • @azma22
      @azma22 ปีที่แล้ว +2

      @@hanaawanaag2326 Wad kusaxanthy abyo

  • @user-ll9pl3lh2l
    @user-ll9pl3lh2l ปีที่แล้ว

    ماشاءالله حلوه ♥️

  • @bbddbbfbdfbfbdvdv
    @bbddbbfbdfbfbdvdv ปีที่แล้ว

    Mash allh mm

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 ปีที่แล้ว

    Allaah ku caafiyo abaayo

  • @sabrinashegow4792
    @sabrinashegow4792 ปีที่แล้ว

    Abayo swimming suite Uso ged hadi kaley qabob udarema

  • @kawsarabdi2967
    @kawsarabdi2967 ปีที่แล้ว

    Marsha alaah

  • @zamzammohamed2695
    @zamzammohamed2695 ปีที่แล้ว

    Manshallah 🥰🥰🥰

  • @aishayasiin5692
    @aishayasiin5692 ปีที่แล้ว +1

    Keepgo abayo macnto

  • @amiiraarale3121
    @amiiraarale3121 ปีที่แล้ว

    wlley atarishada abaheda ka dhintay adina youtube iska dhex tagantahay mxa wy wll

  • @caynimaxamed8000
    @caynimaxamed8000 ปีที่แล้ว

    Abaayo IFTIINkaa camera naga yarey 😢indhaha iXanuunayay wana jeclahay inaa ku daawado lkn😢 xanuun iftiika awadiisa

  • @shamsocabdi4341
    @shamsocabdi4341 ปีที่แล้ว +8

    Abaayo aaway xijaabkee aan kugu aqaanay

    • @najmanadar9453
      @najmanadar9453 ปีที่แล้ว +4

      Oo xijaabkeed mx idin dawa dhigay ani waa yabee🙄subxnllh videow kasto ee sodhigto jalbaabkeed le shegtiin wr ddka aman siiya

    • @alxamdulihalicalakulixal3183
      @alxamdulihalicalakulixal3183 ปีที่แล้ว

      @@najmanadar9453 adiguna mxd qaban maray aman siyan

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว +1

      @@najmanadar9453 wanaaga in lo sheegaa ceeb maahn

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว +1

      @@umumascuud3307 wixiinu wanaag maahee naftii illaahay baad u keenteen! Gabadhu way asturantahay jawaanadaa fooshaxunna aad ku rarantihiina Malaysia lagama gashto iyo Caalamka Islamka oo dhan! Jaahiliinta qaxootiga Somalia iyo Kenya jooga uun baa gashta.

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

      @@sunshineseaandvitamind8620 🤣🤣🤣🤣🤣jahliga markuu hadlo waaa saan qaawanaaw abaayo kaligaa baa lagu xisaabi gbshan waa walashen inn wanaag u sheeg na wey nagu leedahay oo wanaag ban ki ognahay lkn adoo kaloo jaahil ah la hdli meyno oo diinkiisii foolxumo mooda dad kale na waxoogi qurux mooda

  • @maryanhussien5992
    @maryanhussien5992 ปีที่แล้ว

    Sheekhan

  • @maryanhussien5992
    @maryanhussien5992 ปีที่แล้ว

    Sheekha,iisheg,magacisa,huuno

  • @sukatamoha929
    @sukatamoha929 ปีที่แล้ว +1

    Apyo aad ayaan kuu taageeraaa wllhi daacadii

  • @zizuofficial8523
    @zizuofficial8523 ปีที่แล้ว

    Asc dumashey

  • @Hayatshali
    @Hayatshali ปีที่แล้ว

    Dharka swimming ka uso iibi kayar wuu kaga fududan isago guriga gaadhina way u qalali

  • @bilan3675
    @bilan3675 ปีที่แล้ว

    Burkini baa laxirtaa xijaab uuwataa

  • @falisibraahimjiinow1257
    @falisibraahimjiinow1257 ปีที่แล้ว

    Abaayo neerobi xataa lagama ogola baati aniaa liiga diiday

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 ปีที่แล้ว +1

    💚🤍❤👈👈👈💚🤍❤👍👍👍💚🤍❤✊✊✊

  • @hafsabare
    @hafsabare ปีที่แล้ว

    Meshan meshi prank ku samenesay ayaaniita iyo cimraan 4;52

  • @haygawaanaga5995
    @haygawaanaga5995 ปีที่แล้ว

    Manshalla wllo fartun horay usoco 🎉🎉❤❤

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว

    Allahumma barik

  • @zuhuuraxmed9190
    @zuhuuraxmed9190 ปีที่แล้ว

    Asc qaali fartuun waxan ubahanahay inaat igu cawiso qof iga gato inaat igu xertit alaab jiif iyo fadhi ayaan hayaa ee plz qof aat taqanit oo alabta celiska gado ii sheeg

    • @ferehabdi4540
      @ferehabdi4540 ปีที่แล้ว

      Xagee joogtaa abaayo

    • @lathaneyabdiali
      @lathaneyabdiali ปีที่แล้ว

      Abayo xage jogata nairobi miya tedkale guriga adaa dagantahy isoshega

    • @lathaneyabdiali
      @lathaneyabdiali ปีที่แล้ว

      Abayo xage jogata

    • @faatumamohamed3386
      @faatumamohamed3386 ปีที่แล้ว +1

      Nairobi maamo gadato alaabta celiska makugu xiraa marabtaa

    • @lathaneyabdiali
      @lathaneyabdiali ปีที่แล้ว

      Haye nabarkad isodira

  • @fatxiyosheeq9037
    @fatxiyosheeq9037 ปีที่แล้ว

    jakada dawsha u so gad abaayo

  • @ikraancqaadir7064
    @ikraancqaadir7064 ปีที่แล้ว

    Seetahayabaayomacaanto

  • @AmanaAl911
    @AmanaAl911 ปีที่แล้ว

    Abayo nolosha noga so sheke

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc ปีที่แล้ว +1

    Malmahaan anaga waxadareyma inaa xijabk tartiib tartiib udhigeeysi kadaa abayo

    • @najmanadar9453
      @najmanadar9453 ปีที่แล้ว

      Oo mx kgle taas adi

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว

      Danahaaga ku foof shaqa la'aantaa ka badatee gabadha haday dhigto ama haday isku rarto wax adiga laguu dirsaday oo lagu weydiinayyo maaha. Mida kale wey xijaabantahay gabadhu wax kama qaldana.

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว +1

    Dhar Islamic ah o dabasha logu talagalay aya jira anan kugu dhegayn kas so gado ilmahana waxa jira wax yalo ka sacidaya dabasha jakad cml keligis dabalanaya

  • @lovemeifyoudare7778
    @lovemeifyoudare7778 ปีที่แล้ว

    Aaway calooshi la qalay see dabaal lagugu ogolaaday 😳😳😳

    • @shshss1192
      @shshss1192 ปีที่แล้ว

      Hee wa caadi caloosha hada la qalo oo umusha laga baxo wax walba la sameyn karaa waliba dabaasha waa sportka ugu fudud

  • @zamiabeautyandcooking6632
    @zamiabeautyandcooking6632 ปีที่แล้ว

    M.a tuney cadey gulesta

  • @aaminoosman3512
    @aaminoosman3512 ปีที่แล้ว

    Ma aniga moodey mise videowku u jar jar ma yaa

  • @ubaxdiriye5574
    @ubaxdiriye5574 ปีที่แล้ว

    ❤🥰🥰🥰

  • @saamiyafaysal4267
    @saamiyafaysal4267 ปีที่แล้ว

    cunuga xafayada kasaar wa ku sidee wl wiilki o.xafayad qaba bad biyaha gelisay

  • @fartunmohamed9077
    @fartunmohamed9077 ปีที่แล้ว

    Iska ilali abayo wa qatar midka dadka wa weyn Hada dabal ad aqon

  • @feinusoaden3705
    @feinusoaden3705 ปีที่แล้ว

    Routine guriga nososamey

  • @maryanmohamed939
    @maryanmohamed939 ปีที่แล้ว

    acs

  • @muctasimmahamed8499
    @muctasimmahamed8499 ปีที่แล้ว +2

    Huuno biyuu way yar yihiin qofkasta wuu galayaa miyaan lagu kala qaadayn xanuu nada sida xasaasada cun cunka

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

      la ma badalo miyaaa ani w,xe ila thy in la badalo

    • @Destinay4lyf
      @Destinay4lyf ปีที่แล้ว

      @@umumascuud3307 wuxu layahay kimiko nadiifiya sida jigta oo lagu tala galay swimming pool ka

    • @farxiyasvalogs
      @farxiyasvalogs ปีที่แล้ว

      Daawa lagu dara iyo bleach, haloo qubeyo ilmaha marka laga bixiyo dabasha

  • @shukriabdi2953
    @shukriabdi2953 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 ปีที่แล้ว

    Masha Allah