RAMADAN DAY 5: XAASKA AKAFI WAA ANIGA !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 193

  • @shuushunasir3860
    @shuushunasir3860 ปีที่แล้ว +42

    I love how they treat her mansha alh love you guys ❤️❤️

  • @shamsoabdirahmanhassn1789
    @shamsoabdirahmanhassn1789 ปีที่แล้ว +7

    Fartuun waa qofka kaliya markaa TH-cam soo galo aan raadiyo love you sis❤❤

  • @hoodomaxamuud6257
    @hoodomaxamuud6257 ปีที่แล้ว +11

    Sheefuna waa laga yaaban yahay malmahan manshaa aallha 🥰🥰

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed ปีที่แล้ว +21

    Inta iyago gaajonyza dawanaya like isaar😂😂

  • @hibao9569
    @hibao9569 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi akafi iyo fartuun waa isku nuureesaon liuqa gal akafiyow same personality and both of you have good heart and you’re comedian lol

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 ปีที่แล้ว +4

    MashAllah my favorite group at TH-cam. Keep going. From Washington DC ❤

  • @suhailasaid8644
    @suhailasaid8644 ปีที่แล้ว +5

    😂omg manooli gabadhan jab qurux badanaa ku dhacay😭wa tan kalee hooyada waxa fiican ilmaha iyo aabaha inay isku wx usamayso ❤

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +1

    wale caruurteyd in qof ka hormarin 🥰🥰🥰ayagaan waxkasto fiican siin aabah waa siin waxey jaclayen aahay jaceyl yahay haa goori u sameyn lah ilmahay cunto tirinaysubahnalahi aabah xitaa dhuuni ahaa😰😰

  • @najuumaahmed5104
    @najuumaahmed5104 ปีที่แล้ว

    A kafi waa ruwaaayad caadiya mohamed na naxariiis miidhan
    Alle farxad haydinku wado sis

  • @maymunaahmed541
    @maymunaahmed541 ปีที่แล้ว

    1:54 - Cilantro = Coriander = Kabsar
    Americans call the Coriander seeds = Coriander and the Coriander leaves = Cilantro

  • @hamdimustafa125
    @hamdimustafa125 ปีที่แล้ว

    Akafi's fit always on point allahumma barikkk

  • @amalomar380
    @amalomar380 ปีที่แล้ว +2

    Walaali lilaahi ayaan u qoslay
    Lol my kids comes first
    What mother mother lol
    Thanks all ❤❤❤❤

  • @B-0922
    @B-0922 ปีที่แล้ว +5

    Asc abayo aad ban ku jecelahey walhi 💜💜💜💜
    Jabka igu dhacey ilaa maanta wan qosla hadda xasuusto waxey igu dhacdey anoo primary school waxaan isley wiil aanu classmate aheyn ka dib anigu filanaayey ina wiilka aan ka dakaan doono sidii ku wii ka horeeyey. waayo wiilal badan ban la dhashey Alx. Kadib wan garderstey si aanu isku dagaalno kadib markaan ku moodey inankii meelxun ban ka lagey🙊 ka dib intuu soo key buu laabta iga laagey ☻. İntaas wixii ka danbeysa ma ogi sababta oo ah koomo galey😴 sheekadan aniga io saaxpadey uun ba og familygey ma oga 😊✌

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +6

    Chefuuuuna waa kugu tashanaa kuwan hanaga so ilawin akafi iu maxamed 😂😂😂

  • @maryamomohamuud6412
    @maryamomohamuud6412 ปีที่แล้ว +5

    Ramadaan mubaarak fartuun meher zian wiilka la dhaho nashiidooyin English ah uu qaadaa raadi waana macaan❤❤

  • @zarra1858
    @zarra1858 ปีที่แล้ว +1

    Fartuuneey mohamed ma walaalkaabaa yacnii wllkaa runta ahaa mise waa mohamed kale

  • @qabulafrax4785
    @qabulafrax4785 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhhh fartuuun wlhi wa iga qoslisa cunto nin makujoogayee hhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣 mahdsanid wlshay

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😂kaafi xaaskiisa love you hbbti

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed n fartun 😏😏😏

  • @munaaadan2123
    @munaaadan2123 ปีที่แล้ว

    Walhi waa fani markasta oon arko ma dhafo fartu iyo wiilsha mansha Allh ilhay haydin barakeeyo

  • @pinkpanda8796
    @pinkpanda8796 ปีที่แล้ว +12

    Can’t tell you how much I’m thankful for your videos 🤍🤍🤍🤍

  • @mohangarabmohangarab309
    @mohangarabmohangarab309 ปีที่แล้ว

    Fartuun abayo aragtidaada waku farxa jir oo joog shrfy keep going Ramadan kariim

  • @asmadahabo6472
    @asmadahabo6472 ปีที่แล้ว

    Gabadhan wa jeclahay ramadaan walba jabka ay ka sheegayso aya jeclahay wllhi wa sugaa ramadanti hore dhan wa la socday

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 ปีที่แล้ว +1

    Kkk dhuuni leen dhihi karaa gabartaas waana hariifo hooyaded iyo aabbeheed maxaa afaarahooda galiyay

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 ปีที่แล้ว +3

    Cuntadani way icajabisey lkn dhadhankeeda ma grnayo waa inan sameysta😊

  • @esrahodan3291
    @esrahodan3291 ปีที่แล้ว

    That tall guy his smile is 😇

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว

    Maasha Alaah Waa kasootuurtey Maanta Akafi Waa kaheley Nafaqada

  • @Daher__DMD
    @Daher__DMD ปีที่แล้ว +1

    Inta rabta ama hamigoogu yhy UK like
    Amaba yururubta

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 ปีที่แล้ว +2

    Chefuuna waa shidantahay maalmahan gabasaaro aa nafta iiga qaaday maasha allah ❤❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +1

      Thank you aabo baa iga shiday 😅❤️

    • @idmanmaxamed3246
      @idmanmaxamed3246 ปีที่แล้ว

      @@FartunDuvetGirl maasha Allah rabbi hakuu xafido aabbe iyo hooyo cumrigaba allaha usiyaadiyo qaali I love you queen 👸 aabbahaa iyo hooyada waa funny I miss them

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 ปีที่แล้ว

      Waxaad xafiday midabkaagi adigana ilaahay haku xafido taasna waxay macno u tahay waalidkaa cimriga iyo cafimaadka Eebbe ha u siyaadiyo. Ilaahay ha inaga kuwii u ka aqbalay soonkooda dhamaan ummada muslimka oo dhan

  • @Theacademichouse
    @Theacademichouse ปีที่แล้ว +13

    Akafi kulahaa bacdal Ramadan and wink I'm dead 💀😂

  • @khadijaabdulahi7833
    @khadijaabdulahi7833 ปีที่แล้ว

    Fartuun kumee manta kuma hayee . Afurka la'aanta masamaynkaro .. ❤️❤️❤️

  • @nila7120
    @nila7120 ปีที่แล้ว

    MashAllah tabarakallah

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 ปีที่แล้ว

    Dharka xaska gashatay kulahaa Masha Allah nafaqo mcn waye

  • @shugriosman8969
    @shugriosman8969 ปีที่แล้ว

    Xbbtii qayrbadaan ilahay haku siiyo fartunay quruxkudhiglana ilahay ajirhakasiiyo wayo mararbadaan anigoo is dhahaya like usaar ayan hadana isdhihi jiraay danbi aya kaga iman macnaa musikada darteed oo wan iska dhafi jiraay like lkn hal video ima dhafiic marka sifiican ayad samaysay xbbtii jaagna wuu mahadsanyahay

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว +4

    😂😂jab waa dhafay kani
    Lkn ilmaha iyo aabahoda isku cunto ka dhiga
    Chef ramadan cuntada manta qatarey u egtahy wa inaa baroweya 😂

  • @Almar-bm5gy
    @Almar-bm5gy ปีที่แล้ว

    I will try

  • @aminofarah3161
    @aminofarah3161 ปีที่แล้ว

    Love you all. Keep up the good work Masha'Allah

  • @urfave5605
    @urfave5605 ปีที่แล้ว +1

    Omds the food bit was 😂😂😂😂😂😂😂😂 why would the mother nake different food 😂😂

  • @sukhralacagjiid7087
    @sukhralacagjiid7087 ปีที่แล้ว

    cabitaanka waan samyey waan ka helaya mhdsnid sheefuna

  • @umuthuraya-nv4tk
    @umuthuraya-nv4tk ปีที่แล้ว

    Woow jijin iyo sacada igu cananate I like it

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 ปีที่แล้ว +1

    Islanta odaygeda nafaqese ee nafaqada cab mxa ka racay

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 ปีที่แล้ว +5

    Niyada ii dhista Wlaleyy 😢😂😂
    Ani wxaa sameYa ba ma ii hagaagan 😭🤝🏻😂

  • @qalbitaajirabdulaahi2831
    @qalbitaajirabdulaahi2831 ปีที่แล้ว

    Sxb ma cafi mad Qabta waa ku wayaye waxan ku Rajena cafimad qab wana sameyay baradhadan cadi ma ahaan

  • @zaamabdi1531
    @zaamabdi1531 ปีที่แล้ว +1

    Hhh fartuuney taladaan si xishod leh oo dagan ubixisay I liked😂

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 ปีที่แล้ว +4

    The story of children complaining about the special food that their mother gives to their father. God, my daughter Fartoun made me laugh. Please stop this issue.

  • @hasmah8018
    @hasmah8018 ปีที่แล้ว +10

    Akafi’s look at the beginning was not innocent 😂😂

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 ปีที่แล้ว +3

    Akafi qosol bu igu dilaye 😂😂😂

  • @mouminahoussein6786
    @mouminahoussein6786 ปีที่แล้ว

    You are right Ramadan Karim ❤❤❤

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 ปีที่แล้ว

    Waagii hore caruurta aabahood baa laga hor marsiin jirsy😂😂😂 baryahan caruurta aabahood bey ka maseerayaan ba😂😂
    Astqfurulah war caruurta hala nafaqeeyo waryee

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi i call this bajiyo n i like to make it sometimes

  • @f.a.909
    @f.a.909 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tabaraka laah Ilahey ha idin xifdiyo kuligiin🥰🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️✨🥰🌹

  • @faadumocabdullaahi5368
    @faadumocabdullaahi5368 ปีที่แล้ว

    Shefuuna washidantahy ramdanka awal kaligaa aa nodhadhamin jirtay

  • @aliyayassin8118
    @aliyayassin8118 ปีที่แล้ว

    HERE IS MY COMMENT SIS

  • @abdullahialli1150
    @abdullahialli1150 ปีที่แล้ว +1

    waan ku salamay walashey qali ah

  • @najmoahmed8994
    @najmoahmed8994 ปีที่แล้ว +1

    Tiyaaar waaye abaayo waba isoo xasuusisay inaa asxaabdata ahay umaleehaaye waa ku taageeraa i love you ❤❤❤

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 ปีที่แล้ว +1

    Guurso wiilkaan shidan fartuuneey A kafi😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว

    Ramadan Karim walal

  • @ishwaqabdihanad2308
    @ishwaqabdihanad2308 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ku jeclahey ❤

  • @Sihaaam22
    @Sihaaam22 ปีที่แล้ว +1

    Abayo waxa raba ramadanka ina ku hilbonaado an Ku noqdo butucey mana oliyo maxa sameyaa 🥺

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 ปีที่แล้ว

    Ooh Akafi hadu saxay wa ok

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 ปีที่แล้ว +1

    Idin jecelahy ♥️🥰

  • @rahmahassan3744
    @rahmahassan3744 ปีที่แล้ว +4

    You guys are the best wlhi 😂❤️ may Allah bless you

  • @Somalidoc321
    @Somalidoc321 ปีที่แล้ว

    Love you Fartun!! From Minnesota 🫶🏾🫶🏾🫶🏾🫶🏾

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarak.

  • @jassiemuse8366
    @jassiemuse8366 ปีที่แล้ว

    Wallahi nagaha somalida dhibka haysto wa ahmiyad nin uun ,Carurtii lo jarjarey be hilmantey so ninkas jaceyl mad ka sugi, ilmahdi bad ba cunto xun ey ku qananc saneyn sisaye😢,war aabaha iyo carurta hal haku cunteyna 😊

  • @samiiramohamed11
    @samiiramohamed11 ปีที่แล้ว

    Muhiimadu wax bilaa music ah uun noo saar Fartuuneey 😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว

    Iimaan la aanta Intaas kugaartey Joojiya Caruurta Aabahooda Waa Siman Hiin Xaqa Wada Sii Subxaanalaah Waa Run. Nin saas makujoogaayo

  • @roro-rx
    @roro-rx ปีที่แล้ว +1

    Kan jab ma aha waa funny wlhi gabadhan 😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว

    Sbaayo Waa kusaalaamey. Abaayo Mahoree Kuusaarey sebkarabks lasoco

  • @warsan11
    @warsan11 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk jab ka maanta caadi maaha😂😂

  • @ayuubfaniin6703
    @ayuubfaniin6703 ปีที่แล้ว

    Walashey waxan ku shegaya carurta iyo Aabe iney isku cunto noqdan maficno marwalba Aabe in lobadiyo wax walbo o wanagsan

  • @najaxnayruoz76
    @najaxnayruoz76 ปีที่แล้ว +1

    𝙰𝚖 𝚏𝚒𝚛𝚜𝚝 𝚟𝚒𝚎𝚠😮😮😮😮😮😮

  • @faadumocadey3386
    @faadumocadey3386 ปีที่แล้ว

    Ilhay Adigaiyo hooyo macaanti illhahy haidindeysto

  • @itskiki_143
    @itskiki_143 ปีที่แล้ว +1

    With fartuun why you’re so adorable 5:07🤣🤣🤣❤️

  • @fahmomursal5693
    @fahmomursal5693 ปีที่แล้ว +1

    You guys are so funny wllahi I even can’t wait what is next

  • @ahlaancalisiyaad3598
    @ahlaancalisiyaad3598 ปีที่แล้ว +5

    Kaafi maahe wiilka kale fartuun wu jecel yahay uma shegan karo miyaa i indhihiisa waxba ka dareemaya 🙈 yaa ilamid oo arka 🤣🤣🤣🤣

  • @yu-a9596
    @yu-a9596 ปีที่แล้ว

    Cilantro waxa waye coriander (kabser calayn

  • @sumayosuber8076
    @sumayosuber8076 ปีที่แล้ว +13

    the nasheed part got me haha. wallahi you’re not wrong though a lot of nasheeds are just normal music that’s in Arabic. I recommend those nasheeds that have no music or words and it’s just someone humming those are gonna make your vlogs super cute 😂

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +5

      Lol he stressed me out! I used to use the ones that hummed sis but questioned if they humming “shake that booty”, 😅😂

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 ปีที่แล้ว

      @@FartunDuvetGirl not the booty😂😂😂😂

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 ปีที่แล้ว

      @@FartunDuvetGirl ruuney rux oo afcarabi inay ku qariyaan camal

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂you never know 😅

    • @sumayosuber8076
      @sumayosuber8076 ปีที่แล้ว

      @@FartunDuvetGirl that’s such a stretch haha 😂 honestly do what seems like a good idea to you people will watch it either way

  • @deeqaciise5804
    @deeqaciise5804 ปีที่แล้ว

    Hor Mar wacan sheefuna

  • @fartunismail03
    @fartunismail03 ปีที่แล้ว

    Love you fartuneyyy ❤️ Ramadan Mubarak 🌙❤️

  • @ahmadrashiid993
    @ahmadrashiid993 ปีที่แล้ว

    fartuun qofka keliya ka qosliya waa AKAAFI

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  ปีที่แล้ว

      Haa walaahi wadnaha baa farta ii saran. Saa wuxuu rabo buu dhahaa. Waa qof very free ah and funny. Asaga iyo nesteexo baa iga qosliyaa. The most

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 ปีที่แล้ว

    Dumarow caruurtiina ilaaliya nin cunto ku joogi maayo

  • @user-db2ts9jb3r
    @user-db2ts9jb3r ปีที่แล้ว +1

    cilantro/coriander = kabsar caleen

    • @sadiamohamed6197
      @sadiamohamed6197 ปีที่แล้ว

      Its diferent hun maba magaceda ma aqaan somaliga

  • @bontuuobboraa773
    @bontuuobboraa773 ปีที่แล้ว

    Yes wallahy aniga hata wan yabey cuntada haji iyo arurta skumid ka dhiga dee😂😂😂

  • @ishwaqabdihanad2308
    @ishwaqabdihanad2308 ปีที่แล้ว +2

    Diyar wan isku dayaya afur kaadhigana insh allah 😊

  • @ameinh0nezt565
    @ameinh0nezt565 ปีที่แล้ว

    Ramadaan MupariK wllo

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +1

    allsh oo wxan ilmaheya siin ba nin siin karaa😂

  • @betteriology
    @betteriology ปีที่แล้ว

    Fartuney wlhi anagaba wa sida raga wa loo badiya anaga qaybta naagaha ayey noqotey wxa soo hadha aya la na siiya lkn mrwlba xanaaq ana ku jooga 😂😂

  • @khadraabdale
    @khadraabdale ปีที่แล้ว

    😂😂😂 barnaamijkan wllhi farxadiisu wata waaba ku talagala

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 ปีที่แล้ว

    Keep going wllshy qli haa wa runtaa ❤

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 ปีที่แล้ว

    Ma Shaa Allah ⭐🙏🏻👩‍🍳👏🎉 I'm very proud of You wllo Fartoon ⭐⭐⭐♥️♥️♥️⭐⭐⭐Ramadan Mubarak wllo

  • @itsjustme9930
    @itsjustme9930 ปีที่แล้ว

    cilantro/coriander its kabsarcaleen in Somali x

  • @miinadaahir971
    @miinadaahir971 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂 my chef alllh ku barakeyo nala soco

  • @faadumocadey3386
    @faadumocadey3386 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤ ramadan kareem abayo

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak ❤

  • @nimcosaleeban4153
    @nimcosaleeban4153 ปีที่แล้ว

    Habaryar waan ku jeclhy from boorama

  • @hodanmohamed2723
    @hodanmohamed2723 ปีที่แล้ว

    Walahy wakhalad bal eg sidey caruurtayaryar eugayan cuntada ilba kabuxda nagaha nimanka iskadhadhicinayow howl kugumayara ee iskumid ugawada dhiga rashinka guriga waceb cuqdadba kabuuxda caruurtayayr bisinka nawaxa jojiya nin laheyne idin manacawinayo welka u wax ku cunay mumeydhaya maya 🪱

  • @ayanbarkadle1992
    @ayanbarkadle1992 ปีที่แล้ว

    Mashallah habo your are amazing ❤❤❤❤

  • @safiaderia2221
    @safiaderia2221 ปีที่แล้ว

    Jababka xgee laguso dirsada jab baa buuxaye snap ma isticmalo

  • @samyak2156
    @samyak2156 ปีที่แล้ว

    Really love ur video I just wait for u to upload ❤❤