ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wuxu ku noolyahay Gaalkacyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ส.ค. 2018

ความคิดเห็น • 119

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  6 ปีที่แล้ว +43

    Fadlan Subscribe dhaha TH-cam channel kena mahadsanid

    • @cabdicaziizcabdullahi662
      @cabdicaziizcabdullahi662 6 ปีที่แล้ว

      👍👍👍

    • @sadiyomahamud6991
      @sadiyomahamud6991 6 ปีที่แล้ว

      Wax fican bad subinoysa ajir allaah kasiyo

    • @shukriyusuf3193
      @shukriyusuf3193 6 ปีที่แล้ว

      wax wanaagsan sameysay. ajar iyo xasanad badan allaah kaa siiyo

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 6 ปีที่แล้ว

      Baraxley weeye five star baa la dhahaa

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 6 ปีที่แล้ว

      Pharmacyga aad hor taagan tihiine waxaa la dhahaaa NATIONAL

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 ปีที่แล้ว +12

    Axmed zawaaj guleyso wll midkii somalia oo dhan is jcleysiin lahaaa alle hakaa dhigo kumanaan adigo kale ah ayey somalia ubadan thy 😍😍😍😍😍😍

    • @AshrafKhan-eg5kv
      @AshrafKhan-eg5kv 5 ปีที่แล้ว

      Haah wlhi waxaan ku rajawaynahay in an noqodo Ahmed sawaaj oo kale in sh Allah

  • @ridwanaadan8480
    @ridwanaadan8480 6 ปีที่แล้ว +18

    Mashallah wall ilahay ha ku xafido 👍👍👌👌🖤🖤

  • @caishamaxamed3078
    @caishamaxamed3078 6 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله ما شاء الله شكرا جزاك الله خيرا خير الجزاء اخي في الله بارك الله فيك الله يحفظك

  • @umusafa8926
    @umusafa8926 6 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Allaah habo safarka Alle ha kuu fududeeyo kheyrkii laguugu barteyna,waad sii wadaa Alle haku xifdiyo.

  • @user-of3vw1ru4m
    @user-of3vw1ru4m 6 ปีที่แล้ว +6

    Oo reer gaalkacayo lahjada waqoyigay kuhadlan

  • @fardowsahussein9316
    @fardowsahussein9316 6 ปีที่แล้ว +5

    Axmed sawaaj guulayso wll alle haku garab istaago fi dunyaa wal akhira

  • @fartuunyuusuf1324
    @fartuunyuusuf1324 6 ปีที่แล้ว +7

    Mash Allah tabaarka raxaman waa Gaalkacyo iyo Ahmed

  • @itsmebalqiis8960
    @itsmebalqiis8960 6 ปีที่แล้ว +6

    maasha Allaah waa niin aad uu qalbii ficaan illaahey haa uu barakeeyo shaqadiisa

  • @Hijabnaturalsom
    @Hijabnaturalsom 6 ปีที่แล้ว +6

    Mash allah walkey qeer allah Ha ku siyo horey u soco allah ha u cafiyo

  • @xanaanxubbi5539
    @xanaanxubbi5539 6 ปีที่แล้ว +4

    Somali maxamed dadka wanga haayo waa ina garba istagan like iyo waxa walbo

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 6 ปีที่แล้ว +21

    Alaah jecliyaa wiilkaan habo aloow ku xifdi , because wiilasha asaga la eg waxay busy ku yihiin qarax iyo lugooyo shacabka

  • @ridwanaadan8480
    @ridwanaadan8480 6 ปีที่แล้ว +19

    Like uhoresa waa aniga

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 6 ปีที่แล้ว +11

    Allha ku barakeeyo wll qaali

  • @mohamudshaafi812
    @mohamudshaafi812 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Allah haku garab galo

  • @kenaanhassan3567
    @kenaanhassan3567 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa shaqsiga ku haboon darajada warye waa kan aan kadoortay waryaasha somalida maalin walbo inoo soo gudbiyo musiibooyin waa jibka warye iyo daacad Nimo ayuu isku darsaday ilaahey ha ku xafido ayaa leeyahay qof walba waa waajib saran in uu ka warqabaa xaalka dariskiisa iyo dalkiisa iyo dadkiisa waana idinsalama hormar

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 6 ปีที่แล้ว +6

    Illahay haku barakeeyo, Oroma Muslim ah waye hala dhowro,

    • @abdullahimohamed9462
      @abdullahimohamed9462 6 ปีที่แล้ว +2

      Oromo ma ahaan, waa somali bantu, waa dad soomali kunool sh hoose

  • @rahmaali1489
    @rahmaali1489 6 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allh illaah kahu barakeyo wall

  • @ayupgesey1389
    @ayupgesey1389 6 ปีที่แล้ว +5

    msha Allah Ahmed hool fican ayaa wadaa

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 6 ปีที่แล้ว +10

    Maansha Allah wll jazaakalaah horay usoco Ayaan kuleeyahay

  • @SafiSafi-bo2te
    @SafiSafi-bo2te 6 ปีที่แล้ว +5

    Mashaallh waalkay kher Allah kusiiyo jasakumalahu kheyr brakalh fik farxad kunolaw❤❤❤

  • @MohamedAbdi-kq6gq
    @MohamedAbdi-kq6gq 6 ปีที่แล้ว +5

    Horay wado ganacsigaga sxb👍

  • @ackornayl
    @ackornayl 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashlh wall ahmad kuso dhawow galkio
    Horay u soco

  • @madinabarre3752
    @madinabarre3752 6 ปีที่แล้ว +5

    Ahmed. Zawaj allahaku xifdiyo

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha barakeeyo gaalkacyo balse baraxley wax layiraah majiraan
    Baraxley waa ceel mar hore aasmey

  • @11stars26
    @11stars26 6 ปีที่แล้ว +7

    Mnsha Allah alle cimrigada hdhereyo bro💖💖

  • @Hassan-oh4sz
    @Hassan-oh4sz 6 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah wll macn horomar wanagsan ayan ku rajayneyaa alloow ku daaah

  • @kiinjamac6441
    @kiinjamac6441 6 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah walal Axmed zawaaj alle Ku xifdiyo

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @umubarrzakhchannek5000
    @umubarrzakhchannek5000 6 ปีที่แล้ว +4

    Ahmed zawj Ilhy hakuxifdiyo Inshllah

  • @mumtazmohamuud3750
    @mumtazmohamuud3750 6 ปีที่แล้ว +6

    Abowe horey usoco haqusan waligaa guleyso

  • @abdikafidanjir6739
    @abdikafidanjir6739 5 ปีที่แล้ว +1

    Horay u soco ahmaad zawaaj.

  • @MunamaankaMunamaanka
    @MunamaankaMunamaanka 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ❤ahmaad zawaaj❤ jezakah khayr wllo

  • @fartunjamaali7173
    @fartunjamaali7173 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah walll qalya rabbi hakubarakeeyo adun iyo aakhiro

  • @itsmebalqiis8960
    @itsmebalqiis8960 6 ปีที่แล้ว +8

    kuwaa toogaada ah ayuu ka ficaan yahaay

  • @abdinursalad7241
    @abdinursalad7241 6 ปีที่แล้ว +6

    Nacalaa shaydaan kuyaale share gareeya

  • @badmaax
    @badmaax 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah hacaafiyo wixiisana allah ha.ubarakeeyo waa nin danyar ah

  • @bukhariahmed723
    @bukhariahmed723 6 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi wuu ka farxiyay
    U duceeya qurbo joogta
    Waa umad wax badan idin tarta

  • @moheybhawajj3648
    @moheybhawajj3648 6 ปีที่แล้ว +5

    waa dhinaca koonfureed miyaaa😢😢

  • @abdirizaaqomar3701
    @abdirizaaqomar3701 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @mohamedabdikaafi4438
    @mohamedabdikaafi4438 6 ปีที่แล้ว +3

    sawaaj go for word bro

  • @mohaabdulaahi5409
    @mohaabdulaahi5409 6 ปีที่แล้ว +3

    Walaalkey keep Going

  • @maryancali2780
    @maryancali2780 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @asli1087
    @asli1087 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Hanad75
    @Hanad75 5 ปีที่แล้ว

    Ahmed zawaj wlhi Chanel kaga markan dawado ilinta way iso dhaafta wll hakaqusan inad dadkaga cawiso horay usoco ficnan laheyda inad xilka dalka qabato

  • @haldoorofficial8011
    @haldoorofficial8011 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaaah sxb xawaaaj allaha kubarakeeeyo

    • @faaraxciise6274
      @faaraxciise6274 6 ปีที่แล้ว

      xawaaji!!! 😂😂 zawaaj baaladhahaa

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 6 ปีที่แล้ว +1

    allah haku barakeyo ahmad nolashada

  • @maslahdahir7461
    @maslahdahir7461 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdulahimukhtar5970
    @abdulahimukhtar5970 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allaha ku xafido 1 kiisana ina siisid aa ficneeed

  • @daadirmuuse4882
    @daadirmuuse4882 6 ปีที่แล้ว +2

    pro shaqo wanegsan aye heysa wllhi allh haku xifdiyo 👍👏👏👏👈

  • @abdulaahiabshir7786
    @abdulaahiabshir7786 6 ปีที่แล้ว +2

    Bro dadaalka aad wadid horey u wad ilaahna ajar hakaasiiyo
    "والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه "

  • @dr.mohamedabdiweliomaroffi9245
    @dr.mohamedabdiweliomaroffi9245 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah

  • @mohaofficial4347
    @mohaofficial4347 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah

  • @raxmaabdishakuur1513
    @raxmaabdishakuur1513 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allh ahmed sawaaaj galkacyo ku dalxiiis dalkaaga hooyo 💜💜💜💜💜

  • @ilhanmohamedali2479
    @ilhanmohamedali2479 5 ปีที่แล้ว

    Allaha u barakeeyo shaqadiisa

  • @mohaabdi4036
    @mohaabdi4036 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy hakubarakeyo my brother guul ankurajeynayaa

  • @asliali35
    @asliali35 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah masha allah wll ajar allah kasiiyo aduun iyo aaaaqiro 😍👌❤💙💚💓💛💜💔🖤💕

  • @calixasanxaaji2338
    @calixasanxaaji2338 6 ปีที่แล้ว +3

    Amiir zawaaj

  • @nasraadan3265
    @nasraadan3265 6 ปีที่แล้ว

    Alloow ugaargaar inti dhiban ya Allah Allaha Ku xafido wll

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 6 ปีที่แล้ว +1

    ilah haku dayo wllky Ahmed kuxisay

  • @calijeey7750
    @calijeey7750 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah will halakaa ka sii wasd

  • @AbdifatahAhmed-wq8ry
    @AbdifatahAhmed-wq8ry 6 ปีที่แล้ว +1

    M. a wll horay u soco.Allah haku xafido

  • @karaamatv
    @karaamatv 6 ปีที่แล้ว +9

    40 minit ilaaa 42 minit wiilkaaas biyaha ku kor cadysanaayo cml maxaaa ka qaldan broh Ahmad zawaaj inaaad ka jarto ayay eheed meshaas

    • @umudiyachannel7502
      @umudiyachannel7502 6 ปีที่แล้ว +1

      Anaaba yaaway wadada lagu rumesto Somali maka ilbaxeeso 😂😂dadkeygo ilbaxa wadada malagu rumesto 😕😬

    • @karaamatv
      @karaamatv 6 ปีที่แล้ว

      muna Beauty channel1 wlh soomalia in loo samooyo weyaan short cors hab dhaqanka magalada

    • @qajo9403
      @qajo9403 6 ปีที่แล้ว

      Wana lalabooday walhi

  • @isakmohamed5132
    @isakmohamed5132 5 ปีที่แล้ว +1

    BaraxleY Miyaa Meeshan

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 5 ปีที่แล้ว

      Isxaq Mohamed maya suusaclay

    • @isakmohamed5132
      @isakmohamed5132 5 ปีที่แล้ว

      @@ghboy2914
      Suusacley Meel la dhaho ma jirto.
      Israac
      Hormar
      Garsoor
      3daasba Wa Puntland Magaalada Daan yar baad ka joogtaa😅😅

  • @shamsoiloveuallh822
    @shamsoiloveuallh822 5 ปีที่แล้ว

    Allh ha barakeeyo wllkey ❤️

  • @iqroiimaan5584
    @iqroiimaan5584 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah akhii Allah haku xafida aniga seen Kula so xa riiri karaa

  • @moharashiim7715
    @moharashiim7715 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah wall ziraaj alah kuxifdiyo sa dadka ucawisid

  • @moheybhawajj3648
    @moheybhawajj3648 6 ปีที่แล้ว +3

    non sense.

  • @xamdicabdiwali1472
    @xamdicabdiwali1472 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤

  • @omarbarsey2000
    @omarbarsey2000 6 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi bini aadan nimada iska yeel yeel ma ahan ee waa loo dhashaaa m.a ilaah janada haku geeyo wll

  • @boqorabdallaahmed6451
    @boqorabdallaahmed6451 6 ปีที่แล้ว +1

    MclllH 😭😓😢

  • @salmosimanfashiondumar6840
    @salmosimanfashiondumar6840 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah
    masha Allah ale cadawga hakaahayo

  • @ummuhanan5918
    @ummuhanan5918 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah alaha kaafarxiyo

  • @jabarticaydiid4000
    @jabarticaydiid4000 6 ปีที่แล้ว +1

    Hadu kunoolyahy ma ajnabiba so wadankiisii maahan?

  • @wizmohamud4941
    @wizmohamud4941 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk 😂😂😂 odey halka fadhiya gabadha agmaraysey ayuu saa,I'd ufuriyey ila daawo 3:07

  • @xasanfurdug5712
    @xasanfurdug5712 6 ปีที่แล้ว +2

    Lambar one

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 6 ปีที่แล้ว

    Asc saxibkey axmed zawaaj kunka shilin biyaha aa kaga cabtay waa lagugu leeyahay ma adan bixinin kontonka dollar gabar aa soo sadaqesatay aa dhahday marka sxb kunka shilin biyiha aa ku cabtay iska bixi waa laguugu leeyahay cidii taqana oo aqrisa ha iga gaarsiiso in sha Allah

  • @upahaj6825
    @upahaj6825 6 ปีที่แล้ว +1

    Ahmad aniga waxaan ku dhaho ma aqaano waayo mar walba aan fiirsado videyow yadaada wllhi waan ku farxaa waxaad sameeso iyo dadka mar walba wax soo sodaqeesta allah idin xafido adi iyo dadkaasbah ilaahay idinkanah jana haidin galiyo anh taas ayaan marwalba idinku doceeyaa

  • @kashkaofficial4353
    @kashkaofficial4353 6 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe baan rabaa

  • @baabuurful
    @baabuurful 6 ปีที่แล้ว +1

    $50 waa sadaqe ninka 1000 shilling ee biyaha iska bixi waa lagugu leeyhaye!

    • @ahmaadzawaaj
      @ahmaadzawaaj  6 ปีที่แล้ว +1

      Waan siyey muuqalka marku dhamade mhdsnd

    • @baabuurful
      @baabuurful 6 ปีที่แล้ว +1

      xasuusin bay iga ahayd walaal... barakallah fiik

  • @bisharomoxamud9549
    @bisharomoxamud9549 6 ปีที่แล้ว +1

    Mash Alllasha

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 ปีที่แล้ว +1

    50 dolar dad baa soo baxsadee isagu lacagtuu sharaabka ku cabay mixuu iska bixiyo ?

    • @ahmaadzawaaj
      @ahmaadzawaaj  6 ปีที่แล้ว +1

      Wan bixiye walaal

    • @user-ve6ed5xw5r
      @user-ve6ed5xw5r 6 ปีที่แล้ว

      @@ahmaadzawaaj allaha ku barakeeyo walaal... mar hore ayaan magacaaga ka maqlay gabdho ku amaanaaya... lkn maanta ayaa iigu horeysa... aragtidaada... allaha ku xifdiyo walaal.

  • @bintunaada365
    @bintunaada365 6 ปีที่แล้ว +3

    Baraxley😂😂 dhagta ka maqlay

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 5 ปีที่แล้ว +1

      kafiso labo kutoos baraxley wax layiraahmajiraan eedo

    • @bintunaada365
      @bintunaada365 5 ปีที่แล้ว

      @@ghboy2914 😂😂😂😂😂 oo wlhiyahaaaa

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 5 ปีที่แล้ว

      kafiso labo kutoos baraxley waa ceel bari hore aasmey eedo

  • @idirismohamedmire282
    @idirismohamedmire282 6 ปีที่แล้ว +1

    1000 kiisa biyaha xaa usiiweysay

  • @Y3a1
    @Y3a1 6 ปีที่แล้ว

    rer tulaad hal sual ku cell celinaysa Dadka khiyaliga kadhaaf

  • @Mr_Kabiin
    @Mr_Kabiin 5 ปีที่แล้ว

    M.a lkn kunki shilling ayaad iloow day wll
    Qof ku dayasho mudan