ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

lugaha ayuu ka gooyey wuuna cararey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.ย. 2018
  • humanitarian & life coach Ahmaad Zawaaj

ความคิดเห็น • 151

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  3 ปีที่แล้ว +1

    #BringsBackHumanity

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  6 ปีที่แล้ว +55

    Waa gabar yar baabuur ayaa ku jiirey baadiyaha walaweyn labadeeda lugood sidas ayey ku weysey kadibne wuu ka cararey hala duceeyo inantaas yar Allah usaqiro
    Fadlan Subscribe dhaha TH-cam channel kena mahadsanid walaalo

    • @saaraabilixabahaaja1960
      @saaraabilixabahaaja1960 6 ปีที่แล้ว

      keep going pro
      😭😭😭😭😭

    • @leylaabdi2865
      @leylaabdi2865 6 ปีที่แล้ว

      asc walalkay qer badan allaha ku siiyowaxaad isa dir taa lambar kaaga

    • @axmedcusmaan5199
      @axmedcusmaan5199 6 ปีที่แล้ว

      Axmed Zawaaj sxb illahey Ha Ku barakeeyo waxaa tahay Ruux Raxmad Badan Sidaa Dadka uugu Naxariisato illahey Ha kuugu Naxariisto Adun iyo Aaqiro sxb Nambarka Gabadha yar Laga Helo ma igu Caawin karta waxaad iigu soo dirta tel keyga 0615539424 messag Ahaan wallal macan

    • @selmahasan5411
      @selmahasan5411 6 ปีที่แล้ว

      Wll adiga hlke ka hela lanbarkagah iso dir

    • @umualmas8897
      @umualmas8897 6 ปีที่แล้ว

      Tel kaga sooo dir walako

  • @muhubaabdullahi9354
    @muhubaabdullahi9354 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 ปีที่แล้ว +23

    *Akhiii ALLAHA Ku garab galoh Runtiih wad Dadaalaysaaa Anah waxan jecelahay inan masaakiimaha Caawiyo Hadaan waxba hayin xitaa inan dharkaan xiranahay usaaroh* 😭😭😭

  • @raxmaabdishakuur1513
    @raxmaabdishakuur1513 6 ปีที่แล้ว +13

    hadaysan ahayn wax allah u qoray gaari isma karkeeen oo gurigoooda kama soo baxdeen waxa gurigooda ka soo saaray oo wadada keenay waa qadarta iyo qoraalka rabbigeen asaga waxa uu rabo ayaa dhaca ee waxa aan rabno ma dhacdo allahii ku sababay cunugtaas aadka u yar waa uuu u awoodaaa iney cafimad hesho noqotona mid tariikh leh oo ka sheekeysa dhipaatadan mnta hysata waxa aaan aadka oga naxay waxay thy sida ey u sheegeyso inuu gaari jiiray iyo ereyga hooyo oo ay ku dhawaaqayso hooyo allah waa uu kuu jeedaaa waaana ku caawinaayaaa insha allah hdaaad xoolo hysan lahaaa walhi kaama hagradeeen blse anaaba qutul yawmkeyga yaa allah ku hela insha allah waxan kalsoooni buuxda oo aan nusqaan lhyn ku qabaaa allah sw inuu kuu gargaari doono kuna caawin doono liibaan dabadeed allah nama lumiyo #ahmed sawaaj#wllky qaaligaaa aduun iyo aakhiroba liibaaan muslimka aape iyo hooyo allah hakaaga dhigo .wbt

  • @qalbinuura626
    @qalbinuura626 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah walalo Ahmed zawaj manta ayan TH-cam ka kabartay Mar walibo on tukadana wan kuso duceyn in sha Allah Sidad dadka u cawineyso inu ilahay wax dhibato ah kutusin

  • @hdhfjjf7513
    @hdhfjjf7513 6 ปีที่แล้ว +1

    Illaaheey caafimaad dag dag Ah Asiiyo

  • @captainajiidawaale1037
    @captainajiidawaale1037 5 ปีที่แล้ว +1

    allow caafi oo uso celi nolosheydi ilmaha yari wallkena axmed adigane illah haku sacido sidad ugarab jogto ruux walibo danyar waynu aragna masha Allah mar waliba sidad usacido iyo daka kugarab kogo mar waliba illah ha idin sacido sidad usacidan walalahina musliminta ah aamin yarabi

  • @macruufmohamed8687
    @macruufmohamed8687 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi Ahmed zawaj dambigaada iyo kan walidkaba ALLAH ha dhafo walala...

  • @karunsheegmedia1366
    @karunsheegmedia1366 6 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH HA U GARGAARO

  • @alfuruzmediagroup4944
    @alfuruzmediagroup4944 5 ปีที่แล้ว

    masha allah Ahmed sawaaj qeyr Allah hku siiyo waxaa tahy nin dadka miskiminta uadeqa

  • @beerdilaacshe658
    @beerdilaacshe658 5 ปีที่แล้ว

    Aax walahi waan ka xumahay
    Yaa Allah Allow lugaheeda usoo celi masaakiinta
    Aan usoo duceena markaan afurna maanta waa yomu cashuura
    Iyo markii salaadi aan tukana

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 ปีที่แล้ว +3

    Aaammen yaarabbi yaalllah yaaraxmmaan yaaraxiim inshallah bi'dnillahi kareem

  • @faar12ali2
    @faar12ali2 5 ปีที่แล้ว

    Iloohoo adaa karkaara ah raxmaan raxiim ah ugargaar yaarbiiiiii

  • @ismailmolaa1443
    @ismailmolaa1443 6 ปีที่แล้ว +3

    allow caafimad sii aamiin inta caawiso hamigooda alle ha ufududey aamiin

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +3

    Ya Allah
    Rabiyoow u gar gaar Adigaa awood lee Amiin ya Allah

  • @wasmolive1
    @wasmolive1 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxb sidee masaakiinta ugu gar gaareysid ilaahey hakugu gar gaaro

  • @wasmolive1
    @wasmolive1 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxb sidee masaakiinta ugu gar gaareysid ilaahey hakugu gar gaaro

  • @mabsudmaysa7027
    @mabsudmaysa7027 5 ปีที่แล้ว

    allow cafimad sarecanah sii ya allah alle ha iidin gargaaro

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 6 ปีที่แล้ว +4

    Miskiinad
    Allahu Akbar
    Allahu Akbar
    Alloow U gargaar yaarabbi yaalllah yaaraxmmaan yaaraxiim inshallah bi'dnillahi kareem
    Iyada iyo muslimiinta oodhanba iyo inagaba dhammaanteenba ❤️

  • @selmahasan5411
    @selmahasan5411 6 ปีที่แล้ว +2

    Ax ya rabi ugargaar cafimad dag dag si

  • @djjokers2394
    @djjokers2394 6 ปีที่แล้ว +5

    Allow cafimad taam ah sii 😭😭😭😭

  • @caishamaxamed3078
    @caishamaxamed3078 6 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله سبحان الله خزاك الله خيرا خير الجزاء اخي الكريم

  • @sadiyoali286
    @sadiyoali286 5 ปีที่แล้ว

    Balfiiriya duligaas saqiirka anta dilay kacarary waale allah kujeedo wana laga jaasi doina xaqeeda

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 ปีที่แล้ว +1

    Inaa lilaah dadkii naxariistii way ka dhamaatay. Ilaahay haw gargaaro😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nimalul6517
    @nimalul6517 6 ปีที่แล้ว +2

    waa gabar yaa allah inkaar ku rid kii saa ugalay ilaahay ha caafiyo yaa rabi

  • @mohaabdi4036
    @mohaabdi4036 6 ปีที่แล้ว +6

    Illahow caafimad kurisaq. Inta cawisayna ka abaalmari. Adigana qeyr allaha kusiyo wllo

    • @Husnidahir7
      @Husnidahir7 6 ปีที่แล้ว

      Aamen 👐👐👐

  • @iftingure3531
    @iftingure3531 6 ปีที่แล้ว +13

    Asc Ahmed sawaj wall iso dir lambarkada san u cawina gebedh

  • @MudaneChango
    @MudaneChango 5 ปีที่แล้ว +1

    Innaa lilaahi wa Inna ileyhi raajicuun wlhi ciqaab way dambaysaaa Somali Dad cun ayay noqdeen.

  • @maxamedyaska1505
    @maxamedyaska1505 5 ปีที่แล้ว

    Allow caafimaad wasaca siii maskiinta

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 6 ปีที่แล้ว +5

    Yaa Allah yaa raxmaan
    Yaa raxiim Allhayow ugergaar maskiinta yar😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭

    • @abshirxeyle7527
      @abshirxeyle7527 6 ปีที่แล้ว

      Roman Ina cadaani oh am sorry leyhy ? Wll mel wlb ka tagan thy yutup plz send me ? Ur contacts plz i wanna ask you some question

    • @osmanghalid9452
      @osmanghalid9452 5 ปีที่แล้ว

      @@abshirxeyle7527 😂shukansi maarabta ana kusiina namberkade is sheeg

  • @kowsarttsaladkowsarttsalad2966
    @kowsarttsaladkowsarttsalad2966 5 ปีที่แล้ว

    Allow gargaar ufidii adan adoomadadii nahee yaaraabii

  • @yasminmamaan5775
    @yasminmamaan5775 5 ปีที่แล้ว

    Wll ahmed zawaj ilahey haku xafido

  • @Mustafyara
    @Mustafyara 6 ปีที่แล้ว +3

    yaa rabi umadada u gargaar ada awodleh😢😭😭😭

  • @abdulkadirhajiahmed1368
    @abdulkadirhajiahmed1368 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow caafi

  • @foosmohamed7152
    @foosmohamed7152 6 ปีที่แล้ว +3

    wll jzkllhu kheyra sida wcn oo wllha maskiinta ugu gargaardo gebedha yar allow cfmd taam ah sii amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @1shortmotivatinalstory
    @1shortmotivatinalstory 6 ปีที่แล้ว +2

    Sorry sorry Mom
    inshA Allah Allah baa CaaFin doona
    Insha Allah

  • @sacdiyocabdullahi8635
    @sacdiyocabdullahi8635 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaha caafiyo walaasheen

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha ugargaaro walal nabarkaga nosoo dir inshaa allaah

  • @HalaneTV
    @HalaneTV 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaaah illaahow caafi

  • @maryancali2780
    @maryancali2780 6 ปีที่แล้ว +5

    Allow caafi madsii

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว +13

    Aaax allow caafi adaa cafimad Ka haya

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 6 ปีที่แล้ว

      Kanaaba nacay war adiga meelkasto makujirtaa balaayo kula madaxweynaataye shaqo kale kaama dhacdo

    • @user-ye9fw7mo8f
      @user-ye9fw7mo8f 6 ปีที่แล้ว

      @@musemuse6648 walal maxa sasudhihi wa walalkay Somali Muslim ah

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว

      Muse Muse adiga in aan hadal qalbigaga dhawac dhaho marabo cayna meel duleesha igama galayso
      Notification ahan igu soo gadhan sidasa kudawadaa waxan rabo balse adigu baro sida qof wax loogu sheego adoon af lagaadayn

    • @kamalabdullahi61
      @kamalabdullahi61 6 ปีที่แล้ว +1

      انيسه بنت شريف mahadsanid abayo qof hadal Xun kudhaha jawabta uusogayo ayaa ah mid xun balse anaa karoonaaya

    • @naagtiihashaninheshay1272
      @naagtiihashaninheshay1272 6 ปีที่แล้ว

      Meel kasta wajoogta kamal

  • @anzalabdi9156
    @anzalabdi9156 5 ปีที่แล้ว

    Ahmed zawaj wll Allahakudhawor

  • @abdirahman1.1
    @abdirahman1.1 6 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wll ahmed

  • @banadirtube2211
    @banadirtube2211 6 ปีที่แล้ว +1

    Aloow kii gariga wadey aduunyada Ku ciqaab aamiin yarabi

  • @bilanomar9989
    @bilanomar9989 6 ปีที่แล้ว

    alla kii gabartaan baabuurka ku dar daray oo hadane ka tagay arxan daranaa. allow u saqir saqiirtaas

  • @asliali35
    @asliali35 5 ปีที่แล้ว

    Allow caaafid siiii gabadhan yar

  • @qajo9403
    @qajo9403 6 ปีที่แล้ว

    Allaha caafiyo gabdha yar ninki sas u galay Allah intoo ka galaya walhi ninkas ba dhib qabo manta

  • @mohammedomaradani2654
    @mohammedomaradani2654 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla ilaaahoow qaaliqoow caafi saamaxna wiilkyari

  • @kaskeyyare2428
    @kaskeyyare2428 6 ปีที่แล้ว +2

    illahey caafimaad ha siiyo

  • @wizzhussein4249
    @wizzhussein4249 6 ปีที่แล้ว +2

    Ax ax ax allow caafi😭😭

  • @khadarabdullahi1562
    @khadarabdullahi1562 6 ปีที่แล้ว +2

    Nabsigaan cml ayaà naheesto wllhi intuu dardarsiyey buuu ka cararay allow caawi😭

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 6 ปีที่แล้ว +1

    subxanalh malin waxa imandonto uusan alh ka cararidoonin inshalh alh caafiyo miskinta aamin

  • @yusra1437
    @yusra1437 6 ปีที่แล้ว +1

    yaa allaah cafimaad taam ah sii saqiirtaan yari ax wlhi calosha ihurtay maskiin ilaahow ugar gaar adigaa gar gaarbadnahe

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahow ferej u fur maskiinta

  • @salmancumar1224
    @salmancumar1224 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka camera ayaa kusocota marka dadka aad duubeysaan ha,is asturaan taasaan idinku baraarujin lahaa jaza kumullaahu kheyr

  • @shuuunadheerainajiibacarod1634
    @shuuunadheerainajiibacarod1634 5 ปีที่แล้ว

    Yaa raabi yashafi yarabi

  • @abdikanimacalim9745
    @abdikanimacalim9745 6 ปีที่แล้ว +1

    Ina lilahi waina ilayhi rajicun ilohow ugargar aamin yarabi

  • @sagalsusansgn9327
    @sagalsusansgn9327 6 ปีที่แล้ว +2

    allaw inaxariso ax ax

  • @yasminmamaan5775
    @yasminmamaan5775 5 ปีที่แล้ว

    Wiilkan wlhi waa wiil wanagsan

  • @mohaofficial4347
    @mohaofficial4347 6 ปีที่แล้ว +3

    Subhanallh

  • @halimaahmed6311
    @halimaahmed6311 5 ปีที่แล้ว

    Allha akbar allha ku xifdiyo Mel walbo jogtid aqirna jandi firdowso allha kugu bashareyo wall axmed zawaaj waxn kula baxa امير المؤمنين عمر بن الخطاب رضي الله عنه allha kadhigo dadaaal alla hkula grb galo

  • @MunamaankaMunamaanka
    @MunamaankaMunamaanka 6 ปีที่แล้ว

    Yaa allah😭😭 bal maxey ka samesay marko dar daraayo ilaahow saqirtan u gargar yaarabi

  • @yasminmamaan5775
    @yasminmamaan5775 5 ปีที่แล้ว

    Ax yaa allah

  • @cajamiboy
    @cajamiboy 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla ninkaanoo kale inta la qabto ani ciqaab maa ley dhaho😡
    Gabadhana Allah Caafiyo😭

  • @bushrafarah1499
    @bushrafarah1499 5 ปีที่แล้ว

    👍👍

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan5994 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha u gargaaro wlalahey

  • @feisalfeizul9717
    @feisalfeizul9717 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow cafimaad sii inantaan yarista

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayo cafii maskin xasidsan nika sayalay 😢😢😢😭😭why

  • @abomahir3828
    @abomahir3828 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah u gargaaro Allah Caafiyo

  • @abdiazizmohamud5871
    @abdiazizmohamud5871 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaw caafimad taam eh sii yaa rabi Aamiin Aamiin

  • @ummuhanan5918
    @ummuhanan5918 6 ปีที่แล้ว +3

    yaarabi ugargaar maskiin waloosha ayaa igaxurtey

  • @bushrafarah1499
    @bushrafarah1499 5 ปีที่แล้ว

    Alaha caawiyo

  • @aishakeyf834
    @aishakeyf834 6 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah

  • @sadamabdi9710
    @sadamabdi9710 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow ugar gaar

  • @dahiranuurow3321
    @dahiranuurow3321 6 ปีที่แล้ว +1

    amin

  • @xanaanxubbi5539
    @xanaanxubbi5539 6 ปีที่แล้ว +2

    Subxan allh xaqa mar oo qaban ninksa allh xaq tuso

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 5 ปีที่แล้ว

    ax ax Allah maxaa wadankan calool taalo 😭😭😭😭😭waa qadar ilma Haas inay cuntan noqoto qadarnad 😭😭😭

  • @nastehohassan2490
    @nastehohassan2490 5 ปีที่แล้ว

    Ax😭😭😭😭😭alla Yaa rabiii

  • @bintunaada365
    @bintunaada365 6 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulillah cala kuli xaaaaaal😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zakimohammed1956
    @zakimohammed1956 5 ปีที่แล้ว

    Rabbi ha caafiyo 😥

  • @omarbarsey2000
    @omarbarsey2000 6 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭ilaahow qofki umada caawiyo janada geey

  • @ubaxali967
    @ubaxali967 5 ปีที่แล้ว

    Allow caafi

  • @abdiwadanichanal6558
    @abdiwadanichanal6558 6 ปีที่แล้ว +1

    Rabi hacaa fiyo

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 6 ปีที่แล้ว

    illahow u gargaar naafuu ka dhigay 😭😭😭

  • @umanimo1964
    @umanimo1964 6 ปีที่แล้ว +2

    allaw caafimad siii

  • @djmoha3937
    @djmoha3937 6 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed zawaaj sxb ku dhayasho aa mudan tahay

  • @mansurahmed8388
    @mansurahmed8388 6 ปีที่แล้ว +1

    Aax aax allahayaw ugargaar😢😢😢😢😢😢

  • @faisamahamed3069
    @faisamahamed3069 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc Aqi alle hakudhowro fadlan axmed.lanbarkada iisoo dir

  • @qamarali6968
    @qamarali6968 5 ปีที่แล้ว

    Ialhow ugar gaar oo caafi 😢😢😢😭😭😭

  • @babyfoodchannel6461
    @babyfoodchannel6461 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha caafiyo

  • @mohamudshaafi812
    @mohamudshaafi812 6 ปีที่แล้ว +1

    Aah

  • @smshsmsh5920
    @smshsmsh5920 5 ปีที่แล้ว

    Maskiin alow u fududee

  • @deqoadan9807
    @deqoadan9807 5 ปีที่แล้ว

    Asc wlle alllaha subxana watacala gbdha ha cafiyo inaa caawiya rabaah wlle number kada raba wllle

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 6 ปีที่แล้ว +1

    Illahayow uu gargar

  • @garaadhaji275
    @garaadhaji275 6 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭 Alaha u gargaaro

  • @asaldaladinayutub6297
    @asaldaladinayutub6297 6 ปีที่แล้ว +4

    Ala dadkaan oo dislike sarayo beer adkaaa waar uduceyaa gwrtaa dislike inte usaroysiin jiis noqdee

    • @a.jfitness2712
      @a.jfitness2712 6 ปีที่แล้ว

      Asaldalad Ina yutub wa dad qalbi xun walal

    • @mohameddecoofficial1942
      @mohameddecoofficial1942 6 ปีที่แล้ว

      Ineey ka xun yihin gabadha lugta ka go'day ayaa maqcquula sidaas disslake u dhiibeen.qof aan ka naxeenin inoo jiro uma umaleynaayi

  • @user-bv7ft6cj6l
    @user-bv7ft6cj6l 5 ปีที่แล้ว

    😢😢😢💔💔

  • @farxiyogutale8038
    @farxiyogutale8038 6 ปีที่แล้ว +1

    Sorry wallhi waanka xumaade in gaari eydardarsiyaan ilmaha yaryar war wuxu indhaha mey la yihiin darawaliin maahin kuwaas yarabi illahow ilmahaaas yar ugarfaaar ooo irsaaaq

  • @dahiranuurow3321
    @dahiranuurow3321 6 ปีที่แล้ว +1

    allahow aafii