Daily Life Routine Fartun happy

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 370

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +71

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥🕋☝️❤

    • @ZaniaYussuf
      @ZaniaYussuf ปีที่แล้ว +4

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم

    • @maryamaabdikadir7029
      @maryamaabdikadir7029 ปีที่แล้ว +3

      Salallahu caleyhi wasallam

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 ปีที่แล้ว +4

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ ♥️ 😍 💖 ✨️

    • @sahrasugeise6520
      @sahrasugeise6520 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @abdirahimsalman8699
      @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว

      ​@@sahrasugeise6520 ABAYO QALI ISOO BOOQO PLEASE 👸 🙏

  • @muniraapdalle5268
    @muniraapdalle5268 ปีที่แล้ว +5

    Mashlh fartun abyo vedioyada markasta waa daawada lkn comment markaste kama baxsho vediogan xogga codkada emotional ina tahay ka dareemay ilahay wax kasta jeceshahay haku fududeeyo niyada kaga duceeyay Adna isoo ducee

    • @Shugricumaraahmed7293
      @Shugricumaraahmed7293 ปีที่แล้ว

      😢😢 abaayo waxaa isyidhi xaajiga dhankiisa biyaa la waayay maxay tahay caruurta illahay ha ila koriyo

  • @hamdimohamudahmed
    @hamdimohamudahmed ปีที่แล้ว +36

    Tuuneey ducada igu soo dar in illaahey muraadkeyga sahlo iyo kan Muslimiinta 😍

  • @aminahashi3757
    @aminahashi3757 ปีที่แล้ว +4

    Fartuun.abaayo cabdisalam.awaynah miya kala tagten

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 ปีที่แล้ว

    Walaxi wan kanaxay fartun allah ku gargaro oo xaku fududeyo

  • @فوزلويان
    @فوزلويان ปีที่แล้ว +15

    markaad afurto xataa ii soo ducee abayo muraadyo badan ayaan leyahey caruurtan igu soo ducee abayo insha allah

    • @hafsaali297
      @hafsaali297 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah waad heli waxad hamini istaqfartana badi cibadada kudadhal inshallah

  • @xamdixaragoofficial6103
    @xamdixaragoofficial6103 ปีที่แล้ว

    Nagah TH-cam jogo wlh Gabdhan gabar ka garrisan Kuma Arkiin Fartuno happi Ayado Garoob kurigas daganthay Mashaallah wale Naka kafican maheshid deh ninki Fure

  • @leilaahmeddagane7730
    @leilaahmeddagane7730 ปีที่แล้ว +5

    Cabdisalan awaye

  • @amran2010
    @amran2010 ปีที่แล้ว +7

    ماشاءالله تبارك الله 💖❤️

  • @Asiili.Omr1
    @Asiili.Omr1 ปีที่แล้ว +1

    Sarirta protect saar xabiibti go kaliya hasaarin door shey kasuka mari

  • @hanefa283
    @hanefa283 ปีที่แล้ว

    GANACSI IYO LACAG NAIROBI AAKULEH MESHAAN ALLAH KUUBARAKEEYO

  • @dheemaalio4295
    @dheemaalio4295 ปีที่แล้ว +1

    Amiiiin Amiiiin Amiiiin ya Allah 🤲

  • @Hana571
    @Hana571 ปีที่แล้ว +1

    Waliga haso kicin lexsaac wayo cafimadka uma fiicno abayo maskixiyan aya wax kugaara runti

  • @fartunsheikh2937
    @fartunsheikh2937 ปีที่แล้ว +2

    Abayo xaajiga awey mainayo Allah hakubarakeyo caayalka Allah hifdhiyo

  • @maimunaabdi3057
    @maimunaabdi3057 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xbbt

  • @hanibintumohamed974
    @hanibintumohamed974 ปีที่แล้ว

    Ma abaayo alha inaxiftiyo wllo qali ilahy ilamhagn alha kula koriyo wllo qali inasha allha wllo xjigaagi awayn wllo sad malesiy uimaty asgoo kula sicdo markin wllo

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +11

    Masha allh abayo qaali waxaan kugu jeclahay ducada iyo wanaaga aad nugu baraarujiso adiga iyo ilmaheena allha idin xafido

  • @muunageedi9150
    @muunageedi9150 ปีที่แล้ว +1

    Fartun wllo Abdisalan maxa idinkala helay

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo alaha idin xiftiyo adooraaliya aaway caruurta aabahood walaahay anooka wal walsan baan seexday markaasaan kuriyooday cabdi salaab ookulajooga see wax ujiraan???

  • @aishamohamedmahamud7271
    @aishamohamedmahamud7271 ปีที่แล้ว

    Fartuuney routineka msa ilmaha ka biishaa mise meelkale eax kaasoo galaan

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +2

    fartun waku salamay wll ayadan ad kuso gasho hakala jarin e wada dhame

  • @fartunhussein8448
    @fartunhussein8448 ปีที่แล้ว +1

    Fartun xaajigiy maxu kaga so haaray cadey🎉

  • @rukiyamohamed3728
    @rukiyamohamed3728 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah walaahi gabadhaan waa fariid waa runteed istiqfaarta wax walbo wey kufududeni

  • @ramloruun4353
    @ramloruun4353 ปีที่แล้ว +1

    Asc fartuney cabdi sln Manila jogo miyaa xabti

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo mcnto farxd igu nolada cadawga allh haidinka qabto ducda no duceyso allh hano aqblo macanto abyo waxan ka cotsanya ka bixi bomalada caruurta qolkoda abyo malaikta allh wey ilaaliyaayaan insha allh

  • @deeqamohamed675
    @deeqamohamed675 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka somalida masuliyade ka culus aye dhabarka sartaan carurta kaliga miyad dhashay kalay an isla Korsano u kalay guriga cusub iyo wadanka cusub iga cawi ceeb miya yaab strong mama aya lamaqlay

  • @munoahmed7619
    @munoahmed7619 ปีที่แล้ว +1

    Isoo duceeya raja aya lee yahe asxabta fartun isoo ducey abaayo

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah 🌍 xabibti Allah haka aqbalo ducadada insha Allah khayr ban Allah kaga baryaya Allah dartisa ku jeclahay xabibti fartuun hppy

  • @hodanaxmadaadan8504
    @hodanaxmadaadan8504 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @no-vx1qc
    @no-vx1qc ปีที่แล้ว

    Musuliyada carurta abaha iyo hoyada ba wala weydiina kii dayaco kulukum raacii wa kulu kum mas uulun can ricayatihi

  • @bintihassan4364
    @bintihassan4364 ปีที่แล้ว

    Asc xabibti haadyo madow ku xiroh qolkah jiifkah

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah amin yaa rabi

  • @samirafaysal6526
    @samirafaysal6526 ปีที่แล้ว +2

    Fartuney c salam awaye kuma so racin miyaa se wax ujiran sis 😅

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 ปีที่แล้ว +1

    abaayo tuun cadeey awey Abdi salaan sanka xaguu aaday? Allaha kuxifdiyo adiga iyo cayaalka inshaa allaah

  • @hafsakiinabdillahi1701
    @hafsakiinabdillahi1701 ปีที่แล้ว

    Nolosha iyo kirada guryaha ka soo wrn

  • @bintiiabdi9902
    @bintiiabdi9902 ปีที่แล้ว

    Fartuney abdisalam away habibtii

  • @halimacumar6683
    @halimacumar6683 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin

  • @qadraahmed8181
    @qadraahmed8181 ปีที่แล้ว

    MashaAllah barakallah Abyo

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 ปีที่แล้ว +3

    Allha kuxafito inta maqana iyo inta jokto allha xafido Amiin 🤲 amiin 🤲

  • @munamohamed61018
    @munamohamed61018 ปีที่แล้ว +1

    Xbbt wlhy allh darti kujecelahay iso ducay Ana Ina noqdo gabadh marwo ah oo khyr qabta

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 ปีที่แล้ว +3

    Fartuun happy iyo asxabtadah isoo duceyah abayaal in ilhy icaafiyoh guurneh isiiyo Dadih guurka wa dhafay please isoo duceyah ilhy dartiis Abyo adneh allha ku barakeyoh

    • @simrannimcan5214
      @simrannimcan5214 ปีที่แล้ว +1

      Cafimaad badan allh ku siyo abaayo guur aad ku farxdo io kheerkisa wato allh ku siyo sistery

    • @asmaqurux1
      @asmaqurux1 ปีที่แล้ว

      Abayaal iso booqda

    • @hindaali1709
      @hindaali1709 ปีที่แล้ว

      Allh guur aad kufarxdo hakusiiyo wllo

    • @luulahmed1869
      @luulahmed1869 ปีที่แล้ว

      @@simrannimcan5214 muraadkaga allaha ku sahlo wll

    • @halimanur6059
      @halimanur6059 ปีที่แล้ว

      Amin ya rabi

  • @kowtheral-wadi9194
    @kowtheral-wadi9194 ปีที่แล้ว

    Naa ilmahaga kale na sowadooo wax baroooo

  • @shaafiyaismaaciil569
    @shaafiyaismaaciil569 ปีที่แล้ว

    Abyo fartuney iso duce aniga iyo xajiga kalfog in ilahay na mideyo

  • @ayansalad7561
    @ayansalad7561 ปีที่แล้ว

    Aamin aamin yaa Allah

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin

  • @rahmashukri7481
    @rahmashukri7481 ปีที่แล้ว +1

    Since form Nairobi Malaysia washing you abayo

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 ปีที่แล้ว

    Wlhi qalbiga ayaan kaa jecel fartunee ale ha ku barakeyo adiga iyo canundada iyo hajigagaba kii janada kuwada kulma ale ha inaga wada dhigo🥰🥰🥰

  • @ummuaziiza-c9e
    @ummuaziiza-c9e ปีที่แล้ว

    abaayo abdisalaan mee

  • @lulmoha8729
    @lulmoha8729 ปีที่แล้ว

    Mirayada oo darishada week 2 days cml ka samey maalin kasto waa daal kaliga tahay saas Waku daale abayo allah ku fududeyo

  • @umumahirasujaamohamed267
    @umumahirasujaamohamed267 ปีที่แล้ว

    Abayo Abdisalam awi

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 ปีที่แล้ว +3

    Allahuma Ameen adna Sido kle Alle noloshada Hku barakeyo awladana hku xifdiyo 🤲♥️ Masha Allah 🥰

  • @sacdiyoabdi6335
    @sacdiyoabdi6335 ปีที่แล้ว

    Abayo aniga iso duceey inow alle ii sahlo murtakayga xanuuna wan daremayaa inow alle i caafiyo

  • @farxiyaahmed9845
    @farxiyaahmed9845 ปีที่แล้ว

    Abaayo cabdisalaan miyd kala tegteen

  • @1.ogtoobar
    @1.ogtoobar ปีที่แล้ว +1

    Cabdisalaam away abyo

  • @abuunajaxcabdirisaaq940
    @abuunajaxcabdirisaaq940 ปีที่แล้ว

    Kiya Waa qabow lkn Malesiyo kuleyal marak sasa fahan walshèy hadnah maqwan wey astunthay ceebnah maleh fartun Abayo horya usoco

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha dhar fiican u xir wll iyo iskaarsho maadaama marwaxad iyo daaqado aad furayso.

  • @ruquyodaahiraxmadruquyocad7203
    @ruquyodaahiraxmadruquyocad7203 ปีที่แล้ว

    Amiin abyo adign sido kale

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 ปีที่แล้ว

    Antibacterial ka sariiraha ilmaha laguma buufiyo waa qatar walee waxaa laguu qaataa adoo istaraasho qalalan boolbaraha ama siigada uga tiro maadaama ilmahaagu yar yar yihiin

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaarkallh ilahay haku xafido wllshey ilahay gurig iyo caruurta haku lagarb galo wllo qaali wan iskakaa jeclhy wlhi❤❤❤❤❤🧕💯🫂

  • @fowsiyamohamed720
    @fowsiyamohamed720 ปีที่แล้ว

    Abayo adig mahd san carurta ka ilali barakonka mar kasto iska xer ilahay hano ilaliye Aamin

  • @queenfatima8019
    @queenfatima8019 ปีที่แล้ว

    Mash alh hapo mcn hooyo wanagsan tahy keep going

  • @Nestexanaka13
    @Nestexanaka13 ปีที่แล้ว

    Insha Allah

  • @malikamed786
    @malikamed786 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah walaxhey macan Abdisalam awey

  • @katramohamud7908
    @katramohamud7908 ปีที่แล้ว +3

    Fartun hadaladada waxyabo badan laga fahami kara lakin nin kaliya nolasha mahan lakin dhaxjoga iyo abanimada ba wax wen ah lakin wax kasato wa qadar rabi weku korayan abayo hoyo adag batahay nolasha kuma xumeso ❤

    • @umuabdalla8520
      @umuabdalla8520 ปีที่แล้ว

      Wlh abaayo ani iyo adi
      Isku si aaan ufahanay
      Allah maqaddaro iney kalatagaaan
      Ilmaha eey kaligeed lasafartay
      Aanba kanaxay allah halla koriyo

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad insha allahu qeyr

  • @fadumosacid7240
    @fadumosacid7240 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🥰🥰🥰

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 ปีที่แล้ว +1

    abaay kenya maxaa uga so gurtay awey cabdsalaam ma kenyo jogaa wll

  • @hindacali5230
    @hindacali5230 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @jawaahirfatahfatah1408
    @jawaahirfatahfatah1408 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @SahraKaaba
    @SahraKaaba ปีที่แล้ว

    maasha allah alle haydinku xiftiyo magaalada waan idiku faraxay hormarka aad samayseen Fartuun Iyo Abdisalaan

  • @zuzu2728
    @zuzu2728 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo channel kaga kale magacis

  • @fatumaahmed5981
    @fatumaahmed5981 ปีที่แล้ว

    Fartuun abdisalaam aaway ?

  • @nasteexocusmaan
    @nasteexocusmaan ปีที่แล้ว +2

    M.a mcnie kip going sister midkle apyo xaajigaga neyropi mu joga maku imanayo miyaa😍😌

  • @marwoqaasim1516
    @marwoqaasim1516 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maidaqurux8371
    @maidaqurux8371 ปีที่แล้ว

    Masha allhaa

  • @hidaayahaaruun9614
    @hidaayahaaruun9614 ปีที่แล้ว

    ماشالله ربي يحفظكي

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +7

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 ปีที่แล้ว +1

    Bilkoda u dicneyso ma tira abayo allah kula la koriyo ciyalka

  • @fjfjrj7477
    @fjfjrj7477 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @qmaalim1687
    @qmaalim1687 ปีที่แล้ว

    Allahuma Ameen

  • @Caskinho8
    @Caskinho8 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo iso ducee 1sano guri leyahy inu alle ubad igu arsaaqo dhamantiin inti qoraalkeyga aragtaba ii duceeya wlyal🥲

    • @nicimayusuf
      @nicimayusuf ปีที่แล้ว

      Allah haku siyo abayo

    • @samiiraabdi597
      @samiiraabdi597 ปีที่แล้ว

      Abayo mcn allaha kusiiyo awlaad bariya🥰 angana guur kheyr qaba inshlh 😅😍

    • @Caskinho8
      @Caskinho8 ปีที่แล้ว

      @@samiiraabdi597 abayo ameen alle mid khayr qapa haku sahlo❤️

    • @Caskinho8
      @Caskinho8 ปีที่แล้ว +1

      @@nicimayusuf ameen abayo

  • @dekamahadahmed9791
    @dekamahadahmed9791 ปีที่แล้ว

    Abyo TH-cam waxa ku jeclhy ducada masha allh Illhy haku xafido

  • @miscaisha9837
    @miscaisha9837 ปีที่แล้ว

    Fartuuney ilmaha cafayada okastuumadacamal ahusodag abaayo

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 ปีที่แล้ว +4

    Masha allha ❤️ 💖

  • @ayaanjaamac320
    @ayaanjaamac320 ปีที่แล้ว

    Abaayo ninki makala tagteen 😮

  • @usernimco
    @usernimco ปีที่แล้ว +3

    Cabdisalam aweey fartun calancalkada badan baryahan 😬

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 ปีที่แล้ว

      Waxbaa jira miskinta allah la kuriyo awlada

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah ปีที่แล้ว

      Qofka walalka hada Darento in xalad kale ku jiro hadal wanagsan ba lo qora

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 ปีที่แล้ว

    Ameen yarabi 🤲🏼 masha Allah ilhey ha nixifdiyo Ameen yarabi 🤲🏼 ❤💯✅👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iqroafey5621
    @iqroafey5621 ปีที่แล้ว

    Masha alah abyo keep going 🥰

  • @umuhamam4616
    @umuhamam4616 ปีที่แล้ว

    Abyo abdisalan mee

  • @maryamomohamed5295
    @maryamomohamed5295 ปีที่แล้ว

    Sis chenalka kalo magacii

  • @muquteste8443
    @muquteste8443 ปีที่แล้ว

    Abaayo aaway aabahooda 🥺

  • @simranliban8757
    @simranliban8757 ปีที่แล้ว

    Abayoo abdisalaan kuma biilo miyaa family saan jeclnaha tihiine maxaa jira abayo naga daba keey aan sojafne haduu qaldan yhy

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 ปีที่แล้ว

    Masha Allah best youtuber

  • @khadracali334
    @khadracali334 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaarabi abaayo

  • @yussrahyoucef4771
    @yussrahyoucef4771 ปีที่แล้ว

    Fartuun jiifka wa qrx lkn go, io barkiman shidan baa ka dhiman markas qrxdiisa way dhamaystrmysaa

  • @marwoqaasim1516
    @marwoqaasim1516 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @jiijamaxamed8365
    @jiijamaxamed8365 ปีที่แล้ว

    Magacis fartun janalka abayo wan dawanaya vidiyow walbo soo dhigto wan firsada

  • @kaltunadem1646
    @kaltunadem1646 ปีที่แล้ว

    Abdisalaan mee abaayo

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว

    TH-camlka reeraha wa kala dira. Runtii Ilahi baa wax oog. Balse fartunaay odaygaada ha uu xumeeyn social media Iyo lacag

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo isoo duceey culeys ihaayo

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabaraka llaah xbbti alle haydin xifdiyo
    Abaayo iso ducee muraad baan leyahaye in alle ifududeeyo