ALXMDULLAH UGU DANBEEN WAA NAWADA TAGI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 423

  • @najmaahmedhussein5506
    @najmaahmedhussein5506 3 หลายเดือนก่อน +20

    Videogedi bn dib uso doonay fariidey guulyso❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e ปีที่แล้ว +141

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋

  • @liyaomars
    @liyaomars ปีที่แล้ว +30

    Tuuneey Alxamdulillaah haduu ilaaheey kusoo aruuriyay. Abaayo. Marna haka tagi xijaabkaagii saxda ahaa micnaha jalbaabkaaga wlh qurbo iyo khaboow iyo kuleel waaku qaadanaa Rabi naarta hanaga badbaadiyo aamiin. Wlc to malesia wlc to yurub aan sugeenaa hadalkeyga haduu kula xumaado iska kee cafi ukhtii fillaah 😘

  • @faadumiinamohamed3556
    @faadumiinamohamed3556 ปีที่แล้ว +13

    Shaahdoon waa wiil fican oo dadka somalida jecel masha allaah , allaah barakeyo

  • @jawahirsheeqabuukar1901
    @jawahirsheeqabuukar1901 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah tabarakallah illahey nabada kugu geeyay aya mahada iska leh alxamdulillah fartuuney qofan qalbiga kajeclahay allow hooyo unaxariisto hah cunugii waxay is leedahay yuusan kadhumin bursada aye kursaartay hooyo cayar cayar maaha wlhi bal fiiri dhibka ay mareeso hadana wey kuqanacsan tahay yaasameen karo hee 😭

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว +3

    Alleele bagaad jawaanka weyne ee fooshaxun ee qaxootiga Somalidu caanka ku yihiin u tuurtay. Waxaan rajeenayyaa inaad waxyaabo badan oo kale Malaysianka walaalaheen ee Muslimiinta ka baratid inshallah.

  • @nasramohmed5393
    @nasramohmed5393 ปีที่แล้ว +29

    Alxm mansha allaah tabaraka Allaah tuunay ilaa xalay ayan kolba eegayay inad video so galisay ina nabad tagtay dar alle ku jecelhy ilaahy haydin xifdiyo macanto ❤️❤️

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +18

    Alxamdullillah yaa Rabb
    Ku soo dhawow Malaysia fartun
    Guuleysta💕❤️❤️

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 ปีที่แล้ว +11

    masha allah illahay haku xafido wanku salaamay atarisho inan imado rawa intee kaalaso xiraraa I'm form UK 🇬🇧 🙏

  • @fadumoadan644
    @fadumoadan644 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah fartun walahi familkayga amba kumaleya saan kula socdo alx hadad nabad tagtay allah kaga dhigo wadan khayr qaba ood kufaraxdo amin

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 ปีที่แล้ว +14

    MASHA ALLAAH ABAAYO ALXAMDULILAH HADU ALLEY SAMU KUKU GEEYE CABDI SALAN KULA SOCDEY EHEED

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 ปีที่แล้ว +10

    M.a fartuunteena abayo meel walbaad tagtay rabi dadka hooyo iyo aabe hakaaga dhigo i.a fartuuneeee miss u mcney😢❤️❤️❤️❤️⚘️⚘️⚘️

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว

    Asc habo illaaheey haku nabad geeyo.dumarkeena soomaalida uun baa ciyaal kaligood jiida .Wallahi ajaanibkaas kale siiba dumarka Muslimka ragooda la'aantood ma baxaan.bilaa murxim .Habo kaligaa 2ba ilmood hala dhoofin iyi murxim la'aan.Waayo kaligaa iyo 2ba ciyaalka ah way adag tahay habo.

  • @najahalielmi
    @najahalielmi ปีที่แล้ว +15

    kusali nabaigeena mohamed scw

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 3 หลายเดือนก่อน +6

    Intaa qisadaa markee dawaty kadib dib u radisay😂

    • @NawalMohamud
      @NawalMohamud 3 หลายเดือนก่อน

      ala ani waso searching gareyay wlhi 😂😂

  • @xafsaali3651
    @xafsaali3651 ปีที่แล้ว +6

    Masha alah hada nabad imadey umada hooyo iyo aabo alaha kaga dhigo xaajiga alaha ku nabad keno ani wan is dhahay maleysiyo aye ade fartun🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 2 หลายเดือนก่อน

    Fartuuney abayo la isma hagradee wlhi hooyo garti badan ayaa tahay ilaahey uwadka hakula koriyo inta dhiman allaha kudhameestiro m:a allahu mabarik 🥰

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa nabad tagay miyaa mase nawada waan ku jecelahay fartuun ❤❤❤

  • @ilovemyjob5063
    @ilovemyjob5063 ปีที่แล้ว +31

    Dadka hooyo aabo Allaha kaaga dhigo InshaAllah

  • @xafsahilkas951
    @xafsahilkas951 ปีที่แล้ว

    Aawy Maxaa Abdisalan Kaligaa safar adoo ilmo wato waa dhib wllh masha allh alle hakuu dhib yareyo caruurta neh ha kuu ilaaliyo

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770 ปีที่แล้ว +5

    Shekhaal baa is heshay fartuun iyo atarisho 🩸😁😁

  • @Fatima-r9l7f
    @Fatima-r9l7f ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah ilahey aya Mahad leh o idin nabad geyay alxamdulilah wlshey mcn 🥰🥰❣💯

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว +5

    Manshallah ❤beautiful families baa Wada kulmay--welcome cadey dhulka iyo umada ba Illahay hooyo iyo Abo ha kaga dhigo Inshallaha

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز ปีที่แล้ว +28

    الف الحمد الله علي سلامه نورتي مليس

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kadib Qisadeydi Baan Daawanayaa😂

  • @amuulah6002
    @amuulah6002 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wan ilmeyey abayo fartun olasha kuma cisho ina adertey is wa lalsada adi iyo atarisho badiyo

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah ❤️ ❤️ ❤️ Allaha idin xafido adiga iyo oowladada

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +9

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 ปีที่แล้ว +2

    Madaxdii shiqaal waa is heleen gabdho qurux badan nolaada

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 ปีที่แล้ว +45

    Masha Allah abayo waxaa tahay gabar karti badan hadadba kaliga la dhioftay laba ilmood oo baby ah farxad ku nolow meel walbo oo Aad tagto ❤ ❤❤

    • @Drs-saamiyachannel5lt58
      @Drs-saamiyachannel5lt58 ปีที่แล้ว +1

      Ilmaha aabihis Lama joogo miyaa abayo

    • @ahlameyabtiik2162
      @ahlameyabtiik2162 ปีที่แล้ว

      Abayo saa iska dhigtit le waye ani abo 2 caruur la so safari

    • @ifraahahmed8323
      @ifraahahmed8323 ปีที่แล้ว

      @@ahlameyabtiik2162 haa waa sax walahi abayo lakiin qof walbo maka bixi karo qof ilaahy karti u dhaliyey mahane

  • @saciidomacalin9059
    @saciidomacalin9059 ปีที่แล้ว +1

    M.a abyo meshqaa tagto hoyo iyo abbe alle hakaga dhigo abyo gabar aan taageero ayaa thy fartuun iyo family

  • @kawsardaahir2280
    @kawsardaahir2280 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh xbti alpi ina ader allha ku nabad yelo

  • @fartunmaxmed1137
    @fartunmaxmed1137 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah alxamdulillah hadii aad nabad tagtey adiga iyo ciyaalka Masha'Allah

  • @ayaangujir7880
    @ayaangujir7880 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah fartuuneey cadeey ilaahay mahadaa iska leh mcnto wax inbadan suagaynay videogan ilaahyna hakugu xifdiyo Malaysia waan idin jeclahy adiyo caruurtaadaba riyooyinkoo dhan rabi Haku rumeeyo

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 ปีที่แล้ว

    Waaw msh alah tunee cadee niyada ayan iska dhahayay in aamalesiye tageso welcome

  • @jamiilaosoble48
    @jamiilaosoble48 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah fatunay atariisho iyo niirdiin si wacan igusalaam

  • @Tahaniabditawan
    @Tahaniabditawan ปีที่แล้ว +5

    Tuneyey Nairobi maka tagtiiii 😢
    Hor mar wacan abayo

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh Alx hduu ilahey niinawad geyay Mel alala mesha tagtan farxad kunolada

  • @jawahiryusuf9939
    @jawahiryusuf9939 ปีที่แล้ว

    shaahdoon Ex najax raf iyo raaxo aad baan u salaamaya walaalkay aragiisa abshir salaam iga gaarsii.

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 ปีที่แล้ว

    Masha Allah samiday ilahay wuu ku nabad geeyy alxamdulilaah

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +28

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤

    • @sahroyusuf9130
      @sahroyusuf9130 ปีที่แล้ว +2

      Mash allah meshi wax laga barayo wala raca

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +1

      @@sahroyusuf9130 Mahadsanid walal

    • @queenramish3985
      @queenramish3985 ปีที่แล้ว

      Diyaar waaye walal

    • @ifrahali5508
      @ifrahali5508 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว

      @@ifrahali5508 Adaa mudan walal isoo booqo inshaallah

  • @khadraabdi6367
    @khadraabdi6367 ปีที่แล้ว +1

    Fartun wa naga nixisey inaad somaliya usocoto no sheegte meshs wan necahy horey usoco abaayo Somali socda nolal matalee

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 ปีที่แล้ว

    Masha allh abyo allh hanoka dhowro alxmdulilaah farxd hada ku imaady maleyziya masha allh naku saalma atariisha badiya iyo xajigeeda

  • @cadeeyabdi4804
    @cadeeyabdi4804 ปีที่แล้ว

    Mnshlh fartun hoyo adag tahay wad ka baxsaday

  • @whome4851
    @whome4851 ปีที่แล้ว +1

    Maxeey ladhacdhici maad biin kuxidhid???

  • @frhssn6068
    @frhssn6068 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ma kalay degadanay abayo illahay ha kulay kurayo caruurday

  • @farhiaelmi2855
    @farhiaelmi2855 ปีที่แล้ว +1

    Alxd hadii illaahey adinkoo nabad qaba safar dheer kadib aad nabad tagten illaahey ayaa mahadas iskaleh dhamaan inta kusii dhawaysay iyo inta kusoo dhawaysay aad iyo aad ayay umahadsan yahiin abaayo fartun abshir adna allaha kuu noog gaabsho muraadkaa utagtayna allaha kuu saqiro haday degan tahay iyo haday dankale tahay dadka aabo iyo hooyo allaha kaaga dhigo inshaa allaah

  • @xabiiboxasan3900
    @xabiiboxasan3900 ปีที่แล้ว +3

    Mashalh qofki ugu horeyay oo shegay ban ahay niarobi to maleshia

    • @shukri8964
      @shukri8964 ปีที่แล้ว +1

      Gabdhaha xanta sificn ey u shegen maleshia yaah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +8

    Manshalah 😍 Alxamdulilah hada nabad tagtey 🥰

  • @umuafnaan9397
    @umuafnaan9397 ปีที่แล้ว

    Abaayo fartuun anaa maleysiya usoo socdo maalinta sabtida ee xageen kala xiriiraa shaahdoon wll

  • @lojinmaxamad1339
    @lojinmaxamad1339 ปีที่แล้ว

    نفسي اشوف عائله صوماليه مع ازواجهم يعني ادميا تسافر لحالها اللهم نسالك سلامة والعافيه

  • @nim7534
    @nim7534 ปีที่แล้ว +1

    Aaway ninkii ilmaha muxuu airportki kuula keeni waayay ma shubyay sidii markii hore

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 ปีที่แล้ว +1

    Maah allaah kismayo ma usocta siidii loalah malesiya mar dhow Holland adii donta ila tahay

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 ปีที่แล้ว +2

    Alxmdulilah alle ayaa mahadleh mar hadaanabadtagtay abaayo alle ha idin ku amansada 🥰🥰

  • @nooranoor784
    @nooranoor784 ปีที่แล้ว +2

    Qadar waa nafis wlhi diyaardeedu xtaa madaarka

  • @ayaanawil2956
    @ayaanawil2956 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah fartuun happy wll ma reer malesiyad ku birtay alle haydin xafido melkastad jogtan

  • @seynabmohamedali6544
    @seynabmohamedali6544 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo maleesi maa uguurtay ii soo sheeg cabdi salaan ku lama socdo miyaa

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabaarakallah wllo haduu ilaaahay kunabad geeyay alxamdulilaah

  • @naciimanuur6209
    @naciimanuur6209 ปีที่แล้ว +1

    Markaam atarisho arko wallahi waan Soo orday masha Allah farxad waarta tuuney caday

  • @maryn.humble
    @maryn.humble ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah xppti fartuun allah haku fududeyo danta aad utimaday

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakalaah alaahya xafidakum adi iyo ciyalkyga ninkan tel kisa side lagu hela macnto

  • @isackhajji974
    @isackhajji974 ปีที่แล้ว

    Fartun adi iyo ilmaha kaliya safarteen caruurta aabahooda caawey?

  • @khadiijoosmaan1999
    @khadiijoosmaan1999 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh abayo mcn alx hadow alle kunabad geyay aniga ahaan somali hooyo nadiifo filayay wlhi masha allh abayo mcn allh kuguxafido meshad tagtaba guuleyso hormar wcn xbbti ubadkana baari allh kagadhigo

  • @amranosman2856
    @amranosman2856 ปีที่แล้ว

    M.a apayo lkn away Abdi salam

  • @ashaadan4286
    @ashaadan4286 ปีที่แล้ว +2

    Ina aderey alle ha idinku amansado amin amin

  • @iimaanmaxamed8602
    @iimaanmaxamed8602 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haidinku nawadyelo dhamantina

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah farxad kunolow meshaa tagto❤🥰

  • @queenalisha143
    @queenalisha143 ปีที่แล้ว

    Wallhi wan jecelahay Malaysia alow ikas ina maalin un tago yarabi raxman raxiim 🤲 🤲🥰

  • @hakimoduran7673
    @hakimoduran7673 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah wlshey alle haduu kunabad geeyey alx alle hakugu amaan sado meeshaa tagtey

  • @alnasiixa5057
    @alnasiixa5057 ปีที่แล้ว +7

    Paranki iska ilaali abaayo isjir abaayo mashaa Allaaah alxamdulilaah qayr iyo bargo insha Allaaah alxamdulilaah

  • @ruunruuneey7770
    @ruunruuneey7770 ปีที่แล้ว +1

    Fartun ilmaha yoo kaa dhicin
    Xambarka gabadha ku xambar ilmaha ama meel haku xirnado si safe kiisa lo alaaliyo hadee boorsada tararaxdo kwrn ama gadal u dhaco madaxa ama ilksaha jug ka gaarto

  • @queennasracayush5789
    @queennasracayush5789 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ugudnben illah maku sama geeyi m.a sister fartun alxmdulilah ❤

  • @Princessahme
    @Princessahme ปีที่แล้ว +1

    Hadhow c/Salam saoo lafiyonayo mo iman dona marka

  • @umuxafsa1287
    @umuxafsa1287 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah alaahey hanixifdiyo walasheyn khaaliya

  • @quenaasiyo118
    @quenaasiyo118 ปีที่แล้ว

    Walaaley meel walbod tagto ilaahey hakuu xifdiyo caruurta dhamaantood waxana kuleeyahay alxmdu liillaah calaaa salaamataka caruurtana ilahay haku xifdiyo hanaku barakeeyo waa ubaxe illaahay haku dhawro

  • @shamsosiidoowbashiir2087
    @shamsosiidoowbashiir2087 ปีที่แล้ว +1

    fartuney armuu dhacaa cuweymir borsata sartiyee sxbey

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 ปีที่แล้ว

    Mnshlah keep going alx hadad nabad tagtay melesiya

  • @aslimcln7295
    @aslimcln7295 ปีที่แล้ว

    Fartuun aawey xaajigaaga

  • @fadumaabdirahmanomar8624
    @fadumaabdirahmanomar8624 ปีที่แล้ว +1

    Malaysia maa joogta abaaya fartuun

  • @marwoqaasim1516
    @marwoqaasim1516 ปีที่แล้ว

    MashaAllh siz

  • @shukrimidwife5437
    @shukrimidwife5437 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah Fartuun happy wan kusalaamay abyo

  • @khadroadan9787
    @khadroadan9787 ปีที่แล้ว

    mansh alllllh abayo qaali fartun ala yaxfadka

  • @munaahmed1493
    @munaahmed1493 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah xabiibti ilaha ku mahadsan inad sama tagtaan adiga iyo caruur taada meshad uso coteen wad ka reysanee kenya balaayada guryaha qaaliga badan

    • @queeenanzal5440
      @queeenanzal5440 ปีที่แล้ว

      Been maha. Wlh kenya mee maha

    • @Elmi19792
      @Elmi19792 ปีที่แล้ว +1

      Abayo halkani may dhantaa wxa laygu idhi wa qali malesia

    • @najmaahmed9010
      @najmaahmed9010 ปีที่แล้ว

      @@Elmi19792 guryaha ugu fiican $500 ilaa 1000 dollar gaarayan raqiis ma ahan

    • @munaahmed1493
      @munaahmed1493 ปีที่แล้ว

      @@Elmi19792 haa wey ka raqisanthy kirada iyo maciishada wax barashada iskuma dhowa

    • @umuomar1782
      @umuomar1782 ปีที่แล้ว

      @@Elmi19792 Sister waxabarashada caruurta maadiga iyo diinta waxaa fiican Kenya is the best iyo familka xitaa waxaa fiican Kenya lkn Maleis jamacad maybe

  • @aasuf119
    @aasuf119 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah fartuun illaah haku deesto adi iyo caruurtaada❤️alhamdulillah calaa salaamak tolka I luv u

  • @ifrahmohamed1629
    @ifrahmohamed1629 ปีที่แล้ว

    msllh waxa thy isku filan abayo horay uu soco waa lodhasha nolosha

  • @kiiinyuusuf1738
    @kiiinyuusuf1738 ปีที่แล้ว +1

    masha alh ilahey haduu ku nabad geeyay lkin abyo cabdi salan away fartuun

    • @Elmi19792
      @Elmi19792 ปีที่แล้ว

      Wuu kadaba imana abayo siday shegtay

  • @aminailwaadai1555
    @aminailwaadai1555 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo allah ha idinku nabad yeello

  • @nasromohamed9875
    @nasromohamed9875 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah kusodhowaaw maleziya Fartun Happy

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah xppt Alle hakugu amaansado meesha tagtaba

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 ปีที่แล้ว

    MashaAllah xabibti safar salaamo

  • @hodmanalinor331
    @hodmanalinor331 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah cabsalan kuma racin miyaa

  • @asmoahmed1589
    @asmoahmed1589 ปีที่แล้ว

    Masha allha atariisha baadiya qof Qalpi wanagsan waaye

  • @samiiraabdi597
    @samiiraabdi597 ปีที่แล้ว +1

    Mshlh tabarklh meel fcnbaa tgtey 🥰🥰🥰

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @missnaajuu5565
    @missnaajuu5565 3 หลายเดือนก่อน

    ya dawanayo qisadi kadib👀❤️

  • @xaawoaxmed4206
    @xaawoaxmed4206 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi salaan aaway abayo

  • @sahracuud8139
    @sahracuud8139 ปีที่แล้ว

    Masha alaah abayo alx hadi ale kunabad keney malesia

  • @zaciimocabdule2369
    @zaciimocabdule2369 ปีที่แล้ว

    Manshallh my sister alh ayaa mahdleh oo nabd kugu so dhamey safrkagi iinaso my sister

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 ปีที่แล้ว

    Masha allah Abyo illaahey hadu kunabad keenay oo Malaysia sas may ufogtahy oo transit logu galaaa

  • @ramlakhader7836
    @ramlakhader7836 ปีที่แล้ว +1

    MashaAlllh wlll allle nabad ha kaga dhigo