ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Dalxiiskii jimcaha afgooye jambaluul vlog 3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ส.ค. 2018
  • Ahmaad Zawaaj

ความคิดเห็น • 179

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  6 ปีที่แล้ว +43

    Fadlan Subscribe dhaha TH-cam channel kena mahadsanid walalo

    • @adkkadiye6690
      @adkkadiye6690 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj music aad saratay ma ishegi karta magaca plz

    • @adkkadiye6690
      @adkkadiye6690 6 ปีที่แล้ว

      talxiskana aad ayu u macyahay

    • @farhanomar4396
      @farhanomar4396 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj hadaan ogaan lahaa shalay ama ku arkilahaa waan kuracilahaa maba kahareen celasha isgooska ayaan daganahay hada kabacdii isoxasuso markaad celasha mareso kkk halahaas kaftan allaah hAkuxafiyo maal walbo aad tagto allaah dartiis aan kujeclhay

    • @anashussein4286
      @anashussein4286 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj Salaams sare

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 6 ปีที่แล้ว

      Mashallah beautiful

  • @FaxalMedia
    @FaxalMedia 6 ปีที่แล้ว +15

    Waddankeena aad ayuu u qurxonyahay Allaha inoo xifdiyee

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    rabiyoow barakeeh axmed iyo inta lamidah💙💙💘💘💚💙❤❤✨✨💙💙💙🎆💚💘👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 2 ปีที่แล้ว

    Masha Alah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Aaminomaxamadkhayre
    @Aaminomaxamadkhayre ปีที่แล้ว

    Heesuhu waa xaraam

  • @haajiofficial8421
    @haajiofficial8421 6 ปีที่แล้ว +15

    Inta tageersan zawaaj farta taaga

  • @fatumamohamed6086
    @fatumamohamed6086 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah..dalxiis.wanaagsan.Axmed..waan.jecelahay.dhulkii.hooyo💖💖👌👌✋✋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙌🙌🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♀️🙋‍♀️🌳🌳🌹🌹😍😍😍😍🌹🌹

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 6 ปีที่แล้ว +2

    Afgooye ahaa iyo aseendooyinkii beeraha waan aadi jirnay maalmaha ciida ama xiliyada fasaxyada xusuus hore aan galay wlh sxb Ahmed zawaaj illahay ha ku barakeeyo baraadarkayga

  • @salmaabdullahi63
    @salmaabdullahi63 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah same fale Ahmed walal hore usco ilhey wadnka nabad hanoga dhigo

  • @caishamaxamed3078
    @caishamaxamed3078 6 ปีที่แล้ว +4

    Manshaa Allah llaahay ha ididn xiftio aduun iyo akhiaba Insha Allah wllkay dhamatiba

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      caisha maxamed plz wlhy subscribe ii sr

  • @nimohussein3580
    @nimohussein3580 6 ปีที่แล้ว +11

    qofgii u gu horeeyo ayaa ahay like ta isaara intii taageero ahmed

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Nimo hussein plz wlhey subscribe iisar

  • @suxuunta1duusha
    @suxuunta1duusha 6 ปีที่แล้ว

    Mashalah Axmed zawaj adigaba Vlog kuwngsn
    Sababto dalki iyo barwaqadisa
    Ayad noso gudbineysa

  • @usaamec.raxmaan5311
    @usaamec.raxmaan5311 6 ปีที่แล้ว +4

    m.a

  • @abdallahahmad8128
    @abdallahahmad8128 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah noo soo badi vologyada mahad sanid

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Abdallah Ahmad plz wlky subscribe ii sar💖

  • @idaachaaprecho3415
    @idaachaaprecho3415 6 ปีที่แล้ว

    Wooooooooooow nice wllhi qadada ayaa ishafisay pro axmad zawaaj

  • @abdirahman1.1
    @abdirahman1.1 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ahmad zawaaj horey u soco guul ayaan kuu rajeynayaa

  • @raageabdihakin3808
    @raageabdihakin3808 6 ปีที่แล้ว +4

    Wow masha allaah

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Raage Abdihakin plz wlky subscribe ii sr

  • @jamalhussein9999
    @jamalhussein9999 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah somaliye wali waan qirode war somaliye aaan dhisano dalkayna wlh hada nabad haysano gajo wan kabixi lahen wlh waxa nalo didanyahay wa nabad waxanu nahay dad hal luqad Ku hadlo hadana is af fahmila so ayaan daro mahan somaliyee

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah barwaaqo laga baahan yahay

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      sahra omar plz wlshy subscribe ii sr

  • @internwomen
    @internwomen 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah afgooye 💙

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว +1

      Abshiro Yusuf plz wlshy sibscribe ii sr

    • @internwomen
      @internwomen 6 ปีที่แล้ว

      AßDI ATO diyaar wllkey

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy 6 ปีที่แล้ว

    Masha alah qurux. badana dalkene iyo xoolohisa

  • @abdiato21
    @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah pro ahmed zawaji horey usoco

  • @samiraali5972
    @samiraali5972 6 ปีที่แล้ว +14

    Asc walaalayal alle dardiis iikusoduceeya deyn ayaa la,iku leeyahay inuu alle sifudud iika baxsho wllhi mana,awoodo inaa iska bixiyo lkn alle akdiiysa waxbo kama ah insha,alla

    • @raxmaabdishakuur1513
      @raxmaabdishakuur1513 6 ปีที่แล้ว

      allah waxba lama ahan hdaaad 1000 jeer saliga nabiga akhrido insha faraj baaa kuu furmi allh hakula garab galo

    • @mustafeaden4520
      @mustafeaden4520 6 ปีที่แล้ว

      Samira Ali alha ku fududeeyo wll inslh qeyr ay noqone

    • @asmasheikh8072
      @asmasheikh8072 6 ปีที่แล้ว

      💞💓🌷🌺🍀Samira Ali wcs wr wb wllshy qali allaha ha kuu kala fududeeyo umuurahaada dhamantiiis.abyo alle ayaan kuu baryaa in uu alle kuu gudo daynta nolasha ad jeceshahay kuu sahlo adna ducada ha ilaawin allana tuug in badan cibadadiisana ku dadaal qali insha allah waad guulaysanaysaa hubaashi

    • @mulkiosman9472
      @mulkiosman9472 6 ปีที่แล้ว +1

      Samira Ali waxad aqrisaa docadan wll اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن والعجز والكسل والبقل وطلعة الدين وغلبة رجال

    • @samiraali5972
      @samiraali5972 6 ปีที่แล้ว

      Mulki Osman haye wll insha,allah

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 6 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah bro waa mahadsan tahay sidaa noola wadaagtay Dalxiska jambalul waxaase kaa codsanayaa inaad noo soo badisid dalxiis noocayadaan oo kale thnx wllkey zawaaj

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 6 ปีที่แล้ว

    Saa saa laraba dalxiis wanaagsan insha allaah waan usodalxisi doona dhulkii hooyo

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wadan qurux badan waan heesana kuwii ka faaiido Rabboow naga yeel🤲

  • @sacdiyohasan5872
    @sacdiyohasan5872 6 ปีที่แล้ว

    masha allh wadenkyba uxsay jcliya 👍👍 chnlka wa ku cusbhy hali so dhweyo 😃

  • @user-fd1jb3vx6w
    @user-fd1jb3vx6w 6 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله alla qurux badana dhulkeena hooyo allow xasili amiin

  • @saadaqmohamed5521
    @saadaqmohamed5521 6 ปีที่แล้ว

    Masha alaah nin culus waa salaman tahay bro

  • @calixasanxaaji2338
    @calixasanxaaji2338 6 ปีที่แล้ว

    Madax sare Ahmed zawaaj horey usoco ayaan kuleeyhy

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah waan kahelay Wlhi

  • @abdishakurabdullahi6334
    @abdishakurabdullahi6334 6 ปีที่แล้ว +2

    mashallah sxb horu mar wacan
    allaha ku xafido jazakallahu kheir
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Abdishakur abdullahi plz wlkey subscribe ii sr

  • @ridwanaadan8480
    @ridwanaadan8480 6 ปีที่แล้ว +4

    Asc Mashallah wall hormar wcan

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว +1

      Zidwan Aadan plz wlhy subscribe iisr

    • @ridwanaadan8480
      @ridwanaadan8480 6 ปีที่แล้ว +1

      AßDI ATO ok wall

  • @mohaabdi4036
    @mohaabdi4036 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sawaj salxiis wacn dhulkaga kudalxiis wacanaa guul brother

  • @yaxyeblack6062
    @yaxyeblack6062 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllky zawaaaj waxan jeclanlahaaaa inan kula kulmo masha allah

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      YAXYE TOURE wlky ii sar subscribe

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah beautiful

  • @quranbeautiful3193
    @quranbeautiful3193 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @MohamedMohamed-bl2li
    @MohamedMohamed-bl2li 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ridwiishibra5133
    @ridwiishibra5133 6 ปีที่แล้ว

    Alla maxan uxiisay isbandheys. 💙💙💙

  • @somalimodelstyles2407
    @somalimodelstyles2407 6 ปีที่แล้ว

    2017 igu danbysay my conrty wan u xisay
    😭❤

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah maanta waad nuuraysaa ahmedow ilahay haku dhowro......

  • @inaraadiye1358
    @inaraadiye1358 6 ปีที่แล้ว

    M.a wll zawaj

  • @cabdiladiif7760
    @cabdiladiif7760 6 ปีที่แล้ว +3

    Axmed sawaaj

  • @ifrahhassan4805
    @ifrahhassan4805 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @adkkadiye6690
    @adkkadiye6690 6 ปีที่แล้ว

    rabi waa uu nagu galadaystey dhul barwaqo ah YAA RABI NABAD IYO XASILON NASII

  • @saalimrachid9492
    @saalimrachid9492 6 ปีที่แล้ว +2

    Manzhallah wll

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Saalim Rachid plz wlky subscribe iisr

  • @abdirahmanm.khalif6392
    @abdirahmanm.khalif6392 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah
    Horumar Wacan
    Ahmed Zawaaaj

  • @hayatiali1432
    @hayatiali1432 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 6 ปีที่แล้ว +2

    😋😋😋😋😋😋 Bambelada isbondhes dhangalo intee ka helaa? 🤔

  • @queensama1159
    @queensama1159 6 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @abdiazizalaska7199
    @abdiazizalaska7199 6 ปีที่แล้ว

    Qurxoona wdankeena hooyo one love

  • @saalimrachid9492
    @saalimrachid9492 6 ปีที่แล้ว +2

    Dalxiis qurxoon

  • @bntahmedahmed1421
    @bntahmedahmed1421 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh wlhi meshaan waan tagay naasir cali beertisa ma ahinoo

  • @maslaxhaaraay1424
    @maslaxhaaraay1424 6 ปีที่แล้ว

    Sawajow sxb somali in eey waalanthy waxaad ku ogataa
    Marti qadka la idin sameyey waxaan uga dhaxjeday cabitan Aan aheyn midka beeraheena kabaxa marka masaxbaa in janbaluul cabitan wadankale laga keeno laga cabo iya goo dabicigii heysta

  • @qurxonxasan7311
    @qurxonxasan7311 6 ปีที่แล้ว +1

    Arimehena music gisi cml

  • @najuuqueen1016
    @najuuqueen1016 6 ปีที่แล้ว +1

    Afgooye💖💖 dagmadeyda 😘waan u xiisay wllhi

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Najuu Queen plz wlshy subscribe ii sr

  • @riyaahassan2945
    @riyaahassan2945 6 ปีที่แล้ว +2

    Msh alllh qurx wye

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      riyaa Hassan plz wlshy subscribe isr

  • @hdhfjjf7513
    @hdhfjjf7513 6 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله رب يحفظك

  • @guushahd4tv146
    @guushahd4tv146 6 ปีที่แล้ว

    Arimaheeena iska bareeejee

  • @KCC05
    @KCC05 6 ปีที่แล้ว

    Best vloger in Mogadishu

  • @inaraadiye1358
    @inaraadiye1358 6 ปีที่แล้ว

    Horumar wacn

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 6 ปีที่แล้ว

    jambaluul

  • @bukharikunciil6538
    @bukharikunciil6538 6 ปีที่แล้ว

    Sxb sare fadlan volgyaashan oo kale inoo soo badi adoo raali ah!😁

  • @ifkanolasha9192
    @ifkanolasha9192 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllky wnkugu fana nolow intey nolol jirto

  • @raxmaabdishakuur1513
    @raxmaabdishakuur1513 6 ปีที่แล้ว

    masha allh sawaaaaj allh yaxfidka wllky rumaaad

  • @manslayerrwindows1482
    @manslayerrwindows1482 6 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah illahay Haku xifdiyo Abowe

  • @AhmedHassan-sr8xi
    @AhmedHassan-sr8xi 6 ปีที่แล้ว +2

    Zxb heesta faraha badan vloga uma fiicno

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed hassen plz wlky subscribe ii sr

  • @khalifmohamed1498
    @khalifmohamed1498 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh waad nimceysate wlh allha idin dhowro wll

  • @abdii9086
    @abdii9086 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wall 😍😍😍😍👏👏👏👍👍

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alla qurux badanaa dhulkeena hooyo allow nabad igu gee yaa rabbi

    • @sadiasheikh1692
      @sadiasheikh1692 6 ปีที่แล้ว

      Mashaa Allah ilahoow waden keena noo hagaaji ee barwaaqadiisana shacab Soomaliyed tusi

  • @salmasaid4669
    @salmasaid4669 6 ปีที่แล้ว

    msh hall

  • @hussenisseigale1778
    @hussenisseigale1778 6 ปีที่แล้ว +3

    M.A

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Hussen Isse Igale plz wlky subscribe ii sr

  • @ahmedyusuf9588
    @ahmedyusuf9588 6 ปีที่แล้ว

    Cadado horta bad miyaa marto eboow Cadaado makabaxy canbo sxbw???

  • @xalimo2416
    @xalimo2416 6 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaw masha allh wlhi wan ka helay😮😮😮❤👏👏

  • @abdiqanihiiraaan3059
    @abdiqanihiiraaan3059 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allah axmed zawaj wllhi waxaaa tahay qof qiiimo badan waxaaadna tahay qof aaan rabo in aaan kudaydo mar dhaw ayaaan in aaan wadadaaada in aaan soraaaaco ooo aaan miskiinta in aaan kalaaaameeyo magaceyguna wa cabdi qani axmed jooogana wadanka kenya

  • @fardowsahussein9316
    @fardowsahussein9316 6 ปีที่แล้ว

    Allah saan miyaa wadankeena beera uga baxaan masha sllh

  • @samraluuza1627
    @samraluuza1627 6 ปีที่แล้ว

    masha allah my dear brother

  • @khadroqueen5669
    @khadroqueen5669 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah qurux badanaa dhulkeena hooyo

  • @xanaanxubbi5539
    @xanaanxubbi5539 6 ปีที่แล้ว +1

    Allow nabda inoka yel wadankiina hooyo allh nabda igu geyo

  • @usaamec.raxmaan5311
    @usaamec.raxmaan5311 6 ปีที่แล้ว

    wll

  • @osmanmahamedabdulkadir2420
    @osmanmahamedabdulkadir2420 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah waa in aan aadaa

  • @SafiSafi-bo2te
    @SafiSafi-bo2te 6 ปีที่แล้ว

    Mashallh hor mar wacan walaky

  • @asli1087
    @asli1087 6 ปีที่แล้ว

    Allah ha idin xifdiyo

  • @cabdiladiif7760
    @cabdiladiif7760 6 ปีที่แล้ว +4

    Xafidahu laah

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Cabdi Ladiif plz wlky subscribe ii sar

    • @cabdiladiif7760
      @cabdiladiif7760 6 ปีที่แล้ว +1

      +AßDI ATO goor hore

    • @abdiato21
      @abdiato21 6 ปีที่แล้ว

      Cabdi Ladiif hadaad iisarty apowe waad mhdsnthy

  • @qurxonxasan7311
    @qurxonxasan7311 6 ปีที่แล้ว

    Bakaylaha waa qurux yaa xabad ii keena

    • @zuhiepkrooz5195
      @zuhiepkrooz5195 6 ปีที่แล้ว +1

      Dhudi Xasan Saw Maaha Is Thing Beautyful

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 6 ปีที่แล้ว

    Machaallah nolow bro

  • @MunamaankaMunamaanka
    @MunamaankaMunamaanka 6 ปีที่แล้ว

    Waaaaw masha allah waa qurux wlhi 😍

  • @mariyamohamed5513
    @mariyamohamed5513 6 ปีที่แล้ว

    Maanshaa allh illhy haku xafido

  • @shukriaaden654
    @shukriaaden654 6 ปีที่แล้ว

    mashallah qurux beraha

  • @theBinaryBeats
    @theBinaryBeats 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 6 ปีที่แล้ว

    Afgoye inaa daawado aadban uxiiseeyaa eee aaway beerihii qudaarti furutki miyadan natuseyn iyo doogi cagaarnaa

  • @mohamudshaafi812
    @mohamudshaafi812 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @asli1087
    @asli1087 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxad na tusten wax fican

  • @haybeyacko1215
    @haybeyacko1215 6 ปีที่แล้ว

    JAMBALUUL JIINKII AFGOOYE

  • @ismancilcalicumar7527
    @ismancilcalicumar7527 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @mohaaalii2631
    @mohaaalii2631 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah alla maxaan uxiisay dhulkaygii hooyo

  • @SoomaliaSoomalia
    @SoomaliaSoomalia 6 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @moitobio5080
    @moitobio5080 6 ปีที่แล้ว

    Dhulkeenu Waa Barwaaqo wllhi
    Janbaluul 2016 ayaa igu danbeysey
    waan Uxiaay xaqiiq
    qurbo faido leheen ayaa
    nadhabar tiray🖕
    one love🇸🇴🇸🇴

  • @duniyojama1463
    @duniyojama1463 6 ปีที่แล้ว

    Maxa nimco taala wadankena illahay cadowga hanoga qabto